You are here: Home Maqal Heeso Oktoobar waa tee waa tuma - Hobolada Waaberi
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Somali President Jaalle Maxamed Siyaad Barre

Oktoobar waa tee waa tuma - Hobolada Waaberi

E-mail

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Share selected track on FacebookShare selected track on TwitterShare selected track on Google Plus

Comments (37)add
QORAXDU MARKA AY TAGTO AYAA LA OGAADAA FAAIIDADEEDA
written by MUWAADIN SOOMAALI AH , June 16, 2009
WAXAAN MALEEYNAYAA ALLAHA U NAXARIISTEE MADAXWEYNE MAXAMED SIYAAD BARRE IN UU MAANTA UU KU NOOL YAHAY JANATUL FARDOOWSA MAXAA YEELAY WAXA UU WADANKA U QABTAY OO WANAAG AHAA WAXAANU UGU BADALNAY IN AANU KA DHIGNO AMAA AAN U ARAGNO IN UU YAHAY SHEYDAAN IYO FAASID BALSE WAXAAA NOO CADAATAY IN UU AHAA NIN WADANI AH HADII AANU KA HADALNO WADANINIMO DHINACA KALE WAXAAN DHIHI KARNAA WAXA UU AHAA NIN MUUMIN AH HADII AANU U JEESANO XAGA ILAAH KA CABSIGA WAXAANA KA MARKAATI AH TAAS INUU WELIGII KU DADAALI JIRAY IN LALA DAGAALO qabiilka iyo fitnada

"Amongs the blessed is he who does right for his people"
written by Mohamed Sayidali Abdulle Barre , June 23, 2009
The late great president of Somalia, the honorable Jaalle Mohamed Siyad Barre was my hero and may ALLAH bless him.

Mohamed Abdulle
Somalia Hero
written by Mohamed Ibraahim , October 23, 2009
Today hear a man legacy lives on, not in dusk or killing but in honor and prowess. No man in somalia"s history has united they people more then Jalle Maxamed Siad Barre. Not Aiddi,Mahad,Abdullahi Yusuf,Tribies or Al Shababa. He was a man of great pride and complacent history, who only slept or dreamed of better tomorrow for somalia. He has been my hero and Inshallah one day I went to take his road to united my brother and sister who have been divide by tribalism and imperalsim. May Allah bring peace and hermoney to somalia...AMen !

Long live Jalled Maxamed Siad Barre! May he rest in peace aamiin.
Bashir Jama
written by Bashir Jama , October 27, 2009
Assc.
Muslim oo dhanba Rabbi (swt) ha u wada naxariisto.Waxaa ila quman in ay Soomaalida nool hadda ay is wada cafido.
B.Jama.
wsc
aqoonyahan
written by sayid ali jamac jirac , February 17, 2010
alaha u naxariisto maxamed siyaad barre waxuu ahaa geesi,halyeey,waa kii wax nabaray waa kii nolasha noo keenay waa kii xaqeena nasiiyey waa kii afkeena noo qoray ilaah hakuu naxariisto
Asc all
written by Maryan Ruun , March 17, 2010
waxaan ilaheya iga barayaa janadii fardoosa
NAXARRIS
written by Ibraim Jaima , April 01, 2010
Waad salaman tihiin dhamaatiin,
qofkii Somali ah wuu garanayaa wuxuu ahaa Mahamed Siyad Bare,waxaan Eeb uga baryaya in uu
naxriito janadana ka waraabiyo(Aamiin).
Waxaan ugu baaqayaa xoogagii ka danbeeya burburkii Somalia in ay citiraafan khalidkii ay ka galeen
omada iyo dalka Somalia.
Ninka sameeyay websatkaan waxaan ku leeyahay waad mahad santahay.
Walaakiin Ibrahim
Illaahay ha u naxariisto.....
written by Sadia Awkah , June 06, 2010
Illaahay janadii fardowsa Allaha ka waraabiyo.
Aabe Siad was our hero, he was our teacher, he was real wadani...and most of he was an original!
GEESI LA TABAY
written by ITOP , July 04, 2010
allah u naxariisto maxamed siyaad isaga oo kale somaliya ma soo marin kamana dhalan horey iyo haddaba waxa umaddiisa u qabtay wax qoraal iyo sheeko lagu koobi karo ma aha maalintii uu xukunka uu qabtay meesha uu somaaliya gaarsiiyey caalamkii ayaa anfariiray somaaliya wuxuu ka dhigay dal dhan walba ka dheeli tiran xag amniga xag waxbarashada xag dhaqaalaha wax soo saarka xag bulshada wacyigooda wadaniga ayuu dhisaysi ay isugu filnaadaan wadajirna wax u qabsadaan kana fogaadaan qabyaalada iyo kala qobqobnaanta iyo kala qaybsanaanta sida maanta somaliya ay ku sugan tahay maxamed siyaad wuxuu ahaa halyey kor u qaaday hamiga iyo hanka afrikada guud ahaan somaliya waxey noqotay meel ay ardayda dawladaha jaarka ay usoo diraan si ay u arkaan horumarka ay somaaliya ka sameysay dhan walba dawladahaas waxaa ka mid ahaa uganda tanzaniya somaaliya maanta waa u oysay maxamed siyaad barre ilaahay ha ka waraabiyo janadiisa firdowsa aamiin.
geesigii siyaad
written by cikmi jebel , July 29, 2010
waxaan marnaba la iloobi karin wanaagii oow siyaad bare u qabtey dalkiisa iyo dadkiisa ilaaheeyna haka abaal mariyo waa waxaan laga dhaadhicin karin kuwa dhashey waxii ka dambeeyey 1980
27agost 20010
written by Hibo , August 27, 2010
Alaha u naxariisto abihii umada Gen maxamed siyad bare,walee somali wa kujisartay,lakin intii cakhli leh wa arkeen inuu wadani ahaa,janada alaha ka warabiyo amiiiiiiiiiiiiiiiiiin allow
GESIGII UMUDOW TARIQDA KU XUSI
written by Abdi madoobe , October 21, 2010
ABIHII UMADOW JAALE SIYADOW ALOW KU NAXARIISO UDUNKAN WAX BAQI NOQONAYA MA JIRO OO NAF WALBABA WA DHIMANAYSA LAKIN TARIQDU MA DHIMATO MANA DUGOWDO WAX QABADKAGANA INTII WAX GARATA OG IYO INTII WAX FAHANTE GESIGIYOW HALYAYGII UMADOW ABAHII WADANKOW RABI JANADISA KA WARABI
hero
written by maryan , November 09, 2010
alla iyo raxmo ilaaheey ha ka cafiyo intuu dambi galay oo alaha ka dhigo ninkii dambiga badnaa eee jano ku galay ey haraadan uu biyo uu u oomamanaa isaga naftiisu ugu hormariyay xayawaankaa haraadanaa ilaaheey ha ka dhigo dambigiisa iyo wanaagiisa kii badnaado wanaagiisa saana ku jano galo siyaad ducadiisa waxay noqotay mid diidiin soo waday qaasatan waxaan ku saa waxbartay shaqsiyan ani iyo milyan arday ee markaas jaanis u helay xukunkiisii waana u ducaynayaa cafis iyo masaabax alaha iga cafiyo inti aanka sheegay. haba u badnaatee naaneestiisii.
allaha unaxariisto
written by cabdirisaaq m g , November 27, 2010
allaha unaxariisto aan leenahay koleey marki uu talada hayey lamjecleyn laakiin kadib ayaa wax badan aogaaday inkastoo waqtigu saacidaayey in aw nin karmeed ahaay leskuma hayo waxaajira maah maah aan diini aheyn oo soomaali ah sheikh tolkii kama jano tago taas oon kumacneynayo qofkasto oo soomaaliya marki jago loo dhiibo qabyaalad ayúu sameynayaa xiligaas siyaasadu way koobneyd iyo wax walbo waxwalbo oohada faraha kabaxay markaas waa laxadidi karay hada war waxba tari maayo marxuumkaas allaha unaxariisto mid kheyr qaba oomagaceena baa baay noosoo celiya iyo qarankeeni oodiinta nagu hogaamiya allah nookeeno aamiin aamiin
well known man
written by farah futay , December 04, 2010
HE WAS BRAVE MAN ALONG WITH DETERMINATION OF THE PEOPLE AND THE COUNTRY. NEITHER tfg NOR alshabab WITH ITS surgeart ARE FOLLOWING THE PATH OF THE VICTORY LEADAR (guulwade).MAY ALLAH GIVE US A MAN LIKE HIM TO LEAD THIS COUNTRY WHICH LOST THE HOPE OF BUILDING WITH PEACE AND HARMONY. I BELIEVE WHY WE ARE NOT GETTING A REBUPLIC GOV'T WITH EVERLASTING PEACE IS BECAUSE OF THE SOCIETY WHO GIVE SUPPORT ON BOTH GROUPS ESPECIALLY THE SERGEANT WHO ARE ADMINISTRTING MANY PARTS OF COUNTRY.THANK U 4 OPENNING THIS PAGE
halyeey aan soomaali usoo noqonayn jaale m.siyaad barre
written by abaadir , December 10, 2010
alle unaxariisay wadani halyay geesi oday caaqil ugaas.waaya arag ah oo soomaali katagay qofkii caqli leh baa fahmikara waxaan eebe uga baryaynaa janoojinka mida ugu fiican aammiin soomaaliduna waa in ay uducasaa svp
97466221563
written by maxamed muxudin shiiq yusuf , February 22, 2011
al laha unaxaristo aabehen soomaaliyed aloow janada kukali
...
written by abuukar , February 27, 2011
sida aan wada ogsoonahay ma ahan wax halkaan lagu soo wada koobi karaayaa waxqabadkii
allaah u naxariistee madaxweeynahii jamhuuriyadii dimuquraadiga soomaaliya
jaale maxamad siyaad bare -waxaan ahaan jirnay dadyoow caalamka magac weeyn ku leh
doowlad-caafimaadka -wax barashada-iyo amaanka si aad ah wax uga qaban jirtay
koleey waxaa garan karo wanaagiisa ruuxii wax ku soo bartay ama xiligaas la soo shaqeeyay
laakiin ma ahan mid wax laga weeydiinayaa inta aan wax ka aqoon doowladnimada
allaah u naxariisto aamiin---soomaalida hada joogtaana allaah dareensiiyo wadaniyada
wadankeenana nabad waartaa allaah na siiyo ummada soomaaliyeed meel kastaa oo ay ku nooshahay
allaah isu maceeyo ---waa mahadsan tihiin
...
written by aabihii umada somalieed , February 28, 2011
ilaah hakuu naxriisto alle ayaan kuu baryeeynaaaaa inshaa alaah janatu firdowsa ayaan kuu rajeeynaynaaaaaa dhamaan inta somaliyeed ama umada islaamka dhan
Great Leader
written by mohamed Yabarag , February 28, 2011
Siyad Barre may be the last president united Somalia has ever had. Despite all odds against him, the late Siyad Barre had united almost all Somalis in one country, and in the process of bring the rest under one roof, lost his leadership to anarchic tribalists, who after twenty years, still could not settle their tribal difference. Although all was not rosy, his twenty-one-year rule was probably the only time Somalis have a strong and powerful country that can say no to their enemy. Now his nemises, the Ethiopias, are having the best time of their life for more than two centuries. Rest in Peace Aabhihii Umadooooooooooow


Macalin
written by Samaale Geeljire , April 23, 2011
Marka hore, waxaan jeclaanlahaa in aan mahad kal iyo laab ah u celiyo qofkii fagradan lahaa; qofkii sameeyey website kan. Aad iyo aad baab walaal u mahadsan tahay in adiga oo kale ahna in uu nagu jiro aad iyo aad baan ugu faraxsanahay. Waxaan odhan lahaa ummadda hore ayaa tiri.


Guulayso walaal
best man in somali for ever
written by yaasiin c/qaadir xirsi (yam-yam) , May 16, 2011
alle ha naxriistee maxmed siyaad bare noo isle bilaash ku gal jaamacdii lafoole ayuu burburkii dhacay
waan ka xumahay>>>>>>>>
29/09/2001
written by mahdi cabdi xaashi , September 29, 2011
waa wax aad iyo aad iyo aad loogu khushuuco marka aan xasuusano wax qabad kii kacaankii 21kii ok kaasi uu hormood uu ka ahaa allaha u naxariistee jaale maxamed siyaad bare

written by S C N , October 04, 2011
waa runtii aqayaarey nin wax kas ayuu ahaa ee ilahoow inoo keen kan oo kale oo ah aabe siyaat bare

...
written by jj , October 24, 2011
buurta23@yahoo.com
written by jj , October 23, 2011
Jaalle Siyaad Allaha u Naxariisto, dembi ayaan ka galney haddii aan nahay Somali, sheydaan iyo Dawlad diid ayaa ina horboodey oo weysadii inoo dhowrneyd , sharaftii iyo karaamadii aan Adduunka ku lahayn ayaan dabka saarni, waana eedney.

Waxaanse idin sheegayaa anigoo ah Odey Somali ah 87 Jir ahna Odey Somalia si fiican u yaqaanna ah, inuu Ilaaheey inoo keeni doono beddelkiisa Adoon Ilaah ka baqaya , Cadaaladdana Jecel, Umaddana u siman oo aan lahaynin Isla weynenimo, waana soo dhow yahay oo Khilaawo ayaan ku arkey habeen sagaal saac iyo bar anigoo soo Jeedo oo wardinaayo.

Ninkaas ayaa Somalia bad baadin doono isagoo wata Siyaasadii qabyaha u ahayd Marxuum Siyaad Barre, markaad aragtaan ha ka harina ee ku daba fayla oo waa kii soo celin lahaa Sharafta, Qaranimada, Karaamada iyo fiicnaantii lagu yaqiiney Somalia. Waxaa kale oo aad ku garan doontaan waa Nin Burji Weyn leh Timahana ka cad, Jirkiisuna dhisan, Islaamkana kor ayuu ka yeeli doonaa, Somaliana dib ayey Qabriga uga soo baxeysaa.

Maalinta aad maqashaan Warkiisa iyo Siyaasaddiisa waxaad arki doontaan Calaamooyin aad iyo aad isugu Jaan go'an oo Xasuus weyn ku yeelan doonto Maskaxda Afrikaanka iyo Caalamak oo dhan, Dalkana Barwaaqo aan ka soo koobi karin ayuu galayaa, Dawladaha deriska ahna wey u soo shaqo tegi doonaan Somalia oo iyagoo Kafiil laga noqon doon , Insha Allah.
mr
written by diinow , February 15, 2012
i love{jaalle siyaad}. i don't remember him because i was born in Holland, but my Dad told me alot about him. that is why, and i think he was a great somalian leader.

MRS
written by Gabar Somaliyeed , April 13, 2012
Allaha u Naxariisto Qaladaadki uu galay inti uu xukunka hayay Allaha ka dhaafo Cidi wax katabaneyso ha iska cafiso wuxuu ahaa walaalkeen Somaliyeed
ale ha u naxariisto
written by cabdulaahi xasan muungaab , May 06, 2012
jaalle maxamed siyaad bare waa halyeeygii africa iyo wadanigii soomaliya alle ha u naxariisto masha alaah wadan ka wax weeyn ayuu u qabtay aad ayaan uga xumahay waxaa la dhihi jiray waa faasid lkn markaan hada somalia sida eey tahay la arkay wuxuu noqday wadani dhab ah alle ha u naxariisto waa wadani ahna halyeeyga africa ama libaaxa africa JAALLE MAXAMED SIYAAD BARRE

Aabbe siyaad "Taariikh lama iloobaan"
written by Abdullahi Yare Ifka , October 27, 2012
Aabbe Siyaadoow dadkii iyo dalkiiba waa ku tabeen,gadaashaa waxaa dhacay waxii aad nooga digi
jirtay 43 sano ka hor. in ummaddii soomaaliyeed midi laysuugu dhiibay oo maalin iyo habeenaba ay isdilaan ayadoo aan la ogayn waxa laysku dilaayo. sababata runta ahba toona, waxaa la arkay rag ku
faanaaya amxaaro lehna waxaa naga dhintay halyaygii afrika, midna waxaa uu yir waa walaalkeen oo aad iyo aad waxa nootaray la'aantii manoolaan karno.midkalane waxaa uu yiri soomaaliya iyo xabashidaba waa uu naga wada dhintay, ee waa in xabashida na hogaamiso, kuwaas ayaa maanta madax ka ah dalkii aad ugu tag tay wanaag iyo sharf halaka aad gaarsiisay. illaah hakaa abaal mariyo aabbe siyaadoow.
waxaad oran jirtay waxaa jira kuwo iimaan laawe yaal ah, oo kaliya ujeeda waxa yar yar oo kaliya sida
lacagta iyo hunguriga umuuqda maanta oo kaliya sideed ku taajirtaa. hadalkaa waxuu ahaa mid aan lay
aabi jirnay laakiin maanta ayuunu ogaanay waxaad sheegi jirtay.waxaad aheed indheergarad aan lala fahmin waxa uu odorasaayo.markaaynu kuugu magacaawnay macalinka kacaanka waanu ku saxsanayn.
Maanta waxaa lagu jiraa bishii oktoobar waana lagu tabay. La,aantaa abaar gaajo cudur,halaag loo geeystay ummaddii soomaaliyeed. Janada kuwaar jaalle siyaad. wadanigu ma dhinto ee waa uu dhuuntaa
waxaad tahay Aabbaha ummada soomaaliyeed ee wadaniyiinta ah. Madaale,Guulwade siyaad.



student learn university
written by moxamed koorjaan , November 03, 2012
hadaan ka hadlo maxamed siyaad bare alle ha u naxaristo waxa uu ahaa nin wadanka wax u qabtay horumariyey intii hore oo heer gaadh siiyey oo war shado iyo xaga knacsi xag wax barasho dhinac walba ka shisay se markii danbe siduu ku sameeyey gobalada waqooyi aan caqli gal ahayn xagna wuu ku fiicnaa xagna wuu ku xumaa
good bye...............................
i like 21 october song
written by yusuf ahmed , December 25, 2012
amazing leader bless his soul, he was true leader
...
written by Ismail abdi , March 27, 2013
the only great leader of somalia so far we can remember, and kept somali united jaale maxamed siyad bare the true leader. may allaah bless him amiin
I like these song!
written by Ismail abdi , March 27, 2013
i like these song and all wadani songs, thumb up for all wadani songs
...
written by wiil ceelbuur , October 21, 2013
Waa geesi alle ha u naxariisto , walow uu qaladaad badan galay , laakiin waa bini'aadam qalad & sax
waa ka dhacaan . wuxuuse dhaamaa kuwa hadda na soo maray 100%
...
written by kader , January 19, 2014
Naxariiste, waa alle waxaan ka baryayaa inuu qabriga kuu nuuro.
Waxuu ahaa, madaxweynahii kaliya ee africa soo mara
Oo kolkii xukunka laga riday aan shilling iyo guritoona oo uu leeyahay
Aanay jrin.
Waxaa ka dambeeyay sideed iyo toban calan , umulo dooxyo, iyo alshabaab
Intaba ilaahay ha cadaabo. Amiin.
...
written by ahmed Ali Hassan , June 01, 2015
waxaan malaynayaa in aad taariikh badan aad u haysaan Wadanka, waqtigaas aniga waxaan ahaa dhalinyaradii markaas jirtay oo wax ku baratay ilaa iyo Heer Jaamicadeed mana u malaynayo in uu waqtigaas na soo marayo oo soomaalida ay kalsooni walaaltimo isku qabeen oo marnaba aan sidii oo kale la heli doonin, laakiin rajada ilaalahay laga rajeeyo lagama quusto, sidaas awgeed waxaan filayaa in aan mar un la arki doono
Unforgettable golden age
written by Maxamad Jaamac , August 04, 2016
No words are enough beautiful to comment that gone age. I am so sorry for my people and hope they will recover from this disaster. Peace & Love to All somalis.
Write comment
smaller | bigger

busy
 

Custom Search