Bookmark
Email this
Hits: 6334
Comments
(25)
mr
written by nuradin , February 22, 2010
written by nuradin , February 22, 2010
thanks to jaalle siyaad halgamaa rugcadaa geesi caaqil, laakiin waxwaliba bilow iyo dhamaad bee leeyihiin. balse taariiqdu ma lunto. ilaaheey hakuu danbi dhaafo ilaa iyo hadda 21 sano maheyno nin kulamidah. somaaliyeey can you please combare 21 kii sano ee jaalle siyaad kadib markii aanu ridnay iyo 21 kansano?
taariiqda nina been kama sheeki karo
written by mr mahad , February 25, 2010
written by mr mahad , February 25, 2010
waxaa uu geesi daafacaya qaranimada wadanka soomaliya una soojeeda habeen iyo maalin.
taariiqdaana xusaysa. taariiqduna waaa marag.
hawsha uu hayaya qaranaka soomaaliyeed nina madafiri karo.
muuqaalkiisuna waxaa uu ahaa mid ay kabaqaan gumaysiga soomaaliyeed.
by mahad
taariiqdaana xusaysa. taariiqduna waaa marag.
hawsha uu hayaya qaranaka soomaaliyeed nina madafiri karo.
muuqaalkiisuna waxaa uu ahaa mid ay kabaqaan gumaysiga soomaaliyeed.
by mahad
...
written by issir ibrahim maxamed sacmaal , March 03, 2010
written by issir ibrahim maxamed sacmaal , March 03, 2010
HEESTAN WAA HEESTI ABAHAY AUN IBRAHIM MAXAMED SACMAAL AMIIN ....... QOFKII GARANAYA AYAA YAQAAN TARIKHDI AFRIKA IYO SOMALI ........... MADOWGAAG KAAN RABIN MUQAAGA KII NECEB........ YAA XOREYEEY MOSANBIG IYO ANGOOLA WAA SOMALI
...
written by issir ibrahim maxamed sacmaal , March 03, 2010
written by issir ibrahim maxamed sacmaal , March 03, 2010
waa heesti abahay AUN ibrahim maxamed sacmaal AMIIN ,qofkii garanaya ayaa yaqaan taarikhdi afrika iyo soamliya, madawgaaga kaan rabin muqaaga kii neceb... afrikaay is maqala midab gumaysi diida .. somaliyey idinkoo qabiil ka midooba magacuba dan weyey someliyeey...
.Mr
written by Qumane , March 17, 2010
written by Qumane , March 17, 2010
Siyad Bare you will always be remebered as one of the best hero president in Africa
...
written by Hassan Mataan , May 12, 2010
written by Hassan Mataan , May 12, 2010
asc wr wbr soomaaliyeey maskada ka shaqeysiiya halkaad dunida ka joogtan isma aragtaan qabiilkiin bayee
Waa waayo-waayo, good time, Midab-gumeysi-diida
written by Written by Jamal , June 15, 2010
written by Written by Jamal , June 15, 2010
waxaan ku noolahay Holland, waxa jira waqtiyadu inay kala yihiin waqti xun
oo argagax lagu noolyahay iyo karaamo darro iyo waqti sharaf iyo cisi lagu
noolyahay sida aan bari ahaan jirnay hadaan Soomaali nahay, sida ka muuqato murtida
Wadaniga ah ee Suugaantaa, MADAWGAAGA KAA RABIN, NINKAAN RABIN, MUUQAAGA
KII NECEB , KIISANA HA MEEL MARIN, HADAL IYO MURTINA AFIKAAY ISMAQAL, MIDAB
GUMEYSI DIIDA, Waxy muujinaysaa Sharafkaan lahaan jirnay. Allaha u naxariisto Xukuumadii
Kacaanka ahayd, Sidoo kale Allaha u naxariisto Abwaankii Allifay Suugaanta qaalioga ah ee
ku salaysan heerka caalamiga ah ee nationalismka ah. Ibraahim Maxamed Sacmaal

what is the result after the revolutionary government
written by DALJIRKA-DAAHSOON , June 25, 2010
written by DALJIRKA-DAAHSOON , June 25, 2010
Tan iyo 1991, Marki ay meesha ka baxday Dawladi dhexe ee Somaliya. waa maxay natiijada
la dhaxlay, way iska cadahay, waxaan dulli iyo burbur aheyn lama dhaxlin, kuwi shakhsiyaadka
ahaa ee farakutisiska ahaa ee Cadwga kaashaday , waxba ma soo kordhin oo aan aheyn
in dal iyo dadba cagta la mariyey, dabadhilfki abaabulay in dad masaakiin ah oo cawaan ah ay
qabiil iyo warxuntashiil ay ku kiciyaan, waxba naftooda iyo kuwi cawaanta ahaa ee ay baadiyaha
ka soo abaabuleen, waxba uma keenin oo aan khasaare aheyn, shallaygina aakhira iyo aduunjba
ayaga ayuu ku danbeeyey,

adduunka wakan
written by abdiaziiz omar olad , July 30, 2010
written by abdiaziiz omar olad , July 30, 2010
illaaaaaahey siyaad bare janadda kawarawi maskiin wax garad iyo deyq sii ayoo ahey tariiq danbe malahelayo nin badalayo
...
written by maxamed macalim , August 31, 2010
written by maxamed macalim , August 31, 2010
Alle ha u nahriisto maxamed siyaad barre halyeeykii umadda soomaaliyeed, wadanigii soomaaliyeed kadibna la waayey wadani asiga oo kale ah.
...
written by Hussein raabi , August 31, 2010
written by Hussein raabi , August 31, 2010
Alla hau naxariiste geesigii maxamed siyaad runtii aniga waxan ku nolahay dalka kenya haatan aniga kama hadli kari dawladu inay macaantahay iyo in ay xuntahay sababto ah anigu waxan jira 18sano intey soomali dawlad la'an ay tahay lamana kulmin dawladenii eyado bur bur & abaaro ey jiran dalka ayan dhashay runtii waxa saan na yeelayna waa madaxdena madax isku sheega ah.
ma sameni karnaa midnimo
written by cabdifitax cisman dhaqane , September 06, 2010
written by cabdifitax cisman dhaqane , September 06, 2010
asc walaalaheyga soomaaliyeed marka horewaxaan aad uga xumahay in aan anaga isku noqono dad ey caawo ka dhaxeyso angoo maalin qura aanan kala maarmin mida kale waxa maanta meeshaan nadhigay waxaa xumaanteeda iskaleh duubyadeena sababtoo ah ayaga ayaa la rabay in ey dadkaan marka e waxaan dheceen in ey dadka xumanta ku hayo ey ka qabtaan oo ey midnimadeenii si dag dag ah dib usoo celiyaan laakiin ayagaaba u kala safteen oo garab siiyay kuwii xumaantaan na baday
hadaba wixi dhicilahaa waa ey dheceen marka hadii aanahay dhalinyarada soomaali waxa maanta miiska saaran waa anaga ee aan midowno oo caruurteena iyo jiilka dambe ee somaliya si ey midnimo iyo isjecel somali nimo ugu wada noolaadaan ee murti ama hees ayaa waxa kamid ah (isku duubnibaa cadaw lagu jabshaa dugsi qaran iyo dowlad lagu arkaa dadkayagow isku duubni)(calkeena diiran diiran yaa daafacaaya dadkayagooooooooooooooooooooooow) walalyaal aan fadhiga ka kacno oo in xabad dambe oo qof soomaali ah in ey disho aan ka hor tagno ooooooooooo ( isku dirkiina diida ) RAMADAAN KARIIM

Abwaankii alifay
written by Maxamed , November 29, 2010
written by Maxamed , November 29, 2010
Abwaankii heestaan alifay waa allaha u naxariistee Cabdi Muxumud Amiin sanadkii 1974 oo ay hoboladu waaberi ka hor qaadeen shirweynihii madaxda afrika oo waagaa lagu qabtay xarunta golaha xisbiga habtiwadaagga ee wadanka Muqdisho oo uu shir guddoomiye ka ahaa allaha u naxariistee Madaxweyne Jaalle Siyaad.
Allah bless jaalle siyaad
written by bohar , December 28, 2010
written by bohar , December 28, 2010
ilaahey ha unaxariisto madaxweynaheeda danbiga ow galayna ilaahey haka cafiyo
DR
written by Mohamed farah , May 02, 2011
written by Mohamed farah , May 02, 2011
Marka hore heesta wa mid aad iyo aad qiimo badan ku leh Afrika oo dhan , gaar ahaan Soomalida ay sii tabaneesaa marka aad si fiican u dhuuxdo. Balse waxay ku bannaantahay Dadka maanta isku heesto kursiga in marwalbo loo shido hadey heesta tabaneesa SHariifyada Doorasho waan qabanena iyo ma qabaneeno isku heesto. PLZZZ HA LA DHAGESIYO.
Africa No1 ina nahay hestan aa cadayn u ah
written by Aabe Siyad , June 24, 2011
written by Aabe Siyad , June 24, 2011
Somalia hanoolaato wixi larabo hala iska sameyo aniga tan ilaahey wali kama quusan man aka qusan dono somalia malin sideedi waa kuso laban doontaa
swedan
written by maxamaed osmaan , July 12, 2011
written by maxamaed osmaan , July 12, 2011
qalbilah hadu dhageesto heestaan waa qiiroona hadeey wadaninimo kudanbeeso waaayo waa hees miicno gaarah leeh
waayo waayo
written by cawil baysaani , July 24, 2011
written by cawil baysaani , July 24, 2011
ala ha u naxariisto jaale siyaad waxa uu ahaa wadani somaalaa garanwayday
illaahey shanadda ka waraawo tariikhda madhonto haddi buraha socdan wabiyadana fatahaan
written by cabdicasiis cumar colaad , September 27, 2011
written by cabdicasiis cumar colaad , September 27, 2011
walaahi belahi oo talahi nin lamid ah waligiis mana somarayo marxuum maxamed siyaad bare janatal fardoosa ilaahey haka warawiyo jiilac iyo jareer simeyoo
we never forget maxamed siyaad all somalia they love him
we never forget maxamed siyaad all somalia they love him
sweden
written by hassan kaafi , October 22, 2011
written by hassan kaafi , October 22, 2011
waad mahadsan tihiin marka hore sxbada webkan xasuuso mudaam waaye walalayaalo waa in aad dib u eegan dalkeen hada dareen lee ku jirna
best president somalia
written by prisednt , October 31, 2011
written by prisednt , October 31, 2011
waxaan ku xumahay aniga madexweynahaan maaanan soo gaarin inta uu tala haayey laakiin waxaan ubaa in uu madexweyne wanaagsan ahaa maxaa yeelay somali talinayaayey 21 sano waana dhisay wadanka ilaahow nabadii somalia noo celi adiga ayaa awood leh waan jeclahay wadankeyka oo nabad ku soo laabta oo kala dabeyn yeeshto, aamin
wanaaga ay leedahay dowlad
written by Amiin Amkaa , November 20, 2011
written by Amiin Amkaa , November 20, 2011
Asc walaalayaal waxay ila tahay hadaan somali nahay inaan ka gudubno qabiilka oo qarran ka shaqayno sababtoo ah qabiilka waa kan halkan na dhigay naga reebay aduunka, somaalaay nabada ka shaqeeya oo qarannimadii soomaliya soo celsha waa waajib rag iyo dumar looga baahan yahay.soomaliya soomali baa leh
Jaalle Siyaad oo u digaaya cadawga Soomaaliyeed.
written by AbdullahiIfka , January 21, 2012
written by AbdullahiIfka , January 21, 2012
Jaalle Siyaad oo u digaaya cadawga ummadda soomaaliyeed waxaa uu yiri mar uu noo khudbaynaayay
hadal kan soosocda oo .aanu ku faraxnay,markii dambana hees laga sameeyay. waana sida tan soo socota
" Ma adigaan wax dareemin maadaa duunyo kaliita iyaba way ka didaadye dugaagii cuna doona
Doqon kaan war la daahiyo dimiin kaan wax aqoonin..waa digniintii labaabdeku dakaay xabashaaye
Hadaad diido yeelkaa damaaci yuuku qaadini dakharadi ku gaariyo soo xasuuso diiftii waanakaaga siidari
Waxaad haayso soo daabil ninkeey u daran yahay dunida ha ogaatee soomaaliyeey dagaalama hooy dagaalama dirira oo dagaalama.
Mar kalana waxaa uu yiri "Duulaanka mooskiyo daba dhilfa kuuboow daraad baa na barateen duligiyo
xumaatada umad diidan baanahay Calankooda dahabkaa ummad daafacdaan nahay.

| < Prev | Next > |
|---|