Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Comments
(60)

SOMALI JECEL AM SOMALI FROM JABUUTI
written by fuaad , July 17, 2009
written by fuaad , July 17, 2009
ilahow u naxariiso siyaad,halyeygi somaliyed ,uma maleeyo somali ninkan oo kale intu soo maro,ilahow dalka noo hagaaji.ilahow qashinka naga qabo ,alshaab dowlad isku sheegana naga qabo,iyo wixi kaso hor jeeda nolosha umada somaliyey.
war yar oo faransiis ah ayan ku darsaneya hadalkeyga ,kolay wad igu qosli doontin
que dieu lui accorde la grace et la paix au paradi siyad,que la paix revient au somali,la paix est entre nos main,alors faut faire la paix et arreter de vs battre pour rien merci viva somalia for ever ,xaasidka somaliya ha dhinto
bi idmi laah
norway

student
written by kamal , August 09, 2009
written by kamal , August 09, 2009
siyaad bare ilaah ha u naxariisto inkastoo uu ahaa qof qalad iyo saxba sameeyey hadana inuu nin fiican ahaa waxaa la ogaaday markii la arkay wixii ka danbeeyey. illaah ha u naxariisto
CHIMPATRA
written by STUDIO MANCHESTER , August 09, 2009
written by STUDIO MANCHESTER , August 09, 2009
ALLA WAAXIDKA WAXAAN KA BARYAYAA {MAXAMED SIYAAD}JANATUL FIRDOOS GEESI AYUU AHAA WADANKIISA WUU DHISAY,MASAAKIINTA WUU U ROONAA,CADAALADA AYUU JACLAA,WUU NAGA TAGAY,HADUU XUMAAN LAHAA WAALA DILI LAHAA,ALXAMDU LILAAH GACAN DAD KUMA UUSAN DHIMAN........ALAAHUMQFIR LAHU WARXAMHU BIRAXMATIKA.........
from Galdogob
written by Gas Dhagool , October 11, 2009
written by Gas Dhagool , October 11, 2009
Ilahey ha ku naxariisto geesi geesi dhalay bad aheyd
janadii ilaahy ku gee maxamed siyaad
written by axmed laaska sool , October 22, 2009
written by axmed laaska sool , October 22, 2009
ilaahy janadii fardowsa ha geeyo waxaan ku tilmaamo garan maayee halyey ehlu kheyr ,muwaadin ,jaalle maxamed siyaad bare wuxuu aha muwaadin wadan jecel geesi dadkiisa iyo dalkiisaba wax u qabtay lakin waxaa qlad laga fahan siiyey dadkiisii oo ku soo jeestay u malayn maayo inaan dib u helayno cid laimda maxamed siyaad
janadii aloow ku gee maxamed siyaad bare
written by cabdi-fitaax cali faarax, ilkacase , October 25, 2009
written by cabdi-fitaax cali faarax, ilkacase , October 25, 2009
asc marka hore dhamaan akhristayaasha oo dhan? bacda salaan waxaa xaqiiqah ayadoo faan aheen siyaad bare inuu ahaa nin kii ugu horeeyay soomaalinimo hogaaminteeda uguna danbeeyay mana soomari doono waligeed soomaaliya taas niyada galiya hadeey saas aheen siyaad waa ka tagaye meey wax dhisaan 22 sano waa ayada la isku hee heestee soomaaliyeey?
Puntlander
written by Puntlander , November 16, 2009
written by Puntlander , November 16, 2009
Ilaahay hakuu naxariisto Madaxweyne Maxamed Siyaad Barre, maantaan ogaanay wax yaabo badan oo aad adigu nugu boorin jirtay sida Iskaa wax u qabso, wadanka wax u qabo dadkaaga dhinac karaac. Horumarkaad nooga tagtay baanu ku diirsanay alxamdulilah maantana hal dhagax cid ku dartay maleh. Ilaah hakuu dambi dhaafo oo kuu naxariisto Amen
Links Ltd
written by Mohamed Qaybdid , November 26, 2009
written by Mohamed Qaybdid , November 26, 2009
Siyaad Barre Waa haleey soomaaliyed oo taariikhda baal dahab ah kaga jira
janadii burburtay
written by Fartun Ali Hasan , December 28, 2009
written by Fartun Ali Hasan , December 28, 2009
ilaahay ha u naxariisto maxamed siyaad wuxuu ahaa wadani wadankiisa jecel dhisay lasimay dunida soomaaliya waxay ahayd wadan barwaaqo maxamed siyaad wuxuu soomaaliya uga tagey jano waxeyna iskubadashey naar ay dadku gacmahooda ku samaysteen ilaahoow wadanka noo daji ilaah hakuu naxariisto oo ha kaa abaal mariyo wanaagii badnaa oo aad u qabatay wadankaaga amen
illaahow u naxariiso Aamin
written by sidiii , January 26, 2010
written by sidiii , January 26, 2010
Wadani oo ahaa.Jalle maxamed siyad barre naxariistii jano illah haka thawaabiyo Amin,maxaa yeelay qalad hadoo galayna waxoo ahaa bini aadam bini adamna qalad wuu galaa,waxaase kadaran kuwii ka soo horjestay oo caado qaatayaasha ahaa, manta yurub ma dawarsadeen hadoo nidaamkoo noo dhisay noo jiri lahaa,wixii cada qadashada ahaana manta inta magac ee ukala baxeen waa ujeednaa wax lagaranwaayey ayee noqdeen ma bini aadmaa mase waa duulkale waxa ulajeedaa waa Alshabaab iyo Doolad isku sheega meesha la soo qotomiyey labadaba waxa dano kuwato duul aan lagaranayn ee illahow adaa weenoo waxid ehee naga soo gaar ee doolkaan daaha hoostis loogu jiro naga qabo Amin Aamiiiiiiiiiiin.
magacaa ha raago
written by jamaal kujabe/godka c/llahi dheere , February 11, 2010
written by jamaal kujabe/godka c/llahi dheere , February 11, 2010
qabriga alle how nuuro geesigii keliyahaa ee Afrika maxammed siyaad barre
Juba su,dan
written by Happy , February 15, 2010
written by Happy , February 15, 2010
Layab malahan dunida wax walbo waa fursad kusomarto oo aad dib u firisoo maxa fursad nasomartay oo aanan kafaa idesan waxaa jirtay aabo siyaad bare allah naxirtisa hasiiye. (Yaa nabad hayo notosiyo calanka?)
geesi
written by nin reer sheikh Isaaq , March 05, 2010
written by nin reer sheikh Isaaq , March 05, 2010
geesi baad aheeyd markaad naga heeysay doqonada hada na hogaaminaayo..geesi janno baan kuu rajeeynayaa
ALLAH KHAYRKA HA IN WAAFAIYO
written by NIN REER HARGEISA , March 08, 2010
written by NIN REER HARGEISA , March 08, 2010
RUNTII MARKA LA EEGO MAAMULADII MAXAMED SIYAAD KA DANBEEYAY WAXAAN DHIB AHAYN MAY SOO KORDHIN MARKAA WAXAY NOQONAYSAA IN WAKHTIGII MAXAMED SIYAAD UGU WANAGASAN SOMALI MARKA LAGA REEBO SOMALILAND OO ALLAH HA U NAXARSIITEE UU CIGAAL SI FIICAN U DEJIYAY.
SOMALI WAXAY U BAAHAN TAHAY GEESI MARAKAL HOGAANK U QABTA SACIIM.
SOMALI WAXAY U BAAHAN TAHAY GEESI MARAKAL HOGAANK U QABTA SACIIM.
allaha unaxariisto geesigii somaliyeed
written by muwaadin somaliyeed , March 12, 2010
written by muwaadin somaliyeed , March 12, 2010
allaha u naxariisto madaxwayne siyaad barre wuxuu ahaa halyey somaliyeed lkn waxa helay dugaag hadaba maantay hayaan dhitadaydhigteen nin baa yiri siyaadow siyaadow hadaan waayo lagu suuxin somali wacal baan ka ahay kkkk walahay way rumoowday ileen shaacirku waa balee waxan leeyahay rag lamida way jiraan oo somaliya lkn majoogaan somalia mantana kama dhex muuqdaan siyaasada somaliya ee qurbahay jiraan allaha naga qabto allshabab dawlada fadaralkaa iyo all inta nabaday in aan ku silicno qurbaha waxan ahay wiil somaliyeed oo waayo arag ka ah qurbe
geeridii naxdinta lahayd ee gumaysi diidka mxw maxamed siyaad barre
written by galdogob soomaaliya , April 01, 2010
written by galdogob soomaaliya , April 01, 2010
allah ha u naxariisto madaxweyne maxamed siyaad barre,waxa ay taariikhdu ka markhaati ka tahay in uu ahaa geesi aan la ilaawi karin,oo gumeysi madaw iyo mid cad cagaga iskugu dhuftay wixii uu arkayeyna soomaali maantay haysaa ee allow dadka iyo dalkaba noo badbaadi .waxaa bur burka dalka iyo diintaba loo adeegsaday kuwo aan aragti siyaasadeed oo xeel dheer aan lahayn sida ssdf,usc,snm.halgankiinii foosha xumaa ee aad u adeegayseen gumeystaha maxaad hadda ka dhaxasheen,mise kale daadashada dalka waxaad u aragtaan guul idiin soo hoyatay.allow u naxariiso madaalihii m.siyaad barre.
allaah ha u naxariisto ,wuxuu ahaa soomaali daacad u ah dalkiisa iyo dadkiisa.
written by Ahmed , April 07, 2010
written by Ahmed , April 07, 2010
waxaan hubaa in maanta qofkasta oo soomaali ku abtirsadaa inuu dareemay ,maxamed siyaad kuu ahaa
iyo wuxuu ummadda ugu toornaa ,wuxuu ahaa geesi qaran ,xalaal ku noole ah ,cadowga ummadiisa iyo dabadhilifkoodana neceb ,lana diriri yaqaan.
wuxuu ahaa geesi shanta soomaaliyeed u siman yihiin ,soomaalidiidka ka xajiimoon jiray ,afmiinshaarka iyo jaajuuska ,qarandumiska iyo wixii xun oo dhan hangool ku hayn jiray.
ilow u naxariiso madaalihii soomaaliyeed
ahmed ali
baydhabo janaay soomaaliya

Taariikhdu dadkay bartaa
written by Abdi-akhyaar , April 09, 2010
written by Abdi-akhyaar , April 09, 2010
Waxaan xasuustaa sanadki 1991, marki Marxuum Jlle Siyaad Alle ka badbaadiyey
Hgarti iyo shirqoolladi Gumeysiga iyo dabadhilifkiisa GUDAHA iyo DIBADDABA joogay,
in Nin Joornaaliiste ah oo u dhashay dalka Tlyaaniga uu markiiba qoray kuna qoray
Wargeys dalka Talyaaniga ka soo baxa hadalkaqn; DADKA SOOMAALIDA AH HADAY
WAX BADAN DOONAAN OO RAADIYAAN IN AY HELAAN BRESIDENT MARXUUM
MSB- OO KU MAGAC DHEER JAALLE SIYAAD AMABA GUULWADE SIYAAD, ALLAHA
U NAXARIISTEE IN AY KU QAADAN DOONTO 100 SANO IYO KA BADAN IN AY HELAAN
MAQAARKIISA OO KALE.

the best president we ever had ( noolow,noolow,noolow siyaad noolow).
written by olol , April 10, 2010
written by olol , April 10, 2010
Your beloved nation has missed u. When u left - Somalia had taken the wrong turn , plunged in to a civil war and chaos with no forseeable end. He had worked so hard and built a strong and modern country with a free and functioning puplic services as well as cities with all the modern ameneties running.May ALLAH rest your soal in peace and reward u with his paradise - AAmiin.
ALAHA U NAXARIISTO MARXUUN M.S.B
written by axmed xoosh , April 11, 2010
written by axmed xoosh , April 11, 2010
naxa riis iyo janatul fardowsa alaha ka waraabiyo waxaa uu ahaa halyay mar soomaray soomaliyo soona maridoonin markale hadaa nahay soo maali waxaa halkaas nadhigay qabyaalad wataaye wax hanootarto dalkeeni iyo dadkeeni iyo waliba danteeni waan ku ciyaar nay maanta talo faraha naga wayka baxday ALAHA U NAXARIIS MO HOGAAMIYE HEENO CAADILKA AHAA
AHMED XAASHI
written by WADANI SOMALIYEED , April 11, 2010
written by WADANI SOMALIYEED , April 11, 2010
alaha unaxariisto aabihii umada jaale maxamed siyaad barre waxaan xusuustaa qodbadiisii ahady xukuumad markay dhacdo ayaa ama lahabaaraa ama looduceeyaa hadaba waxaan ogaanay aabo siyaad inuu ahaa wadani caadil ah laakiin maanaan ogayn markuu namaamulaayay ee waxaan ogaanay markuu geeriyooday ALAHA UNAXIISTO JANADII FIRDOWSANA HAKAWARAABIYO AAAAAAMIIN ninkii talada xumaa wuxuu yiri markaan tabarhayay talo mahayn maantoon talo hayana tabar mahaayo waatan soomaaliya haysata aloow adaa awood lehe noonaxariiso oo sidaan nagasaar AABE SIYAADNA UNAXARIISO AAAAAAAAAAAAAAAAAMIIIIIIIIN
Alle HAKUU NAXARIISTO AMIIN AMIIN AMIIN
written by abdigargaar/holland , April 15, 2010
written by abdigargaar/holland , April 15, 2010
DAD YAHOW WAXAAN LA YAABAY UMAD DHAN OON HAL GOF OO WADI AH LAHAYN,, SOO WAX AAD LOOLA YAABO MAAHAN???? ILAAHOOW UMADAAN U NAXARIISO...........
a
written by cumar aadan cabdi , June 11, 2010
written by cumar aadan cabdi , June 11, 2010
illahay janadii fardowsa hagaa warabiyo halyey somali oo dhan
Wadani somaliyeed
written by Cawaale , June 30, 2010
written by Cawaale , June 30, 2010
allaha u naxariisto Maxamed Siyaad Barre..Waxoo aha Wadani Dhab ah,Taariikhdane Baal Dahab ah ka Galay,Lagamane Yaabo Nin la Mid ah In oo Kasoo Baxo Somalia,alow yaa Taariikhda dib usoo celsho, allaha u naxariisto Wadankii dhabta ahaa maxamed siyaad Barre
YAABNAY
written by BAAFO , July 01, 2010
written by BAAFO , July 01, 2010
SIYAAD MA AHAYN WADANI KELIYA EE WUXUU AHAA MADAXWEYNIHII AFRIKAAN AH E E YURUB MRAYKAN KA OYSIIYAY AYNA LEGDI WAAYEEN OO DANAHOOD KA FUSHAN WAAYAY YAHUUDA HABA SHEEGIN LAMA MAQALSIIN KARIN ALOW KUU NAXRIISO MSB AAAMMMIIIIN MUWAADIN WEYN
aan ooyee albaabka ii xira
written by wiil murugeysan , July 18, 2010
written by wiil murugeysan , July 18, 2010
allow u naxariiso marxuum maxamed siyaad.....ilaah ayaa igu og been ma aha soomaali ilaa iyo hadda uma talin maskax ka roon ina siyaad barre, alla yaa raxma madaxweynaheyna sharfanaa iyo mas'uuliyinta kale ee qeyb mug leh ka qaatay horumarka dal weynaha soomaaliyeed
rafaad raaxaa ka dambeyso insha allah ah
written by xasan daacad rafaad , September 02, 2010
written by xasan daacad rafaad , September 02, 2010
asc walaalayaal nama soo marin inna siyaad bare oo kale alla yaa rahmah lkn ha ka waaya=i meysaan waxaad allaah ka barino insha allaah waanna arki doonaa wadan keyna in uu naqdo wadal loo soo tahriibo insha allah ee ducadeyna allaha noo aqbalo aamiin aamiin yaa rabi madax weynaheenane allaha una xariisto aaaaaaaaaaaaaaaaaaaamiiiiiiin aaaaaamiiiin janadane allaha ka warabiyo amiin aamiin dadkii carsshiga alle har sado allaha naga nigo dhamaanteenaba aamin aamin waxaana harsado carshiga alle 7 qof madax weyneahena waxuu ahaane sida lawada ogsoon yahay caadil waxba yoyna hadalka ila sii durkin waan so kobaa waxaad ku wada duceysataa in wadanki dhibaatada kataagan in uu allaah nooga dul qaado aamiin aamin allow iga aqbal inti muslin ahne ka aqbal dhamaan
weriye
written by maxamuud cali nuur (toronto) , September 04, 2010
written by maxamuud cali nuur (toronto) , September 04, 2010
Jaale maxamed siyaad barre allaha u naxariisto wuxuu ahaa shaqsi aan asoo kale laga heli doonin soomaaliya.
Aabo m.s.b
written by Suldan young , October 06, 2010
written by Suldan young , October 06, 2010
Allahaa u naxaristo wuxuu ahaa aabihi umada somaliyed soo daaihiyey lakin hamigisi caada qataa kuciyaray allow jana fardowso kawarabi aabo waxad ahayd halyey dadka iyo dalkaba wax taray waxaa lago tilmami karah aabihi umada somaliyed lakin waxaa kadambeyey dogag barqadi dadka cuno illow dadka kaqabo m.s.b allow kunaxariso amin amin amin amin
Allow kunaxariso
written by Suldan young , October 06, 2010
written by Suldan young , October 06, 2010
Allahaa janadi fardowso kawaribiyo waxad ahayd wadani dad iyo dad jcl amin amim
...
written by ahmed hussein, abdikani ibraahim iyo muktar abshir , November 04, 2010
written by ahmed hussein, abdikani ibraahim iyo muktar abshir , November 04, 2010
allaha ha u naxariisto halyeeygii soomaaliyeed waa aabaha umada soomaaliyeed meel walba eey googyo . janadii allaha geeyo kuwa waxka sheega marxuunkaas allaha naarta jahanaba hageeyo .
uk.
written by mahadi.adan , November 16, 2010
written by mahadi.adan , November 16, 2010
ilahay.janadiifardowso.hakawarabiyo.gesi.wadaniyah.ayuu.aha.nin.lamimid.ah.soomaliya,majogo.geesigasigas.ookale
lolo
written by sade , November 19, 2010
written by sade , November 19, 2010
nooloow nooloow siyaad noolow umadwalbaa markay madaxnoqdaan ayaa lakalanacaa nabee noo matalin maskax noogaroon nooloow siyaad nooloow
...
written by abdi yare , December 09, 2010
written by abdi yare , December 09, 2010
waa abihii umada soomaaliyeed oo aan aaba kale laheen allow janadii fardowso ka waraabi salaan sare abe, waxa uu ahaa wadani dantiisa danta dalka ka hormari jiray
waa geesi somliyeed rabi ha u naxariisto madaxwaynihii somalia maxamed siyaad barre
written by saciid seed , December 22, 2010
written by saciid seed , December 22, 2010
waxaa u ahaaaa muwaadan somlai ah maxaa si ka denbayey rabi naxariistiisa ka waraabiyo waxano ahayn qaran mantana waxan nahaya dal gumayste haysto yaa xor ah
mr
written by Elmi , January 06, 2011
written by Elmi , January 06, 2011
siyaad nin la mid ah ma la helaayo wax kasta oo dhaca waxaan leeyahay alaha u naxariisto janadii fardoso alaha siiyo maah maah somaliyed ayaa ugu soo dhacday lugtaanay ninba mar ku qabay
geesi
written by sharfa , January 12, 2011
written by sharfa , January 12, 2011
siyaad wuxuu ahaa nin kaliya oo jeclaa soomaali oo idil wuxuuna ahaa abihii soomaali oo dhan waxaana ogaanay inuu ahaa nin wadani ah oo diida gu meeysiga wuxuuna jeclaa dadkiisa iyo wadankiisa waxaan illaah uga baryayaa janadii fardowsa inuu illaah geeyo aamiin waan jeclahay in layirahdo siyaad wadani
alah u naxariisto madax weyne jaale siyaad
written by ahmed , February 05, 2011
written by ahmed , February 05, 2011
wuxuu ahaa madax weyne somaaliyeed oo h caadil wadani ah ,waxaan xusuustaa 1983 waxaan ka mid ahaa ardeydii dugsiga tababarka xalane ugu qeeb gashay 21 kii oktoober salaan sharaf ka qaatay madax weynaha umadda somaaliyeed ilaah hu u naxariito janadiisana ha ka waraabiyo aamiin aamiin
QIIRO
written by CUMAR CABDULLAHI CIILTIRE24 , July 02, 2011
written by CUMAR CABDULLAHI CIILTIRE24 , July 02, 2011
ASC DHAMAN UMADA SOOMAALIA MELKASTO AYAA KU NOSHAHAY WALALY GUULESTA MAR KASTO OO HALGAN KUU JIIRTAN OO DHAAN WAXAN MANTA KU FARAX SAN NAHAY ANIGA OO KU NOOL DHALKAN KENYA EE N/EASTERN PROVINCE KU RAKAY WEB OO XATAA AN KARIIN HAYNI MAGACIISA NOO CAN AH WAXAN XASUUA MUDAN IN LA XASUUSATA MARKASTA
Dad iyo Dal lumay
written by khadar axmed cali , July 07, 2011
written by khadar axmed cali , July 07, 2011
Alaha janafardawso haka waraabiyo wuxuu ahaa halyey soomaaliyeed wadani waxaana umalaynayaa inaan isaga oo kale aanaan helidoonin waxana umalaynayaa hadii asgoo kale lahelo dhibaatadu dhamaan lahayd
allaha u naxariisto aabihii afika iyo geesigii afrika
written by jaale siyaad yare , July 22, 2011
written by jaale siyaad yare , July 22, 2011
ilaahoo unaxariiso amiirrkii hogaamiyihii afrika iyo aabihii soomaalida oo idil inta afka soomaaliga ku hadasho dhamaanteed janatul fardooz allahha ka waraaabiyo ilaahoow iga dhig kii badali lahaaay geesigii soomalina isku soo uruuri lahaaay aamin amiin ii dhaha waan idin baryaaa???? byyyyyy kuwait city?
GEESIGA AFRICA
written by abdi martkaawi , September 08, 2011
written by abdi martkaawi , September 08, 2011
Allah hawnariisto siyaad barre xukuumad ka wanaagsan weli ma arag xukuumadda xumi waxay dhaantaa dawlad la,aanta..
Jaalle Siyaad Allaha u Naxariisto, dembi ayaan ka galney haddii aan nahay Somali, sheydaan iyo Dawlad diid ayaa ina horboodey oo weysadii inoo dhowrneyd , sharaftii iyo karaamadii aan Adduunka ku lahayn ayaan dabka saarni, waana eedney.
Waxaanse idin sheegayaa anigoo ah Odey Somali ah 87 Jir ahna Odey Somalia si fiican u yaqaanna ah, inuu Ilaaheey inoo keeni doono beddelkiisa Adoon Ilaah ka baqaya , Cadaaladdana Jecel, Umaddana u siman oo aan lahaynin Isla weynenimo, waana soo dhow yahay oo Khilaawo ayaan ku arkey habeen sagaal saac iyo bar anigoo soo Jeedo oo wardinaayo.
Ninkaas ayaa Somalia bad baadin doono isagoo wata Siyaasadii qabyaha u ahayd Marxuum Siyaad Barre, markaad aragtaan ha ka harina ee ku daba fayla oo waa kii soo celin lahaa Sharafta, Qaranimada, Karaamada iyo fiicnaantii lagu yaqiiney Somalia. Waxaa kale oo aad ku garan doontaan waa Nin Burji Weyn leh Timahana ka cad, Jirkiisuna dhisan, Islaamkana kor ayuu ka yeeli doonaa, Somaliana dib ayey Qabriga uga soo baxeysaa.
Maalinta aad maqashaan Warkiisa iyo Siyaasaddiisa waxaad arki doontaan Calaamooyin aad iyo aad isugu Jaan go'an oo Xasuus weyn ku yeelan doonto Maskaxda Afrikaanka iyo Caalamak oo dhan, Dalkana Barwaaqo aan ka soo koobi karin ayuu galayaa, Dawladaha deriska ahna wey u soo shaqo tegi doonaan Somalia oo iyagoo Kafiil laga noqon doon , Insha Allah.

Mr
written by maxamed Cabdi mukhtaar , January 01, 2012
written by maxamed Cabdi mukhtaar , January 01, 2012
ASC DHAMAAN UMADA SOMALIYEED, MARXUUM MAXAMED SIAAD DADKII KU SOO GAAREY AMA ARKEY NABADII MACANEED ALA ALA ALA MAXAA SAREMESAAN ,WAXAA JOGNAA DAL NABAD AH LKN UMA MACAANA SIDII DHULKEENA HOOYO EE INOO DUCEEYA IN AYNU HELNO SIYAAD LABAAD
MID KA MID AH DAWLADAHA BARIGA DHEXE OO SOMALIYA KA BAQDAY, WAA MAXAY SABATA,
written by Musdafa.holanda.2 Janawary,2011 , January 02, 2012
written by Musdafa.holanda.2 Janawary,2011 , January 02, 2012
SABABTA OO KOOBAN WAXAY AHEYD, WAA ADUUNOO KOLBA WAAD GOCANEYSA, MARNA RAARIIKH MACAAN AYAAD XASUUSANEYSA, SANADKI 1986, WAXAAN JOOGAY DALKA MASAR,
MAGAALADA QAAHIRA AYAAN DHEX SOCDAY, WAXAAN GATAY WAGEYSKA CAANKA AH EE AL-AH00RAAM, SAA BOGGAB KOOWAAD WAXAA QORNAA DAWLADDA ISRAAIIL AMA YUHUUDA QOFBA SUU U YAQAANNABA OO WASIIRKEEDI GAASHAANDHIGGA EE BARIGAAS, MARAY RABEEN IN AY WEERAR CIRKA AH KU QAADAAN DALKA UGAANDA, AY DARAASAD MILLATARI IYO QORSHE DAGAAL IYO KAARTO MILLATARI ISYGY YIMAADEEN, MARKAASAY WAXAY DARAASADOODI KU SHEEGEEN IN AWOODDA MILLATARI EE AAN KA BAQEYNO INTAAN HAWADA BARIGA AFRIKA SII DABAALANAYNO AMABA KU SII DUULAYNO AY CUDUDA MILLATARI EE DALADDI KACAANKA AHEYD EE MARKAAS KAN TALINAYSAY QARANKA SOOMAALIYA, EE UU MADAXWEYNAHA KA AHAA JAALLE MAJOR-GENERAAL MAXAMAD SIYAAD BARRE, SOO SAX MA AHAN MARKAAS IN HOREYBA SHIRKII RABAAD EE KA DHACAY DALKA BOQORTOOYADA MAROOKKO WAAGAAS SOOMALIY LOOGU DOORTAY INAY HOGGAAMISO DHAQDHAQAAQA GOBANNIMO DOONKA AFRIKA, SHARAFTAAS SOW SHARAF SOOMAALIYEE MA AHYN. WAXAASE CALOOL XUMO AH DALKI SUMCADDA QAALIGA AHAA IN CADOW DIBADDA AH IYO KUWA GUDAHA AH AY MAANTA CIIDIISI SHARAFTA LAHEY KENYA IYO ITOOBIYA IYO WAX LA MID AH OO AANAN MAGACOODA HALKAAN KA SHEEGI KARIN AY BNEYSTEEN DHIIGI SHARAFTA LAHAA EE SOOMAALIYEED EE TARIIKHDI KACAANKA LOO DOORAN JIRAY HADBA ILAALINTA IYO XAQUDIRIRKA AFRIKA OO DHAN. HEYBADDA WAAX SAAS U GALAY SHKHSIYAAD XIL DOON AH OO QABIIL MASAKIIN AH HAWLGALIYEY, QABIILKI LAFTIISINA KA DHIGA WAX MAANTA CURYAAN AH, DARYEEL AAN HEYSAN, QAXOOTO, BAD IYO BARRIBA HAADDA IYO YAXAAS BADEEDKU KA DHARGEEN. HADAL BADAN WAXBA TAREE, MAANTA WAXAAN KA XISHOONEYNAA IN AAN IRAAHDO ,MARKA AJAANIBTU YIRAAHDAAN DALKEED KA TIMID IN AAN IRAHDO SOMALI BAAN AHAY.
WAXAAN XASUUSTAY HEESTI KA TURJUMAYSAY QABKA IYO SHARAFTA SOOMAALIYEED EE UU TIRIYEY ALLAHA U NAXARIISTEE ABWAAN YAMYAM OO AHEYD SOMALI BAAN AHAY EE AY KU LUQEYN JIREEN KOOXDI IFTI EE WASAARADI WAXBARASHADA XILLIGII BARISAMAADKA , XILLIGII NABADDA , XILLIGII WAX WALBA DALKEENA AY LACAG LAAN AHAAYEEN SIDA DAWADA WAXBARASHADA MIN ILLA HEER JAAMACADEED.TAARIIKHDU MARNA WAA IFTIIN MARNA WAA MUGDI,ALLOW SOMALIA DADKEEDA IYO DALKEEDA DAD IYO DALBA WAA LA BILILIQEYSTAYE KA SOO GAAR, WAXAAN KU SOO KOOBAYA NIN RAGANA WAA OGYAHAY
TAARIIKHDA DAHABIGA AH EE KACAANKI 21 OKTOBAR, NACAS IYO MUNAAFAQNA LOO SHEEGI MAYAA. ALLOW U NAXARIISO INTI GUMEYSI IYO DABADHILF NECEB .

Daa imoow Dariiqa Toosan Nagu hagaaji
written by Abdullahi Ifka , January 21, 2012
written by Abdullahi Ifka , January 21, 2012
Waxaan soo xasuustay oo aan la ilmeeyay taariikhdii aynu lahayn hadaanu soomali nahay.
Heestaan markii ay soo baxaysay waxaan dhigan jiray dugsiga hoose dhexe ee Howl-Wadaag
Xamar. waxaa ay ahayd 1973 dii. waxaa laga saari jiray dagmada howl wadaag ama shanterka
hadba saad u taaqaano, qiiro darteed waxaanu la qaadi jirnay heestaas anagoo aad ugu farax
sanayn mustaqbalka aanu higsanayno oo ahaa wax cad. waxaanu ogayn in aanu dalka waxtari
doono sidii dhacdayba waxaan ka qayb galnay OHRM. waxaan ka baxnay fasalkii 8 aad ee dugsiga
dhexe ardaydii waxay noqotay kuwo aada dugsiga sare, kuwo aada macalin nimo, kuwo gala
machadkii caafimaadka iyo kuwo kale oo gala machayadii farsamada gacanta , kii dugsiga sare ee
badda iwm. qaarbaa ka mid noqday ciidamadii qalabka sidey. iyo kuwii minashiibiyada.
bal eeg waxaan ka baxnay oo kaliya fasalka 8 aad. shaqo ayaa noo diyaar aheed. waxaan ka mid
noqday raggi nasiibka u helay in ay galaan dugsigii tababarka Xalane 18/12/1976. Waxaan kamid noqday raggii Nasiibka u yeeshay in ay ka qayb galaan xurayntii soomaali galbeed iyo aabo.
Markaan dagaalka ka soo noqonay waxaa nala siiyay dalacaad raggi soo mutay tay ama gutay waa jib
koodii saarnaa , waxaan shaqo ka bilaawnay WW&BB. Wasaardda waxaa ay noo suura galisay ruuxii
shaqaysta in la siiyo abaal marin jaamacadeed gudaha iyo dibaddaba anagoo macalimiin ah ayaan
dhigan jirnay dugsiga sare si aan u dhameeysano waxbarashadeena caadiga aheed.
Mahadi haka gaarto Aabbe Siyaad Barre La'aantii maanta ma ahaadeen Natfii hure, Macallin,ama Dhaqtar wax ku soo barta dalka gudahiisa iyo dibaddiisaba.

Somali Jecel
written by Soomaaliyeey Toos , January 25, 2012
written by Soomaaliyeey Toos , January 25, 2012
Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa waa hadaan lays hayn iyo hadaan lays garan, Soomaali maantay uun bay ogaatay siyaad barre.
Ilaahay janadii haka waraabiyo, denbigiisana ha dhaafo
AAMIIN AAMIIN
Ilaahay janadii haka waraabiyo, denbigiisana ha dhaafo
AAMIIN AAMIIN
Markahore Waxan tacsi udirayaa abihi dalka iyo dadka somaaliyed waxan ahay wilsomaaliyed waxandhihikaraa waxukukala dhax jiray ubato iyodalka wadanibuahaa janadi fardosa ilaah hakawaraabiyo ilaahey haudambidhaafo abris banahelay
...
written by KACAAN , November 05, 2012
written by KACAAN , November 05, 2012
Marka horo salaan dhamaan inta Soomaali dhab ah ee runta jecel.Aniga waa xiligii aan dhashay waxaan ku soo barbaaray nolol aad ufiicaan oo aan la helli karin waa dawladdii ugu awoodda badneed ee afrika,waxaan kamid ahaa ubixii kacaanka.Waxaa soo baxay kooxo mucaarad ah oo wax ayrabaan iyo wax ay usocdaan aan la"ogeeyn,wixii ay umadda uwadeen waan aragnay waynu heeynaa haddii aynu soomaali nahay,Wixii mucaradka ahaa oodhan waa ay ogeedeen iney umadda lugooyeeyn Jaalle Siyaad na ay ka gardarnaayeen,balse Soomaalida qaladkooda ma qirtaan laakiin wixii dhacay ayaa cadeeynaayo,sida wassiriir nalama siin beel hel oo shirtay,iyo hadaalo aad ufool xun.Waxaan leeyhay ALLOOW Umaadda Soomaaliyeed cafimaad sii cudurka Aidsk K daran ee ku habsaday ka qaad.AAAAMMMMIIIIIN.
STUDENT IN LA CITE COLLEGUAL OTTAWA CANADA
written by HASHIM AHMED INDHOYE , December 27, 2012
written by HASHIM AHMED INDHOYE , December 27, 2012
ILAH HA U NAXRIISTO MADAXWAYNE MAXAMED SIYAD BARE. RUNTII XUKUNKIISA KA HOR IYO KA DIBBA SOMALIYA MA ARAG XUKUN LAGU TILMAAMI KARAYO XUKUN WAX TAR AH MARKA ILAH HA U NAXARISTO UMADA SOMALIYEDNA ILAH HA WAAFAJIYO JIDKA SAXDAA OO HA SIIYO SINAN CADALAAD IYO SINAN IYO WELIBA NABAD IYO BARARE LAGU NAGADO AAAAAAAAAAAAAAAAMIIIIIIIIIIIN
Alaha u naxariisto
written by shankar , April 17, 2013
written by shankar , April 17, 2013
Siyaad barre wuxuu ahaa madaxweyne wadani ahaa ee soo mara wadanka soomaaliya ee alaha u naxariisto
Maxamed Siyaad Bare wuxuu ahaa Wadani dhab ah
written by khayreONe , July 01, 2013
written by khayreONe , July 01, 2013
Runtii Somali way aad ayey ugu darsatay Hogaamiyahoodii, Ilaahey naxariis iyo dambi dhaaf ha siiyo. Maxamed Siyaad Bare Madaxweyne la mid ah Somali abadkeed ma soo mari doono. Anigu waxaa ka imid dalkii anigoo yar laakiin taariikhdiisa ayaan akhriyey, waxaana dhageystey khudbooyinkii uu Somali kula dardaarmi jirey iyo qoraalo dad aad u yaqaanay ad qoreen, kuligoodna waxey ii cadeeyeen innuu ahaa hogaamiye ay wadanimada ay aad ugu dheerayd; kuna dhaaran jirey. Somali intaan alxamdulilaah odhan laheyn ayaan bakeerigii caanaha laad ku dhufaney dabadeenta Ilaahey wuu no carooday. Runtii Madaxweyne Maxamed Siyaad taariikhda baal dahab ah ayuu ka galey; maalintuu nagategyna dagoog ayaan wada noqoney. Qabyaaladii uu inagala dagaalami jireyna maanta Soomali wey curyaamisay.
Aniga rajada Eeebe
written by Dalmar , December 05, 2013
written by Dalmar , December 05, 2013
Waxaan Caawa jeclaystay in aan akhristayaasha halkaan ugu qoro nin Soomaaliyeed oo hadda Ka mid ah ah WASIIRADA Dawlad-ku sheegta Xasan Guurguurte, oo Aynu waagi Kacaankii 21 Oktoobar meel ka wad shaqyn jirnay macruufna aan ahayn ,ka dibla qaxii aan isla joognay Dalka Yaman, habeyn annaga oo Maqaayad Shaah ka wada cabeyna ayuu noo sheekeeyey, waagaas si gaar ah wa ninka hadda ah Wasiiradaane,burburki ka hor waxa uu ka mid ah wafdi ka tirsana Golihii dhexe ee XISBIGII HANTIWADAAGGGA KACAANKA SOOMAALIYEED. ninkaa waxa uu sheegay; markaan ka soo noqonay shaqadii kormeeka Gobollada qaarkood ayaa Madaxtooyada Villa-Soomaaliya ,waxaan nagula shiray , warbixinna aan ku siineeyey Xoghayihi Guud ee XHKS. Ahna ahaa madxweynihi Jamhuuriyaddi Dimuqraadiga Somaaliyeed. Hadal la yaab leh oo mjustaqbalka odorasayo ayuu Jaalle Siyaad nagu yidhi buu yidhi, hadalkuna saan ayuuu ahaa;: jAALLE siyaad waxa uu yidhi habeynkaas aniga iyo dawladda kacaanka ma nihin dad waligoo ifka joogaya ama xukunka haynaya, maalin unbaan dhaqaaqi doonaa, dhalinyaraa tihiine hadaad iga danbaysaan markaan dhimano ama xukunka ka tagno markaas ayaa taariikhdu qori doontaa wixi dhici doono. waa run oo sow lama hayo hadda, dawlad caga dhigato la waa, gaalo meel walba iska soo aruursatay , dawlad danbe rajo lagama qabo inkasta oo naxariistw Eebe laga quusan.Qof kasta oo Soomaali ahna maanta yaa magaca kaa badala ayuu taagan-yahay. Waxaa uu igu yiri Nin Carab ah oo u dhahay Maqrinbul-carab, oo aan Masaaji ku wada tukano, SOOMAALIDU MAANTA WAA AGOON DUL-SAARAN CAALAMKA.
DHULKI SOOMAALIYEEDNA IYO MAR-UN MADAXWEYNE I DHAHA IYO SIDAY DAKKI U GATEENNA , HADEE QOF WALBA ISHAA U MACALLIN AH.
AKHristow ha is-dhihin ninka warkaan qoraya waa reer hebel poo ah cudur dadka soomaaliyeed qayekood ka reebay , bal dhageyso Gabygii Taariikhiga ahaa ee Suldaan TIMA-CADDA xorriyadi ka hor uu ku yiri;DUGSI MALEH QABYAALADI WAXAY DUMISO MOOYAANE..Nin Soomaaliyeed oo jaanibkaas iiga xog-ogaalsan ayaa habeyn dhaweyd igu yiri; Reer ka mid ah Soomaalida ayaa waxay qaarkood aaminsan yihii War jannada reer hebel haday wax ka joogaan waa naga bes.
Sidaas awgeed Rajada Eebe kama quusan laakiin Soomaalida labo arrimood oo waawyn oo ay adag tahay sida xal loogu helo ayaa haysta:1- CADAWGI SOOMAALIYEED OO FURSAD QAALI UA AH AYAGA HELAY OO AH SOOMAALI OO GOD DHEER KU DHACDAY, Markhaati baa qof kasta ka yahay hadalkii Danyal Arb -Mooi. Presandantihi hore ee KENYA uu kaga hadlay dalka Maraykanka ee ahaa ma doonayno dib danbe Soomaali xor ah.Gob ah in loo arko. 2-Waa tan labaade DHURWAAYADI, AFMIINSHAARKI, MUNAAFAQIINTI DOQOMADI, GAAL KALKAALIYAASHI ,Dubka ama maqaarka Somalida ka ahaa, balse Munaafaqiinta ahaa oo ayaguna fursad helay. Labadaas ayaa maanta wadajira oo iskaashadey, Boqolkiba 99 , Soomalidi waa la nolol-xabaalay, dalkoodi udgoonaana waa la iibsaday, qashin qubka sunta wadamada Warshadaha lehna waa laga dhigay, oo markhaatibaad ka tihiin in 6 -bilood ka dib marki DAWLADI KACAANKUI SOOMAALIYEED Meesha ka baxay Maxaxwene ku sheeggi ugu horreeyey, kana mid ahaa madaxdi mid ka mid ah Jabhadihi iyo wassiir la socday ay xoogaa lacag ah qaateen Sunna ku daadiyeen Xebaha somaaliyeed. Waxaan dhageysta asagaas oo Alja-ziira la hadalayo oo wax laga weydiiyey Suntaas, kuin jawaabay :yaa wax iga qaadi kara.
Ugu danbaynti Shacbiga Soomaaliyeed Waxaa hadda loo qaybiyey Shan Gobol oo ETHOOBIYA IYO KENYA hoos yimaado, waxayna kala yihii 1- KILINKA JIG-JIGA.2- KILINKA HARGEYSA.3-KILINKA GAROOWE,3-KILINKA KISMAAYO.JUBBOOYINKA. 4-KILINKA DIGIL IYO MIRIFLE-BAYDHABO .
5-KILINKA XAMAR-MUQDISHO. IWM.

Afrax
written by Islow , November 25, 2014
written by Islow , November 25, 2014
Inkasto Dowladdi Aabe Siyaad aan la Kulmin ,
Waxaan dhashay Nasiib Daro 1991 , inti dhacdo Xanuunka laheeyd Qaxa joogtadda ah-
Iyo Geerriyada Dadka aan waxba Galabsan; taas Ayaan Aad ugu niyad Jabsanahay!.
Aun Jaalle Siyaad.
Waxaan dhashay Nasiib Daro 1991 , inti dhacdo Xanuunka laheeyd Qaxa joogtadda ah-
Iyo Geerriyada Dadka aan waxba Galabsan; taas Ayaan Aad ugu niyad Jabsanahay!.
Aun Jaalle Siyaad.
Business man
written by Suliman Abdi , December 29, 2014
written by Suliman Abdi , December 29, 2014
ALLOW U NAXARIISO Maxamed Siyaad--- Illeen Nimcada waxaa la tabaa marka la waayo, Waan ooyaa markaan soo xasuusto: Nabadii, waxbarashadii lacag la'aanta ahayd, adeegii wadoooyinka, Isbitaaladii lacag la'aanta ahaa, ciidankii dhisnaa, sahaqaalihii dawladda ee subax walaba iyagoo shaqo u kallahaya aan ku arki jiray. Arrinta ugu weyn ee qof walba ee Soomaali ah aanu ku iloobeyn waa QORISTII FARTA SOOMAALIGA.. ilaahow ajar kaa sii oo qabrigaaga kuu nuuri. Kama sahaqayn laakiin waxaan ku soo gaaray ilaa dugssi sare, Laakiin taaalo halloo dhiso --- Waxaan doonayaa inta aana dhiman inaan QABRIGIISA SIYAARTO
< Prev |
---|
wuxuu ahaa nin ilaahay somali u soo diray oo aan garan waynay
ilaahayow janadii fardowsa ka waraabi ehlu kheyrkaas