Bookmark
Email this
Hits: 1702
Comments
(7)
Mr.
written by Mohamed Ali Qaybdid , March 14, 2010
written by Mohamed Ali Qaybdid , March 14, 2010
Toloow Halyeey Waddani ah sida Siyaad Barre oo kale ma na soo mari doonaa ????
Nahadsanidiin
written by Hassan Osman , March 16, 2010
written by Hassan Osman , March 16, 2010
Waxaad dadka soo xasuusineysaan waayo waayo in aan naga ooysiisaan waa xasuus riyo aheeyd
Shacraani
written by Cali Cabdalle , April 15, 2010
written by Cali Cabdalle , April 15, 2010
Aad iyo aad baad ugu mahadsantahay, Soomaalideenna ha guulaysato, inshaa allah
nabad galyadii jiray hanoo soo celiyo. Aamiin
nabad galyadii jiray hanoo soo celiyo. Aamiin
Aden
written by Abdinasir , May 12, 2010
written by Abdinasir , May 12, 2010
Soomaalida maanta waxay sugaysaa Soomaali cusub oo karti leh iyo wadani nimo iyo diin, waaayo markasta waxaan maqalnaa "tolow ma la heli doonaa Siyaad Bare oo kale, Sayidkii oo kale Axmed Gurey" hawadasaas waxaa ka wanaagsan in qof kasta uusan hakran waxa uu u qaban karo dalkiisa, oo uu iswaydiiyo maxaad Soomaaliya u tari kartaa, Soomaalise maxaad u qaban kartaa....
| < Prev | Next > |
|---|