You are here: Home Maqal Heeso Katashada Cadawaha - Hibo Nuura
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Somali President Jaalle Maxamed Siyaad Barre

Katashada Cadawaha - Hibo Nuura

E-mail

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Share selected track on FacebookShare selected track on TwitterShare selected track on Google Plus

Comments (13)add
Ka tashshada mise ku tashada
written by Dalmar , March 11, 2014
Baryihi hore ka tashada cadaawaha iyo isku tiirsanaanba waa jireen. Laakiin imminka cadawgi ayaan kubtashannay kuna tiirsanaanay.
...
written by guulleed maxamed , March 28, 2014
waayo waayo waaaaaaaaaaaaw ilaahaw nagu sin soomaali oo xora
miss
written by xoriyo , May 05, 2014
talahaan kudhaartay hurdo nooma toosna waa erayo cajiiba oo mankayga qaadan karo waa mida maanta taagan ee somaalay ka kaca hurdada. waxaan igu wayn markii uu dhahay abwaanku tumatida dhexdeeniyintaad waranka tuurtaan
wadani
written by maxamed deeq cabdi shakuur , May 07, 2014
Alla Alla Hibo maxamed gudoon Hibo nuura Afkaaga caano qabow lagu qabay maalintaa sida laheyd iyo maanta farqi weyn aya u dhaxeyo maanta aya cadow ku tiirsan nahay ee Allow soomali oo tashatay na tus Aaaamiin
arday
written by cabdi raxmaan muuse , July 16, 2014
waa erayo macaan laakiin loomahaayo dhego wax maqla iyo caqli saliima iyo weliba wadeninimo
hibo alahaku daayo aamin
mr
written by maxamuud , August 01, 2014
hibo waa runteed heesteedu laakiin maxay uga reebtay baydkii ahaa TOGOGAA BIYOOLIYO DHULKEENAA TASOOBAY WAARYAAYNAA U KLA TAGIN ILAA AYNU TAABNE, tani macnehiidu waxay ka dhigan tahay waxay la jaan qaadaysaa siyaasada manta ka jirta Muqdisho ee ah raali gelinta Itoobiya
si kale ayaa loo isticmaalay
written by fikir , September 11, 2014
Hibo way mahadsantahay laakiin cadaawihii oo dhan ayaa ku tashanay halkiin aan ka tashan lahayn
maant
written by hassan , May 14, 2015
Maanta waakutashada cadaawoh kutirsanaada waxaa layidhi laxwalba shilalkay isdhigtaa laguqalaa inagaa halkaa is dhigney maalin maalmaha kamid ah baan kabaxaynaa isha alaahi
Mr
written by Qoobeey , May 23, 2015
Waa hees qiimo laakiin anagaa maanta u ogolaanay siyaasiyiinta inay saas nooga faaiidaystaan waayo qof kasta oo soomali ah wuxuu huwan yahay qabiil iyo ninkiisa oo uu leeyahay haduusan waxba helin ninkaan wato waxba ma hagaagaayaan, wax kasta waxaa ka wayn dalka soomaaliyeey ogaada taas. hadii kale silicaan aan ku jiraynaa waligeeen kuwa maanta talinaayana meel kasta soomaliya haka joogaanee nin u danaynaayo ma jiro arimaha soomaliya asagaa danaysanaayo taas hala ogaado.
...
written by Cabdisamed m.sh. , July 08, 2015
Xasuus Ayaan isagasii Noolaanaynaa inta Cimrigeena Kahartay, Maxaa yeelay Soomaalidii Layaqaanay Ee Warkeeeedu Cadaa ma Noola Maanta, illaahoow Soomaali Ugargaar Aduun & aakhiraba
Mr
written by Mahamoud , January 12, 2016
Goormaynu u soo noqonaynaa siyaasad Qaranimo ku salaysan oon ku dhisnayn Qabiil, sidii Aynu ahayn 1970-dii ??????
Student
written by Ahmed Mohammud Ali Garoon , May 23, 2016
qaranimo iyo midnimo waxaaa lagu heli karaa somalida oo isku tashata iskuna tiirsanaata
Oohin
written by Xasan , July 12, 2017
Heestaan marka aan maqlo illin baan daadiyaa runtii waan ooynayaa waayo meesha aanu mareyno maanta. Aaway sharaftii iyo kaamadii soomaliyeed ilaahayoow noo naxariiso oo inaga dhig kuwo iscafiya oo isjecel
Write comment
smaller | bigger

busy
 

Custom Search