You are here: Home Maqal Heeso Magac U Yaal - Ubaxii Kacaanka
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Somali President Jaalle Maxamed Siyaad Barre

Magac U Yaal - Ubaxii Kacaanka

E-mail

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Share selected track on FacebookShare selected track on TwitterShare selected track on Google Plus

Comments (13)add
JANTUL FARDOSO ALALEH KAWARABIYE
written by FAHMO , May 20, 2012
ABABE SIYAD ABIHII UMADA SOOMAALI ALLE KANOOKALE HANOSOBIE SOMALI WAYUXIIS ABAHII UMADA ILAH DHIBKA HANAGASARA DHIBADA SOMALI KUDHACDAY AABE MARXUUN HALOSODUCAYO AGANA ANISCAFINO OAN ALLAH KABAQNO DAD ISLAMBANONHAY ISKUAFAH ISKUDHAQAN ISDHASHAY
Alow inoo soo celi wanaagii hore
written by Cali janaale , June 16, 2012
As/wwb
walaal waxaan ahey dadkii kusoo gaarey ILaah ha u naxriistee Madaxweynihii Hore ee Maxamed Siyaad Bare , taa kadib waxaan u soo joogey xili aan isleeyahey armaadan hada kadib u arkeenin taa waxey aheed nabad gelyo buuuxda oo ay jireen dhamaan Somlia , waxaan kaloo aan ka mid ahey dadkkii nasiib u heley waxbarashada lacag la'aanta inksatoo xilgii Jaamacad aan bilaabi lahaa ay balaayo inoo timid iyo baas aan aqoonin Maantana tani nabadey , waxaan wax kabarn jirey Agriculture Secondry school ( Dugsiga sare EE beeraha ) oo ku yiiley Xarunta Mashruuca fidin beeraha ee lafoole oo hadeer loo yaqaano Buundo Carbiska , taa kadib waxaan usoo joogaey iyadoo nala leeyahey beri waxaad cuneysaan baasto makrooni , maalinta xigtana bariis , malainkalena baastada dhaaheer , waxaa kaloo inoo dheeraayey caafimaadka inu banaanaaa oo hadii ay dhacdo qof inuu ku dhaawacmo sikuula in loo qaadi jerey isbiltaal intaa kadib waxaan leeyahey Somaaliyeey ilaah ka baqa ee inoo daneeya sidii inoogo daneen jirey Alaha u naxariistee Maxamed Siyaad Bare
By
Waa walaakina
Cali Janaale
alloow kuu anxariiso
written by yuusuf , July 18, 2012
asc aad ayaan idinkaga mahad celinayaa sida harafta leh ee aad u keydiseen misana noosoo sii deyseen heesihii wacnaa alloow unaxariiso mudane jaalle maxamed siyaad janadii fardowso ilaahay haka waraabiyo
Xusuus loo baahan yahay in loo aqriyo jiilalk iman doona
written by Axmed Cabdi , July 29, 2012
AUN Madaxweynihii ugu sharafta badnaa ee soo mara Soomaalida Jaalle Maxamed Siyaad Barre oo hoggaamintiisii cid kasta ay ku faanto marka ay rabaan in ay faanaan caalamka, sida iyagoo yiraahda waxaan lahayn quwad militari oo la cabsado, waxaan ahayn dowlad si weyn loo karaameeyo, waxaan u hiillin jirnay jabhada gobanimo doonka Afrika, waxaan hadalkayagu uu ka socon jiray Afrika iyo caalamkaba, waxaan ahaan jirnay sidaa iyo sidaa_ _ _. Taasa oo uu ruux waliba ku faanayo guulihii ay Soomaaliya gaartay xilligii Kacaankii uu hoggaaminayay AUN Maxamed Siyaad Barre.
Marka waxaan leeyahay waa in Webside-kani uusan noqon mid ku xirnaada qofka hadda sameeyay oo qura kaas oo aan leenahay waxaad ku mudan tahay sharaf iyo mahad celin badan, si nay u akhristaan jiilalla hadda aan dhalan iyo ku hadda dhashayba.
mahadnaq
written by ubax , October 21, 2012
walaalayaal waxaa sharaf iyo amaan mudan dhalinyara waalaheen ah oo wali xasuusan soomaalinimadii inaan ahayn dad wadanleh , iyo dowlad jaale maxamed siyaad barrena uu ahaa aabihii umada soomaaliyeed. wadani dhab ah,ilaahada waan oo yaa markaan soo xasuusto sharaftaan lahayn iskooladiinii,waxbarashadii lacagla aan ta ahayd iyo qiimadarada aan ku noolnahay qurbaha , dadkeenii wax dhintay iyo qiimo daro kunool, balse illahay hanaga saaro dhibka , anigu maba aamin sanayn inay soomaali jirto wali xasuusan Aabe siyaad.balse waxaan kujiraa dadka aan wali iloobin mahadsaniin dhamaan.
GUUSHAYADA NINKI NECEB, FARTAYADA NINKAY DHIBI GIDAARKA MADAXA
written by Dalmar , October 26, 2012
Gidaarka Madaxa ha ku dhuftee maxaa iga galay, WANAAG IYO XUKUN DHAXAL WAMNAAGSAN KA TAGAY WAA TAWRADII IYO KACAANKII SOOMAALIYEED EE 21 OKTOBAR

ANOO GOOB JOOG AHAA WAXQABADKII KACAANKI BARAKEYSNAA EE WAAYADAAS, HADANA , ANOO HADA KU NOO DALALKA YURUB ARKAYNA XANUUNKA QURBAHA , SIDOO KALENA ARKAY SIDAY DAD WAXMAGARAD AH U BURBURIYEEN TAARIIKHDI WACNAYD EE DADKA IYO DALKA SOOMAALIYREED, HADANA MARKAAN DHAGAYSTAY SUUGAANTAAN WADANIGA , KACAANKA AH EE NIDAAMKI REFULUTIONKII, XAQIIQDII BOOYIN IYO CALOOLXUMO AYAAN KA QAADAA.
WAAN GARNAY WANAAGIBAAN GARANAY, WAAN GOCONNAY XUMAANTA JABHADAHA IYO RAJCIYADDI KACAANKU NOOGA DIGAY AYAA GOCONAYAA.
BA DSHAGAYSO SUUGAANYTAN ABWAANNADA WAABARI, WAA MACALLIMIIN XEELDHEER OO DADWEYNAHA SI CILMIYA U BARAYA FARTOODA SOOMAALIGA.
GUUSHAYADA NINKI NECEB FARTAYADA NINKAY DHIBI GIDAARKA MADAXA HA KU DHUFTEE MAXAA IGA GALAY.....WAXBA........GARKA QABO SIYAADOW GUDIGAYNA MAAMULA...WAAYO WAAYO LAAKINN TAARIIKHDU WAA DARSI ISASOO CELIYA, WAA TAAS TAARIIKHDA BISHA KA CADDAATAYE, .
Agaasimaha Radio Gaalkacyo
written by Awil , November 08, 2012
Allaha u naxariisto Madaxweyne jira ayuu ahaa Jaalle Maxamed Siyaad Barre.
Nov 18, 2012
written by Burhan , November 18, 2012
Allaah u naxaristo madaxweynihii hore ee dalka soomaliya maxamed sayid bare wuxuu ahaahaa nin wadani ah oo anfac ah dadkiisa iyo dalkiisabah
inamuuse60@mail.com
written by inamuuse , November 20, 2012
MAX.ED SIYAAD BARRE .somaali kama dambeyn ilaahey waxaan weydiisaneynaa inuu isagiiyoo kale talada noogu dhiibo,..dadkan bahaloobay mid dib isugu soo celiya.cadawga badan ee somaliyed mid dib u riixa,dhqankii laga tegay mid dib u soo celiya, geesi isu soo duma dadkayagi kala tegay,qaxootiyada mid dib usoo celiya........ilaahow geesi noocaas ah talada noogu dhiib, aaaaaaaaaamiin ila dhaha somaaliyeey......
Dhulkada hoyo wax kuu damu maleh
written by Axmed wadani , December 08, 2012
Yac cago ciil badhana wali waxan quro maaqan oyen ayan wax kaquri laahay.ale haonaxaristo abe siyad
xasuus
written by c/casiis , January 26, 2013
heestaan waxaan aad ugu xusuutaa ubaxii kacaanka ee dagmada waaberi ,oo lanaku bari jiray,dhiigaa i dhaqaaqaay markaan maqlay ,waxaan u mahadcelinaayaa dowladii kacaankii baraykasnaa.(gumaysiguu la jiray,guushayada ninkii nacab,fartayaday ninkay gubi,gidaarka madax haku dhufatee maxay galay waxba)waaaaaaaaaaaaaaaw
Ubaxii kacankii barakaysnaa
written by Xasankacaan , February 23, 2013
Allah ha u naxariisto madax waynihaii umadii somaliyed wax uu qabtay waa maraqati madoonto wax dhaxaa oo la dhahaba waa kaligiis taliye Tigta toori ,macangag iyo qaar kaloo badan maxay idiin qabteen ku wii qarnkiin magaciinii ,sharaftiinii midnimadinii but burburshoo bohosha ka tuuray ........?....?...Hal wadoo usan dhisin am sameyeen wax kale iskadaaye am dayac tireen
Maamule
written by Unaxii kacaanka , April 16, 2013
ILAAH AHOW NAXARIISTO MARXUUM MUDANE MADAX WEYNE MAHAMED SIYAAD BARRE NAGU WAXAAN KA MID AHAA UBAXII KACAANKA, CAYAARTOO KUBAD KOLAYGA ARDAY JAAMACADII UMADA SOOMALIYEE , WAXAAN AHAY DADKII KA FAA"IIDAYSTAY DAWLADII SHARAFTA LAHAYD EE SOMAALIYEE EE AAN DAWLAD KA DANBAYSAA IRIN
HOGAMIYIHII DALKA ,HALAYEY MUDANE MADAXWEYNE MAHAMED SIYAAD BARE DABADIIA DAWLAD MAANU ARAGE ILAAHNA WAXAAN KA BARYAYANEE DAWLDA CAADIL AH IN ILAAH NOO DHALIYO.
Write comment
smaller | bigger

busy
 

Custom Search

www.somalimind.com

Buug Cusub / New Book