You are here: Home Maqal Heeso Golaha Sare - Hobolada Waaberi
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Somali President Jaalle Maxamed Siyaad Barre

Golaha Sare - Hobolada Waaberi

E-mail

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Share selected track on FacebookShare selected track on TwitterShare selected track on Google Plus

Comments (22)add
acww
written by gahayr , July 17, 2009
Alle ha u naxariisto, waxay ahayd taariikh maskaxdeena ka dhawaaqaysa
Abbo Siyaad ilaah janidii haku geeyo
written by Khalid , October 22, 2009
Abbo Siyaad ilaah janidii haku geeyo
qerkeen ayuu ina dhaafiyay MSB
written by shucayb xj , November 02, 2009
alla ha u naxariistee msb waxa uu ina dhaafiyay cadawgeena iyo cadaw ku xigeenkeenaba ilahay ha inoo keeno asaga oo kale
...
written by cabdirisaaq maxamed xasan , November 12, 2009
ilaah janadii haka waraabiyo
walaahi markaan maqlo ooyin ayaa isoo buxx dhaafisa indhahayga wax aan kutilmaamo ma aqaan asagoo kalena maba helayno sidaan aaminsanahay
Ninkii damiir leh ee muwaadin soomaaiya ah waa inuu u duceeyaa siyaad bare
written by ahmad , February 09, 2010
Realy jaale mahamad siyaad wuxuu aha wiil somaliyeed uso kacay laakin soomaaliya maanta waxay sugaysaa wiil sida siyaad bare o kale naftiisa u huro ficlan naftiisu wuu u huray siyaad bare soomaaliya maantana sida aniga ii muuqato cuqubadiisa ayay wax la qabsan la'yihiin aaaah siyad bare alaha naxariistii haka waraabiyo aamiin aamiin
history repeates itself.by mahad max'ed,13,03,2010
written by mahad , March 13, 2010
jaalle siyaad in uu ahaa nin muwaadin ah islamarkaana naftiisa,maalkiisa iyo waqtigiisa uhuray dalka iyo dadka soomaaliyeed waxaa qiray cadawgiisii,carabtuna waxay tiraahdaa(al-fadlu maashahida bihil acdaa'u). ilaahay naftiisa wuxuu kaxarimay dulmi,islamarkaana wuxuu xarrimay in la isdulmiyo. jaalle siyaad naxariitii rabbi dushiisa hayeelee, wuxuu diiday in qof uu xaqiro qofkale.sida waan kaa qabiil fiicnahay,isma guursanno,iwm.
ingiriisku wuxuu yiraahdaa {hirtory repeates itself},so, things done by jaalle siyaad for the country and its people already repeated it self .islamarkaana [laanuzakii calalaahi axad].ilaahay s.w marxuumkaas ha unaxariisto.aamin.
waxaan oran lahaa jaalle siyaad wuu dhintay, qofkii wax soo kordhinkaraw welcome,kiikalowna kahor wareeg dadka iyo dalka, asagii oo kale waa diyaare.
slaaan sare fanaaniinta qaranka iyo gaar ahaan ubixii kacaanka o aan ka imid ahaa .
written by ahmadd , March 13, 2010
aaaaaaaah wa taariikh xusuus mudan mar walba markaan dib u eeg waxaan is waydiiyaa aaway qranimadii aaway ciidankii somaliya aaway saraakiishaanadii aaway hormoodyadii dalka soomaliya runti ilaa hada wax jawaab ah uma helin runtii wxaan ka mid ahaa ubixi kacaanka ee dagmada wadajir aad baan uga xumahay inaan waayay qaranimadii iyo fikirkii aan ku taami jiray hadaba soomaalyeey maxaa ino dan ah ?? heesaha o aan dhagaysto wlaahi xanun baa ka qaada coz shacaarkii soomaliya maanta meesha u mariyo iyo marka aan dhagaysto heesahan waxaan is dhihi karaa inaan aaad u liito hadaba soomaliyey ilaah baan leenahay ilaahay xaqa hana tuso intaa ka dib jaale mahamad siyad bare alaha u naxariisto runti wuxu galay buuuga soomaaliya bejkisa koowaad hadan dhihi karin wuxuu dabada kaga yaalaa sayid mahamad cabdule xasan hadaba somalyeey u deceeyo siyaad bare nabdeey kuligeenba ....
garyaqaan
written by great somali , June 18, 2010
raxamada allah ha siyo siyaad anigu aqoon uma lahayn goob jogana ma ahayn xiligi kacaanka balse sida taarikhda an ku bartay kuna arkay waxu aha halyey isga iyo ragi kale ee kacaamiyinta ah sida cali samater oo isna lamidaha iyo qar kalo badan dhamantod waxa urajaynaya in tobada allah wafajiyo inta nol inta dhimatana unaxaristo
Eng
written by mahad , June 25, 2010
no matter how brave he was, no matter how gentle he was, no matter how honesty he was, no matter how tolerant he was, but let me assure you that the history repeats itself and a man from the same root of jaalle siyaad will one day come and follow the jaalle's foot steps.
thank you in deed.
aqoonyahan arimaha bulshada
written by sayid ali jamac jirac , July 18, 2010
hogaamiye taariikhleh,maxamed siyaad barre waxuu ahaa halyeey jecel dadkiisa iyo dalkiisa ,waxaan laheyn cisbitaalo free,schools free,university free halkee laga heleyaa,mahadaa waxaa leh jaalle siyaad,dalkoo dhan schools,cisbitaalo,waxaan ummada somaaliyeed u sheegayaa fursadaa inagaa iska baabiney,qoraalka afka hooyo,oo hada qolooyinka qaska wada ay waxku qoraan,haddii jaalle siyaad uu kuu qorin maanta af jini baad wax ku qori laheydeen,we never forget jaalle siyaad a.u.naxariisto aamiin
mr
written by abdihakim mohamed dahir , September 10, 2010
walalayaal dadki website kan furay oo waqti googa iyo dhaqaala hooda ku bixiyay aad ayaan oogu mahad celinayaa qeyr allaha insiiyo waxaan idin kacod sanayaa in aad heesaha aad soobadisan oo aad waliba aad kusoo dirtaan heesti uu qaadi jiray xasan diiriye ee aheyd war hooy timir lafba kujirto mahad sanidiin
Halyey aanan la Hilmaamin karin
written by Mohamed Olow , September 12, 2010
Inkastoo bani-aadamku uusan macsuum aheyn oo uu qaladaad badan geli karo,haddana Max'ed Siyaad Barre,wuxuu muuiyey wax qabad lagu diirsan karo intii uu hayey hogaanka dalka soomaliya.
Waxaa mudan in aad loo xuso guulihii laga gaarey xagga qorista afsoomaliga,taasoo uu qiri karo qof kasta oo soomaaliyeed mucaarad & muayidba.Guulihii kale ee laga gaarey dhinacyada kale ayagu xisaab ma leh..
waxaa ka xumahey arrintii &Go'aankii qaldanaay ee sannadkii 1975 ee waxa lagu sheegay sinnaanta ragga & Haweenka,taasoo runtii aheyd go'aan aad u qaldanaay,una maleynaayo iney tahey natiijadeeda dhibka maanta soomali ku habsadey..
isku soo duuboo Siyaad dhib & Dheefba dalka waa u soo hooyey...
Maanta mise Shalay!?
written by M.A.Farah , October 09, 2010
Allaha u naxariisto Ina Siyaad waxaan is leeyahay in badan waa la' tebey maadaama wax booskiisii buuxiyey la waayey wax Soomaali lug iyo labo gooya mooyee!!::::
nin aan lahilmaami karin soomaaliyey
written by abdulahi hussen mahamed , January 15, 2011
allle hau naxariistee wuxuu ahaa nin aaan lahilmamai kari
dibbad joogta Soomaaliyeed, Seattle, WA USA
written by Abdi Ali , June 18, 2011
AABE SIYAAD!
Rabbi ha u naxariisto isaga iyo madaxdii dalka hooyo.
Ilama aha in la helayo shaqsi la mid ah Jaalle Siyaad, wuxuu ahaa wadani jeclaa dalkiisa iyo dadkiisa taana taariikhda ayaa sheegaysa.
ARAGTIDAYDA:
Hadii dalku nabad noqdo waxaa haboon in taalo wayn loo dhiso AABE SIYAAD.


haaah waa lama iloobaan wayo waayo
written by hon osman bube yusuf roble , June 28, 2011
taariikh dhaxalagal ah uu ku faani karo qofkii qiiro wadaniyad leh
OCtober 23
written by ahmedkaafi cabdi kadawe , December 30, 2011
allaa ha u naxariito aabihii umada somaliyeed jale maxamed siyaad barre xasuus tariikh leeh oo u gadhsiiyay dalka jamuuriyada somalia hadaba bal niinkastaba ha iska hadlee ma la heeli niin gaadhiiya halka u gadhiiyay madaxwayne jale siyaad baree ama kalinta u gadhsiiyay dalka somalia siyaad kalinta u geeyey u siyaad waxay ahayd miid la la yaabo oo aan la ilaawi kariin waayo marka u talada dalka jamuuriyada somalia hasytay madaxweyne jalee jiiyad barre waxaa ay noqotay somalia hormoodka geeska africa aduunkana waxay ka gashay kalin saree oo la la yaabo hadaba wax is waydiin leeh somalia ya kale o gaadhsiin kara halkii u gaadhsiiyay madaxweynihi hore ee jaale maxamed siyaad barre ma miid la is waydiin karo jawabteedana la heeli karo waa siday ila tahaye ee bal muwaadin ama wadani bal isku day inaad ka jawabto oo aad keento manta niinkad tuhmayso oo aad is ledahay waa u gaadhsin kara himiiladii ay horay u gaadhay jamuuriyada dalka somali AABO SIYAAD XASUUBAD NAGA MUUDANTAHAY HADII AANU NAHAY UMADA SOMALIYEED AMA DADKII AAD HORUUMARKA GAADHSIYAY ALLOW U NAXARIISO SIYAAD BARRE O JANATUL FARDOWSA GALI OO NAXARIISTADA SII ADIGA QADIIREE OO WAYNEE AAMIIN AAMIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIN AMMIN A
indheergarad
written by Jaalle Maxamed Jaamac Faarax , February 19, 2013
noolow rag ka roonaha boggaan faafiya keyiyana. guuleyso waligaa.
ex mbs
written by xildhiban 0sman bube yusuf roble , May 24, 2013
waa ruun waana lama iloobaan oo taariiq la huba ah waana dhaxal gal
NIN-ODAY SOOMAALIYEED OO AAN KU ARKAY KULANA KULMAY, XAGGEEN KULA KULMAy?
written by dalmar , June 24, 2013
WAA TAARIIKH LA YAAB LEH, SANADKI 2006 DII , WAXAAN RAACAY JAMAACATU TABLIIQ, WAXAAN KA SAFARNAY MASJIDKA WEYN EE ALHIDAAYA EE MUQDISHO, SOOMAALIYA, JAMAACADU WAXAA LAGU QORAY DHWR TUULOO OO TEETSAN OO KU YAALLO WABIGA AFGOOYE QARKIISA AMA JIINKIISA.

KA DIBNA WAXAAN TAGNAY DHAWR CARIISH AMA BUULAL KU TEEDSAN WABIGA QARKIISA AMAM WAXA DADKA REER WABIGA AHI U YAQAANAAN WABIGA JIINKIISA, WAXAAN SEEXANAYNAY MASAAJID CARIISH AH OO WABIGA QARKIISA KU YTAAALOO, 3 MAALMOOD AYAAN JOOGNAY. MASAAJIDKA DHEXDIISA WAXAAN KULA KULANAY NIN WAAYEEL AH OO ASAL AHAAN KA SOO JEEDA BEESHA JAREER WEYNE, HALKAASNA MARKAAS KU NOOL OO DADKIISAM KULA NOOL, WUXUU U MKUUQDAY NIN DAN YAR AH, WAAHYEEL AH, OO AAD ISLEEDAHAY WLIGIIS MAGAALO MA ARAG. MAXAASE AAN LA KULMAY/?

BAL ILA AKHRISO ANIGA AYAA LA SHEEKAYSTAY WAQTI U DHAXCEEYEY CASAR IYO MAQRIB , WAAN LA SHEEKAYSTA, WAXAAN WEYDIIYEY WALIGAA XAMAR MA TAGTAY, WAX YAR ISUG BUU IGU YIRI CARIISHKIISA OON MASAAJIDKA KA FOGEYN AYUU TAGAY, MARKIIBA WAA UU SOO NOQDAY AGTEYDA AYUU FARIISTAY, BALSE SHAHAADO SHARAF IYO SHAHAADO MACHAD FARSAMO AYUU I TUSAY, WAXAA UU IGU IYI JAALLE SIYAAD ALLAHA U NAXARIISTO AYAA SANAKI 1974 II DIRAY WAXBARASHO DIBADEED, WUXUUNA I SIIYEY SHAHAADO SHARAF AAN KU MUTAYSTAY XOOGAYGA IYO FARSAMADEEYDA, LAAKIIN HADDA CARIISHKAAN WABIGA JIINKIISA SAARAN XATAA BADBAADO KUMA HAYSTO OO MOORYAAN XAGGA NAARTA KA SOO BAXDAY AYAA KA BAQAAA, WAANA YEYDI UU JALLE SIYAAD SHEEGAY AYUU IGU YIRI. DHAMMAAN JAMEECADI TABLIIQAAHEYD EE AAN XAMAR KA NIMID WAXY NAGU NOQOTAY YAAB IYI AFDHABANHAYS.
WAA RUN TAARIIKHDU AYADAA ISA SHEEGTA,QOF WALANA WUXUU MUTAYSTO TAARIIKHDA AYAA XUSAYSA. AKHRISTOW ARRINTAAS ANAA TOOS ULA KULMAY.


bessniss man ,
written by abdiaziz ahmed jama , September 02, 2014
ilahey ha u naxariisti marxuum Mohamed ziyad bare janadii fardowsa aheyd allah ka warabiyamid kale aan hadalkeyga ku darayo waxay tahay hala sabriyo oo hala dulqaato wuu iman insha allah mid isaga la mid ah oo muwadin xalal ah inamacal cusri yusran sadaqallah hul alcadhim,
exxildhiba
written by osma bube yusuf roble , September 19, 2014
waa taariikh runn ah waanna xsuus dhaxal gl ah
Write comment
smaller | bigger

busy
 

Custom Search