You are here: Home Maqal Heeso Siyaadow - Hobolada Waaberi
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Jaalle Maxamed Siyaad Barre - JaalleSiyaad.com

Jaalle Siyaad Book
 

Siyaadow - Hobolada Waaberi

E-mail
Comments (7)add
salaan
written by hasan qaliif , August 17, 2010
asc dhamaan soomaaliyeed walaahi wadan ayaan lahaan jirnay aan isku dayno inaan soo ceshano karaamada nadii naga dhuntay waa inaan sameeynaa sidii kacdoonkii aljeeriya oo kale wax aan loo dhibtoon lama gaaro dadka danaha gaarka ah leh aan iska kicino dulli ayeey na badeen dulli allaha badee iyo in caalamku nagu qoslo
...
written by Karaama , October 21, 2010
asc umadda soomaaliyeed meel walbo ey jooogaan ,,,,ilaahow wadankeena noo hagaaji oo Siyaad oo kale ilaahow noo keen ,,,,dalkeena iyo dadkeena iyo diinteena ilaahow u gargaar .....
jaale
written by jaalesiyaad macaliinkii umadda somaaliyed geesigii afrika , October 28, 2010
siyaad barre waa aabihi ummada somaliyed waa geesigii xalaasha ahaa aan u adeegiin gumeestahaa
kana faani jirey hadda iyo jeer
Wadani -- Jiilkii Kacaanka!!
written by Salaam From Taleex, Sool, Somalia , November 10, 2010
Siyaadow,
Wadnihii dalkow Siyaad.
Wehelkii xaqoow
Siyaadow NOO Waar!!!

Good old days!! whoever develop this site. I am glad to see the real face of the man..
I would like to also encourage you to develop another one for Mohamed Abdule Hassan, Ahmed Guray,
Daraawiishtii, SYL...
OO KU NOL SAUDI ARAABIA
written by zahra maxamed xaashi , November 12, 2010
WAXAAN IDIIN LEE YAHAY SIYAAD BARE MARNABA XASUUSTEENA KAMA MAQNA
SOOMAALIYOO DHANA KAMA MAQNA XASUUSTOODA HADAANAAN BEEN LA SHEEGEYININ
WAA HALYEEY AMAAN MUDAN JAALA MAXAMED SIYAAD BARE JANADII FARDOOWSAAN RABI KAAGA BARYAYAA AAAAAAAAAAAAAMIIIIIIIIIIIIIIIIIN
ilahay janadii haka waraabiyo aabe siyaad
written by duraan , December 03, 2010
nin ragii wuu garanayaa jaale siyaad soomaaliya kamana horayn kamana danbayn
xusuus walaahi
written by chamis , August 23, 2011
hees aad u macaan ayaa jirtay oo aheeyd
geesiga siyaadow na gar qaad
na garqaad guubabadaadan libin waxaan ku gaaree
na garqaad cadow nama gilgilayee na gar qaad
na gar qaad
guux iyo afminshaar waxba nagama gurayee
na garqaad guusha inagaa lee nagarqaad. waa inta aan ka xasuusto yaraantaydii radiyaha
Write comment
smaller | bigger

busy
 

Buug Cusub / New Book