You are here: Home Maqal Heeso Farteena - Hobolada Waaberi
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Somali President Jaalle Maxamed Siyaad Barre

Farteena - Hobolada Waaberi

E-mail

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Share selected track on FacebookShare selected track on TwitterShare selected track on Google Plus

Comments (7)add
ganacsade
written by c/llaahi maxamed guure , August 16, 2014
allaha u naxariisto jaalle siyaad wuxuu ahaana cidkasta waa ogtahay waddani caadil ah oojecel dadkiisa iyo dalkiisa

intelectual
written by Dr.Ibraahim Sidaamo , October 01, 2014
runtii waa xasuus aabaheeni hantiwadaaga cilmiga ku dhisan eebe janadaan haka waraabshee
wuxuu ingooga tegay taariih aan inta aan noolnanahy aan ilaawi karin.waa odey daacad ahaa, muwaadinka dadkiisa iyo dalkiisa jeclaa, ereyadii ugudambeysay oo kula hadlo kuwa isku sheegayey jabhado wuxuu war dagaalku wiil baa ku dhintaa ee wiil kuma dhashee iimanka Alla ha idinka qaadee joojiya adagaalka.
Waa taarikh ku haboon in la xasuusto
written by Fadumo.ali , April 30, 2015
Waa taarikh aan la ilaawi krarin aniga waxaa dugsiga dhexe waana ka qayb galay ololaha waxbarashada reer miyiga waxaan joogay gobolka shabeelada hoose waa taarikh lama ilaawan ah aabaheen mohamed siyaad alla u naxariisto
masiibada ilaahay ha naga qaado
written by Abdifatah Hassan , November 08, 2016
shalay iyo maanta!!!
shalay waxaan ahayn dowlada karti leh oo ka horatagi jiray cadowga ethiopia iyo waxii la mida ha maanta waxaan noqonay hilib bisil oo cadowgeena nooga faaidaystay oo ay noo horseedeenee hogaamiye isku sheegyada oo maanta bilaabay inay gataan dhulalkeena iyo badeena aynu ku faani jirnay,
ilaahay ha u naxariisto janadii fardowsana alahaa ka waraabiyo siyaad bare waxuu ahaa hogaamiye xalaal ah, aan weligiisa jeclaan jirin in uu gato dhul soomaaliyeed iyo badaba,
Shaqaale
written by Abbdikani Sulieman Mohamed , May 29, 2017
Mahada kowaad iyo kartida qorista Af-so0maaliha waxaa leh, Jalle Maxmed Siyaad Barre, Waayo waxa uu muujiyey ku hogaamin dhaba in qaranku yeeshu Far iyo qoraal u gaara ay kaga soocan yihiin dunida inta kale, Waa laga yaaba dad doo ka qabba in ay sii yaan kartida qorista Af-so0maaliga guddidii hirgalinta Afka waana dhab in ay iyaguba karti iyo dadaal ku lahaayeen. Balse waxaan ka horay siinayaa hogaanka waqtigaa tallinayey hadii aanay ka go`nayn lama gaadheen guusha,

Arday wax kusoo bartay Xiligii xukuumada Kacaanka
written by Mohammed Ismail , June 29, 2017
Xusuus iyo sharaf waxaa mudan Mohamed Said Bare illaahay janadii ha ka waraabiyee. Wuxuu dhisay dal aduunyadoo dhan laga ixtiraami jiray oo cadowgeeni uu ka cabsan jiray maanta waad arkaysaan meesha aan taaganahay 30 sano ku dhowaad. Abaartii dhaba dheer sida ay xukuumadii kacaanku uga hortagtay addunkoo idil ayaa ayaa Soomaaliya ku ixtiraamay waayo wuxuu ahaa madaxwaynaha kaliya ee maamulkiisa uu qabiil walba ku jiray oo anay Soomaaliyoo dhan ukala maqnayn. Nabad gelyadu waxay ahayd mid aan aduunyada isku sheegtaa inay horumareen haysanin. Ilaahay janadii ha geeyo isaga iyo intii lashaqaysay ee dhimatay.
Jaale Siyaaad
written by Abdi Issa Omar , July 02, 2017
Runtii Jaale Siyaad wuxuu Ahaa Hibo Illaaahay ina siiyay oo aynu garan weynay
Wuxuu Ahaa Macalinkii Dawlad nimada
wuxuu Ahaa macalinkii Geesi Nimada
wuxuu Ahaa Macalinkii Horumarka
sidoo kale wuxuu Ahaa Macalinkii Qaranimada

Write comment
smaller | bigger

busy
 
Custom Search