You are here: Home Maqal Heeso Soomaali Baan Ahay - Kooxda Iftin
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Somali President Jaalle Maxamed Siyaad Barre

Soomaali Baan Ahay - Kooxda Iftin

E-mail

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Share selected track on FacebookShare selected track on TwitterShare selected track on Google Plus

Comments (9)add
somalia ha noolaato
written by xilside somali u dood wadani , June 09, 2013
Sinaantaan la magac ah sanka neefle ma ogoli iga saraynka. Hadana waa viceversa ilaahoow ummaddaan badbaadi
wadaniyad
written by maxamud sheikh , October 21, 2013
abwaan yamyam allow kuu naxariiso. Rag waa ragii hore.
...
written by Dalmar , November 26, 2013
cadawga soomaaliyeed meeluu joogaba , midabkuu doonaba ha sitee waa farxeen , sokeeyaha daacadda ahna iyo inta damiir leh ee magac xumada soomaaliyeed ka xunna runtii asey baa u saaran oo ciil iyo caro ayey habeyn iyo maalin la jiifaan. ALLOW UR U BIXI.
...
written by soomaali , January 22, 2015
Waa heesta kaliyeen markaan maqlo ooyo,waayo waxaan ka naxaa markuu lahaa saan la kala jaraan ahay,5 baa loo kala jaray .Maantase in la sheego ma bannaana inta 2dii isku xidhnaa loo kala jaray.ALLOOW Soomaali isu soo celi oo wanaag iyo walaalnimo dhex dhig Aamiin.
...
written by sharif. hussein , March 16, 2015
Waa. heestii. qarankii. soomaaliyed. la dulmiyay
ilaahoow. raggii kacaanka. soo celi. wadaniyiinta
Barre
written by Max'ed xussen , October 01, 2015
Mahadi haka gaarto dadka isku soo xilqaamay inay naga xaqabtiraan taariikhdii hore iyo hesaha wada iga. Runtiii aad baaan ula dhacay waxaan idin dhihi lahaa haka caajisina howsha aad bulkheads u haysaaa.
wadane
written by Mr.Joseph , October 03, 2015
Anigu ma sogarin wadan kena oo dowlad leh lkn waxan hubaa in uu waan keena somarey shaqsi qqali ah ee aa u duceyno ala yarxam
soomaali waa kuma
written by caalamiin , October 04, 2015
soomaali waa dadkii hore ee wanaaga iyo xumaanta kala yaqaanay cadowgooda iyo sokeeyahahooda kala yaqaanay. soomaali waa aan ogalayn in sanku neefle ka sarayn karin.


NINA KABAHA UMA SIQadiyad IsDO
written by DALJIR , August 23, 2016
Hadii Gumeysiga saas loola dirirayey af iyo addinba, Waddankana laga dhawrayey SHISHEEYAHA,hadana Taariikhda saas loo iftiimiyey, bal eeg ABWAANKA Allaa yaraxma, Shicirka wax ka dhiman ma leh, qadiyad ISLAAMI ah, mid dhuleed, wadaniyadeed, waa wadan Muslim ah. haDII DADKAAaS- Raggaas nooc kastaba-
Abwaaniin-Taa -lakala-jaray baan ahey- hamigooda saas ahaa-Soomali-baan ahay. Hadii Madaxdi Qranka ee waagaas qabkoodu ahaa-SOOMAALI BAAN AHAY, SACABADANA MA HOORSADO. Haddii Ciidamadi Qalabka siday - Askarti waagaas- Generaal MAXAMAD ALI SAMATAR Alla-yey Wadaniyadiisa, Gumeysiya-raxma qof kasta oo Soomaali ah dhageysanayey wadaniyadiisa-qabkiisa Gaalo naceybkiisa ---- Waa Marki uu yiri= Waliba asaga oo dalkiisi wax-magarad ay ka soo qaxiyeen- Asaga oo waliba qaxooti ah-Sanad ka hor-(LIBAAXI AFRIKA-BISAD AYAAN KA DHIGNAY,Bal odayga-Gananka-arag damiirkaas-ugu danbaynti waxaa dhab ah in Raggi hore-SYL-GOLIHI SARE EE KACAANKI BARAKAYSNA AY KU SIFOOBEEN DAD EHEL U AHAA QARANIMADA SOOMAALIYEED.(HAL-KU-DHAGGOODUNA AHAA SINNAANTAAN LA MAGAC AHAY SAN-KU-NEEFLE-MA-OGGOLI-INUU-IGA-SARREYN-KARO) ALLAHA U NAXARIISTO -DANBIGOODANA aLLAHA DHAAFO. Wax-magaratada nagu habsatayna anaga kaba duqownaye dhallinta Soomaaliyeey Allaha ka qabto.INKASTOON SABOOL AHAY SACABADA MA HOORSADOO SAAXIIB NIMAAN NAHAY CADAW LAMA SIMO ) Dhallinyarooy Raggi hore waa kuwaas-oranayo -NAFTUNA GEEDKA IGA SURAN. Somaliyeey -adi lee waaye.

Write comment
smaller | bigger

busy
 

Custom Search