You are here: Home Maqal Heeso Guusha - Wadani
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Somali President Jaalle Maxamed Siyaad Barre

Guusha - Wadani

E-mail

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Share selected track on FacebookShare selected track on TwitterShare selected track on Google Plus

Comments (42)add
Siyaad,
written by Jibriil Hiirad , March 03, 2010
Madaxwaynihii ugu horeeyey uguna dambeeyey ee geyiga Soomaaliya.
xassansaas1@hotmail.com
written by xassan xuseen , March 14, 2010
ha iloobin wadankaada
HADAAD GARASHO LEEDIHIIN MAANTA AYEY TALO U BAAHAN TAHAY
written by MASTER , March 29, 2010
ALAHA U NAXARIISTO JAALE SIYAAD WUXUU AHAA WUU LA DHINTAY DAMBI DHAAF ALAH UGA DHIGO WIXII DHIB LOO GEESTAY ASNA ALAH KA CAFIYO WIXII KHALAD KA DHACAY INTAA KA DIB INAGA IYAY U BAAHAN MAANTA TALO IYO SIDAAN UGA BIXI LAHAYN KA QAYBSANAANTAAN...
ILAHAY WAXBA UMA AHA ...

GOD BLESS MOHAMED SIYAAD BARRE
wadani
written by zakaria , April 08, 2010
alaha u naxariisto jalle Siyaad waxa uu ahaa madaxwaynihii 3aad ee wadankeena Soomaaliya waxaa xusid mudan waxyaabaha muhiinka ah ee intii uu talada hayay wadanka u qabdoomay. sida qorida afka soomaaliga.
WoW!
written by Leader of Tomorrow , April 11, 2010
I love this webiste! This song is unbelievable! I am feeling the wadanimo right now lol! Soomaliyeey Toos! Siyaad Barre was amazing!
...
written by taruurax nuur cadow tarxiil , April 15, 2010
aabo siyaad alaha kuu naxariisto amxaarkii aan dilaynay dadbaa muqdisho ku casuumay sirtii wadanka gacanta u galiyey nimankaad sheegaysay yeyda iyo wadaad xumihii aan gacanta birta ku haysay maanta ayaan u gacan galnay
21
written by bashiir gaagaale , April 29, 2010
waxaan salaamayaa dadkii soodiyaariye barmaamishkan wayna kumahadsani yihiin waana waxloobaahan hay
BOGAADIN
written by AW ABDI , April 29, 2010
WAXAAN SALAAMAYAA KOOXDA WEBSAYTKAAN SOO ABAABUKAY, DAD AAD
U FARBADAN AYAA KU XIRAN OO JECEL WEBSAYTKAAN, WAXAAN KU TALINAYAA
IN LA SII XOOJIYO, IT IS A GOO REHABILITATION FO MILIONS ARROUND THE
WORLD,
MADAXWAYNE SIYAAD BARE ALLAHA U NAXARISTA
written by Asad , May 02, 2010
MADAXWAYNE MAXAMED SIYAAD BARRE ALLAHA U NAXARIISTA JANADII FARDOWSANA ALLAHA KA WARAABIYA AMIN WUXUU AHAA HALYEY SOMALIYEED OO WAQTIGIISII IYO WAX WALBO U HURAY DALKA IYO DADKA ALLAHA KA ABAAL MARIYA AMIN
ILAHAYOOW UNAAXARSO JANADDII KA WARAABI
written by MADAXWEYNA QARAN IYO SHARAFTII UMAMADDA SOOMAALIYAA , May 09, 2010
MAANTA XAALKA AAN KU SUGANAHAY MAXAMED SIYAAD BARRE HORE AYUU NOOGA DIYAGAA WAXA KASTA OO NUGU DHACAY MAANTA MARKII UU LA,AHAA WAR KA JOOGA RAGII CIIDANKA KA TIIRSAN AYAA WAXAY AADEYNA ITOOBIYAA OO LACAG IYO HUB KA SOO QAATAY DADKOODII KU BAABIYAAY LACAGTII LAGA QAADAY SHACAB XALAASHA AHAA AYEEY WAXA KU BARTEEN OO KU GAAREYNA MEEL SARE WAXAY TAAS KU BADELEYNA DILA IYO DHAC IYO BARAKAC ILAA AYEEY MAANTA RAAGAS AYAGA AH ITOOBIYA AYEEY QARANKII OO SOOMAALIYAAD INTEE KU DUMIYAN HADAAN MOGADISHO INTEE KEENEYNA AYEEY A UGA CARAREYNA AYAGOO XASUUQAYAA SHACABKII SOOMAALIYAAD MARKA TAAS WAXAY KU CADEYNEYSAA IN MAXAMED SIYAAD BARRE UU AHAA IN WADANKIIS JECEL OO MA WADANI AH LAAKIIN KUWII KU SHEEGEY MAXAMED SIYAAD WADANKII UU HALEYAY OO ANAGA HORUMAR GAAR SIINEYNA WAXAY NOO KEENIYNA DILA IYO BARAKAC ILAA MAANTA EE AAN XAAL KA RAADINO WAAYNEY MARKA WAXAAN LEEYAHAY ILAHAY ASAGA UMAMADDA ABUURATAY ASAGAN LA XISAABTAMAY QOFKII IS LEH CIIDNA MAANTA KUMA ARAGTO EE WAXA RABTO SAMEEY WALAHI ILAHAY KHAYRO AYUU KAAGA ABAALMARINEYAA XUMMATAA SAMEEYSAY MID KALE TAARKHADDA WAY QOREYSAA RAG UMAMADDA SOOMAALIYEEDA DHIBKAS UU GEESTAY ANIGA MAANTA WAXAAN JIRA ILAA AFAR IYO LABTAN WALIGEE MAR ARAGA GARAN DHISAN IYO SOOMAALIYO SHARAF LEH MARKA WAXAAN HALKAAN UGA MAHAD CEELINYAA DHALIYARADDA SAMEEYSAY WEBSATKAN WAXAAN LEEYAHAY ILAHAY HA KHAYR HA IDIIN KU BADELO SHAQADDA AAD UU HEYSAN SHACABKA SOOMAALIYDA MEEL KASTA OO AYAA KU NOOLYIHIIN DALKEYGA HOOYO AYAA II BARATEEN WUXUU AHAA MARKA AAN GARAN AHAAN ILAHAY UU ARAGA MAANTA SHACABKA SOOMAALIYEED MEEL KASTA OO AYAA JOOGNA DHIB AYAA KU HAYSTA MARKA WAXAAN LEEYAHAY KUWA LACAGTA KA SOO QAATA SHISHEYAHAYOO WADANKOODII SHACABKOODII LACAGTA DHAAFISTAY OO AAN UU OGALEYNA IN AYAA QARAN NOQODAN TAARKHA AYAA IDIIN XUSEYSA KHAYRNA WAR BAA IDIIN YAAL MAGAC RABTAAN LA BAX SOOMAALI WAA MIDA DAD AYEEY LEEDAHAY SIDAAN XAALKU MA AHAAN DOONO INSHA ALLAHAA WAXBA IS BADELAY ILAHAY WUXUU QUR,AANKIIS KU YIRI AYAAN LA RAJO DHIGIN MARKA SHACAB SOOMAALIYEEDA HA UU DULQAATEEN DHIBKA HAYSTA MAANTA
Ilaah qadartii
written by Ina mara gaduud , May 09, 2010
ASC dhamaan inta samaha jecel salaan ka dib websitte kan wuxuu i xasuusinaya noloshii iigu danbeeysay
nolol caadi ah.Ilhaay janadii ha geeyo Maxamed Siyaad Barre iyo Intii Islaan ah oo dhimatay.
Walaalayaal ilaah wadankeena ha noo qaboojiyo ducada badiya si ilaah noo siiyo madaxweyne la mid ah ama u dhow madaxweneheeni qaaliga ahaa MAXAMED SIYAAD BARE ILAAH NAXARIISTI HA SIYEE

D.B.O
written by Hassan Mataan , May 12, 2010
Asc wr wbr waxaan halkaan ka salaamaya bahda websadka jaalesiyaad salaanta 2aad umada soomaaliyed meelkasta aay jogto salaan ka dib waxaan umada soomaliyed allah aga baryaa in uu u naxariisto intii dhimatay & itii noolba dhibka aay ku jirtana ugu badalo naxariis alahayow adiga kaliya aya awoodaas iska leh naxariistaadana ma ahan in aan ka quusano waqtigeeda ayana sugeena allahyow`` Balse maanta waxaan aragna in uusan jirin shaqsi ka danbeeyay M.S.Bare oo qabta jago madaxweyne ee wadani ah laga bilaabo 1991 ilaa maanta waxaan dareemeyna oo kaliya in aay na iibsanayaan kuwaan jooga maanta isku sheegaya siyaasiin ee aan ka damqaneeynin dadkooda & dalkooda mi toona ee cadowgeena soo jireenka kowaad na hoos geeyay wa itobiye carabta & reer galbeedka´´waxan rabaa in aan weeydiiyo umada soomaaliyeed meelkasta aay joogto intaan ka aheey kuwa jooga gudaha dalka somaliya ma aragteen misa maqasheen umad ku dhaqmayso ama ku dagaalanta ama wax ku qeebsato qabiil soomaaliyeey???
ali
written by aar shaashleh , July 06, 2010
waah waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaah
alaha kuu naxariisto m siyaad madaxwayne
Allaa aya Mahad oo dhan leh, Ka dibna Oktoobareey adaa lahaa.
written by MR, Daljir , July 07, 2010
Waxaan xasuustaa Hees Wadani ah oo ay qaadi jireen Hobolladii Qaranka ee HEEGAN,
Heeskaas waxaa mawduuciisa Wadaniga uu ahaa Oktoobareey Adaa Lahaa.
Kacaankii ka hor ayada oo dhiigu qulqulayo inta badan Gobollada dalka oo ay Caasimadu
ku jirto, markii uu Kacaanka dhashay waa wada joognay ilaa 1991, Shacabka Soomaaliyeed
waxaa uu ku naalooday Nabad buuxda maeka laga reebo Mucaaradkii yaraa ee Itoobiyaanka iyo Cadawga dalka kula heshiiyey inay nimcadi iyo barwaaqadi UMADDA Somaliyeed loo quuri waayey
ay ayagu jabhadeyn iyo inqilaab qabali ah billaabeen.
Nabad macaan Kacaankii 21 Oktoobar ayaa noogu horreyasay nooguina danbaysay.
2- Dawi, cusbtaallo, Mch lacag laaan ah Kacaankiba billaabay uguna danbaysay.
3-waxbarasho nooc walba ah, min dugsi hoose ilaa heer jaamacadeed, Machadyo kala duwan
kacaanki iyo Hoggaamiyahoodi Jaalle Siyaad AUN , ayaa noogu horreysay nooguna danbaysay.
4-Baagamuudan imo laga raeystay iyo shaqo qoys kasta gaaratay Kacaankiba noogu horreysan noogu-
na danbaysay,
5-Waxbarasho iyo boorso istuudiyo dibadeed oo kumanaankun ah Kacaankibaa noogu horreysay
nooguna danbaysay.
6-Iskaa-wax-uqabso iyo cudud isu timaado oo lagu dhisay boqollaal mkun oo mashaaric kala duwan ah
Kacaankibaa Noogu horeysay nooguna danabaysay,
7-Hooyo Soomaaliyeed oo la daryeelo ayada iyo Urrkeedaba, ilaa olmaha ay ka dhashaan kana koraan
Kacaankiba noogu horreysay nooguna danbaysay. Akhristow waxaad ka dhageysan kartaa Khudbadihi
uu Macallinkii kacaank akhrinayey oo aan aniga qudheyda ka dhageystay Websaytkaan.
8-Garassh-porograam Waagaas ayaa noogu horeysay nooguna danbaysay.
9- Ololihii Horumarinta reer Miyiga Oktoobarey adaa lahaa..
10- Hayadii nabasugidda Qaranka oo cadawga u diiday inuu dantiisa gurracan helo OKTOOBAREY ADAA Lahaa.
11- dhissmihii Ciidankii qalbka siday ee Gobannimo-doonki Afrika ka qayb galay Oktoobare adaa lahaa.
12- Soo0maali baan ahay, heeski kooxdii Ifti ee WW,bARBAARINTA, Qof Somali ah oo mkaraamo yeesha , Oktoobarey adaa lahaa.
13- Qaxooti laga faano, oktoobarey adaa lahaa.
14-Caasimad sharaf leh, Gobollo iyo degmooyin lagu faano Oktobarey adaa lahaa,
15-mUJTAMAC SIMAN, 4.5 AAN la kaseynin, j

aan ooyee albaabka ii xira
written by wiil murugeysan , July 21, 2010
gumac olol leh ay la gucleynayaan, godin af leh kula goobayaan, geedkaad gashaba way goynayaan.....godkaad qodatay bay kuugu gubayaan, guusha gumeysi diidka soomaaliyeed baa leh

walee waa erayo culus oo ka yimid kooxda heegan mahad ha ka gaartee, alla yaa raxma dhamaan wadaniyiinta u geeriyooday magaca iyo micnaha ka dambeeya soomaalinimada....haba ugu horeeyaan SYL iyo madaxda golihii sare ee kacaanka.
sdioo kale waxaan wadani maxamed cali samatar intuu ifka ku nool yahay u rajeynaa guul iyo bash bash, hadday tiisa gashana ilaah kitaabkiisa ha ka siiyo gacanta midig...

soomaali dhab ah waxaa ah soomaalidii soo joogtay waaggii gumeystaha yurub ku amar taakuleyn jireen dhulka soomaaliyeed... waaw aan ooyee albaabka ii xira


m_amiir@hohoo.com
written by maxamed macalim , August 31, 2010
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dadka isku hoowlay webkan oo runtii na soo xusuusiyay wadankeena berigii uu sharafta badnaa uuna lahaa hogaan wanaagsan oo wadani ah Allahay meesha maanta uu joogo ha uga dhigo meel uu ku helay janadii fardowsa.- Amiin Amiin. walee horaa loo yiri qorax ilaa ay dhacdo wax tarkeeda lama garto, maantuba shabaab baa na gumaadayaa.
salaan bahda wepseedka aabe jaale siyaad
written by as/? , September 05, 2010
walaahi sxbyaal hadii aan ra,yigweeeyga ka dhiibto aabo siydaada waxuu ahaa madax weeynayaasha soo mr dalaka kan ugu wanaagsan xaga hora marka dakeena lknse markii laga reebo Aadam abdulle hassan oo gumeeysiga u dhiibay markaasna shuuci kor ka xukmeeysay asaga lkn xiligaas, asana ma eheeyn waqti xun, waxaa kaloo ka danbeeyey madaxa weyne abdul rashiid ali sharmaarke, lkn waxaas dhan ka gudub aabo siyada waxuu ahaa ninka kaliya ee ugu fcnaa wadanka soomaali hada haka sheleeyso bur burinti jaale siydaa
mr
written by abdi , October 21, 2010
siyaad barre alle ha u naxariisto markaan soo xusuusto wax qabadkiisii waxuu dalkaasi iyo dadkiisaba la doonayey oohin mooyee hadal kale ma jiro dad baa moodayey magac iyo maal u gaar ah in uu doonayey laakiinse hadeer ayey ogaadeen isaga markuu u sheego been ayey u maleynayeen,afkiisa waxaan ka hayaa xoolaheyga waa adinka annagoo xalane ku jirno ayuu noogu qudbeeyey,magacii soomaaliyana waxuu isu bedeley baarasi,burcad,tuugo iwm.
calool xuno
written by by allaa weyn , November 10, 2010
somali sidaan dhaamo waa calool xuma markaan arko sawiradii hore iyo kuwa hada ama waxa dhacaya hada soomaaaaaaaaaaaalaaaaaaaaaaaaaaaaaaaay sidaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaan dhaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaamo
congragulation
written by abdikarim (alidheero) , November 27, 2010
who was the hero of africa? of course its the victory leader (guulwade ). i was born in 1996 but automatically i will support (jalle ) now and then for the development he has done for the country . my allah bless the father of somalis and father of the country . after 1991 tribalism and regionalism has started which made thousands of somalis to be hopeless and homeless and my allah cursed to those who led to destruct the regime of jalle maxamed siyaad barre . thank
to every wadani somalis especially thank and bless be to the guy who made this webbbbbbbbbbb.
waxaa uu ahaa geesi aan runta kagaban.
written by mahad , November 27, 2010
qurux qiimo iyo qiimo badan waxaa lahaa madaxwayne maxamed siyaad bare,waxaaanu ahaa geesi aan la ilaabi karin.
waxaanu ahaa geesi ay tabayso umada soomaaliyeed iyo dhamaan aduunkoo dhan.
waxaana aan leeyahay janadii fardoowso ilaahay ha kawaraabiyo.
walee waa madaxweyne
written by maalin , December 01, 2010
Aniga waxaa Aha dadkii U madax-weynah u Ahaa Madaxweyne Wixii Aan dambi ka Galay Cafis-baan Dalbanaa. Dadyahow
VIVO Jaale Siyaad
young ccx hassan
written by young , December 13, 2010
heestan waan maqlı jıray lkn waagan somalıa dad ayaa ay ahayd aduunkana waa laga qıımeyn jıray lkn hadda wax aan nahay ma laha dad meel walba ıska yaal yaalo nahay wax aan nahay lama arko...lol
Wariye
written by Ali Bashi Haji Mohamed , March 20, 2011
Aniga waxaan leeyahay ALLE Ha u Naxariisto Marxuumka waxaana Aamin sanahay in uu yahay Madaxweyne Soomaali u Horseeday Horumar iyo Barwaaqo Cadwga Soomaalidaan meel saaray Geesi Geesi Dhalay
Doctor
written by Dr Aznal , April 20, 2011
ugu horeyn waxaan halkaan ka salaamayaa b ahda web waxaanan ku faraxsanahay in soomaalidu garwaaqsatay inteeda badan wax qabadkii dawladii kacaanka iyo halyeeygii soomaaliyeed jaalle Siyaad ee waligii hortaagnaa gumaysiga iyo cadowga soomaaliyeeed ee soo jireenka ahaa. soomaaliyana waxaa heerka maanta gaarsiiyay waa dad daba dhilif ahaa oo waligood cadowga u adeegayay sidoo kale waxaan ilaah ka baryaayaa in soomaalida uu u soo celiyo nabad galyo waarta iyo qaranimadeeda.


...
written by xasan maxamed cali , May 11, 2011
alaha u naxariisto jaale maxamed siyaad barre waa ahlu janno danbi dhaaf janada fidrowsa haka waraabiyo qofka markuu dhinto ayaa la ogaana wuxuu haayay soomileeyeey sidaan wax isu dhaama saan talo ma ahanee war aan is daba qabano
10/5/2011
written by xasan maxamed cali , May 11, 2011
maxamed siyaad barre janada alaaha kaa waraabiyo qofka markuu dhinto ayaa la arkaa wuxu ahaay soomaliyeey is daba qabta sidaan talo mahanee waxaan wax aan dhaqan iyo farac u lenahay ma ahaneee midninmo hurumar cadaalad sinaan barwaaqo ayaa no balan ah
azuuri2009@hotmail.com
written by xasan , May 11, 2011
ilaah ha u naxariisto inuu wadani ahaa misan geesi ahaa ayaan halkaan ka cadeeynayaa aaway somalidii ka danbeesay talo adiga ayaa ku nool iyada kuma noolaa walaalayaaloow sidaan talo mahaneeeeeeeee war aan is daba qabano aaway dhalanyardii iyagaa ayaa laga rabaa ineey wax ka qabtaan iyaga gumeysdigii ka badaabdiyay somaliya hadana iyaga ayeey u taalaa waxba yaanan la is iloowsiinin dhalinyarooy doorkina waaye kaca ee u dhinta wadankina noloshaba marbeey geerida dhaantaayeeeeeeeee
Madaxweyne Siyaad Madixi kama dambaynin
written by Maax , May 26, 2011
Allaah ha u naxariito Jaalle siyaad wuxuu ahaa waddani dhab ah oo jecel dalkiisa, Dadkiisa, wuxuuna ahaa nin aan qaadanin waxa ay maanta qatee kuwo badan oo Soomaali isku sheegaya, wuxuu Siyaad Barre ahaa allaah ha u naxariistee ninkii abaalkooda ka waraabiyay xabashi & inta la halmaashe ee maanta dubanaysa Soomaaliya, wuxuu ahaa Siyaad ninkii isku dayay in uu Ogaadeenya ku soo celiyo dhulweynaha Soomaaliyeed hamigiisuna aad ayuu u sareeyay wixii uu kahorjoogay kuwo badan ayay maanta la soo bexee. Waxayna dhaxalsiyeen umadda Soomaaliyeed ceeb & calaf la'aan, waxaan ilaahay uga rajaynayaa Siyaad Barre in uu janadii ka waraabiyo.

Maax Ibrahim (Qorahay)
...
written by daljecel wadani , June 28, 2011
maaasha allaaah waa hees aaad u mudan in la dhageeysto markaan maqlo ilinta ayaa iqubata really

halgamaa soomaray dadka iyo dalka somaliya allah yarxam
written by soyafte , August 29, 2011
waxaan marka hore aad usalamayaa walaha somaliyeed ee soo diyaray webkan marka labaad waxaan allah uga baryaynaa allah inuu ka waraabiyo janatul fardowsa ....
runti aniga ma,anan arag dowlidimo somaliyeed intii burburka baan kusoo dhashay lakin waxan dareensananhay somalida heerkay gaartey iyo maanta meesha ay marayaan oo wali iyagu isgaarsiyiin. allah dadka iyo dalka ha inoo hagaajiyo insha allah .....
wadani
written by omarsheriff , September 04, 2011
WAAN IDIN SALAMAYAY WALAALAYAAL DHAMAANTIIN:

WAXAAN MAHAD U CELINAYAA DADKA U ISTAAGAY INAY URIRIYAAN TAARIIKHDII SOOMAAYEED:

TAASI WAXA AYNAGA KAALMAYNAYSAA WAQTIGAN ADAG OO AY JOOGNO: WAXA AYNA AYNOOTHAY SHARAF IYO HORUMAR LAGU DAYANKARO JIILKEENI HORE EE SOOMAAYEED: WAXAANA RAJEYNAYAA INAY XASUUS LAMA I LAAWAN,AH UNOQOTO JIILKA CUSUB:

TAASI WAA TAARIIKH DEENII IFTIINKA BADNAYD EE NA SOOMARTAY: MARKA WALAALAYAAL AAN ISKA DAYNO CALAA CALKA MARKA WAA IN TAFAXAYDANAA SIDII AAN UGABIXILAHAY WAQTIGAN MUGDIGA EE TAARIIKHDEENA SOOMAALIYEED EE AAN KU JIRNO: AAN LADIRIRNO QABIIL KAA WEEYE WAXA MAANTA MEESHAA NADHIGAYE: WAA MAHADSANTIHIIN:
muwadin
written by cabdirisaaq , November 12, 2011
ficlan alaha awooda lihi ha,unaxariisto marxuum madaxweyne maxamed siyaad bare, Waxaa hubaal ah somali hal marey qaldantay ilaa iyo hadana qaladkaas waa mid ey sixi la,dahay kaasoo ah ku tacadigii mudane maxamed siyaad bare alaha u naxariistee, horana waa uu u sheegay ileyn waxa uu ahaa nin aqoon gaara u lahaa somalida waa tuuyiri hadaan meesha kabaxo walaahaan cidina u hareyn taa macnaheeda dadku ma,eysan garan oo durba sida caadada ah somalidu dhinaca xun ayeyy ka,egaane waxa ey u fasirteen in isagu uu is mahdiyay oo badalkii laba heleyn
Isaguse taa iyo mid u dhaw ulama uudan laheyne ujeedada madaxweynahaa aheyd mid xaqiiqdaa fakarkaas ka,fog
oo waxa uu ula jeday kadib markuu arkay sida uu ukala celcelinayo ayadoo dowlad xooglahi jirto sida ey isu ugaarsanayayan ayuu yiri somalaay hadoo aan aniga iyo dowladu idinku dhexjirno ayaadba sidaan isu ugaarsaneysaane hadii dowlad lawaayo maaxaa ahaanaya? waa mida maanta aan ku jirno sida cadna waa xaqiiq erayadii madaxweyne maxamed siyaad bare alaha u naxariisto wax badanuu hayay walaahi .
Aqriyoow ha ii qadan marexan ama daarood waa sida fakarkaadu uusan karooneyne waxaan a hay nin hawiye ah macnaha waxaan ula jeedaa xaqiiqda in nin kastoo somali ahi fahmo kana dhawaajiyo waa mid aad u wanaagsdan laakiin intaan is xaqireybno amaba aan aashuumanka ku adimeyno walaahaaneynan gaareyn wanaag alaha u naxariisto madaxdii dowladii hore iyo kuwa tan ku jiree daacada ah ileyn ma,wada ahan daacad kuwa hadaba inoo shaqeynatyee aloow inaga soo gaar maatadii dhamaataye mahadsanidiin

qore/muwadin dalkiisa iyo dadkiisaba jecel qurba jooge waligii

1/9/2012
written by mohamed ali maow , January 09, 2012
run ahaantee allaha u naxa riisto mweyne mohamed siyaad bare wallaahi mana aha mid taariiqdiisu aan iloobi
karna wuxuuna ahaa aabihii umada somaliyeed mana u maleynayo nin la midah inuu soomaali soo mari
doono laakiin ilaah muwaadin la midah m.weyna siyad bre somalia ha u sahlo aamiin
jaale siyaad taariiqdiisu ma ahan mid la hilmaami kari
lakiin ala waxaan uga baryayaa janadii fardowsa allaha ka waraabiyo aamiin aamiin aamiin?
waa geesi somaliyeed
written by shacni qalbi , April 02, 2012
ALLAHA U NAXARIISTO JAALLLE MAXAMED SIYAD BARE
MID BADALANA ALLAHA DAALKEENA U KEENO AMIIN
giisigiii africa, aabihii garashada . aabihii gayiga alaw ku naxariiso
written by ahmad khadarr , June 05, 2012
aamiin aamiin walee waa taarikh lama ilaawaan ah hdaan la is hagranaynin wlaalayaal wxaan layaabnahay somali wayn waxa damiirka ka qaaday aysan u ogan karin wxa san iyo waxa qaldan yaab ilaahay xaqa ha dareen siiyo ilma aderayaaloow maa itaageertaan aniga aaaaaaaaaaaaaaaaaaah kolaba siyaad bare maanan gaareen laakin waa ku dhawayn lahaaa kkkkkkkkkk
geesigaan hilmaameeyn
written by Abdiqani Saciid maxamed , October 20, 2012
geesigii dadkiisii
gaajada ka saaroow
waxaatahay anaa garan
balse guun xumataa'
ayeey garabka saareen
kuwi kaa gadoodeee
gardaradi eey qaadeeyn
weli meey gablaminj eee
ubadkii garaaraay
dharka guusha xiran jiray
geyi iyo banaanada
gaajeeey ku sugan yihiin
gugaan maanta joognee
inaad aheed nin gaabsanin
guda shadana maal iyo
maskaxdaba adeegsada
ayaan anigu gooyee
aaqirana gayaan wacan
geesigii dhulkeeygoow

...
written by horyaal , October 16, 2013

alaha u naxariisto madaxwayne maxamed siyaad bare wuxuu ahaa nin wadaniya soomaliya islaamah xukuna wanaagsan maanta dalkii uu katagay aaway geedihii baa xataa la gubay oo dhuxul löaga dhigay macdantii aaway
badii aaway sun baa ka buuxda dadkii aaway waa kuwa qurbaha daadsan oodiintii ka tagay dhaqankii islaamka katagay hadaba soomaliyee intii gumaystuhu u qaybiyay inka badan bay isku sii qaybisay
waxaasoo dhan ayuu siyaad difaac ka ahaa ilaahay ha inoo wada naxariisto alaa mahad leh
kismayo boy
written by nadiir nashville , October 17, 2013
wow I love this song it tells you how you can defend your country from the enemies. and we Somalian people must be unit and focus on peace and stability in order to defend our nation from the enemies trying to take over and destroy it, mohamed siyad barre was very powerful president who never gave up peace and hope may alaah bless him in his grave amen
...
written by axmed cali 1 12 2013 , November 30, 2013
ilah ah ha uraxariisto imalayn mayo in uu kaligii dhin tay jaalle siyad wadankii oo idil aya la dhin tay waxan ahay ciyalki kacanka markan arko hesahan o kale waan ilmeeya ilah bayaqan qal bigeyga ilah ha inoo soo celyo jiritankeenii taas ilah ba iskaleh ok

geeysii
written by Guulwade , January 08, 2014
nooloow siyaad nooloow!

websitekan weligii ha jiro! aad iyo aad baad ugu mahadsantihin hawshaad qabateen!
united somali is for better somalia
written by ahmed raaja , August 02, 2014
we are good to be united rather than divided, we fight enough and killed one an other long enough, it time for all of us as somali people to came together to bring back the peace and the stability of our greater somalia. we r tired and we r far off killing and oppressing our own people. stand up somalians and be smart enough to understand that tribolism is not taking us no better place but distruction and chaos to our nationhood, we r considered worst human on the planet earth.
Write comment
smaller | bigger

busy
 

Custom Search