You are here: Home Maqal Heeso Ducaysane Wiilkayow - Hobolada Waaberi
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Somali President Jaalle Maxamed Siyaad Barre

Ducaysane Wiilkayow - Hobolada Waaberi

E-mail

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Share selected track on FacebookShare selected track on TwitterShare selected track on Google Plus

 

Comments (10)add
hees yaab leh
written by Mohamed Abdi , May 06, 2013
Markaan maqlaba waxaan soo xasuustaa labadii sano ee gurmadka ee aan ciidanka soo maray weliba loodkii lagu bilaabay ayaan ahaa ciidanka inay soo maraan markaa oo ay heestaan uu curiyey aun abwaan maxamuud duwane oo tiriyey wiilkiisa oo sarkaal ciidan noqday kuna luuqeeyeen xasan iyo hablihii hobolada waaberi. Arrinta aan xusi karo waa madaafiicda goobta ayaa anioga iyo group aan ku jiro naloo tababaray sarkaal laba xidigle ah ayaa na barayey oo anagii aqoonta is bideynay ardadii ka qallin jecisay dugsiyada sare dib noo baray maadada trignometry oo quseysa xaglaha taasoo ay lama huraan tahay inaad aad u taqaan inta aan laguu dhiibin masuuliyadda madaafiicda, dawladnimo soomaaliyeed waa golihii sare iyo aabe siyaad intii ay na hogaaminyeen wixii kale waa iska cuno.
kabtan
written by mohamed , May 19, 2013
Waxaan aamin sanahay in aysan na soo marayn dawlad l
SOOMAALIA HA NOOLAATO
written by cismaan wali , May 21, 2013
Maasha allah waa taas dawladii saxda aheyd.illahayow noo soo celi sharafteeni iyo dawladnimadeeni. aamiin
heesta waxaa sameeyay allaha u naxariisto Maxamuud Tukaale Cismaan
written by Saalax , May 26, 2013
Allaha u naxariistoMaxamuud Tukaale Cismaan baa hestan sameeyay. Gurmadka Mashaariicda Horumarinta Qaranka.
Askari Hada shaqeeynaya
written by Dr Gelle , December 05, 2013
walaahi waa runtaa dadbadan oo somaliyeed aad ayeey ujecelyihiin heestaa maxa yeelay waxay taabanaysaa xaqiiqdaa dhabta ah ee Dowlad nimo
Sailor
written by Ahmed Mohamed Abukar , February 11, 2014
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraayaa ragii iyo haweenkii isu xilqaamay in ayan lumin dhaxalkii faneed ee ay ummada Soomaaliyeed lehyd.
Dawlad waa tii 21kii Octobar wixii ka danbeeyey waa dowlad u yaal iyo dulinimo
Ammaan iyo duco
written by Ahmed A/salan Shire , August 14, 2014
maashaa alah dambigiisa alle hadhaafo waxa uu ahaa halyeey somaliyeed waxaase taasi la ogaade markii kursiga lagatuuray oo ay cayayaanka ku kaceen
waxaan leeyahay allow badal khayr qaba
...
written by Dlmar , October 24, 2016
Abwaaniin qaali ah iyo Fannaaniinti waagaas dib danbe Somaliya uma heli doonaan. Sida Dawladi Kacaankii Brakeysnaa oo kale oo aanan dib danbe loo heli-doonon,. ayaa sidoo kale aanan dib danbe loo heli doonin Abwaaniintaas, Hobolladaas oo aanan tiradooda iyo tayadooda aanan la heli doonin.le u yihiin.
Sida Xukunnada Somaalida ee hadda jiraa cayayaan u yihiin ayaa Hobol ama fannaanka hada jiraa uu cayayaanka oo ka
Maxay kula tahay
written by Wadani , August 16, 2017
Jaalle Siyaad Allah unaxariisto / dib looma arki doono/shalaayti wax matarto/ tan joogta ka Tasho/ma tashade ayaa noo talinayo/maxaan cunnaa ayaa noo talinayo/talada Maanta waa yaat taqaanaa looma baahno maxaat taqanaa/
Safar dheer oo ku soo maray Somaliya
written by Dalmar oo soo noqday , September 04, 2017
Somalidii Ka,caankana waan joogi jiray Eebe ayaana ku mahadsan, Haddana waan joogay,.
Ugu danbaytii Kacaanki Soomaaliyeed Allaha u danbi dhaafo Dad ayey ahaayeen, kuwi ka danbeeyeyna waa Dugaag, waana sidi uu Marxuumku ,Alla ya raxma, waa yeey, Yeeydu Muqdîsho kaliya ma ahan , laakiin wix alla waxa maamullada sheeganaya , kACAANKI BARAKEYSNAA KA DIB WAA BAHALLO-
Write comment
smaller | bigger

busy
 

Custom Search