You are here: Home Maqal Heeso Haiilan - Hobolada Waaberi
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Somali President Jaalle Maxamed Siyaad Barre

Haiilan - Hobolada Waaberi

E-mail

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Share selected track on FacebookShare selected track on TwitterShare selected track on Google Plus

Comments (16)add
amaan gaar ah macalinka kacaanka
written by sayid ali jamac jirac , June 23, 2009
macalinka kacaanka best pres ever of somali rep of somalia wee love him ever
wuxuu ahaa geesi ,wadani, dalkiisa jecel waxaase qaskaku bilaabay dad jiran oo hada jooga waligoodna wax uhagaageyn oodaraad ah waana udarsaney
sinaan cadaalad iyo dadka oon kal sareyn


amaan gaar ah macalin kacaanka
written by sayid ali jamac jirac , June 23, 2009
alayaaraxama maxamed siyaad barr wuxuu ahaa geesi ,wadani,qaran jaceyl iyo
nindadkiisa soomaaliyeed horumar gaarsiiyey,wuxuu qabtay wuxuunoo qoray
afka maanta mucaarad iyo kuwa dawlada sheeganaaya somaali land, puntland iyo
muqdisho hadii maxamed siyaad uusan qorin afka hooyo maanta af jini ay waxku
qori lahaayeen tanks pres siyaad, xornimo gaarsiintii djabuuti oo isaga lahaa waayo hadii uu san ogalaan ka hadal djabuuti ee unka ama unted nationka maanta djabuuti xorma,ahaateen,dhinaca kale jaamacadaha,iskuulada,takhatiirta,duuliyaasha isagaa aabe ah.
lama soo koobi karo wuxuu u qabtay somalia.
Aabbe Siyaad
written by Aadanuuuuuuuuu , February 10, 2010
GnerlMaxamd Siyaad Barre wuxuu aaa halyeey aandadka soomlyeed kuood miyrka qab a go`i doonin quluubtooda free edction ama waxbarasho bilaash ah ayuu horseeday Alloow janada ka waraabi aniga waxaan waxku barta bilaash manta carruurtyda wax ma bari karo.
Dad waalan ayaa dumiyay aqalkii rajada ee Soomaaliya Allaha naga qabtee
Geesi la garan Waayey.!
written by wadani , February 20, 2010
Allahaw u naxariisto wuxuu ahaa geesi, siyaasi,daacad .somaali. wadani.waxaan xasuustaa Qudbadihiisii hadaladiisii iyo talo soo jeedintiisii laakiin waxaa is waayey marxuunkaas (siyaad) iyo soomaali. wuxuu soomali iga digayeyna maanta way haysataa inta badaha .tahriibka,xabsiyada,dagaalada .gaajada u dhimanaysa ayaa markhaati ka caysa .Allaha u naxariisto Aamiin
aabihii ummadda somaliyeed
written by timirdiid , April 23, 2010
waxbarashadaydii ilaa dugsigii sare waa ninkii ii fududeeyay oo wax i soo baray, waligey lacag ma bixin, ilaahow janadaadii ka waraabi
Goorma goorma ayey Somalidu garan Geesigeeda, wadanigeeda.
written by warsame , May 13, 2010
somalidu magarato ayaan qabaa wadanigeeda geesigeeda iyo ninka isleh wax uqabo wadankaada
waxay wax fahan taa goorta uu dhinto oo cadawgu ka ha yey soo fakado oo hilfaha uqaado
inta Somali geesi u kacay ee ay colaadiyeen tiro malaha.
Axmed gurey. wiil waal. sayid maxamed cabdulle xasan , jaalle maxamed siyaad barre.
Waxaan Tabaynaa Suugaan Balllaaran oo ka maqan Websaytkan,
written by wardheere, Holland , June 24, 2010
Marka hore waxaan salaamaya dhallinyaerada weybka habeysay, waxaan idiin
ka codsanayaa in aad weybkaan ku soo dartaan Suugaan Wadani ah ama kACAAN
Ah oo idaacadi Radio Muqdisho laga dhageysan jiray ,Waxaa ka mid ah, Ma qarnigan
Gumeysigu qiilqiishe galayee , quruumuhu xoroobee kii qayb idiin helay ha ka qaylininabaa,
Fadlan, weybka ku soo daro Dhamaan suugaan kasta oo wadani ah oo la heli karo, inkasta
oo aamimsanahay in qaranki Muqdisho lagu bililiqaystay , suugaanta wadaniga ahna ay ka mid tahay
waxa la ciribtiray, Laakiin ogaada inaad billawdeen si geesinnimo leh Taariikh weyn oo cadawga
Soomaalida ioyo Muslimiintaba, lagala dirirayo.
Waxaad ogaataan inay maalinba maalinta ka danbaysa ay sii kordheyso muwaadiniinta ku xiran
Webkaan oo qabiil shaqo ku laheyn.
Taallo dahab ahayaa lagu xusi doonaa
written by Ahmed Abdi , November 18, 2010
ALLAHA u naxariistee, Geesigii ku caanka ahaa dad iyo dal jacaylka, waxaa ay ummadda Soomaaliyeed mar uun ku xusi doontaa taallo dahab ah, ka dib markii la waayo wax buuxiya wax qabadkiisii, sida waxbarashada lacag la'aanta ahayd, caafimaadka isguna ahaa lacag la'aanta, dhismihii mashaariicdii kala duwanayd, uruurintii agoonta iyo carruurta derbi jiifka ahayd, dhismihii cududdii Militari oo aan ku noqonnay Dawladda ugu ciidanka ballaaran Afrika.
Haddaba si kasta ha lagu inkiro waxaa uu Geesigaas waddinga ah u qabtay Dalka iyo Dadkaba iyadoo lagu salaynayo cudurka dilaaga ah ee ay Soomaalidu ku caan tahay waa Qabaiilkee, waxaa hubanti ah in ay mar uun iman doonto in dhammaan Soomaalidu ay si qaddarin iyo jaceyl lah ku xusi doonto ALLAHA u naxariistee Waddanigaas aan marnaba ka go'ayn quluubta waddaniyiinta Soomaaliyeed ee dhabta ah.
Geesi wadani ah
written by Xirsi , December 12, 2010
Waxa uu ahaa wadani, soomaali iyo geesi dhaba oo waliba taariikhu ka marqaati kicidoonto marka waqtigeeda la gaaro.


Allah ha u naxariisto
written by Zubaydah , December 28, 2010
Wuxuu ahaa geesi, aftahan, waxaan ilaahay uga baryayaa inuu janadii ka waraasho , geesi isaga ka dambeeyey oo Soomaali sheegtayi ma jiro ILLAAHAYOW U NAXARIISO OO NAXIISO JANNO SII, AAAAAAMMMIIN.

ala ha u naxariisto
written by soomaaliyoo , January 07, 2011
waxa lagu qayaaso ma jiraan xaq ayuu ku socday waxaa markaati u ah intii kursiga kula dgaalantay nin gadaashii wax noqday ma jiro ninkasta oo ka mid ahaa ragaa meel xun buu ku dambeeyay ha udameeyo cabdullaahi yuusuf ceeydiid hal ka oo kudmbeeyay waa la ogaa siyaad ala ha naxariisto janadiina ha karaabiyo
xaqiiqda
written by dhab ka hadal , March 14, 2011
asalamu aleykum dhamaan waxan salaamayaa aqristayaasha iyo milkilayaasha wabsiteka waxaan marka hore ilaah ka baryayaa inuu u dambi dhaafo una naxariisto halyeygii aabihii indhihii umadda somaliyeed ee loo aayey inuu janadiisa noogu abaal mariyo runta way cadahay waana ognahay waxqabadkii iyo horumarkii uu wadanka iyo dadkaba gaarsiiyey aabaheena mahamed siyaad balse waan ku caasiney waana haynaa mirahii aah ka guraney aniga koley waxaan u ahayaa abaal aanan ilaawi doonin intaan noolahay cidii donta ha iska hadasho oo waxay doonta ha sheegto waxaan u qirayaa inuu ahaa somali aayaheeda iyo aabaheeda iyo halyeygeedii ka soo shaac bixiyey kulamada iyo fadhiyada caalamiga ah waxana ogsonahay in farance iyo mareykan iyo engiriis iyo cod walboo maanta wax is badeyso ay hoos fadhisey siyaad bare oo waliba badweynta somalia ee maanta la bililiqeysanayo asaga looga baqi jirey
mr
written by baashi maxamed cisman , June 10, 2011
miyaan la iloobi karaa aabaha umadda soomaliyeed oo heladu janada ah
xisaabiye puntland
written by cawil maxamed kaalinjoog , July 04, 2011
alla ha nariisto wuxu ahaa halyey mar la arag ah oo aan soo marayn mar dambe somali kuwa yidhaa rijiimka alla ka abaal marin doona afqudhmoonkooda, allow noo keen mid badhkiis guda kelia!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
Alla ha u naxariisto
written by mo , August 25, 2011
Alla ha u naxariisto waxa uu ahaa nin wadani ah, waxaa kaloo uu ahaa nin aftahan ah afka soomaaliyee,
Iyo dadyaqaan ah. Ma u maleenaayo in uu soomari dono qofkale oo la mid ah. Wax hadda jooga luqada ingiriiska waxay yiraahdaa (garbage) waryaa dalka iyo dadkaba ka qobto.

Godka Laguugu Janeey Aabbe Siyaad
written by Abdullahi Ifka , January 20, 2012
Aabbe Siyaad Barre Waxaa uu ahaa Mar la'arg, Eebbe Ummadiisa u soo diray qaasatan Soomaaliya.
Waxaa uu ku ka yaabiyay Aduunka oo idil , dowladaha adduunka ugu waa wayn oo dhan, kuwo hor umaray iyo kuwa soo koraayo oo dhan .waxaa uu ahaa iftiinkii bariga Afrika , waxaa uu kor u qaaday soomaali oo idil ,waxaa uu walaaleeyay soomaali wayn. waxaa uu xureeyay wadamo badan oo ay ka mid yahiin walaala hayn reer Jabuuti, Musambiik , angoola , Bangaala dhesh ,zimbabwe ,Soomaali galbeed, Aabo ,Eretereeya iwm.
Lama iloobi karo wanaag gii uu u qabtay wadankiisa. Bal fiiri maanta kuwa wax khasaaya oo dhan waxaa wax soo baray oo wax ka dhigay macalinka kacaanka, waana ay ku caasiyeen.
Laakiin dhamaantood ba waxaa ay khireen in uu ahaa nin ay daacad ka ahayd soomil nimada, wadan
jacaylka , nin jecel in uu wax u qabto danyarta soomaaliyeed. iyo kuwooda dhibanba. waxaa uu ugu
deeqay dalkiisa iyo dad kiisa waxbarasho bilaash ah , caafimaad bilaash ah. bal fiiri xageed ka heli kartaa dowlad yar oo intaas u qabata dadkeeda. xataa maanta kuwa horay umaray ma haastaan deeqdaas ayada ah oo uu ku deeqay aabbe siyaad. "Godka laguugu Janeey Aabbe Siyaaad Barre"

Write comment
smaller | bigger

busy
 

Custom Search