You are here: Home Maqal Heeso Noolow Ma Daalo
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Somali President Jaalle Maxamed Siyaad Barre

Noolow Ma Daalo

E-mail

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Share selected track on FacebookShare selected track on TwitterShare selected track on Google Plus

Comments (37)add
alle yarxam jaalle siyaad .
written by filsan , August 14, 2009
waan ooyaa mar walbaa oo aan arko wax kasta oo ku saabsan dawladi walahi wan jeclaan laha inaan arko wadankayga oo dawlad leh waayo waligey maan arag wadankayga oo dawlad leh waxaan jiraa 18 sano ilaa marki aan dhashay ila hada qurbo ayan ku noolahay ... ilaahayow dalkayga dawlad iigu yeel aan ka tagee gaaladan wadankooda aamiiiin..
xasuus siiso badan iyo xushmayn xornimo jeclayaashi dalka hooyo.
written by Abdi Aden , August 25, 2009
Allaylehe xasuus ayaan la ilmeeyey.

aad ayaad u majhadsantihiin dadki soo ururiyey macluumaadkaanoow fadlan sii ballaariya oo fadan xasuusiya ubadka somaliyeed in ay lahaan jireen qaran sharaf badan oo aysan weligood qaxooti ku ahaan jirin dal shisheeye.

kuwa xamar joogana inaan nolosha macnaheedu ahayn hoobiye, baroon, iyo bkm ee ay jirto nolol caadi ah oo qalin iyo xafiis loo shaqo tago dadkuna ismaqal kala dambeyn iyo ismaqal leeyahay.qof walibana sharciga ixtiraamo.dadkuna dalkooda kala qiimo badan yahay dalka kasta oo caalamka jira ha ahaado qani ama caan eh.biyo sacabaadaada ayaa looga dhergaa.dhar dadoowna dhaxan kaama celiyo.
Haybad waxaad ku leedahay dhulkaaga hooyo. waana lama huraane hagar li'i wax ugu qabo.
Cajiib Ilaahay Noosoo Celi Dowladnimo Adigaa Woodee
written by fAISAL ILKADIGIR , September 02, 2009
Walaahay Waa Wax Loo Qiiroodo oo Loo Ilmeeyo Waayo Bulshada Somaliyeed aad Ayay Uga Nasiib Xunyihiin Kuwa Caalamka Waayi Waxaad Arkaysaa markaaad Qurbaha Joogtid Sida Ay Yihiin Dadka Nabada Haysta IYo Sida Bulshada somaliya aytahay Ilaahow nOO gAR gAAR aDIGA aYAA gAR GAARKA hAYEE sUBXANALAAH gOORMA AYAAN aEKAAYAA mUQDISHO oO aH sIDA cAASIMADAHA aDUUNKA AAMIIN AAMIN YAA ALAAH !!!
Orvane
written by Owliyo , September 04, 2009
Haddii aad aheyd qof joogay waqtigaan ama aqli lahaa magaalana ku dhashay ama joogay waxay maantoo kale mudan tahay in loo ooyo fursadaas ay somalidu dhumisay, ninkii soo arkayna waa u xasuus macaan badan inkastoo dad kalena si kale u arkaan hasee yeeshee muuqaalka guud kan hadda iyo waayahaanba jira wuu ka fiicnaa kana nasiib badnaa, markaan heesahaan maqlo waa gaardiyaa oo aan soo xasuustaa iskoolkii aan dhigan jiray ee lafoole, waxay aheyd fursad jaalle siyaad iyo somalidaba ay dayaceen, kuna dhamaatay cadyahow ku cunay ama ku ciideeyay oo u dhiganta qofna uusan wax u quurin walaalkii kale.
Waa In aan qirnaa denbigi qaranka aan ka galnay
written by Abshir Teynax , September 22, 2009
soomaaliyeey rajo ama hope ama tamaniyeeysi waxba kuma imaadaan sida aanu wada og nahay shalay denbi weyn baanu kala galnay shacabkina waanu kala qeybinay qabiil iyo qurun waanu aragnaa maanta wixi ka soo baxay, Marxuum siyaad barre waa uu la dagaalami jiryay qabiileeystayaalka in kastoo ay jireen kuwo niyad xumi ku jirto maantana waanu aragnaa dantii ay lahaayeen waa kuwan maanta isku tilmaamamaya am u halqan taagaya kala go'ida qaranka soomaaliyeed abuurayna waxa ay ugu yeereen puntland/somaliland iyada oo ay ku dhisan tahay qabiil, halka marxuum maxamed siyaad barre uu u dagaalamay in la isku soo celiyo soomaaliya oo dhan including Northren frontier district (NFD) iyo soomaali galbeed oo aygu maanta doonayo xurnimo in ay ka helaan, but the main obstacleka haysta uu yahay agendadooda oo qabiilka ku dhisan yahay,
aan u soo noqdo maxaa xal ah,
xalka waxa uu ku jiraa in lala dagaalo mentalitida qabiileeysiga loona shaqeeyo sidi qaranki loo soo celi lahaaa
...
written by Gen;Daa,uud cabdulle , September 23, 2009
Waa wax aan la hilmaami karin taariikhdii uu lahaa ama ay lahaayeen golihii sare ee kacaankii barakeysnaa ee umada ucurtay 21-oktoobar-1969kii ay dhaliyeen geesiyaashii fara ku tiriska ahaa ee soomaalyeed qof joogay uun baa garankaro wuxuu ahaa fursadii ay soomaalli ay iogiu hortmari laheyd qaaradaha aduunka sey maanteyto dib isu celsheen ayagoo faraha lagalay urur diimeedyo aan jirin kuna jirin diinteena zsharafyaleh waxaan u sheegayaa in ay kakaaftoomaan waxa lagu tilmaamo shayaadiinta al shabaab & xisbul turufa islaam waa in laga hortgaa sidii loogu hotegi jirayqof alaala qofkii wax udhima sharafta & jiritaanka umada soomaaliyeed lagana tashado oday qabiil noocu doono ha ahaado maamulka talada dalkana lagu wareejiyo dhalin yarada maskaxda fiyow leh soomaaliey xasusta oo u ooyo taariiqdii kacaanki barakeysnaa
...
written by shirwa , September 24, 2009
jaale siyaad ilahay ha u naxariiso madaxweyne jaale siyaad wuxuu ahaa halyeey taarikhdna way qoraysaa ilahay ha una xariiisto wuuxuu ahaa halyeey soomaliwaytabaysaa nabdey
Wadani
written by abdi , October 04, 2009
Waxay taagan tahay mar isagoo kale ALLE ha sooo celiyo maxaa yeelay hadal uu hore u yiri ayaa ahaa qoom makry tagaan ayaa xumaan haddii ay leeyihiin laga daba ridaa haddii ay wanaag sameeyaana lagu amaanaa qudbo hore oo uu uga hadlaayey halgamayaashii ayey ku jirtaa
fanaaniinta heestaan qadayan magac yahood
written by faisa , October 04, 2009
fananiinta heestan qadeyso ya waaye magac hayahod
aabe dhab ah
written by alas , October 24, 2009
runtii hadaan niraahno siyaad bare aabe dhab ah buu ahaa dhib in loo qaataan ka baqay, lkn runtii aabe aan aabe nooga dambayn buu ahaa ilaahay qabriga ha u nuuriyee. ilaahay waxaan ka baryayaa inuu jidkiisii igu garab galo inaan ku dayasho ka dhigtaan rabaaye, intii islaam ahna iisoo duceeya baan leeyahay.
MADAXWEYNIHI KALIYA GEN MAXAMED SIYAD BARE.GUUSHII SOMALIYA
written by HIBO , November 01, 2009
Alaha unaxariisto madaxweynihi kaliya e somaliya gen,maxamed siyad Bare Dalkisa iyo dadkisaba dacad uaha,somalina asxan malahano wayku jisaren,lakin mantayse ka shalayen,oo waliba kharkod ayna runta kahadlin iyo waxa laga goyay 19sano meel walbay ku be,en inkartey galabsadena walaga gooyey somali melwalba ey jogan,ilahay waxan uga baryaya inu janadii fardowso kawarabiyo marxum maxamed siyad Bare amiin amiin
maxamed siyaad waa loo darsaday loona abaarsaday?
written by maxamuud axmed buuhoosle ssc/somaaliya , December 01, 2009
ILAAHAY HAW NAXARIISTO MADAXWAYNIHII SHACABKA SOOMAALIYEED JALLE MAXAMED SIYAAD ILAAHAY HA NAXARIISTO HOYADII SHAQLAN WARFAA IYO AAIHII SIYAAD BARRE(SIYAAD GARBAWAYNE) QOYSKIISA IYO QARAABADIISABA ILAAHAY H UGARGAARO ADUUN IYO AAKHIRABA. ANIGU KUMA ARAADSAN DAWLADII KACAANKA EE WAXAAN KUBAR BAARAY OLOLKA IYO OOHINTA KADANBAYSAY IYO SIYAAD IYO DAWLADIISII BARAKAYSNAYD. MARKAA WAXAAN ISKU TAXALUJIYAY INNAAN WAX BADAN KA OGAADO WAX QABADKII DAWLADIHII SOOMARAY SOOMAALIYA IYO WAX QABADKOODII IYO MADAXDII MAAMAULAYSAY DAWLADAAS SHAQSIYADOODII.
WAXAA IISOOBAXDAY KACAANKU IN UU YIMI SOOMAALIYA IAYDOO AH CUNUG YAR OO CURYAA AH ISLAMAR AHAANTA AAN HAYSAN XANAANO IYO DARYEEL TOONA OO MOORAAL XUN.UUNA KADHIGAY 25JIR LIXDIISA LAXAAD QABA OO CIDKASTAA BAAHAN TAHAY OO AY DANAYNAYAAN DHAMMAAN HABLAHA GAYAANKA AH EE UKALA DHASHAY DAAFAHA ADUNKA MARKII UU KATAGAY SOOMAALIYANA IN AY LABAXDAY MAGAC YADA DHULKII GEERIDA,DHULKI GAAJADA,DHULKII COLAADA IWM.
SIYAAD BARRE CIDI KAMA HORAYN CIDINA KAMA DANBAYN TAASI WAA XAQIIQ QOFKASTAA OG YAHAY
Allah u naxariisto Jaalaheenii, aabe maxamed siyaad barre " the best president in somalia siyad".
written by Hamza Mohamed "Gentleman". , January 11, 2010
jaalle maxamed siyaad Barre wuxuu ahaa madaxwaynihii ugu horeeyey ee si wadaniyad leh ugu shaqeeya wadankiisa Illahay Jannadda haka waraabiyo in kastoo aanan ogayn ama aanan joogin xiligiisii , aniga waxaan ahay 19 jir arday ah oo india jooga, lkn waxaan ogaaday in siyaad uu ahaa wadani, markii la iga sheekeeyey aana aqrisaday taariiqdiisii Alle hakuu Naxariisto Madaxwayne !!!!!!!!!!!!!!.
soomaliya hanoolaato
written by hanoolaato , January 22, 2010
inshaa allaahu naxariistii jano allaah hasiiyo
amiin '
somaliya maxamed siyaad bare ookale kuma jiro haduu jirana 20 years
isma dagaasheen
waxaan kaloo umahad celinayaah jaalasiyad website ee tariiqda
xusida mudan soo aruurshay thanks again hanoolaato somaliya wadaniga dhiiga lahoow kac
Daahir yare
written by Daahir , February 12, 2010
ilaahow ilaahow ilaahow adaan ku baryeynaa ee tan oo kale noo soo celi
rest in peace madaxwayne siyaad
written by c/risaaq , February 21, 2010
mohamed siyaad bare we love rest in peace dugaag yaad laguu dhiibat but tariiqda dhaw iyo tan fog yaa ku xusi doonta waayo wax aan qabilkaaga ahayn oo ceeb ah laguguma sheegin qofkastana qabiil yuu ka dhashay balse waxaa tahay wadani mar la arag ah oo soomaali dib danbe aysan u arkay mohamed siyaadaw saw laguuma xiisan barwaaqo kaa danbaysay lama sheegin hoog iyo qax waxaan ahay gadashaa lama arag ILAAHAW JANADII FARDAWSO GEE MOHAMED SIYAAD ISAGA IYO WAALIDKII DHALAYBA AMIIN AMIIN AMIIN INSHA ALAAH
cade
written by adan , March 05, 2010
our great late president mohamed siyad bare was the father of our nation none of somali president did what he has done. we havent gotten his greatness and his patriotim. matter what the hatters say about his rule and ragulation, when siyad had office our country was great and peace. god bless president mohamed siyad barre thank you
Allaha unaxariisto
written by Mohamuud , April 09, 2010
Allaha Una xariisto
Madaxweynaha labaad ee saxda ah ee donaayo sidiisi oo kale waa anigee codeyn ma idin ka heli karaa!

Mahadsanidin dhamaantiin.
Jaale MAXAMUUD
ninfiican
written by sakariye , July 06, 2010
sayaad bare allaha u naxariisto waxa u ahaay nin fiican oo wadani ah marka oo dhintay kadiib waxa waxa so gaaray buurbuur xoogan marka somali maxey u eedeyneysaa allaha u naxariisro madaxweynihii hore eesomaliya
...
written by aar shaashleh , July 06, 2010
wadani raganimo oo idile kudhamaatay allaw unaxariiso oo asagoo kale noo kici dhibka hanaga saaree waan qiiraanyooday heestaan markaan maqlay inoo soo uruurira qarankii iyo xusuustiisa
...
written by Allaa yarxamuh , July 23, 2010
cid kaste qalad iyo saxba way leedahay.
wanagiisii allaha ka abaal mariyo qaladkiisiina Allaha ka cafiyo.
laakiin hada soomaali haysaa xaqiiqada dhabta , haday ogaadeen macnuhuu ulahaaa.
haday hayaaa dhibkii iyo silicii uu u gaystay qabiilkay ka duulayeeen
wakaas itoobiyaan uu muqdisho ku xasuuqayo oo naagohoodii ku kufsanayo .
maxamad siyaad oo nool miyay itoobiyaan soo hawaysan jireen muqdisho....
Gobanimo waa loo kala dhashaaaaaa
written by Hussein raabi , August 31, 2010
Alla hau naxariisto aabe maxamed siyaad bare wuu naga muteystay in aabe la dhaho gobanimo wa loo kala dhasha ma ahane laiskama dhigo sida kuwani dawlad isku sheega ah e calool u shaqaystaha ah maba jiro ruux dadnimo fiiranayo e ruux walbo wuxu ku mashquulsanyahay sida ey ugu faideysan lahaayen intey xukunka haayan waxan ka hadlayaaa kuwa haatan madaxda isku sheegayo waxan ugu duceen lahaa hanuunka allaaa hayee inu ka denbi dhaafo wax yaabihii indha xumada ahaaa ee ay shacabka u hor keceen waxan ugu duceen lahaa inay u fakaraan siduu siyaad bare u fakari jiray
somali
written by bohar , December 18, 2010
walee waxaa hubaala hadiii manata qof dhintay lasoo nooleyn karo somalida siyaad barre ey uwacan laheed!!! balaayadii bilaabatay kadibkiis wali waa jirtaa, madi soomaaliyeed ow ahaa. wali lama hayo nin kanaxa dhibka jira maanta bohar from xaradheere. 18.12.2010. ilaahey hakuuu naxariisto madaxweyne
JAALLE
written by CHIEF , December 21, 2010
I agree the above comments that jaalle siyad was best president for whole somali history. i wish he was alive today and see what clan division brought this great nation.
Madax waynihi africa
written by C/jibar , January 16, 2011
Jaale maxamed siyad wuxu aha madax wayenihi africa mana jira madax wayne kafican africa mana somarin mana iman doona hadaba aabe iyo hoyo usheg ubadkada inuyahay madax waynaha dhabta ah jale siyad bare kuna taxluji inunaqdo sida madax wayne siyad
mada
written by Juungal , April 03, 2011
yaa naga qabta kuwa hada joogo xabsiyada lagu hayn jiray ilahoow naga qabo Waa loo darsaday Jaalaha walahi wax baraho fre ah cafimaad free ah kuwa hada joogo inay wax ku baraan ama caafimadkaaga kafikiraan daayee adaanba amaan naftaada uga heleyn
...
written by xasan , May 11, 2011
alle wadaniyada macaan badanaaaaaa ilaahoow dowlad weeyr qabta na sii oo kuwana nooga roon
dawo caafimaad baa daain kaaga baryee waana ku duceeyneeeeeee nooolow ma daaloow
...
written by xasan , May 11, 2011
ilaahow u naxariiso maxamed siyaad bare wuxuu ahaa nin weyn umada somaliyeed magacaa u yeelay doqon wax ma garato ah ayaa hadda talisa ilaahow nooga roonoow adiga roone ah
jaale siyaad horomarka somaliya asiga ayaa u horseeday nooloow ma daaloow
...
written by xasan , May 12, 2011
walaahi waxaad i soo xasuusiseen waayo waayo mahadsanid inta isku dayday bogaan qiimaha badan wadaniyada kaliya ma ahan in uu qofka dagaal ama siyaasad kaliya sameeyo xitaa baraarujinta qiiro galinta ayaa ugu weyn wadaniyada dhabta waa tan sxb mahadasanidiin waana isku amaaneeynaa hoshaan aad qabateen
yaa allaah ilaah baa jiro asaga ayaan ka codsan Dowlad somaliyeed oo lugu ku taagan
written by ooooooooooooooh , June 18, 2011
waxaana ilaah ka rajeyn hayaa in somaliya niyadooda uu Dowlad nimada tuso ilaahayoow ilaahayoow ilaahayoow ilaahayoow ilaahayoow ilaahayoow Dowlad nimo dadkeyga fahansii ...................................................................................................................
salaan dhamaan walalaha soomaaliyeed
written by cabdullahi dhuux , June 22, 2011
a/c dhamaan walalahayga soomaaliyee wallahi hadan runta ka hadlo aniga masoo gaarin dowladii soomaaliyeed lkn saas oo ay tahay waan dareemi karaa shalay iyo manta farqiga u dhaxayso shalay dowlad iyo midnimo mantana tuugsi iyo qaxooti marka aan gacmaha is qabsano si aan qabiil u duugno sidii allaha u naxariistee jaalle siyaad iyo ragii la wakhtiga ahaa
Noolow ma daale
written by Mohamed Abdi , March 20, 2012
Waa hees taariikh leh, markii aabihii ummadu uu galay shilka gaari ayaa warxuma tashiil kuwa wada waxay yiraahdeen waa naf ka dhowr oo waa dhimanayaa, markaasaa abwaan Sangub heestaa u tiriyey heestaa AUN Jaale Siyaad, hobolada qaranka ee waaberi ayaa ku luuqeeyey, waxaan xasuustaa heestaa marka laga soo daayo TV-ga qaranka aad ayaa loo jecleystay. Alle weyne unbaa waari qofkasta oo aad jeceshahay ama aad neceb tahay maalin ayuu leeyahay oo ka tagayaa dunida guudkeeda. Allaha raxmad waasic ah ha ku gallado Aabe Siyaad.
development
written by mahamed , April 02, 2012
dalka waxaa nabad kusoo ragikara nin aqoonyahan ah haystana taariikhdi jaale siyaad bare madaxwaynihi hore soomaalia
daljir
written by dulmane , September 19, 2012
dalka iyo debadaba ummadaad daryeeshaa noolow madaale!!!!!!!!! waxaa badelay
dalka iyo debadaba ummadaad iibsataan dulaysanayaashiiyow dalka iyo dadka allaha idinka qabto.
Cilmi Baare
written by Mohamed M. , December 30, 2012
Allaha u Naxariisto Jaalle Siyaad, wuu dadaaley laakin wax ma garad ayaa ku takrifaley Wadanka , hantidiisa , dhirtiisa iyo duur joogtiisaba.

Mar haddii ay Taariikhdu dib u noqosho lahayn , waxaa iska cad iney hadda shalleynayaan kuwii Dalka bur buriyey, iyadoo weliba Xisaab Adduun iyo su'ssl aakharaba sugeyso.
cabdile1@hotmail.com
written by adam ahmed macalim , March 10, 2013
wad kumahadsantihiin aruurinta hesihi wadaniga ahaa ee kacaanki somalia oo u horkacayay jalle siyaad aad iyo aad baan idin kugu mahad celinayaa
...
written by JAMAL CABDULLAHI SHEEKHAASH , June 29, 2015
QABRIGA ALLE HA NUURO' INTA AAN MAANTANA GARANAYO HADAAN 1991 GARANAYO ANOO SIYAAD GARAB TAAGAN AYAAN DHIMAN LAHAA
Write comment
smaller | bigger

busy
 

Custom Search