You are here: Home Maqal Heeso Hadii Aanan Dhulkeygow - Muuse Ismaaciil Qalinle
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Somali President Jaalle Maxamed Siyaad Barre

Hadii Aanan Dhulkeygow - Muuse Ismaaciil Qalinle

E-mail

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Share selected track on FacebookShare selected track on TwitterShare selected track on Google Plus

Comments (17)add
mr
written by axmed , March 16, 2013
caadi ma ahaan it is so sweet

mr
written by abdullahi xassan cabdi , March 19, 2013
wallahi waad assibtay markii aad sameysay webkan wixii ragii kaaweyna lagawaayey ayaad sameysay.waxaan filayaa jiilka fish and chipska ah in ogaadaan in dowlad midi uguqiimo iyo qaayo badneyd oo aan filayo mid iyadii lamid ah in aysan dibdanbe usoo noqondoonin in alle faraj ummadan ubixiyo mooyaane ama geesiyaal soomaaliyeed lahelo mooyaane
Director of NGO
written by Ahmed Hassen , June 03, 2013
i was very and deeply toughed when i listened the national songs in this
Thank you to all those who had done this valuable work. history will remember you
nairobo
written by cabdi odaway xamadeey , June 25, 2013
mashaal ilaahoow sideeyni hore naku sooceli amiin dowlad waarta aloow nasii
waan jeclahay
written by awood , July 31, 2013
masha allah geesigii reer awdal weeye gobanimo u dirir iyo gunni
mo kadirir
geesiga reer har geisa
written by rashiid , August 26, 2013
waar waa nin ciidagala ah ee maa aha nin reer boorama ah ee dadk kala barta
muwaadinimo
written by muwaadin , October 26, 2013
it was atime that we will never forget
Wadaninimo
written by Dalmar , November 19, 2013
Barigaas Wadaniyad heer sare ah ayaa jirtay. waxaad garan karta sida Abwaaniinta ay ku cabirayaan Suugaantooda. Maskaxdaasna iskama imaan ee Mooraalka shacabka ayaa sarreeyey. Madax u qalanto Hoggaankana waan lahayn.
Waa wax xune-qudhun -maaiska deysaan
written by Dalmar , January 04, 2014
Intaad iskala qaadqaadeysaan oo waa kan iyo keer , {waa nin reer Boorama ah amase waa nin Ciida-gale ah) oo aad qabyaaladda ku xeel-dheeraanaysaan hawshiinna ma dhawa. dhaqan diin islaam ,dawladnimo iyo xadaarad midna laguma hayo qabhyaaladan aan darbiga laheyn.
Abwaanki TIMACADDE maad dhageysataan uu ku yiri' - dugsi ma leh qabyaalade waxay dumiso mooyaane. amaba maad Axaadiuista Suubanaha Nabiga CSWS maad dhageysataan uu ku tilmaamay inay Qabyaaladdu Doorshaanka ka liidato. Waa qurune iska daaya uu ka dardaaarmay.

Oday
written by Jaamac , March 31, 2014
Qabiilku waa in la isku garto, markaas haddii qofka haybtiisa la sheego ceeb ma aha, Muuse Ismaaciil Qalinleh oo ah fannaanka heestan qaadaya waa nin Cidagale ah oo Abokor Muuse ah, oo Muuse Dhimbiil ah.

Barasho wanaagsan, Fannaaniin muwaadiniin ahaa oo reer Boorama ahaa way jireen, waxaana ka mid ahaa Cabdi Kaamil Cawaale, Timo Jilic, Cabdiraxmaan Dheere, iyo walaalkii Maxamed dheere iyo reg kale oo badan.
Barasho wanaagsan
thanks
written by Abdiladif Ali Mohamed , May 19, 2014
Aniga waxaan aad iyo aad qiima weyn agteyda kaleh Dadki curiyay ama dhaliyay fikrada kenay iyo kala danbeynta aad iyo aad ayaan uqimeyaa waayo dadnimada iyo Wadani nimada ayeey wax kayaqaniin
becouse Dadki jogay hilgaas Hadey maqlaan heesaha iyo wadaninimada wey ilimeyaan maxaa yeelay
Nolol macan ayeey lakulmeen
lool
written by keysar , August 08, 2014
khaa waa ninkii gadabuursi lool . waar waa nin garxajisa weliba ciide gale ah wax soo baro sxb kkkk ma xafajuu mooday
Cajiib
written by Saeed Al-Hareizy , December 04, 2014
aad baan u jeclaadey heestani oo i xasuusisay ayaamihii nabadda iyo isjceylka ey isjeclaayeen somali oo dhan
reseacer
written by bishaar ibraahim , December 24, 2014
axayaa wadani, dugsi malahn qabyaaladu waxay dumiso mooyaane
qalinle
written by wadani , August 19, 2015
hadii aanan dhulkaygow dhiig kuugu fool dhiqin.... waa codkii muuse ismaaciil qaline, ina galool. waa ciidagale, abokor muuse, muuse dhinbil. muuse wuxuu ahaa fanaaniintii loogu jeclaa heesahooda sanadihii 70s ilaa 80skii. runtii aad baan anigu u jeclaa codkiisa haduu qaadayo hees jacayla iyo haduu qaaday hees wadani ah sida tan oo kale. qolada uu ka dhasahayna waxay ku dacaadayn jireen marka iayagaa guuraya ay maqlaan codkiisa waxay odhan jireen'' waar awrta joojiya muusaa heesayee'' kkk. runtii markaad eegto murtida ku duugan heesta waa mid aad u qoto dheer oo qofkii dhaqanka somalida yaqaan uun baa fahmi kara. ku darsoo qofkii wadaniyada waxay tahay garanaya oo keliya ayay macno u samaynaysaa. waxaase cajaa'ib ah hadii muuse cod macaan ku qaaday, ninka sameeyey heesta midheheeda. waxaan filayaa inuu ahaa cismaan askari oo lahaa heesihii ugu badnaa ee wadani ah(maaha kuwii kacaanka) ee abid la sameeyey. labadaba alle ha u naxariisto iyo wixii muslim ah ba.
...
written by Mohamed Goran eli , February 13, 2017
Waxaan xasuustay markaan maraynay meel baabule iyo jinacsani aan maraynay anigoo wiil yar ah oo qorigu garabka iga qabtay
Qaxooti
written by Mohamed Goran eli , February 13, 2017
Waan ooyayaa oo aan xasuustay anigoo daalay oo inan yar ah oo qorigu labada garab iga qabtay oo maraya jinacsani iyo baabuli
Write comment
smaller | bigger

busy
 

Custom Search