You are here: Home Maqal Heeso Muruqiina Maalo - Khadijo Dalays
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Somali President Jaalle Maxamed Siyaad Barre

Muruqiina Maalo - Khadijo Dalays

E-mail

Share selected track on FacebookShare selected track on TwitterShare selected track on Google Plus

Comments (10)add
...
written by magaceygu waa axmadey , April 06, 2013
aad aad ayay umahadsan tahay khadijo dalays heesta wadaniga ay qaaday
ex xildhiban
written by xildhiban osman bube yusuf roble , April 12, 2013
waa ruun muujiya wanaga waa hees murti iyo macano ween leh
...
written by cabdi oktoobar , April 16, 2013
dawladii kacaanka ee barakeysneyd wax badan ayey dalka ka qabatay oo muuqda warshadeyn,waxbarashada,caafimaadka,midnimada ,xoog dalka somaaliyeed sharadtooda meel walba ka muuwata,hobalada waaberi oo iyagana safka hore ee dawlada kacaanka ku jirey door aad u weyn ka qaatay baraarujinta iyo wacyi gelinta bulshada
Oday Soomaaliyeed
written by Wacays Cali Nuur (Aldarwiish) , April 21, 2013
Ilaahay jannaddii Fardowsa ha ka waraabiyo Hoggaamiyihii weynaaa ee Soomaaliyeed Maxamed Ziyaad Barre

bare
written by biir11 , May 12, 2013
wan tageeray macamiisha an kamid ahay

...
written by Hassan Jama , May 30, 2013
Midigtuba maciin ma leh haday bidixdu maqan tahay waa laba mataanoo hawsha maamulayee, muruqiina maaloo dhulka mira ku beeroo macdanta dahabka muujiya wanaaga. VIVA mama DALEYS
macalin
written by culusow , June 12, 2013
maangaab ayuun baa dadka soo xassuusinayaa maalmihii qadhaadhaa ee uu soo marayey dad,dhac dil kufsi iyowax kast a oolaga xishoodo
...
written by Dalmar , November 26, 2013
Libaaxi Afrika iyo Crab ayeynu aheyn, maalmihi Kacaaanki Brakaysnaa, maantana Kenya, Itoobiya, Burundi Ugandha, ayaa dabaqoodhi foolxun loo noqday.
shaan gare
written by Ahmed Osman Abdi , January 13, 2014
Waxaan madaxweyne maxamed siyaad
waxaan illaahey idinkaga baryayaa
janadii fardoosa
Xasiis
written by Qariye , July 26, 2014
Waxaan ahaa ardadii xiligii uu hayey hogaanka iskuulada dhigan jirtey.. waxan arkey madax waynahii ilaa dhowr jeer.. waxan soo xasus tay waqtigii waagaas iyo dadkoo isjeclaa.ilahay ha unaxariisto ... wax badan baan arkey waagas iyo kadib.. runtii.. waxii qalad kadhacey
Iyo hada waxa boqol jibaran xiliyadii kadan beeyey.
Write comment
smaller | bigger

busy
 

Custom Search