You are here: Home Maqal Heeso Jaalle - Hobolada Waaberi
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Somali President Jaalle Maxamed Siyaad Barre

Jaalle - Hobolada Waaberi

E-mail

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Share selected track on FacebookShare selected track on TwitterShare selected track on Google Plus

Comments (7)add
WAA WEB SAYT AA LAGA XIISA DHIGAYN
written by 07.05.2010 , May 07, 2010
XAQIIQDII GALABTA DAREENKAYGA SI DHAB AH UMA SHEEGI KARO, WAXAAN AHAY
MUWAADIN MUSLIM AH SOOMAALI AH, KUNA NOOL YURUB, MARAR KALA DUWANA
SAFARO BOOQASHO AH KU TAGAY SOMALIYA, GAAR AHAAANA KOONFURTA, WAXAAN INDH-
AHEYGA KU SOO ARKAY, DHAGAHAYGA KU SOO MAQLAY DAD AY KU DHACDAY MARKAAN TALO
HAYEY NAF MA HAYN, MARKAAN NAF HAYEYNA TALO MA AHAYN, WAXAAN GOOB JOOG U AHA
OO WALLAHI AH SAWIRKA JAALE SIYAAD ANOO BAKARAHA JOOGO OO SALAAN ASKARI LA
SALAAMAYO, WAX BEEN IGU XAQ SANAYO MA JIRAAN , ALAHA U NAXARIISTO
MARXUUM MSDB IYO DHAMAAN SOOMALIDA DAACADA AH KUWO LA KHALDAY IYO KUWO LA
DULMIYEY INTABA, LAAKIIN XAQU WAA SARREEYA LAGAMANA SARREEYO WALIGI.
...
written by farah futay , December 04, 2010
ALLAHA U NAXARIISTO MARXUUM JAALLE MAXAMAD SIYAAD BARE . WAXAAN EEBE KABARYAYAA IN ASAGOO KALA KASOOSAARO SOOMAALI OO DIYAAR U AH DALKIISO IYO DADKIISO TRIBALISM IYO REGIONALISM ALLAHA NAGA SAARO IYO DIINTOO BEEN LAGASHEEGAYO AAAAMMMMMMIIIIIIIINNNN
Su aal
written by Geele , January 16, 2011
If we know we were wrong on 1991 why we are not fix are problems?
mogadisho
written by ali , March 02, 2011
run ahaantiii somalia waxaa l haray waa reer mogadisho taasna qofkasta waa ogyahay
dawladii la keeno iyaga yaa diida .., xabad ayey ku ridayaan waxka maqan malahan .
ilaahow caqligooda ssoo celi..


somalia
written by ladan , November 17, 2011
Markii aan dowlada lahayn Africa wadanka ugu fiican ayaan ahayn, magac ayaan laheyn waa nala citiraafsanaa sharaf ayaan lahayn. Hada meelwalba waa nalaga nacay waayo cawaan iyaga iskumaqan ayaan noqonay. Allaha unaxariisto aabihii umada soomaaliyeed Jaale siyaad. allah waxaan kabaryeynaa in madexweyne siyaad ookale ah allah usoo dadajiyo. Amiin
Maanta Madaxda Jirta waxay ku wada hadlaan, waxna ku qoraan
written by Dalmar , April 17, 2012
Waxaa xaqiiqo ah in Afki Soomaaliyeed maanta agoon noqday, halka caalamka intooda kale ay ku
faanaan afkooda oyo qoraalkooda. LAAKIIN, maanta waxaa xaqiiqo ah Madaxda Soomaalida ee Wadanka joogta
inay si ay Gaalo u qanciyaan inay
victorious nation soomaali.
written by mohamed ibraahim cali barre , July 07, 2013
s/c soomaalay bacdu sallan waxan rabaa in aan idiin sheego aabe siyaad alle yaa raxma geesi halyeey soomaalioyeed ayuu ahaa anoon qabiil fiirin mida xigta hada waxaa taagan xaalad adag ka biloow naftaada joojiya eeda ah kaasaa kuli qaldan iyo anagaa kuli saxan,yacni ha oranina reer muqdisho waa khaladan yihiin kuli ama reer waqooyi ama reer bari ama reer galbeed taas wallaal kuuma soo dhaweenayso aan ka shaqeeyno in la xaliyo dhibka taagan ka dib hala gaaro marka la isweeydiin karo war adaa qaldanaa iyo anaa saxnaa,illeen qofka difaac buu galayaa soomaali ahan waan isnaqann nin qabiilkiisa waa qaldan dhahaya waa yaryahay wuxuu doono ha haadeene marka aan ka gudubno wixii far isku taagid ah hana la isweeydiiyo war dhinacee ka qabanaa iyo dhinacee ka toosinaa marka hore ,jaceeyl iyo wadinad soomaalinimo halaisu sheego not qabiil hebel wa sida,waa mahadsantihiin jaalayaal.midnimo iyo guul shacabka aan jeclahay ee soomaaliyeed..guul..
Write comment
smaller | bigger

busy
 

Custom Search