You are here: Home Maqal Heeso Soomaalida Maanta (Hore) - Hobolada Waaberi iyo Ardayda dugsiyada
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Somali President Jaalle Maxamed Siyaad Barre

Soomaalida Maanta (Hore) - Hobolada Waaberi iyo Ardayda dugsiyada

E-mail

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Share selected track on FacebookShare selected track on TwitterShare selected track on Google Plus

Comments (31)add
The Great leader
written by Omar Hassan , July 02, 2009
Mr. President (Siyaad Barre)Allah u naxariisto was Great and hero of Somalia. I do not think we do not get president like siyaad barre, but Allah knows what we will get inshalah allah give us a good leader like siyaad barre.
Oohin iyo boholyoow
written by CabdiQafaar , July 24, 2009
Waan ooyay markaan maqlay heesahan, waxaanan soo xasuustay bariisamaadkii aan ku barbaaray Soomaaliya. Waxaan dhashay sanadkii 1969 oo waxaan la kowsaday kacaankii barakaysnaa, waxaana naloogu wici jiray ciyaalkii kacaanka. Waa waqti aanan dib noo soo mari doonin laakiin laabteena ayuu ku qoran yahay. Madaxweyne Maxamed Siyaad Barre Alle ha u naxariisto wuxuu ahaa Hogaamiye waxgarad ah oo ku fakarayay horukaca, midnimada iyo sinaanta iyo sharafka ummadda soomaaliyeed meel kasta oo ay ku nooshahay. Jannadii fardowsa Alle ha ka waraabiyo Madaxweyne Maxamed Siyaad Barre.


askari
written by maxamuud maxamedxasan (cadde) , August 02, 2009
waxaan ahay wiil dhalin yaro ah oo aan soo gaarin dawladii barkaysneed ee dalkeena hada waxaan joogaa muqdisho waa yabaysaa hadaad aragto say u egtahay iyo say waa u ekaan jirtay marka somalia allaha soomariyo tii hore oo kalee (aami aamin)
...
written by hanan qurux , August 21, 2009
asc runtii waxba kama soo gaarin soomaliya markay nimcaysnyd but markaa picture arko waan ooyaa ilaahow dhulka sidii noogu so celi
WUU FIICANYAHAY WEBKANU WAA XASUU
written by CABDULLAHI , October 27, 2009
DADAALA WALAALAYAAL WEBKANU
Fadlan qora heesaha
written by jamal , November 17, 2009
fadlan qora heesaha si loo fahmo murtida ka danbeesa, ereyada qaarkood aad ayey udagtahay in lafahmo, marka qofkii garanaayo heesaha fadlan qoraalkooda u soo gudbiya maamulaha websiteka
dawlad fiican dheh
written by doolshe , December 05, 2009
inoo duceeya in siyaad barre oo kale inoo dhaliyo insha alah
oo aan dawlad hello
way idin doceeyeen hooyooyinka iyo abooyinka muwadaniint ah
written by subeir , December 06, 2009

runti haka cajisina aniga oo ah wil dhalan yaro kumool U.A.E markaan wadanka u carooda xilagan ama sida an ku jirno ayaan waxan dhageystaa heesahii hore ee wadaniga ahaa hobolada waberi qadeen


thanks dhamantiina
sm
written by arday somaliyeed , December 12, 2009
mashaa alaah somaliya in ay nabad somartay waaba nagu afkiina taas waxa ay cadaynaysaa dhalashadeena oo ku so aaday burburkii somalia waxaan ku caqliyaysanay dagaal iyo burkii wadankeena ilaahay agtiisa waa ay ufudu dahay in ay somalia nabadii hore kusoo laabato lakiin saan saan nabadeed kama muuqato somalia waxaan ahay wiil somaliyeed kuna nool wadanka dibadiisa kana soo cararay burburkii iyo is qabqab sigii wadankeena kuyimid waxaan ilaahay kabaryaynaa in laah wadankeena kadhigo wadan barwaaqo oo nabad ah loona sii xiiso
wc
written by yuusuf , January 23, 2010
wey haboonaan laheyd in aan hadda garano dan teena oo aan is daba qabanno waan aragnaa iney midnimadu muhiim tahay laakin dadka dhibaatada dalka kawada ninba maalin buu fahmayaa inuu qaldan yahay laakin nasiib darro nimbaa markaasi ka amba qaadaya halkaas oo ey u cusubtay wuxuuna fahmi doonaa maalin iyadoo hadii uu kasoo laabtana ninkale guntiga u dhuuqsan doono meeshaa waxa nooga muuqanaya raja xumo
Ummad waliba siday dooni aayaheeda waa Sandulle 3 walle iyo billee -
written by Mudane Al-xaaji , 20,may, 2o10 , May 22, 2010
Alla maxaa sharaf iyo qurux nolololeed jirtay heeskaas ayaad ka garan kartaa Ardaydi iyo
hobolladi Waabari, calool xumo iska dhig, HEESKAAS Soomalida-maanta faarriinta uu xanbaarsanaa waa qodo-dheerayd, ha lla sii dsaayaanu leenahay, sedexda cadaw ee gaajada, jahliga iyo wixi la mid
halla cirib tiro, Dawladnimo iyo n abad ayaa dadka deeqa ee kala haybhayb iyo qabiil, walle meel xun
na dhig. War yaa dhiig leh .
allow u naxariiso madaxweynaheena( AAMIIN AAMIIN AAMIIN)
written by abuubakar cabdulqaadir cabdullaahi xamza(madaxweyne kashmiir) , June 17, 2010
WAXAAN ODHAN KARAA WAA MADAXWEYNE KU DAYASHO MUDAN WALIBA WAA WAXAAN JECLAHAY INAAN MUSTAQBALKA ASAALIIBTIISA RAACO MAXAA YELAY WAA NIN GO AAN ADAG OO DANAHA SHACABKANA AAD UGU DADAALI JIRAY INKASTOO QALADDAAD OO KU SAMEEYAY QAAR KA MID AH SHACABKAYAGA QIIMAHA BADAN OO KU LAAYAY GARDARRO LKN WAXAAN LEEYAHAY SHACBIGAA WAA ISKA XAAL ADUUNYEE IS KA CAFIYA WAA BANI AADAMEE IDINKOO MAHADSAN.
Mucaaradkii JDS wey talo xumaadeen.
written by Wadani , June 20, 2010
ACW. WAXAY UMADA SOOMAALIYEED QAARKEED WALI DAFIRAYAAN DHIBKA AY NOO GEYSTEEN MUCAARADKII 1991kii DAGAALKA MUQDISHO KU SOO QAADAY, KUWAASSOO CAGTA MARIYAY NOOLE IYO MA NOOLE GABI AHAANBA WIXI WADANKA KU NOOLAA.

DOWLADEENII MAR BEY DAMACDAY INEY KA HOR TAGTO MUCAARADKAAS, BALSE GACAN NAXARIISEED BEY KU SOO DHARBAAXDAY, LAMASE YAABAYO, WAAYO WAXAY AHAAYEEN DAD SOOMAALIYEED! ANIGA AHAAN WAXAY ILA TAHAY GACANTA KU SOO DHACDAY HADAY AHAAN LAHEYD GACAN CADAAWE UMADA SOOMAALIYEED WEY KA BADBAADI LAHAAYEEN DHIBKA MAANTA HEYSTA.

ILAAHAY HA U NAXARIISTO MAXAMED SIYAAD MUCAARAD IYO GAALO IS WATA BAA U HESHIIYAY, UMADI SOOMAALIYEEDNA KA DHIGAY WAXAY GUBAAN WAXAY GAAJO U DILAAN IYO WAXAY SUMCAD LA'AAN KA DHIGAAN.
XAQIIQDII DADKA RUNTA ISKA INDHO TIRAYA OO HADA KU DOODAYA ''DADKEYGI BUU MAXAMED SIYAAD WEERARAY'' SU'AASHU WAXAY TAHAY MAXAA DADKA LOO WEERARAY? MA AYAGOON WAXBA HALEYN BAA LA WEERARAY?
HADABA ANIGU WAXAAN QABAA MUCAARADKAAS SHARKUU WATAY LABAATAN SANO IYO KA BADANBA WUU NA SAAMEEYAY!!!!.MANA GARANEYNO DHIB INTAAN KA WEYN OO ADUUNKA NAGU SOO MARI LAHEYD!.

SIDOO KALENA WAXAAN KA XUMAHAY DADKA AY DHIBTU KU SOO GAARTAY GOOBTII MUCAARADKA LAGULA DAGAALAMAYAY, RUNTII MA AYNA AHEYN INEY MAATADA DHEXDEEDE KU DHUUNTAAN OO AY AYAGA XABADA ISAGA DHIGAAN! FADLAN DUURARKA INEY KU DHUUNTAAN BEY AHEYD!.DOWLADANA WAXAY KU QALDANTAY MUNAAFAQA MISKIIN BAA KA SOKEEYA MA AYNA FIIRIN. BALSE ANIGA AHAAN DAWLADA DHIBKEY GEYSATAY WAXAA I ILOWSIIYA WAXTARKEEDII LAMA ILAAWAAN.ANIGOO FAHMAYA QOFKEY WAXYEELADU GAARTAY INUUSAN FIKIRKEYGAAS ILA QABIN
WAXAAN LEEYAHAY ALAHA U NAXARIISTO WALAALAHEENAAS AY GOOBTU DHIBTA KU GAARTAY! EHELADOODANA SAMIR IYO IIMAAN BADAN ALLAHA SIIYO!

AABAHEEN MAXAMED SIYAAD JANADII FARDOWSA ALLAHA KA WARAABIYO, ALLAHA HA U DAMBI DHAAFO. SOOMAALIYOO DHANNA ILAAHAY WALAAL HA KA DHIGO. CADOWGANA ILAAHAY HA NAGA QABTO!!! AAMIIN AAMIIN!!!.
WAA MAHADSAN TIHIIN.
ALLAA MAHAD LE GOOB JOOGE DHALLINYAR AYAAN AHAA XILLIGII XUKUUMADI KACAANKA
written by QORE BY MUXSIN , July 22, 2010
Sidaan hordhaca hadalkayga ku soo qoray akhristow, Anigu Goob-jooge ayaa ahaa xiligi
Dawladi Kacaanka aheyd, waxaan Markhaati ka ahaa oon goob jooge ka ahaa sida dalka iso daka
loo agaasimay, Kacaanku waxa uu dhasha anoo da-yar , waana la soo barbaaray, min
dugsi9 hoose ilaa aan Jaamacad ka qalinjabiyey, waxaan wax ku bartay lacag laaan wax beeso
ah cidina ima warsan. Bal beeso la iswarsado iska daaye, Dawladi Kacaanka ahayd waxay Caruurta
iyo dhallinyarada iyagoon dabaqad lacaageed loo fiirin ama reer hebel loo fiirin, waxay nasiib
u heleen waxbarasho nooc kasta ah, jiif , buugaag , macxalimiin, dugsiyo,Jaamacado iwm.
Arrimahaas iyo mashaariicdaas hadii Kacaanku noo sameeyey, Macnaheedu waxay tahay in Janno
laga doortay Cadaabta 2o ka sano9 lagu jirfo oon wax xal ah loo haynin.
Hoggamiyihi kacaanka Allaha u naxariisdtee, Caruurti uu dhalay waxay nala dhigan jireen Jaamacada ., qaar ayaa nala dhigan jiray Kulliyadii Daawada, Caafimaadka, Waxaan xasuusnahay
CANAB MAXAMED SIYAAD oo nala dhigata Kulliyadi Lafoole, oo wax ay na dheertahay dhinac
walba aanan karin, af qabiilna kuma hadlayo , qabiilna lama ahi ee sidaas xasuuso akhristow.
waxaan sodoo kale Alle Mahadiis aan goo0bjooge ka haaa xilligi jabhadihi qamaamayey oo ay Ethipia
iyo gaaladu taageerayeen, ay dalkka soo ghashay, tayda unbaanan galin, wax badan ayey i sigeen
anoo shacab ah, rayid ah, dharkaygi, buugaagtaydi, shahadooyinkaygi tacliinta, gurigaygi, waxs aysan
cagta marin oo0 aysan iga dhicinb ma jirto, hadfaan aniga Alla mahadiis ka badbaadayna, miskiin anoo kale ah oo calanka iyo dawladnimada iyo sharafka q
Markhaati
written by Alto , September 14, 2010
Waqtigaas oo kale nama soo marayo innaga laakiin waxaan u rajeyneynaa dhasheenna. sababtoo ah ayaamahan ragga leh waxbaad xukumeysaan fikradahooda iyo caqligooduba ka fog tii AAbbe siyaad, so let us be real soomaaliyeey! Siyaad wuxuu ahaa, Hage, great leader. Dad qofna ma wada qancin karto laakiin waxaan maybe dhihi karnaa 5-10% ayaa dhibaateysnaa maantana 90-95%, so markhaati waqtiga ayaaba inoo ah oo uma baahnin inaan sharraxaad ka bixinno farqigaiyo qiimaha ay leheed hoggaamintii Siyaad. Shaqsiyan anigu kuma abtirsado siyaad barre laakiin runtu isma qariso. He was real leader!
miss
written by shadiya , October 09, 2010
a/c waxaan ahayn dad aduunka oodhan laga yaqaan lagana sharfo se dad ayaa ku ciyaaray shafarteeni moodayna siyaadbarre inuu wadanka leeyahay cawaaniin ,qabyaaladaystayaal ,jaahiliin ayaan nahay soomaali haddaan nahay waxba yaa la,ooyine siyaad barre waa lanecbaaye wax ka hela sidii isagoo nimco idinka haystay.

war dhulkiina iyo dalkiina ilaaliya oo kaliya ayuu idinka waayey waraabayaal waligiin u malayn maayo inaan nabad heli doono waayo 20sanno aa lamaraa muslim aan isku sheegaynaa , isku luuqad ah aduunka waa nagala yaaban yahay dad isku af ah isku diin ah isku dhaqan ah oo is cunnaya waxna isu quurin . calankeeni aduunka kuma jiro wadankeenina itoobiya ayey ku dareen marka lasheegayo weatherka aduunka. yaa sababtaas lahaa? maxayse kudhacday madaxwayne kasta in lamucaarado ? qabiil dartiis sooma,aha wax kahela hadde qabyaalada waatan meeshaan nadhigtaye aduunkana ceeb iyo gaajo iyo dagaalo aakharana cadaab alle .wax jira ma,aha soomaali. wadan waa qabnay laakiin dad maqabno.
geesigii afrika jaalle siyaad
written by osman , November 14, 2010
aabihii umada soomaaliyeed waxaan ilaahay kaaga baryeynaa naxariistiisa inuu kusiiyo,waxaad inoo haysey waanu aragney,kuwii naga xarimey inaan wanaag ku joogno aduunyadaan dusheeda sida dadka kaleba unool yihiin,ilaahay haka xarimo janadiisa.
taariikh
written by wadani , November 16, 2010
waxaan ahay wiil soomaaliyeed waxaan joogaa muqdisho wallahi maalin ayaan ka lugeeyay suuqa bakaaraha anigoo kusiijeeday illaa iyo yaaqshiit gaar ahaan xaafada juungal baabuur waan awooday lakin bur burka caasimada qarankeena ayaan eegi rabay illin iguma harin wallahi hal guri oo bad qaba ayaan kawaayey oday horteyda socdey xabad ayaa garabka uga dhacdey isagoo ihorsocdon xitaa wax yar oo cabsi ah ima ay gelin maxaa yeelay meeshaas sas ah waaba lagu ganacsanooyaa waxaan dhihi lahaa dowlad cadaalad ah allaha noo sahlo dadka diinta ka been sheegayna allaha soo hanuuniyo by wadani(criike131@hotmail.com)
dadaal ayaa lays dheeryahay
written by Abdi Aden , November 17, 2010
Naxariis iyo nabad gelyo Allaha siiya Maxamad Siyaad iyo intii wanaaga Soomaaliya ka soo shaqaysay. Walaalayaal waxaad ogaataan in ay jiraan in badan oo naga mid ah oo weli jecel in ay soo celiyaan wanaageenii iyo dadnimadeenii naga luntay. Waxaadse ogaataan kuwa daba dhilifka u ah gumaysiga in aanay marnaba ka faa'iidayn. Walaalayaal aan u duceyna wadankeena hooyo in Illahay nabadeenii iyo barwaaqadii dib inoogu soo celiya. AAMMIIN
geesigii somalia
written by by axmed cabdulahi cabdi , January 29, 2011
marka hore waxaa mahad iska leh allaah marka xigta waxaan umahad celinaa dadka heesahan kediyay anigo ad uka helay tarikhta somalia anigoo arkin wax dowlad ah lakin markaan arkay tarikhta somalia ad uku riyaaqay qabkey ahed allow mar na tus dowlad soomalia ah aaaaaaaaaamin
QIIRO KU REEBID
written by haska , February 06, 2011
DHAMBAAL QIIMO BADANOO QALBIYADA SOOMAALIDA KU BEERAY QIIRO BADANOO QAAYA WEYN AYUU NOOGA TAGAY SULDAAN SIYAAD BARRE allah u naxariistee MANSHA ALLAH YAA KU HELI KARO ADIGOO KALE
taageero
written by kashmiir saitai , April 17, 2011
waxaan aaminsanahay inuu ahaa nin wadani ah oo ku dadaaaaaalayay maslaxada soomaaliya waa geesi geesi dhalay allaha u naxariiste aaaaaaaaaaamiiiiiiiiiin....
...
written by ardayad reer buntulaana , May 19, 2011
kkkkkkkkkkkkkk waxaan ahay gabar soo maa liyeed waxaana joogaa dagmo la dhaho buurtinle oo ka tirsan gobolka buntulaan hasa ahaatee ....... maxamad siyaad bare allaha ha u naxariistee waxa uu ahaa madaxwayne soo ma liyeed oo aad iyo ugu halgamay dalkiisa wax yaabo fiicana u qabtay dalkiisa hooyo waxaan oranlahaa waxay aHAY DOWLAD CADAALada oo daslkeeda hormarisay alaha ha naxariisto maxamad siyaad iyo halgamayaashii hore ee soo maaliya iyo dhamaan dadka oo dhan intii muslina by {camaara yarey@hotmail.com} wsc
somalida manta
written by maxamed cabdi tahliil , March 15, 2012
asc waxan ahay wiil uu dhalay cabdi tahliil warsame oo aad taqaanaanwalaalayaal hadan xusuustyo waqtigaa waa murugooda ilaahay ha unaxariisto
ALLOW YAA DIB UGU NOQDA WAAYADI UBAXAAS
written by Baashi, , March 19, 2012
Waa Ubax, waa Bil 15aad ah, waa cod dahabi ah oo udgoon waana xusuus qiiro leh, waxaad kab garan
kartaa, codkan Ubaxaas , dhawaaqoofda, SACABA FURAN WALAALAYAAL KU SOO DHAWAADAA.

Waa Soomaalidi sharafta laheyd ee baarigaas, Bal maqal dhawaaqa yaabka leh, SAWDKAYADA WAXA
UU YAHAY, WUXUU YAHAY , UU YAHAY, HA SINNAATO DUNIDAAN LEENAHAY, YAAN LAKALA SAREYNIN BAAN LEEYHAY, Waa sharaf iyo qiimo waagaas la heystay.

Qorraxdu markey joogto, caafimaadka , dhallinyarannimada, Nimcada, si fuduud daka oo dhan uma gartaan.
laakiin marka la waayo ayaa dadka intooda badan ay gartaan, waa waxa maanta na heysta.

SOOMAALIDA MAANTA WEY SEEXAN WEYDA HURDA OO DHULKOODEY U SOO JEEDAA,
WAA SEDDEXDA CADAW EE DUNIDA SILCINAYSA, GAAJADA, CUDURKA, JUHALADA,
WAA WAAJIBAADKI BARIGAAS NA HORYAALEY.

MAANTA MAXAA NA HOR YAALLO, BURCAD BADEED, ISBAARO, WASIIR MOORYAAN AH, BOQOL-
Madaxweyne, QAX BADAHA LAGU DHAMAANAYO, RAASHIN IYO DAWO DHACDAY.
ISKOOLIYO TACLIIN IYO CUSBITAAL WARKOODA DHAAF, MA TIRIN KAREE
SOOMAALIYEEY MAC SALAAMO ALLE HORTII YAALAGU KALA BIXI EE INTI MAANTA ISBAARO NOOCEY DOONTABA HA AHAATE CIR, BAD DHUL, BILILIQO, HA DHIGAYTO;

LAAKIIN XUSUUS, ALLE WUXUU BALLAN QAADA INUUSAN DULMIGU ADUUNYADA KU WAARI DOONIN, ARAGNEYNA WAX BADAN OO ALLE SUBXAANAHU WA TACAALAA CADAALADIISA KU SAABSAN.
Wanaaga ay dowladnimada leedahay
written by Cabdi maxamed axmed , June 04, 2012
Asc dhamaan waxaan salaamayaa somali weynta oo idil mar labbd iyo markale asc wlh runtii markaan is bar bar dhigo dowladii hore ee uu madax weynaha ka ah jaale max,ed siyaad bare iyo mida imankan lajogaba uu shekh sharii madaxweynaha kayahay isu ma dhigmaan waxeyna kala yihiin cawo iyo maalin waxaan horay u soo aragnay askari markii la,arko in loo gacan haatiyo maanta arinka wuxuu marayaa in laga cararo markaan wax yaabaha qaarkood arko illimo ayaa iga imaada allow adaa awood leh soomaaloo is raacdoo shisheeyaha ka baxaan nagaarsii aamiintana waa xagiina
libaax haduu dhinto waa libaax un ee bisad ma noqdo
written by awuukar tiitaa , June 05, 2012
taa waxaan ulajeedaa madaxweyne maanta ayaa wax laguu arkay,waliba anaga oo ah dhalinyarada runtii maanta soo kaceysa nahay oo aynaan abid dowlad arag, oohin ikyo ciil ayaan ku nool nahay nasiib baad yeeelatay hadaanad fidnadan ku noolaan janada eebe allaha kuugu waraabiyo, anagana madaxweyne kaloo caadil ah allaha ina siiyo waadba naga dhimatee aamiin aamiin aamiin
SOOMALINIMO HAWAARTO
written by ASAD ISMAACIIL , July 03, 2012
SLC QABIIL IYO QURUN IYO XAASIDNIMO WAA TAN MAATA HALKA INA GAYSAY SOMALIYEY
HORUMAR WAXA LAGU GAARO ISKAASHI WALALNIMO QARANIMO LA,AAN WAA DAL LA,AAN
Dowlad la'aan Dan nooma aha ee Shacab yahoow Is dugaashta.
written by Sarah hadaafow , August 02, 2012
Dowlada maanan soo gaarin balse macaanta ay leedahay waan fahmi karaa oo Nabadubo waa dowla,hadii amni maanta guryahaaga ugu noolaan karto waxaa la dhigi karaa in ka mid ah noloshada way badbaadi,hadii aanbo intubo heesan oo aas aaski bulshada ku noolaan laheet Boosku kabaxaan,wax micno ah markaas malahan,Dadki jooge xiligi nabada wadanka lahaay dadkaas nasiib malahan ,sababtoo ah Waxi ay soo barteen iyo nabadi ay arkeen waxee tahay,way ugu faaiidesan wayeen in ay inti harte ay dib u dhameestiraan,.ay dadaalkoda ay isku biirsadaan, intaasbo ma dhicin oo sheekadi waxee gaarte saxan saxan ku gud, nin safiican u fakare oo gadaal danbe waxi imaan karo ku xisaabtame way yaraate taas oo mawa dhicin,Balse wax walbo qadar Rabbi ayee ku imadaan,dhib kastoo dhacayne Alle ayaa in kabadan noogu dhaafe danbi,oo Qoom hadee danbiyadooda bataan Allee wuu Halaagaa ,soomali hadaa nahayne Waxi na gaare Gacmaheenaa ku keensane,,Isku soo wada duboo Uma shalaayneneo waxi dhace Alle ayaase joogo waxi soo socdo ee hada kadib imaan karo,Ale waxaan ka baryeenaa in umad wax qabsato naga yeelo.Dowlad kaliya wax maqabatee Shacab Nadiif ah waa in ay jiraan oo dalkooda og in aysan dhibaato dan ugu jirin,Insha.llah.Iminka anagaa wali jiil eh ,oo dowlad la'aan soo korne ,Jiilkeena danbe ayaan u damqaneenaa oo colaad la kowsan karo ama dowlad la'aan iNtaasbo Alaa naba tuso inaan ahaano,Alow dalki iyo dadkabo noo hagaaji,
HADALKAAN HADDUU SAX YAHA ADINKAAN IDIIN.....
written by Dalmar , December 13, 2012
Nin aan Soomali aheyn balse aan isnaqaanno, ayaabaa igu yiri, SOMALIDU MAANTA WAA YATIIM AMA AGOON DUL SAARAN OO DUL JOOGTO UMMADAHA KALE GAAL IYOMUSLIMBA, ma run baa arrintaas adinka ayaan idiin daaya, gaar ahaan akhristayaasha jecel-xiisdeeyana raadraaca dhacdooyinka iyo waayaha dhacaya.
Xusuus dowladnimo
written by Axmed Siciid ( Jidow) Reer Kaaraan , October 28, 2013
Dowlad nimo qiimaheeda waxaa qadarin kara qofkii noolaay markii President Siyad ( Allah ha u naxariisto).
Write comment
smaller | bigger

busy
 

Custom Search

www.somalimind.com

Buug Cusub / New Book