Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Bookmark
Email this
Hits: 9337
Comments
(7)

SOOMAALIYA HA NOOLAATO
written by cismaan wali , May 21, 2013
written by cismaan wali , May 21, 2013
Maasha allah illahayow u naxariiso aabe siyaad iyo intii daacad u aheyd dalka soomaaliya.
...
written by Aadan Cabdullaahi , October 12, 2013
written by Aadan Cabdullaahi , October 12, 2013
Heestaan waxay i xasuusinaysaa Abwaan Cabdi Aadan (Badeey) iyo kooxdii Horseed.
SOOMAAALI JECEL
written by MOOGE , October 21, 2014
written by MOOGE , October 21, 2014
MAA SHAA ;ALLAAH :XASUUS WANAAGSAN UMALEYN MAAYO WAAYAAHAASOO KALE INUU DIB NOOGU SOO NQOQNAAYO LAAAKIIN ANAG OO MARKAAS AY NOO GELI RABTO AYEY NAGA JEJEBIYEEN HABAARQABYAASHA
...
written by haliama kalsan , September 14, 2015
written by haliama kalsan , September 14, 2015
askari hore ee dawladii maxamed siyaad waa lagu farxi jirey , askariga adana waa laga cabsadaa oo waa ku dhacaa
wadani
written by mohamud yusuf , August 14, 2016
written by mohamud yusuf , August 14, 2016
Mohamed siyad barre ilahey waxan uga baryaya inuu naxariistiisa u fidiyo
wuxu ahaa halyey geesi ah oo waddani ah
wixii uu qabtay iyo heerkii uu nasoo gaarsiiyay ma aha wax an qoraal ku so
koobi karo wuxuu waddankeena keliya ma ahee wuxu ahaa madaxweyne
jecel inay inay africa wada xorowdo wax so saar iyo isku filaansho gaarto
kana maaranto shisheeyaha
wuxu ahaa madaxweynaha keliya ee africa uga dhex muuqday gumeystayashii
africa
allaha u naxariisto

heestan markii iiu horeysay ee aan maqlaa waxay ahayd 12kii biishii Abriil ee Sanadkii 1987 Xaflad lagu xusaayey maalintii Xooga Dalka Xus iyo Xusuus gaar ah bay iga mudantahay waxaa habeenkaa Xaflad laysku arkay ka dhacday Xaruntii la odhan jiray Shiirkolada ee Magaalada Muqdish
...
written by jaamac Axmed , December 20, 2016
written by jaamac Axmed , December 20, 2016
sharfaan, Yuusuf-Aleebi, Seeyseey, Yoonis yare, Cabbey waa ragii Muusika aad maqlayseen gacantooda ku tumaayey, codadka Digfeer, Jaangow, Kaadheeri, Layloon, Bashiir Salaad, Bashiir Ibraahin, Xasan Ismaaciil, Aadan-diiteey, Burci Faarax, Sahra Ileeye, Sahra Siyaad, Siraad Cabdule, Milaano, Xaliimo-Xoosh, Sureer Cabdi, Leyla C/laahi,
< Prev | Next > |
---|