You are here: Home Maqal Heeso Siyaadoow Na Daadihi - Hobolada Waaberi
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Jaalle Maxamed Siyaad Barre - JaalleSiyaad.com

Jaalle Siyaad Book
 

Siyaadoow Na Daadihi - Hobolada Waaberi

E-mail

Comments (23)add
...
written by sumanyo , June 20, 2009
wwwwwwwwwwwwwww waxaan daremaya ina laheen dal fiican lakiin qabiil aya inaga waalay ilahoow mar un i tuus inagoo dowlad leh oo qarab ah oo qabiil ka wenanay dadkii waga jogay nasiib bey la hayeen ilahoow madax weeno daacd ah iyo dad kii hore oo kalo

yaa salaaaaaaam
written by AXMED CABDALLA CUSMAAN , June 22, 2009
ooooooooh waan joogay waagaas mana nasoo mari doono madaxweyne ka wanaagsan laakiin ilaah ayaa ka baryeynaa inoo nasoo laabto waqtigaas
...
written by jaale gen; cali toosane , July 12, 2009
ilaah naxariis ku sii
jaale siyaadow
ilaah qabriga kuu waasiciyo
halyey umada somaliyeed soo maray
ayuu ahaa
nabadoone
written by mohmed , July 15, 2009
waleee nabadu waa qaali ilaahow nabad nookeen

wadani
written by puntlander , July 18, 2009
siyaad geesi buu ahaa godka lagu janee
Oktobareey waa lagu tabey
written by Wadani , July 19, 2009
Aawey Dawlad nimadii laga dhaxlay Jaale Siyaad aawey Qarankeenii ma waxaa qabsadey qabiil,qabqable, wadaad xume hadase waxaan intaa ka dhaxalney in ay Qoomiyado shisheeye ku dagaalamaan.
...
written by daa,uud cabdulle , July 28, 2009
Oktoobar iyaa oktoobar iyaa waa lo ooyey ha i xasuusin oktoobar dad qalataa timid alow naga qabo
written by saeed mohamed isse Ali(reer ciise lacle)
written by saeed , August 05, 2009
I was born in 1996 but history tells everything so Mohamed siad bare was a great man and we the nationalists (somalis) must always keep in our what that great man did for Somalia,
kacaanka barakeysanaa waa uu isoo garab qabtey
written by abdi mohamed , August 20, 2009
agoon korin masaakiin uroon dal uroon dad uroon
siaad naxariistii jano allaah ha siiyo
aabihi somalida
written by SAHRA , September 24, 2009
ilaahay ha ku naxariisto qof ka wanaagsan ka la arki doono intoos aan aqli lahayn markuu Mohamed
ilaahay ha u naxariisto madaxwaynaheenii Mohamed Siyaad Bare
written by hani , September 24, 2009
asagoo kale in la helaayo ma u maleeynayo marxuunka mohamed siyaad bare
JAALAYAAL
written by MAXAMED FAREY , October 21, 2009
JAALAYAAL
KACAANKII WAALADAREEMAY WAX QABADKIISA, WAQTIGIISA WUU DHAMAADAY, WUXUU GALAY IYO WUXUU GUDAY DIIWAANKA TAARIIKHDA AYEY U GALEESAA, WAANA LAMA HILMAAMAAN BALSE WAXAA ANA NALOOGA BAAHAN YAHAY INAAN SHACABKA SAMATA BIXINO, MA AHAN INAAN BAROOR DIIQ AAN MEEL LAFARIISANO,
WAANA INAAN DADKA BURBURKA DALKA KUKEENAYO MEEL UGA SOO WADA JEEDSANAA,
WAX MUJAAHID AMA DOWLAD LA DHAHO MAJIRO WADANKA, EE WAA CUSUB AAN BILOWNO WASALAAMU CALEYKUM NABADGALYO


GEDOLAND
written by ABDIAZIZ , October 28, 2009
SIYAAD ILAHAY JANADA HA KU GU FUGEEYO SOMALI MEEL BAAD GAYSAY
Astaan Qaran Jaale Siyaad
written by warfaa , December 14, 2009
cidwalabana taariiqdaa xusidoonta nin kii qaran dhisay iyo nin kii qabiil dhisay
WAAW
written by DHIBLAAWE , December 16, 2009
MAASHA ALLAH JAALLE SIYAADOOW ALLE HAKUU NAXARIISTO WADANKI WAA LAGU DHEELAYEE
Jaalle Siyaad Wadani,Geesi,Deeqsi
written by Dr Duuble , February 02, 2010
markaan heestan maqlay waan ilmeeyay,taas oo ay iga keentay xusuus qiiro leh,sida uu Jaalle Siyaad u dhisay dalka iyo dadka .Ilaahay haw naxariisto.
allaha u naxarriisto ninkaan
written by guled cadde , March 29, 2010
wax aa sheegno oo noo haray ma jirto, waa aya cadahay in ninkaan uu ahaa hogaamiyo daacad ah wadani ah oo lagu qaldamay oo shacabkiisa lagu diray TAARIIKHDA IYADA IS QOREESA INSHA ALAH
ilaahay naxariidtii janno ayaan uga baryaynaa
written by kalagooy , April 05, 2010
waxaan kawada marqaati kacaynaa aniga oo ku hadlaya magaca dhalinta soomaaliyeed meel kasta ay joogto inuu ahaa allaha unaxariistee madaxweynihii umadda soomaaliyeed ugu horeeyey uguna danbeeyay waxaanan ilaahay kabaryaynaa umadaa soomaaliyeed hadii aan nahay badal khayr qaba inuu nasiiyo isagana abaal wacan ilaahay wafajiyo naxariis iyo maxaan ku daraa soomaliyeeeeeeeey aabe siyaad

xusuus
written by maxamad d , May 07, 2010
ilaahay ha unaxariisto ,shacabka soomaaliyeed oo dhan wuxuu noqday agoon,markii aay waayeen aabahood,hoggaamiyahoodii.jaalle siyaad ayaa nolol ugu horraysay uguna dambaysay,kuwii ka soo hor jeeday waagaas waa kuwii sida aan maanta nahay naga dhigay
sacial worker
written by mohamuod , September 02, 2010
ilaahayow madax wayne daacada oo siyaadow kale ilaa hayow janada ka waraabi jaale siyaad wuxuu wadani geesi ah wuu ahaa daacad
Illaahoow kuu naxariiso - Siyaadoow Na Daadihi!!
written by Financial Analyst , October 07, 2010
Imisaan ka daa niri, imisaan imisaan kadaa niri,
Imisaase loo digay, imisaase loo digay,
Imiseey na dagayeen!


Is it true that this was a Somalia in the past?
written by A Somali Kenyan , November 01, 2010
Unbeliavable? I just got this site while just browsing. Guys is this how Somalia was before the war?I can't believe it?
nadaadihi allaah hakuu naxariisto
written by cali sh. axmed , November 22, 2010
maxamed siyaad haddaa aanta heli karo ama aan hal abuur ahey waxaan kuusoo diri lahaa waxaana naheysta kuwaad nooga digtey siyaadoow nadaadihi

Write comment
smaller | bigger

busy
 

Buug Cusub / New Book