Bookmark
Email this
Hits: 7613
Comments
(34)
Somali dhego uma daloolaan
written by mohamed , December 18, 2009
written by mohamed , December 18, 2009
Debenkii nalooka digay waakaa waanu dhex naal maantay, durduradii lagu jab walee.
Mr
written by BILE YUSUF , January 26, 2010
written by BILE YUSUF , January 26, 2010
Waa salaaman tahay qofka pagekaan sameeyay waxaad la mid tahay nin soo nooleeyay Soomalia.Anigu qabiil ma aaminsani oo Mareexaan ma ahi geeleenna xitaa isku meel ma dago laakiin Maxamed Siyaad ALLE ha u naxariisto ayaan leeyahay.
somali
written by wadani , March 08, 2010
written by wadani , March 08, 2010
heestaan waxay ka hadlayso waa run waxaan haysanay hugaamiye wanaagsan balse wanaga uu noosheegiyay intaan iska dhaga tirnay ayaan dhinicii xumaa u qadanay lakiin shalaato waxaa xaraan maanta hayaa miriheedii ilahay ha u naxariisto aabe jalle maxamed siyaad bare.
ilaaahay ha u naxariisto aaabo siyaaad waaana la tabay tuugo aa noo talisay
written by abdulkadir codka , March 23, 2010
written by abdulkadir codka , March 23, 2010
waxa uu inoo shegay in ay jiran soomali calool fiyoow oo og heerka uu kacanka na garsiiyey uuna taariikhda soomaliya baal dahab ka gali doono kacaanka barakaysay waxaa kalo inoo sheegay dad gurigooda soo gubay maantana doonayo inay muqdisho gubaan wayna dhacday waxa uu nooga digayey iyo waxa kalo uu noo sheegay wadad xumo mantana waan aragnay abo siyaaad alah kuu naxariisto
jaale
written by nogob , March 24, 2010
written by nogob , March 24, 2010
asc walaalka sameyay webkan waxaanleeyahay noolow waxaad tahay qof qaaliya allaha unaxariisto geesigii abahii somali kamadanayne amiin
aabe siyad ala kuu naxaniisto
written by abdulkadir codka , April 01, 2010
written by abdulkadir codka , April 01, 2010
malinka kacanka ilaahay ha u naxariisto dadkuu nagacelinayey waan u gacan galnay ilaa laga soo bilaabo kuwii dhi jiray yeyda ilaa aan ka aragnay yeydii oo isku badashay wadad xumo uu aabe siyad naga celin jiray maantana dadkii noolay inay layeen bay misna kuwuu dhintay e soomaliya diinta soo garsiiyo bay faaagteen ilaaaaaaahow naqabo duul kale kaxoogwayn ku salad aaabe siyaaad taariikh aa ku xusayso
Dal iyo dad ayaan waqtigaas haysanney
written by Farhan , April 12, 2010
written by Farhan , April 12, 2010
Allaha u naxariisto jaalle siyaad,somalidana iney dantooda gartaan karsiiyo..Amin
...
written by muxuu maxaa xaayow , May 02, 2010
written by muxuu maxaa xaayow , May 02, 2010
aabe siyaad alaha kuu naxariisto waxaad naga haysay dalaal iyo milaal waan aragnay iyo yeye dadkii ku tilmaantay iyo kuwii aad dhihi jirtay qaran dumis iyo dowlad diid iyo wadaad xume oo diinta ku gabanaya
...
written by shamso , May 13, 2010
written by shamso , May 13, 2010
asc alaha haw naxariisto aabihii soomaaliyeed aabe dhab ah buu ahaa umadana usiman waana la ogaaday waxaa uu ahaa afrika geesi kabaxay buu ahaa ilaah jano fardawso ha ka waraabiyo wixii uu alah unaxariistaha uu koriyey uun baa ku kacay soomaali oo dhan baana og waxaa uu ahaa isagii oo kale alaha inoo soo celiyo umalayn maayo in lahelaayo maxamed siyaad bare oo kale
...
written by ITOP , July 03, 2010
written by ITOP , July 03, 2010
marka hore aad iyo aad baad u mahadsantihiin sidaad isu xilqaanteen oo u ururiseen heesihii kacaankii barakaysnaa,marka xigana AABE syaad ilaahay naxariistii janno ha siiyo aamiin,somali wajiyo xun maanta maxay ku sugun tahay maxayse aheyd waagii madaxweyne siyaad uu majaraha u hayey barwaaqo,nabad,iyo heer aan la qiyaasi karin baaxada horumarineed ay somaliya hiigsatay,maanta waa loo wada ooyey.waan qiirooday oon ilmeeyey hadadan aan qormadan qorayo waad mahadsantihiin walaalayaal.
akhbaar
written by ceeblaaw , July 17, 2010
written by ceeblaaw , July 17, 2010
asc waan idiin wada salaamay bahda wadaniyiinta soomalaiyeed aniga oo ah cabdikarim ceeblaawe cadde si aada ayaan ugahelay dhamaan heesaha wadaniga ah ee markasta aad halkaan noosoogalisan masha,laah waxaana jeclahay in dalka iya dadka soomaliyeed aay wada midoobaan gamcahane is wada qabsadaan si aan kala sooc lahayn waan idiin wada salamy by ceeblaawe cadde
Hadalki Ma-daalahaa, Duca-qabe-dugsiiyahaa, Dooddii Golaha Saree ma qaar diidan baa jiraa,
written by By Goobjooge , July 24, 2010
written by By Goobjooge , July 24, 2010
waa Hees, Suugaan dahab ka qaalisan, Allow kii dararti maan-deeq, damaca waa xunyahay, Dudduro
geel baa ku jaba , damacuna waa xunyahay, dantuna waa lama huraan, Nin isdailay dan ha u gali,
waa SUUGAAN isku da rsatay, Cod, miro iyo laxan qaali ah.
Marki shaqsiyaad qaran dumis ah, Gaalo raac ah ay daki calan been ah oo qabiil ah u luleen,
Gaalo madaw, Gaalo cad ay hoos galeen, Xumaan ay dooneen,, dibunoqoshe dooneen,
iskiuduunidi diideen, ayaga oon karti u lahayn inay isbadal iyo xukun nadiif ah keenaan sidi
1969, kACAANKI barakaysnaa EE aan dhiigga ku daadan, Markaas ayey dalki iyo dadki ka dhigeen No-mans -Land, Qashin qub Sunta lagu shubo .
geel baa ku jaba , damacuna waa xunyahay, dantuna waa lama huraan, Nin isdailay dan ha u gali,
waa SUUGAAN isku da rsatay, Cod, miro iyo laxan qaali ah.
Marki shaqsiyaad qaran dumis ah, Gaalo raac ah ay daki calan been ah oo qabiil ah u luleen,
Gaalo madaw, Gaalo cad ay hoos galeen, Xumaan ay dooneen,, dibunoqoshe dooneen,
iskiuduunidi diideen, ayaga oon karti u lahayn inay isbadal iyo xukun nadiif ah keenaan sidi
1969, kACAANKI barakaysnaa EE aan dhiigga ku daadan, Markaas ayey dalki iyo dadki ka dhigeen No-mans -Land, Qashin qub Sunta lagu shubo .
ALLAH YARXAN MAX,,SIAD ,,BARRE
written by NURADEN TOGDHEER , August 02, 2010
written by NURADEN TOGDHEER , August 02, 2010
SOMALIA WAXA WAX LA BARTAY,WAX LA FAHMAY,WAX LA AHAA,INTUU XUKUMAYAY,SNM/SSDF IYO USC WAXAY AHAAYEEN TUUG KURSI DOON AH,WAXAYNA NAGA DHAADHICIYEEN FEKERKOODII KHALDANAA,,,,,,,,MAXAA LAGU HAYAA SOMALILAND IYO PUNTLAND OO AAAN AHAYN WIXII SIYAAD BARRE QABTAY?MARKUU LAAMIGGA U SAMAYNAYAY BURCO MUXUU UGU SAMAYN WAAYAY GARBOHAAREY?WADANINIMO,LACAG IYO GURYO BADAN MA KA TAGAY SIAD BARRE?MAYA..WAAYO..WADANKUU GELIYAY SOMALINA SIYAAD BARRE CID UU KA AHAA MUU AQOON//////
ilaah ha.unaxariisto wax badan ayuu qabtay waana lama ilaabaan Jaale Maxamed Siyaad Barre
written by Ahmed , September 07, 2010
written by Ahmed , September 07, 2010
Taariikhda qofbaa ka gala baal dahab ah Sida Mudane Maxamed Siyaad Barre Alla yaa arxamu raahimiin , Qofna waxa uu ka galaa baal mugdi ah sida dadka hadda wadanka buar burinayo oo ku andacoonayo in eey yihiin dad culumo ah laakiin haku xisaabtameen maalin ayaa la soo saari doonaa cadaalad haddii aay noqoto aduunka haddii aay noqoto aakhiro ayaa uga sii xun saa maxaa yeelay ilaah hortiisa ayaa la wada tagayaa qofna kama qarsoomeyso waxa ay geysatay xumaan iyo samaan marka ugu danbeeyntii waxaa leeyahay ilaa iyo weli Towbada waa ay furantahay ee ilaah u towbad keena wabilaahi towqiif wasalaamu caleeykum waraxmatulaahi wabarakaatuhu,
asc
written by axmed , October 04, 2010
written by axmed , October 04, 2010
asalaamu caleykum isku duubnidii jirtey markaas oo heestu ka hadleyso anigu waan yaraa markaas laakiin waxaan heesta ka dhadhamin karaa isku duubni iyo in looga digayayo dadka dibusocod maanta dibisocodkii waa lagu dhacey oo wadankii ethopia ayaa sey rabto ka yeeleyso ee hada ma isaxnaa oo danaheena ma garanaa gacmahana ma is qabsanaaa insha allaaah
maxamed siyaad allaah ha u naxariisto
written by axmed , October 04, 2010
written by axmed , October 04, 2010
asalaamu caleykum marxuunkii allaah ha u naxariisto gumeystuhuu ka digayay maantaan dhex naalaa ee hada ma isaxnaa
Waraabo ayan i cunayo
written by Kacankii macanaa , October 21, 2010
written by Kacankii macanaa , October 21, 2010
Bravo Bravo cid kaste oo sameysay taarikhdan macaan. Waxaad noo sheegtay in Somalia ay mar ahayd meel indhaha u roon oo lagu noolaan karo. Lookt the difference now. Waxaan ahay nin waraabo jidka u yaalo. Can;t remember sida loo galay cadawga somaliyeed sida Xukumadii Amxaarada hadana iyaga ayaan waddada u nallnaaa........ Ilahay Aabo Siyaad oo kale ha inoo keeno. Thanks for efforts guys......... it is a marvellous job.........keep doing so...
ALLAHA U NAXARIISTOMAXMED SIYAAD BARRE
written by ABDIRIZAK , November 02, 2010
written by ABDIRIZAK , November 02, 2010
SOOMAALI WAXA KU DHACAY CUDUR QABIIL LA DHAHO, MAXAMED SIYAAD
BARE AYAA ISKU DAY IN KA BAABIYO WUU KARI WAAYEEY, MAANTAY AY
HAYAAN WAANAAGA QABYAALDA AY LEEDAHAY, KOLEEY MA FILAYO NIN LA MID
AH MAXAMED SIYAAD IN LA HELILAAYO, MAANTA DAD JAAHIL AAH AYAA WADANKA
KU TALIYA SIDAA LABADDA SHARIIF MARKA DAD BAA U RIYAAQAYA LABADDA
SHARIIF SOOMAALIYEEY WAXA AAD NOQTEEN DAD AAN MAWADIIN AHEEYN
EE INTAAD ISKU XUSHOOTAAN HA SHEEGANINA SOMAALINOMO WAA DA LUMAY
MAXAMED SIYAAD ALLHA U NAXARIISTO BALLO AYUU HAYAY OO UU NAGU SOO DAAYAY
WALI BALADII WEEY TAAGN TAHAY EE SIDEE XAL LOOGU HELAA AMA LOO DABAR GOON GARAA
CUDURKA SOMALI HAYA OO AH QABYAAYAALAD.
MAXAMED SIYAAD BARE ALLAHA U NAXARIISTO JANADIINA ALLHA KA WARAABIYO AMIIN
BARE AYAA ISKU DAY IN KA BAABIYO WUU KARI WAAYEEY, MAANTAY AY
HAYAAN WAANAAGA QABYAALDA AY LEEDAHAY, KOLEEY MA FILAYO NIN LA MID
AH MAXAMED SIYAAD IN LA HELILAAYO, MAANTA DAD JAAHIL AAH AYAA WADANKA
KU TALIYA SIDAA LABADDA SHARIIF MARKA DAD BAA U RIYAAQAYA LABADDA
SHARIIF SOOMAALIYEEY WAXA AAD NOQTEEN DAD AAN MAWADIIN AHEEYN
EE INTAAD ISKU XUSHOOTAAN HA SHEEGANINA SOMAALINOMO WAA DA LUMAY
MAXAMED SIYAAD ALLHA U NAXARIISTO BALLO AYUU HAYAY OO UU NAGU SOO DAAYAY
WALI BALADII WEEY TAAGN TAHAY EE SIDEE XAL LOOGU HELAA AMA LOO DABAR GOON GARAA
CUDURKA SOMALI HAYA OO AH QABYAAYAALAD.
MAXAMED SIYAAD BARE ALLAHA U NAXARIISTO JANADIINA ALLHA KA WARAABIYO AMIIN
madaxsharafleh
written by abdi xawaad ilaah ha unaxariisto jaale siyaad , December 27, 2010
written by abdi xawaad ilaah ha unaxariisto jaale siyaad , December 27, 2010
alaha unaxariisto siyaad iyo intii kacaanka kaqeeyb qaadatay
Macalin xisabta iyo dhaqale yahan
written by Dr: Cabdifatax , January 10, 2011
written by Dr: Cabdifatax , January 10, 2011
Allaha u naxariiste Jalle siyad waxa uu ahaa gogamiye dadkisa iyo dalkisa dacad u ah oo wax kasta ka hormarin jiray danta qaranka somaliyeed cadawga gudaha iyo kan dibada waxa uu ku qasbay in ay waxan ad logu xasuusta dhismihii cidamada xooga dalka somaliya oo noqday cidamada ugu xoga badan afirkada madow marla laga reebi nayjeria wadna wada xususatiin dagalki 77 sidoo kale waxa uu hore umariyay dhicayada kale duwan ee dalka sida waxbarashada waxan aad lagu xasusan doonaa qoristii Afka somaliga iyo manhaji waxbarasho ee ugu tayo fiicna ebid ee dalka soomara ahana mid ardayda somaliyeed si bilasha ah ugu baranayeen ila heer jamacdeed oo aan aniga ka mid noqday ardaydii nasiibka u yeelatay waa Alle ma hadiis Jaale siyaad soo noqon mayo e somaliyay tasho intas ayan hadalkayga ku soo geba gebeyay
...
written by aweys dheere , January 21, 2011
written by aweys dheere , January 21, 2011
dad ka soomaaliyeed nasiib iyo caqli daranaa bal fiiriya dal qayraad badan leh oo caasimadiisu ku taal xeeb aad u qurux badan ayeey iska baabi'iyeen markaas ay hadda meel walba oo aduunka ku taal si uun ugu dac dareysan yihiin, gobanimo iyo qaran jira haba sheegin waxaaba hadda loo baqaa in luqaddeena soomaaliga mar dhow aduunka laga waayo, habaar intaas ka xun oo ku dhaca umad isku isir, diin iyo af ah aduunka hore uga ma dhicin....aan filaa....
allow golihii sare ee towradda janno ugu bishaareey, soomaalina halaaga ku socda ka badbaadi, aamiin, aamiin
allow golihii sare ee towradda janno ugu bishaareey, soomaalina halaaga ku socda ka badbaadi, aamiin, aamiin
...
written by jooqo , January 21, 2011
written by jooqo , January 21, 2011
umad waxaan nahay nasiib daran saa ilaahay intuu barwaaqadaas na siiyey yaan ka faaiidaysan waynay siyaad waa loo shalaayaye ilaahaw janadii fardawso ka waraabi nin kuu digay kumuu dilinee wuu noo digaye waanaan garawsan qabiilka iyo xisbiyada aad wali wadaan ka daaya umada way dhamaadeene tanina way qornayde rabiyaw usha dhexda nooga qabo meel aan aadno ma haysanee
janadii ilaahy ha ka waraabiyo siyaad bare iyo intii islaan ah oo xaqdaro ku dhimatay
written by jooqo , January 21, 2011
written by jooqo , January 21, 2011
ninkuu digay kuma dilin haday marnaba caqli yar lee yihiin wuu idiin sheegay lamase garawsan maanta ayey haysataa umad masaakiin ah oo aan awood lahayn qabiilka iska daayoo ilaahay in xaqa idin tuso masaakiinta u gargaara
Macalin
written by Samaale Geeljire , January 22, 2011
written by Samaale Geeljire , January 22, 2011
marka hore, waxaan mahad u celinayaah ninka sameeyey website kan. Taariikhdu way haraysaah, Mohamed Siyaad waxa uu qabtana cid uun baa marka xusuusan doonta. Qofkastaah af buu leeyahay waxa uu doonana waa ku hadli karaah. Waxa dhabta ahi laakiinse waa ka duwan yihiin waxa ay tuugada iyo garaadlaawahu ku hadaaqo.
lamailawaan
written by a harun , February 08, 2011
written by a harun , February 08, 2011
aniga waxay ilatahay maxamed siyaad bare midlamida horana nooma
soo marin hadan sugimayno wadani geesi ah buu ahaa
isku soo duudub sidaa uudhintay baa soomaliya udhimatay balse alle lagama quusto
soo marin hadan sugimayno wadani geesi ah buu ahaa
isku soo duudub sidaa uudhintay baa soomaliya udhimatay balse alle lagama quusto
talo
written by xhks , February 13, 2011
written by xhks , February 13, 2011
asc ninka wabkan sameeyay waa nin wax garad ah waxaan leeyahay waxyaabaha taariikhiga ah cidina malaha waa dhaxal umadeed in qof walba oo soomaali ah uu isaga xilsaaro sida wiilkan bogan sameeyay ayaa wanaagsan igana waxaan leeyahay wax badan radi walaal waadna mahadsantahay.
talo
written by abdikadir ruush , July 05, 2011
written by abdikadir ruush , July 05, 2011
maxamed siyaad barre ilahey ha u naxariisto,waxaan u maleeynayaa iney mar kale soomaaliya asagoo kale heleeynin
Hooyo Soomaaliyeed.
written by Deeqa F , July 23, 2011
written by Deeqa F , July 23, 2011
Siyaad Bare wuxuu ahaa (Halyeey wadani ah oo aan marnaba soo marayn umada soomaaliyeed,meeshii uu nagala dardaarmayna maantaa la joogaa.Alahii waynaayow naxariis iyo nabadgalyo korkiisa ka yeel.) anaga iyyo umada dhibaataysana oo ku nool wadanka gudihiisa gargaar u bixi.
mr
written by ali , July 25, 2011
written by ali , July 25, 2011
a w aad ayu mahadsan yahay qofka so aruriyay wuxu lamid yahay isogo wadanka nabadi iyo kala dan bayn na xususiya aad aad ayad u mahad satahay ogada (durdura gelba ku jaba)
...
written by daacad , August 09, 2011
written by daacad , August 09, 2011
alaaa markaan maqlo heesahaan waan booyaa walhi qiirada eey leeyihiin aawgeed war aan israad sano dhalinyaro oo aan isku daynaa in aan badalno aboorkaan inoo taliya sidii syl ookle 13 ookliya ayeey ahaayeen madhkii ay gumeysiga ladagaalamayeen bal eega maanta imisa dhalinyaro ah ayaan nahay
Student
written by Abdiqadar salat , September 07, 2011
written by Abdiqadar salat , September 07, 2011
Aad iyo aad iyo ayaan ugu mahad celineynaa ciddii soo Agaasintay xusuustan.
maxamed
written by saleebaan , December 25, 2011
written by saleebaan , December 25, 2011
alaha unaxariisto maxamed siyaad bare wax uu ahaa wadani dhab laakiin iblaysbaa ilaahy ku kiciyaay dibna inooma soo marayo isaga oo kale ee somaalay tashada waydin aragtaan wax inahaystee ee ii naga horjoogay geesigii
...
written by Abdullahi Ifka , January 17, 2012
written by Abdullahi Ifka , January 17, 2012
Jilac iyo jareer ninkii jimeeyoow jaalle siyaad.
Jug mineey yeerto makaa jifsan karaa jaalle siyaad.
Abaaboow siyaadoow beer ween faloow.
abaaboow siaaydoow geesiga Afrikoow.
Suuq waajabay suuqna waa caano siyaad waligiis ha saarnaado.
Siyaad Barre Wiil sidiisa Salab uma qaadin Soomaali.
Geesiyoow nin kuu gafay maa guuleeysaahaayo maa guuleeysahaayo.
Waynu mahadinay mahadinay Maxamed Siyaad , Maasha allaah mahadinay
Maxamed Siyaad Barre.
Jug mineey yeerto makaa jifsan karaa jaalle siyaad.
Abaaboow siyaadoow beer ween faloow.
abaaboow siaaydoow geesiga Afrikoow.
Suuq waajabay suuqna waa caano siyaad waligiis ha saarnaado.
Siyaad Barre Wiil sidiisa Salab uma qaadin Soomaali.
Geesiyoow nin kuu gafay maa guuleeysaahaayo maa guuleeysahaayo.
Waynu mahadinay mahadinay Maxamed Siyaad , Maasha allaah mahadinay
Maxamed Siyaad Barre.
| < Prev | Next > |
|---|





