You are here: Home Maqal Heeso Magacii waa Xoroobay - Haliima Khaliif Magool iyo Hiba Maxamed
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Somali President Jaalle Maxamed Siyaad Barre

Magacii waa Xoroobay - Haliima Khaliif Magool iyo Hiba Maxamed

E-mail

Comments (2)add
Somali
written by Qawdhan Qudhac , October 23, 2014
Allaa mahad leh ina tusay macaanka iyo wanaaga waxa dowladnimo iyo midnimo tahay. Ilaahay ha uwada naxariisto ragii inoo dhaliyay oo waxaynu noqon karno ina tusay mid dhintay iyo mid noolba. Waxaa ayaan daro ah dadku koodii wax qabtay way sharfaan oo taariikhda geliyaan anana soomaali hadaan nahay been abuurad iyo xaqiraad iyo xasad iyo weliba jiilka danbe oo lamarin habaabiyo baanu falenkeed haynaa.
Allaha raxmaanka ah waxaan ka baryay inuu idinku wada kulmiyo janatul fardowsal aclaa intiinii dhalisay kacaanka iyo intii wanaag kala soo shaqaysay , Aamiin

bogaadin
written by mohamed badal , November 10, 2015
guulayso inanka aruuriyay taariikhdaan qiimaha iyo sharafta leh
Write comment
smaller | bigger

busy
 

Custom Search