You are here: Home Maqal Heeso Oktoobar adaa lahaa - Kooxda Heegan
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Somali President Jaalle Maxamed Siyaad Barre

Oktoobar adaa lahaa - Kooxda Heegan

E-mail

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Share selected track on FacebookShare selected track on TwitterShare selected track on Google Plus

Comments (88)add
waad mahad santihin
written by fkamadage , October 25, 2010
waxaan xasustey markaan yaraa aad baad umahadsantihin oktobar iyo tarabuunkii.
xassus dhaxalgal ah?????????
written by musse ferrara , October 28, 2010
Waad mahadsanyahay ,jallaha no soo gudbiyey xassustaan qiimaha iyo qayaha leh oo marnaba aan qalbiga wadaniga aan ka tir-timeyn,inta uu noolyahay.
Runti ma garankaro meesha aan joogo marki aan inta furey my compiuter,aan dhegeystey heesha iyo qudbadihi Aabbe Siyad ,(ma dhiman ee waa dhuuntay ayan dhihikara)waa arrin xiiso iyo xassus mar kasta ximbarsan.
marwo
written by journaliste , November 02, 2010
Alle ha u naxariisto Aabihii umada Soomaaliyeed Geesigii Afrika Aabe Siyaad Macalinkii Kacaanka Hogaamiyihii Hantiwadaaga Da ryeelihii Bulshada daadiyiihii Libaaxii Geeska Afrika dhisihii dalka iyo dadkaba samir allahayoow ka deeqsii ilaahoow janada kuugu bishaaree, waxaan soo helnay tacliin lacag laaan ah caafimaad lacag laan iyo dhamaan adeegyada bulshada oo lacag la,aan ah

...
written by Shaarka , November 19, 2010
Allaha u naxariisto Aaabe Siyaad.
hal sano ka har ayaan fakarkayga kaga hadlay qiimaha
written by BYDALMAR , November 19, 2010
Mar hadaad hesheen heeskan ka turjumayey qiimaha wadaniga ah , Islaannimada ah
ee Eebe ku muraystay Hoggaanki Markaas dalka ka jiray ee Madxweynaha ka ahaa
Marxuum Maxamed Siyaad Barre iyo xubnihi kale ee Golihi sare ee Kacaanka,waxaan
hubaa in aad heli doontaan dhaxal kale oo intaas ka badan ee fadlan ku dadaala,.

Waxaan xasuustay intay dawladi Kacanka ahayd dhisnayd in nin Profesor ka haaa Jaaqmacadii
Ummadda ee la oran jiray Pro. Cabdullaahi oo haatan ku nool Austraaliya, walina aanan mawqal
geeridaas, uu igi yidhi annaga oo joogna gurigiisa oo ku yaallay xaafada Hawlwadaag ee Magaalada Muqdisho, Waxaa la arki doonaa maray noqotaba in Khudbadaha Jaalle Siyaad lagu daraasayn doono laguna baran Iskuullada iyo Jaamacadaha Dalka, markaasaan waxaan ku iri waa hadii la helo dhallinyaro leh maskax wanaagsan, xaqiiqdi ninkaas iyo anigaba midnaba maynaan anahyn,waxakan
xun ee qabyaalada ah ,macnaha kama aynaan soo jeedin isirka Madxweynaha,
sidaas Soomaaliyeey intiina damiirka leh wax ku qaybso.
Ilaahay ha ku xafido ina shire
written by maasha allaah , November 22, 2010
maashaa allaah sidaa ku wad
...
written by baargaalgril , November 23, 2010
Scw, allaha u raxmado M. Siyaad Barre geesi buu ahaa.Wanaag wuu rabay waase la diiday waakaa is cuntay SOOMAALI qaran jabay CIIIIIL.COM UMAD DHAN OO ROGMATAY CIDNA UMA MAQNA CEELNA UMA QODNA.
salaan iyo mahadcelin
written by abdulkadir alkowneen , November 26, 2010
waan aaminsanahay inaan nin aan wadani aheyn uusan ku farxaynin maqalka,muuqaalka,xasuusta,qudbooyinka,heesaha wadaniga ah,dawladnimada macaanteeda. laakiin kasocda waadna arkidoontaan soomaali aanaan kayareen boqolkiiba sagaashan inay idiinku garabistaagaayaan xasuustaan qiimaha badan.
...
written by mahad , November 27, 2010
umada soomaaliyeed waxay tabaysaa alla u naxariistee jaale siyaad.
umadaha caalamkuna waxay u arkayeen caqabad adag o9o aan la dhaafi karin.
by mahad
Yaa riday Dawladnimadi Somaaliyeed iyo Hogaanki Kacaanki 21 Oktobar
written by By gogbjooge , November 29, 2010
Hadaad wax un garasha ah ama khirad ah leedahay, meelkaleba ha ka raadin, Ciddi ka danbaysay
inay meesha ka xado Dawladi Soomaaliyeed, islamarkaana mudadan dheer Dadki Somaaliyeed ay ku
noolaadaan jahawareer iyio TIIH.
waxaa iskaashaday oo riday ISTICMAAR IYO U ADEEGIHIISA. Waa kuwi riday oo la dagaalamay
halganki qarnigi 1511d ee AXMED GUREY, Sidoo kale la diriray Halganki 21 sano socday ee
INA CABDALLA XASAN, sidoo kale kharribay ee meesha ka saray Dhallinyaradi Leegada.
Xaqiiqdi waa Isticmaarkaas iyo u adeegayaashiisa, Munbaafiqiinta, waa kuwaas meesha ka saaray ee dhulka digay gobannimadi iyo noloshi horusocodka lahayd .
Kuwaasi waa ku8i Gaal iyo dabadhil;ifkiis la dagaallamay Marki Jabhadihi Somali-Galbeed oo kaashanayo Dawladi Kacaanka aheyd eey xoreysteen Dhulki Soomalida. Waa kuwa soo kaxeystay
Kuuba, Garmalki-bari, yamanti-cadmeed, bahdii uu hoggaaminayey Ruushki, waa kuwaas kuwi khasbay
in dhulki la xoreeyey dib looga soo noqdo. Kuwaas waa kuwi Gaaladi iyo dabadhiliflki 20 kaan sano
na dhigay dhibaatadaan, ugu danbayntiina soo kaxeeyeyGaalo madaw, dal;kina galiyey isticmaar4. Waxaad arkeysaa Mdaxtooyadi soomaaliyeed ee sharafta lahayd ee waagii Kacaanki 21 Iktobat, laga xoreeyey dalal badan oo Afrikaan ah, oo ay Ku jirtay Jabuuti in maanta eey Amxaaro, Ugaandhiis
iyo wax la mid ah ay gadaal ka taagan yihiin Madxweyne ku sheegyaal iyo Raiisal-wasaare ku sheeg
ay waardiye ka yihiin, maalin walbana la duqeynayo shacabka maatada ah ee wax xataa u hadla aan la-hayn. Waa kuwa diinta ku qaraabanayo ee n oocyada kala duwan yeeshay. intaas kuma soo koobi
karo khibradda aan u leeyahay arrimaha dalkaas la bahdilay.
Ugu danbayynti kuwa wax burburinaya waa Isticmaar iyo u adeegihiis, maantana waa joogaan , meel kastana waa joogaan. Waxaan hadeer xasuustay khudbadihi ugu horreeyey ee ee 70 ki , uu jeediyey
Macallinkii Kacaanki 21 Okt. uu islamarkiiba ku yidhi asaga oo la hadlaya Soomaalida, Soomaaliyeey
Isticmaar waa joogaa, dabadhili waa joogaa , lacagtoodi waa hayystaan, muaamaraadkooda iyo khiyaamadadooda waa muuqataa ama aan dad noqonoo oo damiir yeelanno ama hanalla dulleysto
sidi awal horeba loogu bartay gumeysigannaga, waxaan idiin soo jeedinaynaa aynu ka toosno
hurdadi dheeray ee la ina seexshay aynu u toosno dadnimadeenna wax qabsigeenna iyo midnimadeenna. Aniga fakarkayga iyo xaqaiiqada biyo-kama-dhibcaanka ah ee cad, Somaaliya waxa dhulka dhigay waa kuwaasa uu Macallink Kacaanka Allaha u naxariistee ku cabiray Caqligiisi Caafimaadka qabay.
waad mahadsan tihiin.


kacaankii
written by dahir , November 30, 2010

bismillahi....

anigu waxaan u arkaa inaan lagu soo koobi karin wax qabadkii kacaan kii ka jiray wadanka ayaan daran layiraado.marka tan hadal waydaysay ee caloolyawagu ha idin dayso
...
written by leyla , December 03, 2010
I am six years of age, born in the uk. but i love jaalle siyaad.(peace and blessing upon him in the grave)
ma aqaan waxan dhaho
written by bohar , December 18, 2010
ma aqaan waxaan dhaho, kaliya waxaan dhihi karaa ilaahey danbigiiisa ha dhaafo janadii farduuso ha ugu deeqo. madaxweyneheenii maxamed siyaad barre
Salaan an la so kobikarin iyo mahadcelin
written by written by farxiya 18 December 2010 saturday , December 18, 2010
Acs wr wb marka hore waxa u mahad celinayaa allaha qaadirkaa waxa hubanti ah qof walba oo damiir iyo wadaniyadba leh markuu maqlo heesa haan sona xasuusto waqtigedii dareemi karana maanta iyo shaly is badalka ku yimid wadan keenii macaanaa hadana alle naxariis tiisa lagama quusto illaahow somaaliya u gar gaar una so celi sharaf tedii hadaad modaan wadnka kaliya in u haysto dhibka maaha ee adiga somaliga xatee sharaf daradu way ku haysataa walaladeey somaliyeed meel walba ay jogaan waxa idiin rajeynaa in a garataan danteena cadowga wuxuu doono ama magaca u doono ha watee illahow naga qabo amiin
...
written by osman mahamuud lugayare detto,, ciiloow avisione , December 25, 2010
heestaan waxaan ka mid ahaa ardaydii dugsiyada sare ee la qaadaayey hobalada qaranka , waa xusuus aan la iloobi karin,,, erayada heesta waaa iskalahaa abwaankii weeynaa ,,, cadulaahi bashiir ,,inshobuur , allaha yaraxmo ,, waxaana qaadaya hobalada kooxaha somaliya oo dhan , waana xafladii 21 oktobar.
u fiirso erayada , caadi ma aha.laxanka iyo miraha , iyo sida aay uga hadleeyso taariiqda kacaanka,, waagaas waa leeysku duubnaa , majirin qabyaalad , waxaan illaaheey ka baryaayaa, in somalia qalbigooda ilahey isku soo duwo , ciidan itaal lahoo ogol u yeelideed , ibajariyo nacab ka illaalinteed adigaa lahaa, oktoobareey adigaa lahaa ... ALLAHA U NARARIISTO AABE SIYAAD
waxaa mahad u sugnaatey alihii na abuurey oo keliya intaas kadib waxaan oronayaa ninka isku dabaridey bernaamijka qiimaha iyo qaayaha badan thank you bre marka xigtana aabihii kacaanka ee xoghayaha gu
written by waan ooyayaa qiirada derteed , December 25, 2010
noolow madaale ala yaa raxma
majiro nin dhamaynkara taariikhdii wacnayd ee maxmed siyaad bare
written by axmed cabdi kariin cali , December 27, 2010
hadii aan ka soo qaado ala ha naxariisto maxamed siyaad bare majiro nin koobi kara taariikhda m,axamed siyaa majiro nin soomaaliyee oo gaadhi kara taariikhda iyo wanaaga uu gaadhsiiyey dalka soomaaliya sida uu cadawga soomaaliya uga adkaa isuna hortaagay sida uu jabuuti xoryada u gaadhsiiye qoristii afka soomaali dib udhiskii dalka warshadaha wax soo saarka dalka waxbarashda

xusuus abaartii 1974 tii siminta caruurta soomaliyee ama soomaliya oodhan bal dhagayso khudbadii ugu danbaysay

bal fiiri waqooyiga soomaliya maanta amxaar ayaa qaatay iyo waqooyi bari amaxaara ayaa xafiis kafurtay xukuma dhamaan waqooyi waqooyi bari
maxamed siyad xagee ayuu geeyey amxaar 1977 ,1978
miyaanu amaxaar iman muqdisho makutaami jiray inuu arka daayoo urinteeda
hadaba yaa gaadhi kara alal ha u naxariisto maxamed siyaad bare
iftiinkii Bariga Africa
written by maxamud soocadde , December 28, 2010
Dhamaan waa salaamayaa inta u ehelka midnimada iyo wanaaga ummadda Soomaaliyeed
waa hubal in mar uun ay soo noqon doonto midimadii iyo karaamadii ummadda Somaliyeed
Cinwaanka maqaalkay oo ah IFTIINKII AFRICADA BARI waxaan ula jeedaa geesigii, hogamiyhii
go,anka iyo hogaaminta adag lahaa ILAAHAY NAXARIISTIISA HA UGU DEEQEE Maxamed Siyaad Barre
kaas oo ay maanta wanaagiisa qirayaan kuwii shalay shaydaanku u gacan haadiyey, ee burburiyey qarankii ugu awoodda iyo cadaaladda badnaa Afrikada madow.

Halyeygii 3aad ee Somali hogaamiya Maxamed Siyaad Barre wuxuu ku sifoobay sifo kasta oo uu lee yahay hogaamiye wadani ah. wuxuu ahaa hogaamiyihii 3aad xagga taariikhda ee soo mara Somaliya
waxaa ka horreeyey Hogaamiye Axmed Gurey iyo Seyid Maxamed Cabdulle Xasan.

Wuxu lahaa magacyo badan oo uu ku mutaystay wax qabadkiisa, sida MACALINKII KACAANKA, AFKA QORE FAR U YEELE, UGU BAAQE BULSHADIISA BAR AMA BARO, UBAD KORIYE.

Waxaan ku soo gebagebaynayaa
DILAAL KIYO MALAALKII MA DHIMAN DAALINKA AHAYE
KUWII DUMIYEY WAA NOOL YIHIIN DOWLADDII XAMAR
Maxamed Aadan Jamac (Maaweel) ilaahay isaga iyo Maxamed Siyaadba godka ha u nuur)
Maxamud Soocadde UK


DUCO HA LOO DIRO
written by MAXAMUD XASAN , December 28, 2010
HOGAAMIYHII WADANIGA IYO DAACADNIMADAKU SIFOOBAY.
KUWII SHALAY KA SOO HORJEESTAY AYAA MAANTA U CALAACALAYA OO QIRAYA WANAAGII IYO KARAAMADII UMMAAD SOOMAALIYEE XILLIGII KACAANKII OCTOBER EE UU HOGAAMIYEY ALLA HA U NAXARIISTEE GEN.MAXAMED SIYAAD BARRE AABIHII UMMADDA SOOMAALIYYED
ILAAHAY NAXARIISTIISA HA KA WARAABIYO
03/03/2011
written by takar , January 03, 2011
maasha alaah mahad noq waa heeso muwaadin nimo xabaarsan maasha alaah ilaahow u naxariiso baaba siyaaad
allaah ha u naxariisto maxamed siyaad bare
written by cabdulaahi , January 08, 2011
asc waxaan hubaa in uu ahaa maxamed siyaad wadani dhab ah anigu kama soo jeedo familka maxamed siyaad bare laakin waxaan qirayaa wadani dhab ah in uu ahaaa marxuumka allaah ha u naxariiso
...
written by amal , January 08, 2011
mansha allah walal wax wanagsan ayad samaysay, oo anay garan dad badan allaha ku ciseeyo.
Socialworker (somewhere in Eroupe)
written by mohamed Ali (ex-diplomat) , January 09, 2011
Aad iyo aad ayaad u mahadsantihin, waxaad i xusuuseen anigoo dhalinyaro ooo dhameeyey waxbarashadaydii kadibna waxaan helay shaqadii aan ku-haboonaa taasoo ah anniga oo ka soo shaqeeyey Xarunta Wasaaradda A.Dibaddda iyo Dhawr Safaaradood oo aynnu dunnidda ku lahayn.
waxaynnu ahayn ummad aad iyo aad looga qadiriyo caalamkan aynu ku noolahay gaar ahaan Africa.
Hadda xagee joognaa........ Waxaan hadda joognaa!!!! waxaynnu u kala baxanay qabaa'il , waxaa la inookeenay ama la inoo soo waariday war cusub oo ah( CAADOOYINKA Afkanistan IYO DIINTII ISLAAMKA OO LA ISKU WALAAQAY).
Saaxibayaal waxaa hadda Soomaali kala hor fadhiya ama kala celinaya Ciidamo Afrikaan ah si aan aannu u daadan dhiigga ubadkeenna iyo hooyooyinka (ILLAHAY AJAR HA KA SIIYO) waayo waxay kala horjoogaan ummmad ku sheeeg aan garanayn macnaha QARANIMADA iyo dawladnimada



somali
written by alimawere , January 18, 2011
abihii umada jaale mohamed siyad ilahay janada hakawaraabiyo
...
written by cabdiqani , January 25, 2011
aad ayaan ugaxumahay aniga nasiib uma yeelan toradii barakeesneed
mahad celin
written by maxamed maxamud jaama , February 03, 2011
waxaan k farxa sanahay in aan helo oo dhagaesto taariikh aanaan joogi ee hor marka soomaalida .
taasna waxaa ugu mahaad naqaayaa wadaniyaasha asaasay wab seet ka ,soo diyaariyay warbixin taan qaaligaa ee naga dayacan tay waxaanlee yahay ssi wadaa dadaalka iyo aruurin ta barmaamij yada oo caas ah oo khusee ya taariikhda , wadaniyada, hanuunin ta
waxaan kaxumahay heerkas aan gaarnay iyo meeshaan aan marayno ,!!!! . waxay maraysaa meeshii uu noo diiday MADAX WAYNE JAALE SIYAAD ........
waxaay maraysaa in la,is qalo ,la iscuno la is bireeyo !!!
mahad celin
written by maxamed maxamud jaama , February 03, 2011
waxaan si qaas ah ugu mahad celinayaa madaxda ,shaqaalaha, iyo dhamaan hawl wadeenadiisa sharafta leh
Xusuus fog
written by Cabduqaadir Xasan , February 09, 2011
Waxaa xusid iyo xusuusba mudane xilligii uu Jaalle Siyaad ka talinaayey waddanka oo aan october uga qeyb galay anigoo ka mid ardeyda aad ka u yaryareyd ee Ubaxa Kacaanka waxaan qurux badneyd markii aan hal mar istaagi jirnay saf muujinaya Magaca X.H.K.S oo si maharijaan ah naloo baray aw gadaal ka gaarow howlaa kuu taalla??????????
mahadcelin
written by jannogale , February 16, 2011
waxaan umahad celinaayaa aqayaarta soo aruurisey heesahan qiimaha badan oo runtii isoo xasuusiyey waqti aan hada aheen,intaan dhageeysanaayey waxaan ku dhaxjirey mowjado aad umacaan.
DR
written by aisha , February 16, 2011
I LOVE, LOVE, LOVE, JAALLE SIYAD ( BLESS HIM IN THE GRAVE)
arday
written by siyaadnuurdhalin , February 16, 2011
allaaha u naxariisto marxuum maxamed siyaad barre oo ahaa aabihii kacaanka ama umada waxuu ahaa nin jecel somalinimada neceb guumeeysiga jecel hormarka waxaa lagu xasuustaa qiimahiisa oo dhan qudbadihiisa xiligii uu hayay xukunka soomaliya maanta oy dunida gaartay hormar waxay haysatay soomaliya xiligaas ma ay haystaan maanta tusaale xiligii kacaanka waxaan haysanay wax barasho xor ah ama free lacag la aan ah iyo cafimaadka oo asna ahaa free maanta africa iyo wadamo badan wali ma haystaan shacbiyadooda waxbarasho free ah iyo caafimaad waxaa kalo lagu xasuusan doonaa maxamed siyaad bare wadanimo iska daa somaliya ee africo ayuu intii uu ahaa gudomiya uru goboleedka igad siiyay madax banaani wadooyin ay leeyihiin wadamadaas ayaa loo yaqaan siyaad bare street kama uusan tagin hanti iyo maal ee waxuu ka tagay xasuus ku dayasho leh somaliya ha israacdo somaliya ha midoowdo ALLOW kuu naxariiso mid matalaana alle ha na siiyo oo gaarsiiyo meeshuu bari gaarsiiyay somaliya
aragti
written by baashi , March 04, 2011
asalamu aleykum dhamaan somalida aqliga iyo sharafta iyo aragtida wanaagsan leh awalan marka xigta waxaan salaamayaa oon misna u baroordiiqayaa on misna baraarujinayaa bal in ay dib isu habeeyaan aqligana soo ceshtaan dhalinyarta somaliyeed meel ay joogtaba ee aqliga ilaah muusan nka xayuubinee ayaga iska xayuubiyey ee u shaqeeya xabadana u rida dhabadhilid shisheeye iyo cadow u adeega daneystena ah ay joojiyaan xabada ay dadkooda iyo dhulkooda ku ridaayaan ilaahna dambidhaaf waydistaan wax jihaad la yiraahdo iyo wax wax kale lagu sheegaba waan ognahay qof afartan sano ka weyn xabad ma rido asagoo cid u adeegaaya waxa dhintey ee waqtigooda la dhaafiyey ee qaxay ee baddaha ku dhamaadey ee xabsiyada caalamka ku xidhxidhan waa ayagii ayagaana is qaxiyey oo ummadii intey difaaci lahaayeen qaxiyey misna ka daba qaxaye ay intaa ku ekeeyaan go,aan saliim ahna qaataan ileyn kuwii S.Y.L BA dhanlinyaro bay ahaayeene please waan ku farxi laheyn alshabaab umada u naxariisata oo wadaka dejisa in la helo waxaan is lahaa wadaad dumarka iyo maatida ka naxa yaa la arki doonaaye wadaad dadkii soo qaxiyey oo kenyan maciin badsiiyey oo gaalo ah bal aaqiro maxuu ku doodi doonaaa alooooow aabe siyaadna u dambi dhaac kuwa na qaribeyna inaga qabo adaa caadil ahe oo qayrkaaga noogu badal
salaan dhamaan qofkii damiir iyo wadaniyad leh ee soomaaliyeed oo idil
written by aayaka talin , March 05, 2011
asalamu aleykum kuli soomalaay idinkiinba ita aqliga ka fayoow inta buktana ilaah ha noo caafiyo waa inta salaanta guud marka xigta ilaah ha inoo galiyo aabaheena wanaheenii indhaheenii aqligeenii geesigeenii halyeygeenii isku kalifey inuu somali is baraa wadana wada marsiiyo aabe madaxweyne mohamed siyad barre aniga si shaqsiyad ah ayaan ugu mahadnaqayaa waayo wax buu ii qabtey si gaar ah ilaahoow inoogu dambi dhaaf kaagaga uu qaaska kaaga galay keenana anagaa u caafiney marka xiga waxaan u arooranayaa dhalinta waqtigoodii gacantoda ku dhumisey hadal haan ma buushee iskaga kaca af ka hadalka iyo fadhi ku dididka odeyaashoo kale ee wadankiiina aayo ka talintiisa adinkeey isin sugeysaaye ilma aderayaaloow ina abtiyaaloow walaalaayaaloow please fadlan aan gacmaha is qabsano mid aabe siyaad inoo dhaweeya koley ma gaadhi karee waan iska dhex heleynaaa aloow alshaab aan fike aheen wadanka nooga soo saa new (SYL) hadaad doontaan anaa bal isku dayaaya inaan madaxweyneheenii barakeysnaaa hadaan gaari waayo ag dhigeee oo dhaweeya ama bareejeeyeee kekekekekekekekeke aloooooooooooooooooow asaga camal iga dhig
ASAGOO KALE SOOMAALIYA MA SOMARIN MANA SOO MARIDOONO
written by yusuf geesood , March 06, 2011
ELLOW JANADII KA WARAABE AABIHII UMADA SOOMAALIYEED, SABABTOO AH SOOMAALIYE WEY GOGOONTOWDEY.
...
written by AMS , March 08, 2011
Ilaahoow dadkeena isku keen oo nabad ka dhex dhali ,,,,,,,Aabo siyaadna janadii fardoow ilaahoow ugu bishaare isaga iyo intii islaam ah,,,,,,,,aamiin,,, aamiin,,,,,,,,,aamiin
...
written by AMS , March 08, 2011
cabdiqani habaryar anaa kuu xasuusta towradii bareekaysnayd wax aad iyo aad aan halkaan kuugu soo koobi karin baa ku dhaafay adiga iyo inta kugu faca ah,,,,,habaryar waxaa ku dhaafay meelaan lagaa lahayn oo aad sidaad rabto iyo xilgaad rabto banaanka ugu ciyaarto,,,,,,,,waxaa ku dhaafay school free ah oo macalinka ardayda iyo weliba waardiyuhu soomali yahay,,,,,,,,,,waxaa ku dhaafay meelaan diintaada iyo colourkaaga aan wax laga sheegayn,,,,,,,,,,waxaa ku dhaafay jamacad noocay doonto free ah oo aan dayn laguu racayanayn,,,,,,waxaa ku dhaafay meel ehel iyo asxaab aad inta habeen iyo malin ku cawaysaan adan ka baqayn in aduun wax kaa maqan yihiin ,,,,,,,,habaryar markaad salada tukato ilaahay bari in wadankii siduu ahaan jiray ilaah noogu soo celiyo adinkana aan la idiinka sheekayn,,,,,,,,,,,,,,,,,, ILAAH NABAD BAAN KA BARYAYNAA
...
written by abuukar , March 20, 2011
waa hees xusuus badan ku leh soomaaliya iyo soomaalida xiligaas allaah u naxariisto madaxweeynihii jamhuuriyada dimuqraadiga soomaaliya -jaale maxamad siyaad barre
iyo abwaankii miraheeda lahaa heestaan -oktoobareey-abwaan -cabdi bashiir indhabuur

...
written by nuradiin , April 11, 2011
oktoobarta waa in laxusaa sanadwaliba lovely song waayo waayo iyo
walbahaarka maanta taagan waa labo kalafok ee aanan isudhigmin alla yarax'ma m.siyaad bare.

allow jannadaada firdowsa ka waraabi
written by mohamed ali amohamed aka saciid abasheikh abu jerry , May 02, 2011
wax kasta oo nagu dhacay waa qaddar allah laakiin siyaad barre waa nin ku dayasho mudan waxaan all umadda somaliyeed ehelkiis oo dhan ka codsanaa in loo duceeyo markasta ...
...
written by rooble cade , May 22, 2011
maasha aalaah Aaloooow kuu naxariiiso aaaaaaaamiin

...
written by Dahir , June 03, 2011
Salaan sare MACALINKA XORNIMADA , AABAHA UMADA SOOMAALIYEED. AHNA QORAHA
AF-SOOMAALIGA.

marka salaan sare jaale.
Nin aan ku aqoon ayaa afka kugu taaga jaale siyaad raali noqo. Janada la gal nabi muxamed iyo asxaabtiisa iyo halgamyaashii kale ee umada. HEy salaan sare jaale siyaad!!!!!!
Waxqabkii Kacaanka
written by Abdul , June 11, 2011
Ma aha waxa la inkiri karo kacaankii oktoobar waxa uu qabtey xagga waxbarashada iskuulada jamacadaha dhismaha wadanka anaa ku soo barbaarey waana yaraa markuu dhalanaayey kacaanka lakiin ma xasuusto waxa dhacay waxaana degeneyn cabdicasis waxaan arkaa dadkii wada buuxa anoo gcanta la iga hayo bal waxaan akrey farxad waxaa ku soo barbaro wax ku barto ayaa cid aan la aqoonin aastey ummad ayah arka oktoobar iney wax tar badney
xubin barlamanka fedaralka kmg ee jamhuriyada somaaliya ahne menber world muslim congaress
written by xildhiban osman bube yusuf roble , June 16, 2011
xaasha li laah wax kasto oo waanaag ah adigaa lahaa oktoobarey waa lam ilabaan oo taariiqdu ay dhitay ooyn ay dhigeeso
we can`t forget our hero jaale siyaad barre
written by zakarie aswad , June 17, 2011
every thing can forget..........................but our hero siyaad barre we can`t forget............. alle ha u naxariistee formar prisedent and the greatest one in our history we can`t forget our hero siyaad bare..........................................kacaanka waxii uu qabatay waydii aabaha iyo hooyada iyaga jogee maalintaas ani now iam 20 years i can`t imagine wat he has done...............................................laakin waxan arkaa raadkii uu ka tagay iyo in uu ahaa qofka connectionka noo ahaa ama isku kaaya hayay alle u naxariisto jaaale siyaad barre godka alle ha u nuuriyo...................... and also i say(godku hadhac qabow oo nabad aad ku hurudiyo hooy raaxo kuu noqay holacaa iyo naartii caasi lagu haligi jirey rabigey dhib ka hay aabe siyaadow faataxo hurmuudiyo aabe siyaadow duco ikhalaasan kuu higadiyayoo janadii aad hurudaan aabe siyaadow ku baryaahayaa).....................aamin aaamin aamin aamin aamin aaamin aamin

Madaxwaynihii soomaaliya
written by Abdi Farah , June 26, 2011
- Waxaan kusoo barbaaray soomaalida koonfurta waxaan dugsigaygii sare kusoo dhameeyay isla
soomaaliya , indhaha ayaan kusoo kala qaaday somaaliya & octobarta , waxaan xasuustaa waxyaabo badan oo is badalay dabeecadihii soomaalida & wadaniyadii ay lahayd, hada wax wadaniyad leh oo maamulka kujira majiraan dhamaan waa dhuuni qaatayaalsharftii soomaalidana meel ayay kaga dhaceeen waxaa ku adeegta shisheeyaha maraykanka ah & ree europe mana doonayaan inay soomaaliya dawlad noqoto ooy kala danbayn yeelato waxba yaan shirar la aadin waa wakhti dhumin waxaasoo dhan ..dad waxa jira aan waxkala qabanin oo isku dirka soomaalida kaliya ujooga moqdisho oo ree europ ah & maraykanba ...Allaha unaxariisto M.S.Bare....wabailaahi towiiiiiiiiiiiiq
...
written by sagal , June 26, 2011
s/c ilaah ha u naxariisto aabe siyaad aabihii daacada ahaa ilaah isagoo kale hanoo keeno waxa uu ahaaba la ogaayee
ubaxii kacaanka
written by odey , July 01, 2011
waxaan xusuustay anigo yar oo ubaxa kacaanka ka mida ayaan la kulmay halyey siyaad barre iyo iidi amiin oo booqasho ku yimid ceel jaalle anigu markaas igu soo hormaray madax intuu i salaxay ayuu igu yiri maxaad u qabaneysaa dalkaaga markaad weynaato markaas baan ku iri gumeystaha ayaan ka difaacayaa waa i dhunkaday heestii markaas aan u qaadaynay ayaa waxay ahayd sidan: dharaartii oktoobarbaa xoogayagu dhaqaaqay dhiig shubasho dhamaatay ee isticmaaro waxbadan baad olol iyo ba; doodi ina dhextiil goortaan ifkii iyo adduunyadii ku ileystay aayo la;aan ila doontee ee adimada wax ka day irida ka bax aabe siyaad booskiisii cid buuxin karta weli lama hayo AUN JANADII FIRDOWSANA ILAAHAY HA KA WARAABIYO AAMIIN
waxqabadkii madaxweyneheenii sharafta usaaxiibka ahaa ilaahay naxariistii janno ha ka waraabiyee
written by abdirashid114@hotmail.co.uk , July 28, 2011
waxqabadkii madaxweyneheenii uusan madaxweyne soomaaliyeed ka dambeyn ilaa iyo hadda oo aanu dhawr iyo labaatan sanno sii caga gageynayno waa waabaryey calaacal laguma qarin karo qoraalna laguma soo koobi karee ilaahayoow mid isagoo kale ah nooma aadan waayin xilka iyo xukankaba noogu dhiib maalinkaan ku yaaca odayga aan laheyn ilaahoow ma ka joogi lahaynaa ileen talo iskuma kaa sheegto meel walba waan u jabnay ilaahay baana gacan u hoorsasho mudan dhibkana naga qaadi kara hogaamiyaheenii sharafta iyo cisiga u saaxiibka ahaana naxariistii janno ilaahay ha ka waraabiyo aamiin
Waad mahadsan tahiin inta ka shaqaysay
written by Fartuun , August 09, 2011
Waa xasuus wayn wadan baan laheen iyo magac hada waxaan nahay wax carabta ugu yeerto(majaaciin)kuwii gaajeesnaa qofka kasta oo maanta naga mid ah ma wax ha ku barto aduunka ama ha ku dhasho waxaa ognahay lama huraan waa wadankii hooyo ,waayeelkeenii waxaa dhiaby qaboow iyo keleel xad dhaaf ah waxaasna waxaa ka danbeeya waxii dagaalkaa bilow maanta way hayaan dhibkiisa iyo raafkiisa laakiin dad maaskiin ah baa ku dhamaaday oo maanat meel ay adaan aqoonin ,caruur, hooyooyin ,aabayaal waxaas oo dhan yaa ka danbeeya waa kuwa aan dan ka laheen wadaninimo iyo qaran balse waa ILAAHAY WAA XAQSOORE DHIBKAANA WAA NAGA BAXIN KARAA ISAGAAN TALO SAARANAY DADKIISANA HA U GARGAARO ROOB IYO RAXMO IYO BARWAAQO ILAAHAY HA SIIYO AAMIIN WADANKIINA ILAHAY NABAD HA NOOGA DHIGO AAMIIN.walaalayaa waad mahadsantahiin xasuustaan
29/09/2011
written by mahdi cabdi xaashi , September 29, 2011
waa xusuus aad iyo aad iigu wayn aniga iigu reebtaa waayo aad iyo aad baan u yaraa markii la dhagaysan jiray heestaan oo ahayd kacaankii 21kii ok waxaan mahad u soo jeedinayaa intii ka shqaysay
qarandoon@live.se
written by u.dh.i.s , October 05, 2011
waayo waayo iyo wadaninimo walaalnimo isxaqdhowr soomaalinimo adigaalahaa idib iyo aqlaaq
adigaalahaa asluub iyoxishood adigaalahaa isaamin iyo aayatiinba adaalahaa OKTOOBAREY
adaalahaa OKTOOBAREEY Aadaalahaa waxaan marnaba naga go eeyn OKTOOBAR allaha unaxaristo
halyeeyadi dalka hogaankii kacaanka XHKS xaalkii soomaaliya waxaa xumeeyay kuwa hada diinlawe
yaasha markaasba waajireen lamana ogeeyn calakrrnii ahah nooceliyo nabad iyo caano aamiin,aamiin
Asxc isku dabaridaha barnamijga
written by Max,ed c/qadir bahdon , October 07, 2011
Hadan nahay somali waxa nahay agoomo sabab to ah waana kadhintay abaheen abihii somali weyn wana abihii somali waxa ilah uukabaryaa inuu jana fardooso gawaraabsho amiin
...
written by xabad , October 20, 2011
heestaan waxaan ku xuuxtaa waagii aan ahaa gurmadka qaranka ,iyo tarbuunkii,waayo waayo
ilaahay haw naxariisto dhamaantii masuuliyeentii kacaankii
...
written by Waayeel , October 22, 2011
Waxaan kaqayb qaatay 12 October oon wax kamaamuusay anigoo arday ah. Marka aan uga sheekeeyo Ajaanibta aan lajoogo in waxbarashada iyo caafimaadka lacag la'aan noo ahaayeen way yaabaan.

Waa in ay Soomaaliyoo dhan garwaaqsato wax qabadkii Kacaankii 21-ka Oktoobar, ulama jeedo Adeerkay Maxamed kaligiis ee hoggaanka uyuu uhayay, waxayse aheeyeen koox cajaa'ib leh dhammantood.

Waxaa nassiib darro ah in aan kushallayno 'allow yaa dib noogu celiya Afartan iyo hayaay sano saan ahayn' yacni magaari karno heerkaan soomarnay ayaa nagu qunfulan oo arin quus ah u muuqata.

Aan wax kabaranno wixii dhacay horayna u soconno in kastoo daruufaha haatan jira iyo kuwii barigaas ay kala duwanyihiin hadana RAG TASHADAY DHUL WAA TOLI KARAA TAAKA LABADEEDE !!
wadani
written by dalacada kisamyo , October 26, 2011
alla yaa raxmaa waan ku darsaney illaah ku raxmo aabe somaliyeed waxa u ahaa nin u fiican dan yarta umada jeclaa lakiin duwaag ayaa ku tashatay wadanka ku dheelay maanta waad aragtaa heer aan mareena aduunka meelkasta aad tagtid somali ayaa xabsiga ku jirta gabdhahii soomaliyeed asturnaa waxaa haysta buutista ,jamakan kuwaas aan safri jirin ayaa waalid ama walaal la soconin sida diinta qabto marka uga horeysay oo aan arkay gabar somali wadan carbeen nin u xeran sida xoolaha inuu cunta u keeno halkan joog uu guri haysta si xoog ah wadankaas waa libiya somalida la jirtay laga reebay,siyaadow alla haku naxaristo ceebta aduun alla ha astura hadii isku haysay 21 sano dadkan arkay,
miss
written by amal , November 22, 2011
walal aad ayan kaga mahad celenayaa dadalkaga waana kugu faraxsahay ilahay kor ha kaayeelo.

waxaad garatay waxay garan waayeen dadkaa wawayn.aad iyo aad baan kugu faraxsanahay waxana tahay qof lagu faano.

rabi haku xifdiyo cadowna hakaa haayo.
...
written by Magacayga wa cabdirisaq dhaqane colad , December 16, 2011
Wan oya markan maqlo shekadi aabe siyad malin malmaha kamid ah aya waxan maqlay hoyo somaliyed ojokta giriga oynayso oo ku oynayso hadan kufarxi l lahayn dawladi kacanka masan aya igu dhici lahayd oo gal igaraci laha
Aabe Siyaad wuxuu ahaa qof weli ah
written by Avv. Abdiaziz Ahmed Abdullahi,, Baarlamaan,, , December 25, 2011
Salaan kal iyo laab ah iyo mahad celin ku wajahan abaabulayaasha webkan kadib.
Run ahaantii mahayo qoraal badan iyo warar dheeraad ah oo aan kasii sheegi karo taariikhda aabihii ummadda soomaaliyeed Jaalle Maxamed Siyaad Barre, waayo, horay ayaa loo sheegay wixii wanaag ah ee uu mudnaa, laakiin anigu waxaanba aaminsanahay iuu ahaa qof Owliyo ah, waayo, Nebigeena Maxamed nabad gelyo iyo naxariis korkiisa ha ahaatee wuxuu yiri ANNAASU SHUHADAA FIL ARLI, oo mecnaheedu yahay DADKU WAXAY MARQAATI KA YIHIIN DHULKA.

Calaa kulli xaal, dhammaanteena waxaan wada qirnay islamarkaana qof soomaaliyeed oo waxgarad ah uu qirsanyahay in Maxamed Siyaad Barre uu ahaa qof wanaagsan.
Sidaasi awgeed, haddana shaki kuma jiro dhammaanteena inaan wada qiri karno in Maxamed Siyaad Barre uu ka mid ahaa Owliyadii nooleyd zemenkiisa.

Dhanka kale, haddii idinka Ebbe kadib ay dhcdo in isla maanta Maxamed Siyaad Barre laga soo saaro qabriga laguna soo wareejiyo dunida, markaas kadib la weydiiyo inuu sheego halka uu yahay dhulka soomaaliyeed.
Haddadaba, makula tahay inuu fahmi lahaa ama inuu dalka iyo dadka soomaaliyeed ka garan kari lahaa dalaka iyo dadyowga kale ee caalamka.
Sidoo kale, bal ka waran haddii marxuumka loo tilmaamo laguna yiraahdo waa kuwan Dalkii iyo Dadkii aad u aheyd Madaxweynaha. Haddaba waa soaale sidee baad u maleyn kartaa inuu noqon lahaa dareenka marxuumka?
OKTOOBAREEY ADAA LAHAA
written by Aweys,Holland, , January 13, 2012
BAL SI FIICAN U DHAGEYSO HEESKAAN AY KU LUQEYNAYAAN KOOXDII QRANKA EE
HOBOLLADA HEEGAN EE BOOLISKI SOOMAALIYEED, ILLAA MAANTA BOLIIS MA JIREE.
INDHEERGARADKI KACACAY ADAA LAHAA. ILAYSKI XORNIMO UGU BAAQIDEED ADAA LAHAA,
HORUMARKI DHAN KASTABA LAHAA EE XILLIGAAS WAA DAWLADDI KACAANKA AHEYDE,
HALKAAS KA ARAG , WAA QOFKI DHASHAY BURBURKKA IYO JABHADAHA, QAWLEYSATADA IYO BILILIQO DOONKA KA DIB.
xusuus
written by Shaacir , January 18, 2012
ASC dhammaan inta ku taxan Pagekaan waxaal leeyahay soomaaliya Allah ka dhigo sidii ay awala aheyd o kale Siyaad barrena allah unaxriisto.
qabqablayaasha allah ka qabto waddankeena.
aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaammmmmmmmmmmmmiiiiiiiiiiiiiiiiii
nnnnnnnnnnnnnnnnnn
Wadaninimadu waa waajib
written by Gabar Wadani ah , February 20, 2012
Asalaamu Caleykum, dhamaan dadkegii soomaaliyeedoow

Waxaa lama huraan ah dareenka wadaninimada iyo jeceylka dalka iyo dadkaba. Heestaan markii aan dhalinta yaraa ee aan radio-ga ka dhageysen jiray ma dareensaneyn in maalmaha aduunka sidaan inoo ceyrteyn doonaan. Waxaa nagu habsaday masiibo, waayo dal iyo ehel la'aan waa wax xanuun badan. Dhaawac fogaaday baan qabnaa, ciil baan ka dharagnay, quursi baan aragnay siduu u xanuun badan yahay. Qabiil dhaxalkiisina aragnay, Allow yaa maanta dib noo celiya miyaan wax sheegan lahayn, miyaan midnimada dumin lahayn, miyaan gumeyste iyo daneyste fursad siin lahanyn, taasi waa maya. Hadaba Allah waa Awoodlee aanu asaga is raac, nabad iyo xornimo ka barino oo aan qalbi saafi ah kaga barinaa waayo saafinimo ayaa aqbal duco leh.
Kuwii dalka iyo dadka u adeegay kuwii nool iyo kuwii dhintayba Allah ha u naxariisto. Maxamed Siyaad Barre and Co. waxaa af qabtay gumeyste iyo xaq duudsiye waxayna ka faa'iideysteen jahliga umadeena. Caana daatayba daba qabashay leeyihiine aan ubadkeena ku korino, jeceylka diinta iyo dalka, waayo ayagaa ah kuwa dhaxalka u ah dalkeena la il daran colaad, jahli iyo xumaan leh oo dhan. Ha nala weynaato WADANINIMADU KALA TAGANA HANALA FOOLXUMAATO.
Walaalyaal Nabab iyo Barwaaqo dhulkeeni Allah ha siiyo.
Waxaan si gooni ah ugu mahad naqayaa kii ama kuwii ka shaqeeyay Webside-kaan iina ogolaaday in aan xasuusto bari samaadkii dalkeygii hooyo.

...
written by Star , March 29, 2012
somalia was a country that was admired by many when Jaalle Siyaad was the president but look at it now it is a grave yard. the somali population need to learn from their mistakes and forget about the internal hatred and focus how to rebuild their country which is blessed with natural resources. thank you
...
written by Diiriye , April 08, 2012
Anigu waxaan ahaa ragii kacaanku soo saaray ee gaadhsiiyay derajada sare iigamana horeyn wax kale iigamana dambeyn
...
written by Calasow , April 09, 2012
Waxaynu u baahannahay kacaankii oo kale si uu u karbaasho ku aan samaha ogolayn ee dalka ku cayaaraya iyo kuwa gooni u goosadka xaaraanta ah wada, waxaan leeyahay dhammaan ummadda Soomaaliyeed ha isugu tagto gooni u goosatada iyo argagixisadu waa isku mide hana loo hiiliyo kuwa weli ku dheggan Soomaalinimada ee labaxay Khatumo state of Somalia, haddaynu nahay waddaniyiin intii aan is haysanay waxay ku dhegganayaan midnimo, waa inaan fadhiga ka kacnaa.
GU Student Galkacyo Somalia
written by Nuur Shiikh. , June 06, 2012
ASC dhammaan cidda dhaalacata Boggaan,
Waxaan Alle ka baryaa in uu nasiiyo wax udhigma Aabheena ceeblaawaha ahaa ee Jaalle Maxammed Siyaab Barre.

...
written by Wadani , June 24, 2012
Beautiful song, I wish i was there, I only know the tales of October but was a child before the war broke out.
Gabaygii 'aan isku dhoobnaano'
written by Adan maaweel , July 15, 2012
1982dii ayuu maxamed aadan jaamac maaweel AHN saadaaliyay sida aan maanta nahay.wuxuu ka mariyay gabayga dhagax-tuur hargaysa iyadoo aabe maxamed siyaad bare AHN fadhiyo.Wuxuu yidhi:dadka kale qofkoodii dhisay dhiiri,Goortuu dhaliilaha arkay dhalada saaraane,hadduu dhulkiisa u halgamo kuma dhabcaalaane,naf ka dhalatay soomaali baan dhabaq la'aanayne,sida dhuugga xoolaha cunay kuugu dhegeyaane'' e-mail:adammoha45@hotmail.com.codso isagoo cod ama qoraal ah.free of charge.waa wadani,waa abaal-gudkii aabe siyaad,waa ka joogaydii soomaali maryoolay,waa saadaal rumowday.
Wadani
written by Hashi , July 19, 2012
Subax walba saacad walba
saadirkaanu barinaa
janadii inuu ki siiyo
aabbe siyaad
QUDBADXUSUUS AH OON SHALAY,
written by Dalmar , August 26, 2012
Waxaan shalay dhagaystay, khudbad cajiib ah oo labo Mudane oo ka tirsanaa Xubnihi GOLIHI SARE EE KACAANKA, ay sanadi 1970 ka jeediyeen Xarun cusub oo Booliska Soomaaliyeed loog yagleelay DEGMADA KAARAAN, LABADAASW WAXAY KALA AHAAYEEN ALLA YARAXMA BRIGEIYER GEN
XUSEEN KULMIYE AFRAX OO MARKAAS AHAA WASIIRUL-KHAARAJIYE IYO GENERAL QOORWEYNE OO0 MARKAAS AHAA , MUDANAHA KOOWAAD , GOVERNARKA MUQDISHO, MUDANAHAA OO AANAN GEERIDIISA MAQAL.
SOOMAALIYEEY BA DHAGEYSTA KALADANBAYNATA, MADAX DAACAD AH IYO RAIIS DAACAD .
xasuus aan la ooyay
written by wadani , August 30, 2012
run ahaantii waa arin aan dib noosoo marayn midaan oo kale mxaa yeelay lama helayo ninkaan oo kale soomaaliya waxaan alle uga baryayaa inuu eebe janadii ka waraabiyo anagana alle nasiiyo dawlad cadaalad ah koley aabe siyaad oo kale heli mayno
mr
written by by jugey , September 23, 2012
waxan isleeyahay umada somaaliyeed in ay kala ogtahay maanta iyo shalay qaran nimadi ay iska dumiyeen
Allaha usoo celiyo karaamadi somaliya
xusuus
written by abdul , October 21, 2012
maanta oo ah 21 oktoobar waa xusuus in badan soomaali ka mid aniga waxay ila tahay in kacaanku wax fiican qabtay laakiin nasiib daro uu ku guuldaraystay inuu badbaadiyo mirihii kacaanka soomaaliyeed oo loo badalay wax qabiil gooni ah iska lee yahay , wixii dhacay kacaanka ka dib ma aha mid si sahal qoraal kooban loogu soo bandhigi karo, waa guuldaro kaamil ah oo rajo tirtay dhamaan ummadda soomaaliyeed , waxaan ilaah ka baryayaa inuu wanaag noogu badalo waxa aan dhexdabaalanayno ee qabyaalada iyo is nacaybka ah aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiii
iiiiiiiiiiiiiiiiiiin
wadani
written by dagaari , January 16, 2013
waxaan dareemayaa inay heestani darayn dowladnimo iyo waxaydadkeeda uqamankartarto katurjimayso taasoo ah wax muddo nagamaqnaa. markaan kagudubno mugdigii qabiilka ahaa oonlagaliyay. haddaan bilaamaynaa ee soomaaliyeed lasocda

Oktoobareey adaa lahaa
written by Saciid , March 21, 2013
Wlhi qiiro ayaa i gasho, inkastoo dowlad aan arkin.
Lkn inkastoo aan arkindowlad hadana Jaale Maxamed Siyaad Barre wuxuu ahaa nin soomaali isku haayey
ilaah ha u naxariisto aamiin aamiin
...
written by amal , April 16, 2013
+naxariistii jano alaha ku siiyo soomaali la aantaa qax rafaad iyo itoobiya oo u talisa ayey noo horseedeen dadkii wadanka laga joogi waayey u malayn maayo in mardame sharaftii mahamed siyaad oo kale noo qorantahay inaan soo maro waacalool xumo wuxuu nagaarsiiyey siyaad heer aan afrikoo dhan farta ugu yeerno maantana kuwii siyaad farta ugu yeeri jiray ayaa naga faana oo gabdhaheena fara xumaya ooh oooooooooooooooooooooooh waxaan ahayn iyo waxay naga dhigeen

...
written by aaamala@hotmail.com , May 09, 2013
Hees Wadani ah Oktoobarey adaa lahaa

Waa Kooxdii Heegan ee Ciidanka Boliska Soomaaliyeed, waxaa heestan iska leh miraha iyo musigaba Allaha u naxariistee Col. Abdi Bashiir Indha buur, waxayna gashay heestan N0. 1 . XILIGAAS
erayada faraha badan oo uu Abwaanka tiriyay caadi maaheyn ilaa 13 erey oo AMAAAAAAAAAAAAAAN xaada ku kacinaysa ayaa ka dareemaysaa

kooxda heegan, waaberi wax uma taqaan waa hubaaaaaaaal .
EX. SCOLUA DE POLISIA VIVA HEEGAN CBS
Mr
written by Abdirisaaq Dabagoye (shoombe) , July 18, 2013
Ilaahay ha u naxariisto aabhii umada somaliyeed heestaana waxaa sameeyey ilaahay ha u naxaristee Abdi bashiir indho buur codka ka dhex muuqdana waa ismaaciil wixii kooxda heegan ku saabsan igala soo xiriira Shoombe8@hot mail.com.uk waayo waxaa aabahay ahaa assaasihii kooxda heegan ilaahay ha u naxariistee Mahmuod Ahmed Cali dabgooye kaaso kooxda ku soo daraya Abdi bashiir indho buur Oo tababar u soo galay dugsiga sare ee boliska kana yimi beledweyne
Mr.
written by Talokeen , November 04, 2013
Mahadsanid qofka soo galiyey heestaan.
Korkaa Idubaaxinya
Ifka waa beryiyo
Il soo aadantaba
Ifafaalo gaar ahbaa
Lagu arkaa
Lagu ababiyaa
Dabeed Lagu Asteeyaa
Eheey eh Miyaan wada Qori karaa
Wow what a time
Soomaaliya koob shaah ah oo aan shaqaystay anigoon ka cqbbin ayaan ka dhoofay
Aaway Quruxdii aan u laabtee.
Xarunta Agoonta
Xerada curyaamiinta
Guryaha shaqaalaha fannaaniinta
Xeryqha ciidqmqda
Madaxtooyqdq qaranka

Xeryqha qaxootiga
Guryqha shaqaalaha warshadaha
Xeryqhq Gaadiidkq
Xaruntq shaqaalqhq
". " Hooyooyinka
Tababarradq macimiinta
". " ciidamada
Macqlimiinta
Kallumaysatqda
Iyo 100 kqle iwm
Oo midba line gaar ah ku socoto oo ah adeegga Bulshada
Talo: raadkii dib u raaca
Waa how to find your way when you Get lost and then correct yourselves:
That is the only way exist universally.
Allow Maxamed siyaad Iyo dhammaan intii dhimatay u naxariiso. Aamiin
FAO directoer Roma
written by dott saacid , November 09, 2013
vivvo october adigaa lahaa vivvo october adaa lahaa ,anigaa lahaa vivvo somalia vivvo muqdishow 1980 ayaa igu danbeysey
halyay soomaaliyeed.
written by awil , December 06, 2013
Laba goor ayaan arkay kolna meesha la yiraa sablaale In The lower shabeele region.
Kolkii, kalena baidoa Walaahi Somali xalaal ah ayuu ahaa.
Somali ma Kala, iyagaa xumeeyay. Ilaahay jano ha kaa waraabiyo.
Buffalo, NY USA
xasuus
written by DEEQO , December 18, 2013
Wooooooooooof anoo yar baan soo xasustey tarabunka habenka 21 oktobar waxey i aheed farxad ma garanyo subxanalah wana yaraa sabato ah tarabunka xafadena u dhawa feysto an daremi jirey seexo bari feystada ad adee aa ley dhahi jirey aabo siyad allow ku naxariiso live baa ula kulmey aad baan u jeclaa ilahow wa ku baryaa u naxariiso asagoo kale ma na so marayo amiiin amiiin kuwii naga jajabiyey meel xun allah geeyo
Xaal qaado, oktoobareey
written by Dalmar , February 18, 2014
Oktoobareey xaal qaado. qofkii barigaas joogay kana qaybgalay , Oktoobat iyo waxtarki la arkay , maantana arkaya silica iyo saxariirta iyo madaxda maanta la arka;;;;;;;;;; ma wadi karee OKTOOBAREEY XAAL QAAD.
XUSUUS WADANINIMO OO SHARAF LEH AYEY MUDAN YIHIIN KOOXDA HEEGAN
written by Dalmar , February 18, 2014
KOOXDA HEEGAN DHISMIHI DALKA XILLIYADII HORE GAAR AHHAN XILLIGII DAHABIGA EE KACAANKII SOOMAALIYEED QAYB WEYN AYEY KU LAHAAYEEN.
waxaan, jeclaan lahaa inaan qabrigiisa siyaardo.
written by mohamed dheere , February 20, 2014
Ilaahay, janadiisa ha geeyo. Anigu waan arkay
Waxuu ahaa madaxweynaha kaliya oo aan ku uu leeyahay
Laga dhaxlin
Waxaana, igu maqaalo ah, n
ilaahay ha kuu naxariisto. amin
written by mohamed dheere , February 20, 2014
Wuxuu ahaa, madaxweynaha kaliya oo aan guri
Laga dhaxlin. Waxaan maqlay kolkii uu xamar ka tegay
Kenya Waxuu bariis ku cuno ayuu waayay.

kacaankii 21 oktoober
written by mohamed , February 23, 2014
alle ha unaxariisto aabihii umada soomaaliyeed jaale maxamed siyaad bare markaan dhageysto heesahan caawa seexan maayo xusuus awgeed
Comment
written by Jilacow Cadde , September 28, 2014
Jaalle siyaad geesi wadani ah umada soomaaliyeedna aysan iloobi doonin taariikh xidido lehna ku reebay soomaalida, waxaana la sheegay in uu towbad keenay aakhirkiina oo aan lana habaari karin lana caayi karin. laakiin waxaa wax la yaab leh ah abwaankii alifey heestan sida uu isku aadiyay miraha heestan runtii wuxuu ahaa nin wadaniyadu madax martay oo ii cusub mar kasta oo aan heetan dhageysto: CABDI BASHIR INDHOBUUR
Ileeyskii Xornimo Ugu Baaqideed Adigaa Lahaa....
written by Ex-UKO-Siigaale (Dhedig) , October 21, 2014
Aan iyo Qabiil - Iil kaga xirtee
Eex iyo Dileel iyo Dhac Ka Aasideed......

Aaran iyo Doog u agaasinkeed - Adigaa Lahaa........
Octoobareey adaa lahaa, adigaa lahaa
Write comment
smaller | bigger

busy
 


Custom Search

Jaalle Siyaad Book/Buug