Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Bookmark
Email this
Hits: 9027
Comments
(17)
...
written by abdirahman , April 24, 2010
written by abdirahman , April 24, 2010
is very sad to hear this , this is what we use to be alhahu akbar , i which somali will came back one day
...
written by farduus , June 16, 2010
written by farduus , June 16, 2010
Umada Soomaaliyeed Ilaahay ha ka dhigo walaalo cadowgooda si wadajir ah uga soo horjeesta.
mr
written by kediye , August 18, 2010
written by kediye , August 18, 2010
ilaah baan ka baryaynaa in uu sidii aan ahaan jirnay iyo si kafiicanba noo soo celiyo
Xusuus
written by M.A.Farah , October 09, 2010
written by M.A.Farah , October 09, 2010
Waxaa durba ii muuqday Faras-magaalihii Muqdisho iyo siday beri ahaan jirtey. Bar Kaffenationalle, Bar 900, waddadii Nasiib-buundo iyo meelo kale oo fara badan.
Dalku wuxuu lahaa maqaam siyaasadeed haddase aad baan u kala daadanay. Allaha u naxariisto Ina Siyaad, wuxuu ahaa Waddani sharaf gaar ah ku leh bulshadiisa. Alle waxba lama aha inuu noo soo celiyo sharafteenii iyo qiimihii aan beri lahaan jirney. Aamiin..... Aamiin

written by jucfe , November 23, 2010
written by jucfe , November 23, 2010
hala u naxaiistee jaalle siyaad, wax dhib moogiye wanaag igama soo gaarin laakiin soomali badan ayuu wax u taray. la'aantiisna waan aragnaa waxa soomaaliya yaala.("the best ever somalian leader")
Qiiro
written by Mohamed Nuur Xaashi , December 07, 2010
written by Mohamed Nuur Xaashi , December 07, 2010
waa hees xusuus iyo qiiro badan ilaahay waxaay kabaryaynaa inuu sidii aan ahaan jiray markaa dib noogu celiyo amiin
waa hees ku xasuusinayso waddaninimo iyo qaran ka soomaaliyeed awooda iyo haybada uu lahaan jiray waxaana eebe kabaryeeynaa in aan helno doolad awood badan oo khayr qabta aaaaaaaaamiin in shaa allaaaaaaaaaaaaaaah
u.s.a
written by osman farah , December 22, 2010
written by osman farah , December 22, 2010
alaha u naxariisto oo janatu fardowso ka warraabiyo madaxwaynihii somali is raaciyay.wixii uu nooga
digay ayaa maanta soomali haysta ilaahow somali israaci anigu waxan ka mid ahaa ardadii ubaxa kacaanka wuxuu somali u qabtayna taariikdaa qorin aad iyo aad baan uga mahad celinayaa dadka soomaaliyeed oo dacada oo isku soo dabariday barnaamijkaan ilaahay ha idinka abaal mariyo aamiin aamiin

maasha alaah
written by abdi aziz u.s.a , January 27, 2011
written by abdi aziz u.s.a , January 27, 2011
is the best hees that i ever seen it soomaaliyana waxaan filaa maalin un iney sideey ahaan jirtay ku soo laaban doonto waa hadii isku duubni la helo insha alaah idinka waxaan idin leeyahay ku dadaala sidaad u sii wadi laheydeen raadinta taariqihii soomaaliya eey laheyd
Mudane
written by Maxamuud Cabdisamad Xareed , February 28, 2011
written by Maxamuud Cabdisamad Xareed , February 28, 2011
waxaan Alle kabaryayaa inuu soomaali kadhigo mid is raacda. anigu masoo gaadhin xilligii gabanimada lkn waa la iiga sheekeeyay waxaanan runtii dareemaa qiiro badan markaan arko sawir Mogadishu lahaan jirtay iyo maanta say tahay
Zambia
written by Zahra Sultan Ahmed , March 18, 2011
written by Zahra Sultan Ahmed , March 18, 2011
Waxaan leeyahay dhamaan ducooyinkiina aaaaamin ilaahay ha aqbalo oo ha ajiibo. Ana waxaan ku darsan in soomalidu meel walba oo ay aduunka ka joogaan midigta is qabsadaaan oo nabad isugu baaqaan. Ilaahay tiisa nagama qadin ee waxaa nalaga rabaa samir iyo dulqaad.sidoo kale maahan in aad inta fariisataan ducada lee wadaan lkn waa in wax tarkiina la arko! Qabqablayaasha. Alshabaabka. Dowlada hada jirta midna maahan kuwo wax qabanaya ee waa kuwa wax qaribaya ee hanalaga qabto qoryahana ka qaadno qabiilka nagu qurmay aan qol isaga xirno qaran aan qaban qaabino qaxootaan ku quruneee qaraabow noo gargaara kuwa diinta ku qalin jabiyay iyo luuqadaha haba qayrkeena aan gaarnee ka qayb qaata ololaha qaran samaynta
taariikh
written by wadani , May 09, 2011
written by wadani , May 09, 2011
waa waxgarad soomaaliyeed waxaan rajeenaa inaan dowlad awood leh oo islaam ah ilaahey nasiiyo aaaaamiiin calanka bulugaaa kor waayee anaana saari dlooono mustaqbalka dhow
Wax qabad
written by C/qaadir maxamed Cali , July 17, 2011
written by C/qaadir maxamed Cali , July 17, 2011
Anigu waxaan dhihi lahaa alle wuxuu yiri umad walba ayada ayaa isbadasho,
dalkeena waxaa xureeyay dhalinyaro ee dhalinyarooy nin walba wax ha qabto ayaan dhihi lahaa koley uu waxa yar ba qabtaa he,cadowga somaliya wuxuu wadaa dadaal kaas oo xumaan nala damacsanyahay ee anagana waa in aan dadaalnaa oon wax qabaan oo aan hadlin uun koley aniga marnaba igama go,eyso cadaawada aan u haayo cadowgeen iyo hagarta ay nala doonayaa waana socdaa

jalle siyaad
written by mogadishu boy , December 03, 2011
written by mogadishu boy , December 03, 2011
horta illah ha unaxariisto wadaniga , geeysiga soomaliyeed really waxoo ahaa nin wadani ah oo dacad ka tahay in uu soomaliya isku keeno oona hormariyo kana hormariyo africa ... marka dadki ku farxay markii laga bixinaaye mogadishu jalle siiyaad hada eey ka qoomeeynooyaan runta hada la arkay in oo qabiil iyo wax lamid ah wax dareen oona soomaliwyn iyo qaran nimo wax tareeso marka mid asiga cml ah oo waddanka gacan adag ku qabta alla u sahlo,...... waxa leenahay ... maya qabiil,......maya qoray......qalin haaaa.......qaranimo haaaaaaaaaaaaaaaaa..................viva soomaliweyn no more qabiil ..
Tola ay
written by abu maxamad , August 17, 2012
written by abu maxamad , August 17, 2012
Ilaahoow kuu naxariiso Jaalle Maxamad Siyaad Bare, Nasab Xukun qabtay buu ahaa.
| < Prev | Next > |
|---|