You are here: Home Maqal Heeso Nin Ku Siray Wax Kuu Sheeg - Hobolada Waaberi
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Somali President Jaalle Maxamed Siyaad Barre

Nin Ku Siray Wax Kuu Sheeg - Hobolada Waaberi

E-mail

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Share selected track on FacebookShare selected track on TwitterShare selected track on Google Plus

Comments (14)add
...
written by Xuseen , July 01, 2013
A/C walaalayaal masoogalinkartaan heesihilooqaaday Allaha unaxariistee M.Siyaad dhamaantood? Mahadsanidiin.

Ereyada Heesta
written by amanuur5 , July 03, 2013
ASc, Heestan waxaa Ereyadeeda sameeyey abwaan Maxamed Cabdillahi Ciise ' Sangub" waxay ahayd heesihii laga qaaday Shirkii Ururka Midowga afrika ee muqdisha lagu qabtay sannadkii 1974
...
written by written by jama farah. jully 31 .7 .2013 , July 31, 2013
hassan sheedh madaxwenaha somaliya waxad moda wadaninimadi siyad barre inuleyahay waxaan kutalinlaha halalasheqeyo oo.waqttihalasiyo qabiil waxbatarimahayo dalka iyo dayartamidna dantodama ah
...
written by hashi jama iyo libaax laasqoray , September 08, 2013
aad iyo aad ayaad umahadsantihiin heeso wadani ah oo aad noo kaydiseen xusuus baa geela inta
kale waad iska garan kartaan.

Mahadsantihiin
Maxamed Siyaad Barre
written by Mursal Kamas , October 21, 2013
Ilaahow naxariistii ka waraabi Maxamed Siyaad! Halyeey Soomaaliyeed ayuu ahaa.
...
written by Abdullahi A. Osman , November 06, 2013
waa xasuus muujineysa, dawladii iyo Qarankii Somaliyeed. Waana xanuun iyo murugo muujineysa, halkaan xiligaas joogniyo xaaladda aan hadda ku suganahey.
Mr
written by Dahir rabbiile , November 15, 2013
Runtii markaan dhageysi iyo dheegasho kusameeyo wixii ina soomaray waxa aynu gaarnay iyi waayhii wanaagga iyo sharafta iyo wax qabadkii iyo hogaamintii suubanayd ee allaah ha unaxariistee mudane m.. General sareeye gaas maxamed siyaad bare iyo waxa maanta ina haysta soow inaan murugoono maaha.
SHIICADA XARGAHA GOOSATEY DAWLAADI CIRAAQ, WAAGI SADDAAM XUSEE,. GAALO MADAWDA-
written by Dalmar , November 27, 2013
WAXAAN TAAS ULA JEEDAA XAQIIQAFDII YAAN DADNIMADA LAGA MUNAAFAQEYN, KULLIGEEN MUSLIMIIN BAAN NAHAY , MUSLINIMADUNA QOLO JEEBKAN UGUMA JIRTO, WAXAAN XAQIIJINAYA IN DAWALADDII CIRAAQ EE 90MAADKII GAALADA CAALAMKA UGU XOOGA WEYN AY BURBURIYEEN AY HAAYD DAWLADDI HOR-JOOGTAY SHIICADA MAANTA MUSLIMIINTA SUNNIGA AH XASUUQAYO. SIDOO KALE DAWLADI AMA KACAANKII BARAKEYSNAA AYAA ISNA AHAA XOOGGII IYO BURJIGII SHACABKA IYO QARANIMADA SOOMAALIYEED LA ADDOONSADO.
WAXAAN KA XUMAHAY IN QAAR WADAADDO SHEEGANAYO AYSAN FAHMIN IN DAWLADDI SADDAAM XUSEEN EE DALKA C IRAAQ KA HORJOOGAY SHIICADA IYO GAALADA WAAWEYN MUSLINIMO LOO BURBURIYEY. SIDOO KALE DAWLADDII AMA KACAANKII SOOMAALIYEEDNA LOO BURBURIYEY INUU AHAA NIDAAM IYO SHACAM MUSLIM AH OO HOGGAAN U AH INUUSAN XOOGEYSAM SOOMAALI KARTI LEH. AKHRISTOW WAXAA MARKHAATI KA AH . CID AANNAGA INDHAHA NA QABAN KARTO MA JIRTO SOMALI BAAN AHAY , MUSLINNA WAAN AHAY, DAWLADII SOVIYAT UNIINO OO RUUSHKU MADAXDA U AHAA MAXAY 1977 KII ULA SAFATAY XABASHIDA , SOW MA AHEYN IN MADAXDI SOMAALIYEED AY AAHAAYEN SHACAB IYO DAWLADBA DAD MUSLIM AH. HADDABA DAD WADAADO SHEEGANAYO AYAAN MAANTA FAHMIN KANA BEENSHEEGAYA QADIYADA , RUNTANA AAN SHEEGAYN.MAANTA FAWDADA IYO DULLIGA HAYSATO DALAL ISLAAM AH OO SOOMAALIYA AY KOW KA TAHAY , WAXAA XILKAASW AAKHIRO IYO ADDUUN DUSHA SAARANAYO KHIYAAMO QARAN IYO MID ISLAANIMO OO DAD XATAA ISALAANIMADA KU GABANAYO AY HURIYEEN. MAXAA DHACEY MARKI DAWLADI SOMALIYA LA RIDAY SHACABKI SOOMAALIYEED SOW CAGTA LAMA MARIN, JABHADO QAMAAMAYO SOW WAX KALE ISKABA DHAAFE XAQI UMMADI XAMAR DAGANAA IYO MEELO KALEBA MA QAADAN, GABDHIHI LAMA KUFSAN ILAA MAANTA SOW HANTI BADAN MID SHACABKA KA DHEXEYSAY IYO HANTI KHAAS AHBA SOW DAD ISLAAM SHEEGANAYO DHAC IYO XOOG KUMA HAYSTAAN. SOMALIYA MAANTA SOW MA NOQONONI QASHIN QUB SUNTA LAGU SHUBO OO KUWI JABHADAHA MADAXDA U AHAA XOOGAA YAR OO LACAG AH INTEY QAATEEN SUN KUMA AYSAN SHUBIN BADIHI IYO DHULKI SOOMAALIYEED. AKHRISTOW BAL RUNTA BAAR QABIILNA AAKHIRO QABRIGA KUU GALI MAAYO. WADAADDA QAARKOOD MUSLINNIMADU MA AHAN MID ADIGA JEEBKA KUUGU JIRTO, ALLANA WAA LA ISLA HORTAGI, GAALO WAXEY ISKU BAHAYSTAY SHACBKAAS MASAAKIINTA AH EE SOOMAALIYEED ADIGUNA WAXAAD INKIRSANTAHAY XOOGGII SOMAALIYEED EE ITOBIYA IYO KENYA HORTAAGNAA EE LAGA BAQAYEY INUU AHAA SHACABKA SOOMALIYEE OO ISKU DUUBNAA OO ISLAAM AHAA.




director
written by ali bakaal , April 21, 2014
masha allah runti aad baan ugu faraxsanahay inaad keydisaan heesihii hore ee murtida badnaa ma ahan sida hiisihi jooqle .farxiya fiska. ama kabayare kkkkk, waxaan ugu baaqaya fanaaninta aan soo xusay war mesha fan kuma heysaane ine eysan ku ciyaarin fanka soomalida oo looga bartay inuu yahay mid hodan ah
...
written by Daacad , June 27, 2014
Maxamed Siyaad Barre runtii hoggaamiye dhaama ilaa hadda lama hayo. Anigu Hargeysa ayaan joogaa oo Isaaq baan ahay, runtiina anigu waxaan ahaa carruurtii la jaanqaadday kacaanka. Waddan wanaagsan oo dadka u damqanaya ayaan ku soo barbaaray. Wixii dalka burburiyeyna wax gumeystayaasha u shaqaynaaya ayay ahaayeen, oo aan wax sharaf ah lahayn...Dadkiina way madalufiyeen. Maxamed Siyaad Ceeb-ka-saliim muu ahayn oo khaladaad wuu lahaa, laakiin wixii uu ahaa oo dhan marka la soo koobo nin fiican oo hoggaamiye ah oo daacad ah, oo han leh, oo waddani ah buu ahaa. Wax ceeb ah oo uu gaar u sameeyey ma ogi, haddii wax la khaldayna dadkii ku dhodhowaa baa badi geystay.
...
written by Ugaas yare , July 22, 2014
Asc dhaman wllhega qaliga meel kasto ad jogtan m/ siyad barre halyeey somalinima dadnima iyo wadani ayuu ahaa allaha u naxariisto m siyad b ilaa iyo hada cid gaarto lama hayo
...
written by somali , August 29, 2014
Wallaahi markaan xusuusto geesigii Africa ilmaa iga soo daadata.Markaan xusuustu siduu Soomaali sare intuu u qaaday Africa u gudbay iyo siduu cadawga Soomaaliyeed u yaqaannay lugtana u saaray ee ay uga wada baqi jireen Soomaalida. Allahayoo mid sidiisii Soomaali dib u nooleeya soo saar.
Beena waasiin
written by Siyaad hoyadiin was , April 27, 2015
Fiirsha anigu nin reer pt land ayaan ahay siyaad daa quud buu ahaa dalka burbur iyo qabiil iyo xumaan u horseeday iskaa halgaa dhigay mj laayey iidoor laayey xoolii umda CID gaara siiyey maxaa been isgu sheegayna haduu muwaadin ahaa muxuu dadka u laaynaayey why joojiya beenta
mr
written by Abdiasiis , March 27, 2017
WALALAYAAL SALAAMU CALAYKUM WAXAAN KU DARSANAYAA SOOMAALIYA DAMBI BAY ALLAH KA GALEEN AYAGANA ISKA GALEEN LAMANA TOWBAD KEENIN LA ISMANA CAFIN LOOMANA SOO JEEDO IN ARRINKAA LAGU DHAQAAQO SAY WAX UUGU SUURTO GALAYSA WAAYO DAD XUN DOWLAD FIICAN KAMA DHALATO WAXBA YAAN CAALAMKA LA DAYIN NIN RABO WADANKIISA IYO DADKIISA WAY YARTAHAY JIILKAAN DAMBENA WAXBA LOOMA HORMARIN LAGAMANA FIKIRIN NOLOSHOODA WAXAAA LA ISKA DHAXLAY KALIYA NACAYB AAN LA AQOON WAXA LA ISU NECEB YAHAY HA NOQOTO DIIN MIDAB DHUL MIDNA ILAAH WAA OGYAHAY QOFWALBO WUXUU KU FIKIRAAYO WAY ADKAAN DOONTAA IN DOWGA LA HELO LAAKIIN ILAAH WAA DAMBI DHAAFE HADAAN LA WEYDIISAN WAX LA DHAAFAHAYO MA LE WAANA LA CADAABAYAA ADDUUN IYO AAKHIRO MID AAD U DARAN ILAAH HAYNAGA DHIGO KUWO QALADKOODA GARTA MARKAASAA RAJADA DHAWDAHAY
Write comment
smaller | bigger

busy
 

Custom Search