You are here: Home Maqal Heeso Iskaa Wax U Qabso - Riwaayad
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Somali President Jaalle Maxamed Siyaad Barre

Iskaa Wax U Qabso - Riwaayad

E-mail

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Share selected track on FacebookShare selected track on TwitterShare selected track on Google Plus

Comments (10)add
...
written by zakia , March 02, 2012
maansha alah webka jaalesiyaad, wax yaaba badan oo naga qarsona bad noso bandhigtay
mr
written by abdi shariif , March 16, 2012
ilaahay naxariistii janno ha ka warabiyo jaalle maxamed siyaad barre,iyo jaalle yaashii la shaqeynayeyba

waa taariikh aad iyo aad xanuun u leh ,waxaanna garan karra qofkii soo joogay somaliya

waxaa kale oo xusid mudan fanaaniintii somaliya ee xiligaas waxaan dhi wixii dhintay allah u naxariist inta joogtana caafimaad siyaaddo ah .waa noo taariikh aan mar walbaba ku faanno, waa idin salaamy uruuriya yaasha taariikhdeennii.
...
written by CADAAWE , March 27, 2012
Waxan ahay nin Somali ah o reer jabuuti ah. Waxan aad iyo aad u hanbalyaynaaya qoraaaga bugga.
Jaalle Maxamad Siyaad wuxu aha geesi wadani ah, hogaamiye siyaasadeed dacad ah iyo ninki xoreeye ummadda somaaliyeed khaasatan Jabuuti. Runti Jajuuti fransis kama xorowdeen handuna jirin Maxamad Siyaad Barra iyo raggi la shaqaynaayey iyo weliba shacbiga somaliyeed
hasandhere@hotmail.com
written by jaalle Hassan Ali , April 03, 2012
AAh waa murugo iyo ciil hadii aan soo xasuusto aaway shraftii waxaa xasuustaa habeenkii jimcaha anigoo ka soobaxa shaneemo gurigeena imaada 2dii habeenimo ayadoo eysan jirin wax cabsi ah meel walbana ay furantahay
WAAN KA XUMAHAY
written by hassan89n@hotmail.com , May 06, 2012
waxaan naxaa markaan arko ama xasuusto taariikhdii soomaaliya sideetameeyadii,waan ilmeeyaa oo hadana hareerahayga fiirshaa bal in i shaydu qabato dadkii aan aqaanay,oo hadana iraahdaa maxaa ku helay amaa laguu jeedaa,magaca soomaaliya hadaan maqlo waxaan moodaa in calankii calooshayda ku yaalo,walaahi waan is waydiiyaa oo waxaan iraahda calooshayda hadii laqalo malaha waa laga heli karaa CALANKII BULUUGA AHAA,waxaa nasoomaray waqti dahab ah,inkasta oo aan lawada kaydin wax qabadkii siyaad bare, hadana in xasuus noogu filan waan haynaa maanta waa ilaah mahadii. SIYAAD BARE waxaan leeyahay alaha u naxariisto, waxaad ahayd halyey soomaaliyeed oo dal iyo dadba jecel,kuwii shalay ku lahaa waa kaligii tashte QABIIL ku dagaalame,DIIN ku dagaalame,LAALUUSH ku dagaalame,walina talo magaarin,21 sano ayey maalinba xaabada dhinac u rarin, AMXAARKII aad ADIS ABABA gaysana MUQDISHO ayey keeneen.waxaan leeyahay soomaali alaha ka soo aaro mid adoo kalaa. NAXARIISTII JANO ALAHA KU SIIYO.aaaaaaaaaaamiiiiiiiiiiiiiin
oo393453008303
written by abdirahman , May 06, 2012
masha alah run ahaan tii ma aanan soo gaarin doolidii jaalle mahamed siyaad bare ala ha ka waraabsho janada fardooso amiin hadii aan ku darsado fikradeeyda run ahaanti jaalle mahamed siyaad oo kale soo mari maayo soomaliya sadriga iyo laabta kaa salaamnay a baba siyaad alooo una xariiso
taarikhdu waa buug badu maydhi karino beryo lama ilaawaan
written by h.degen , May 10, 2012
asc. aad iyo aad ayaban iidiin salamaya huuno
bacda salam horta wax wal waxay ku socdaan qoraalka
rabi qof diidi karana ma jiro
run ahaantii anu horta nasiib umaan yeelan inan
inan ku kacaamo wadankaygii oo dhisan
balse waxa illa kowsaday aniga iyo intii illa ka caanna iyo intii iga yarba w
keliya waxay ahayd xabada oo dhagaha yaga la kowsatay
soomali dal dihin oo wannaagsan xag wal hadii laga eego way
lahayd balse abaalkoogi wuxu noqday
inay dad cawaana oo wax ma garata ah noqdaan
oo dalal aan inaba ka gaadhi karin ay maanta
ku wiirsadan kana faa iidaystaan khayraadkoogi
illa hadana may garan inay aayahooga ka tashadan
runtii waa ayaandaro in mudo ku dhaw 22year"s uu
dagaal iyo qabiil ku dirir micno darro iskaga socdo


illahay waxan ka baryaay in uu xalwaara iyo midnimo wadankeeni quruxda badnaa
uu inoo siiyo umada inta shydaanku iimanka ka qaadayna uuu iimaan saalixa siiyo


AaMIIN Aamiin AaMIIIN AaMIIIN
salaan
written by hassan , November 27, 2012
allaha u naxariisto m s barre runtii lama ogaan jirin waxyaabaha fiican ee uu dalka u qabtay laakiin hadda ayaa dadka badankiisu ogaadeen aniguse waqti walba waan u duceeyaa sababtuna wexey tahay ma ogi sida ay nolosheydu noqon leheed siyaad barre la aantiis anigu waxaan ka mid ahaa dhalinyaradii nasiibka u yeelatay iney ka mid noqdaan DHALINTII KACAANKA LAFOOLE halkaas ayaana ku soo dhameeyay dugsi hoose ilaa dugsi sare kacaanka barakeysan la aantiis wax ma barteen ilaahay ayaa mahadaa iska leh
hadda waxaan ku noolahay yurub waxaana soo moogahay somaaliya 30 sano lagabilaabo marso 1982 ilaa maantay 2012
waxaan halkaan ka salaamaa dhamaan gabdhihii dhalinta kacaanka afgooye iyowiilashii lafoole dhamaantood waa walaalaha aan ku leeyahay aduunka waan wadaniyiinta runta ah ee soomaaliyeed
waxaan ka codnayaa in qofkii aqarsado qoraalkeygan iney ii soo diraan email
gacal94@hotmail.co.uk
Salaan dhamman magaca somali
written by Abdulkarim , February 01, 2013
Allaha u naxariisto madaxwaynihii Taariikhda somali Gaarisiiyay meel aney Gaarin dowlado badan oo maanta dunida dacalladeda ah aaney gaaarin weli!! marxuum maxamed Siyad Barre.
runtii waxan ku garaadsaday dowladda oo ururinaysa Agoonta, iyo ubadka danta yar ee Somaliyed waa dhab waxa Gacal ka hadlay oo dhan ma jiro madax wayne la mid ah Somalia ama la barbar dhigo karo. wax badan wuu qabtay hubaal. wuxase is bedel wayn ku dhacay oo hal mar nidaamkii toosnaa weecday markii uu dhammaaday dagaalkii Ethiopia iyo Somalia, oo ciidamo qaab qabiil u diyaarsan isku dayeen inay afgenbiyaan dowladdii uu hogaamiyanay maxamed siyad barre. taaso oo dhalisay in uu madaxwaynuhu ka shakiyo cid uusan aqoon in uu noqoto madaxda dhamman taliska ciidanka iyo xeryaha ku agdhow caasimadda. waxa la aasaasay urur gobaleedka igad oo lagu heshiisiiyay mingistu iyo marxuum maxamed siyaad, waxa xigtay in jabhadihii Somali galbeed lagu daro ciidamadii xoogga dalka , booliska , asluubta iyo Guulwada yaasha halkaas waxaa ku lumay kalsoonidii ciidamada xoogga dalka oo taliskoodii la wareegeen jabhadihii Somali galbeed min hoos ilaa madaxda ugu sarraysa, waxaa isku soo gaaray waqti aan kala fogayn golaha wasiirada, 1) Bile rafle Guuleed wasiirka beeraha , 2) ina cumar jees wasiirka dalxiiska, 3) xuseen mataan wasiirka cadaaladda. 4) Aadan cabdullahi nur Aadan Gabyow, wasiirka Gaashandhigga, oo ka soo wda jeeda Beel ka mid ah Beelaha dega kililka shanaad oo wadanka ku joogay qaxootinimo. laga hadli maayo janaraal, kornayl, Agaasime ama safiir, waxa laga hadlayo waa Golihii wasiirada, waxaa la beegsaday qabiilkii cinqilabku ka fashilmay, min miyi ilaa magaalo, waxa billaowday mucaarad jabhadii ugu horraysay oo Askeri somali ah xabbad la beegsado. halkaas ayay ka ambaqaaday musiibadii Aakhirkii somalia ka dhigtay wadankii Guuldarraystay. waxa xafiiskii madaxwaynaha awooddiisii la wareegay qabiil, waxay gaartay ninka somaliga ah ee raba basabor uu ku safro in uu u maro ruux yaqaan taliyaha gogaanka socdaalka ama ay isku rer qurac yihiin wasaard kasta wasiirka haysta reerkiisa ayuu ku meeleyay ilaa la yiraahdo wasaaradda rer hebel, waxaa lumay miisankii caddaaladda iyo qaanuunkii dowliga ahaa. sharciga waxa ka awood badiyay rer qurac, xuquuqda muwadinka somaliga ah ayaa luntay, wax kasta oo umadda ka dhexeeyay wax gaar ah ayay noqdeen. qormo laguma soo koobi karo dhibatadu halka ay gaartay, halkaas waxa fursad ka helay mucaaradkii dowladda kedibna madaxwaynaha waxaa seektay in uu badbaadiyo qaranka markuu arkay in talo faraha ka si baxayso, ilaa mucaaradkii xabadaha ridayay ay soo galaan madaxtooyada? Anigu markaan isku ururiyay dhacdooyinkii aan u soo jogay burburkii qarankii somaliyed waxa sabab u ahaa Dagaalkii aan la galnay Ethiopia, oo bud dhig u ah , madaxwaynahana waxa sabab u ah wuxuu awooddi wadanka gacanta u geliyay jabhadihii Somali galbeed weliba Ogaden, ilaa Aadan Gabyow uu si toos uga hor yimid madaxwaynihii qaranka oo xamar uu ku dagaallamo. maadaama intii uu talada cidanka hayay uu awooddii ciidamada reekiisa u badiyay, eraydii ay adeegsanayeen askartii adan gabyow taageraysay waxay ahayd ( muslim iyo mareexaan ayaa dagaallamaya) xusuunow markaas wadanka oo dhan dowladda ayaa ka talinaysay!! xilligaas maxamed siyad waxa ku dhacday in uu 2dadii gobol ee xorta ahaa dadkii deganaa intooda badan kalsoonidoodii uu waayo. qaxootigii wadanka lagu soo dhoweeyayna ay ugu abaal gudaan in ay noqdaan kuwii ugu horreyay ee ku dhiirada in ay caasimadda kacdoon hubaysan oo madaxwaynaha looga soo horjeedo ka billaabaan!!
hadaba qaladka dhacay yaa leh masuuliyaddiisa inta ugu badan? suaashaas waxan u daynayaa axsaabta boggan isku dhaafsada afkaarta? maxase looga gudbi karaa in aysan mar danbe nagu dhicin ?
LA GRANDE SOMALIA
written by luca , May 12, 2013
HO AVUTO LA FORTUNA DI VIVERE L'ERA DELLA GRANDE SOMALIA SPERO CHE LA NUOVA SOMALIA SIA ANCORA MIGLIORE E CHE SIA IN GRADO DI FARE ANCORA MEGLIO. SIYAAD AVEVA FATTO TANTE BELLE COSE.VIVA LA SOMALIA
Write comment
smaller | bigger

busy
 


Custom Search

Jaalle Siyaad Book/Buug