You are here: Home Maqal Heeso Taariikhda Soomaalida - Hobolada Waaberi
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Somali President Jaalle Maxamed Siyaad Barre

Taariikhda Soomaalida - Hobolada Waaberi

E-mail

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Share selected track on FacebookShare selected track on TwitterShare selected track on Google Plus

Comments (12)add
AAMIIN ALLOAHAYOW
written by dalmar , June 24, 2013
EEBOW FAADUMO QAASIM IYO ABDI MKUXUMAD AMIIN U DANBI DHAAF UNA NAXARIISO,QORO
UMMADDOODA UMA QAASDAN , QALIN KUMA XADIN, QaBYAALAD LAGUMA AQOONIN, BAL WAXA AY KA FIICAN YIHIINKUWO SHAAR DIIMEED NOOCYON KALA DUWAN U QAATAY , SHALAY AYAGOON WAXBO HAYSAN ,MAANTANA MAALKA MEEL AY KALA FDHIGA VWAAYEY. CARABAHA AYEYB TAGAYSAAN AYAGOO XOOLO BAFDAN KU SOO QAATAY ,AGACA UMMADA SOOMALIYEED, JAAMACADA MUQDISO MAGAC DIIMEED BAA NJIMAN MAGAC ISLAA KU
HVAC teacher
written by Bile Abdi Shekh , November 18, 2013
Waxaan ni yadda ku hayaa in ay somaliya yeelato
5.000.000 ciidan ah oo qalabkooda u dhan yahay
Haysato hubka sida ba an wax u gu maada lehna
Vito afrikada madowna amarka somaliya ay Ku shaqeeyaan
Walaal see u aragtaa waxa aan caloosha Ku haayo
...
written by Dalmar , November 26, 2013
Abwaan Soomaaliyyed .Sangub, ayaa horey u yidhi, HA ISRAACDO DIIDAYE HA IS-RAAMSATEE DAA, Haataan waxaa la soo gaarey in laga daaley Israamsigi, LAAKIIN wax kale ayaa XIISO LOO QABAA, waa maxay, Akhristow waa HA ISRAACDO DIIDAYE HA KALA TAGTO , HANA LA GUMEYSTEE DAA.
...
written by Dalmar , November 26, 2013
Suugaantaas qirada leh ayaa qofka caaqilka ah ku filan Waddaniyadii ka soo biloobatay Axmed Gurey, Ina Abdille xASANN, lEEGADII IYO kACAANKII 21 oKTOOBAR. kHALAAS ,shEEKO WAA DHAMMAATAY.
...
written by Dalmar , November 26, 2013
Khalaas sheeko waa dhamaatay ,Caaqilna loo sheegi maa Doqon xaasid ahna dan lagama leh. Halganki ka soo billowday Axmed Gurey Ina-Abdille Xasa, Leegadii, Iyo Kacaankii Barakeysnaa, Sheeko waa dhan tahay. Wixi ka danbeeyey ilaa maanta waa arkeynaa, Dullinimo , Maanta ay mareyso Allow magaca Soomaaliyeed yaa iga saara.
waxaan kuunoolahay dalka uk
written by magacaygii waa jawaahir xaaji , March 15, 2014
waam jeclahay dalkayga laankiin dadkayga waan garan la ahay sababta ay isku fahmi waayeen aloow nabad dalkega waan jeclahay dadkayga nabad ku soo dabaal aamin aad ayaan ujehlahay heesaha wadaniga ah.waxaan ku soo xusuustaa dalkayga
eid worker
written by hasan weli , August 16, 2014
heestan waxa sameyay abwan prof. axmed nuur yusuf waa hees dhaxal gal ah

mr
written by mahad surcad(islaamka) , September 04, 2015
Hees taariikhda soomaalyeed qofkii suugaanta wax uga bilaabantahay iyo dhaqanka iyo hidaha soomaalyeed ayaa fahmi kara. plz dhegeyso heestaan waxaa curiyey heestaan. pro.Axmednuur yuusuf
Suxufi madax banaan
written by Rage Hedi , August 03, 2016
Waxaan soo maray in rubuc qarni ka badan oo colaad sokeeye iyo silic fara badan.
Waxaan qabaa in Ummadda Soomaaliyeed ka guulaysan doonto cadawyadeena oo kala ah:
1-Dawladaha jaarkeena ah oo ku heshiiyay inay nolasha inagu aasaan.
2-nimanka afka duuban oo ah cadaw aad u xun oo naxariis daran.
3- qabyaalada oo ah hooyga jahliga.
4- xatooyada xoolaha guud oo ah aafo wayn.
5-maraakiibta shisheeye oo badeena sunta ku aasaya.
Waxaan qabaa inaan yeelano wadaniyad inoo soo celisa sharafteenii.
Suxufi madax banaan
written by Rage Hedi , August 03, 2016
Waxaan soo maray in rubuc qarni ka badan oo colaad sokeeye iyo silic fara badan.
Waxaan qabaa in Ummadda Soomaaliyeed ka guulaysan doonto cadawyadeena oo kala ah:
1-Dawladaha jaarkeena ah oo ku heshiiyay inay nolasha inagu aasaan.
2-nimanka afka duuban oo ah cadaw aad u xun oo naxariis daran.
3- qabyaalada oo ah hooyga jahliga.
4- xatooyada xoolaha guud oo ah aafo wayn.
5-maraakiibta shisheeye oo badeena sunta ku aasaya.
Waxaan qabaa inaan yeelano wadaniyad inoo soo celisa sharafteenii.
Engineer
written by Khadar omar , March 17, 2018
Heestan waxaan filayaa qofkii dhegaystaa inuu garan karo waxay soomaali ahayd iyo soda loogu tashaday cadow iyo inta la halmaasha, waxaanse ilaahay ka baryayaa inuu soomaali quluubtooda burcad isu mariyo una soo celiyo awoodoodii ,isjacaylkii iyo islaamnimadii,and I hope it will come back soon, those who are thinking they will buy the Somalis assets,their dream is lost
Enginer
written by Khadar omar , March 17, 2018
Waa xussus gaar ah tusaalena u ah dadka soomaaliyeed gaar ahaan jiilka cusub oo aan wax fikrad ah ka haysan waxay somali ahayd una noqota inayna dib u dhicin burburkii hore u dhacay
Write comment
smaller | bigger

busy
 

Custom Search