Bookmark
Email this
Hits: 5241
Comments
(15)
hambayo
written by abdikani dalmar , October 06, 2009
written by abdikani dalmar , October 06, 2009
run ahaantii waxa aad tihiid muwaadiin xalaal ah waayo waxaad sameyseen web lagu xusuusto jaale siad waana yaq na saaran xiligaana waa oktober 21 bishaan waa in aan u dabaal degnaa
ali
written by ali , October 15, 2009
written by ali , October 15, 2009
xaqiidii wuxuu ahaa aabaha danyarta inta diidayna waakuwii sadbursi qaadan jiray amaba raba
aabihii umadoow
aabihii umadoow
Xussuus, Umad Jirijirtey ma aha Somalia oo kaliya ee Afrika.
written by cabdi wali , October 18, 2009
written by cabdi wali , October 18, 2009
Waa wax aan marnaba qarsoomi kareyn una baahan in sidii looga badbaadin lahaa wax kasta oo isku daya Umad jiritaan keed. Exeeqabiil iyo anaa ninraacay aan unuunka gooynee ifka noojoo.
waa xusuus abid ah
written by Omar Jeey , November 06, 2009
written by Omar Jeey , November 06, 2009
runtii waa web xusuus mudan waana wax loo baahan yahay in taariikhda uu so maray wadan keena la keydiyaaa
madaxwayne jiray
written by abdikariim abdilahi , January 18, 2010
written by abdikariim abdilahi , January 18, 2010
waxaan xasuustaa dugsiyadii ciidankii xd soomaliyeed anigoo daganaa boorama oo xadku uu dhawayd sidii ay u difaaci jireen ciidankii xooga dalka soomaliyeed gaar ahaan gaas koowaad aaheey aah aaaway ciidankeenii sharfta lahaa waxaan leeyahay halyeey jiray ayuu ahaa dabadii car dawlad ha timaado
madaxweyne loo dhamaay
written by zeynab , March 31, 2010
written by zeynab , March 31, 2010
ilaahoow u naxariiso maxamed siyaad bare wax noo badalo ma heleno ilahay adaa umadada abuuray ee m s b oo kale noo dhali adaa maqluuqa abuuree
ilaahow u naxariiiso
written by farxaan yarre , May 16, 2010
written by farxaan yarre , May 16, 2010
JAALE SIYAAD WAX LAGU XASUUSTO AYUU KA TAGAY ILAAHAY ISAGOO NOO SOO NOQONNMAAYEE MID ISAGOO KALE AH NOO KEEN OO NA MAAMULA ALOW DANTAYADA NA TUS HADAANU SOOMAALI NAHAY
Sarkaal ka mid ah saraakisha XDS
written by G/dhexe Xooga Abdifatah Abdilahi Garane , October 18, 2010
written by G/dhexe Xooga Abdifatah Abdilahi Garane , October 18, 2010
Allaha u naxariisto S/Gaas Maxamed Siyaad Bare madax waynihii Ummada Soomaliyeed 1969-1991 wixii uu qabtay waxay ka muuqata bulshada soomaliyeed ee run sheega ah kana waramayo taariikhda dhabta ah ee ay soo martay soomaliya muddadii ay hogaaminayeen dhalinyaradii milatariga ahaa ee dhaliyey towradii barakaysnayd
waan xuusu mudan
written by allabari , July 13, 2011
written by allabari , July 13, 2011
waa wax aan ladafiri karayn waxa uu qabtay jaale siyaad ilahay janadii haka waraabiyo,soomaali waa dhisay in tii madax waynaha ka ahaa,xaga warbarashada iyo caafimaadka,iyo horumarka kale ee dalka,waxaase dabadii dilaacay ayax wax cunaaya meel walba maamul gobeleed iyo qabiiliisay ayaa ka dilacay dabadii.
Geesi la jecelyahay
written by Abdullahi Mohamed , August 16, 2011
written by Abdullahi Mohamed , August 16, 2011
ILAAH qabriga ha kuu waasiciyi, amiin. Ummadi waa ku tabtay, waxaa kaa
danbeeyay kuwo gabdhohooda iibsado, bad iyo barina xaalufiyay, cadawgi
markay ku arkaan hoos fiirinjirayna hoos galay oo kabaha u sido, Soomaali
weynti aad soo dhaweysayna waxay mareysaa Land-Land-Zone-Zone. ILAAH
waxbo ku ma aha in uu noo soo bixiyo mid adiga oo kale ah

students
written by maryan cali , September 27, 2011
written by maryan cali , September 27, 2011
waa wax marqaati ma doonto ah in uu ahaa aabbe umada soomaalidana u ahaa ifa nolosha alaaaaaaaaaaya raxma insha aalllllllllllllaaaaaaaaaaah
...
written by Abdullahi Yusuf Ifka Yare , January 13, 2012
written by Abdullahi Yusuf Ifka Yare , January 13, 2012
Jaalle jaalle jaalle soomaali jamaceed jeexada midigeed
Janaraal siyaadoow. kuma jiro cadawga ha jan jeeran waligaa
abbidkaaba noo joog.
Jaalle jaalle jaalle anagoo jiran baad jid cad nagu horseedee
waana la gu jihaystee.
Jaalle jaalle jaalle jawaabtaad na tiri baa dadku wada jecleestee
waana lagu jecleetee.

| < Prev | Next > |
|---|