Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Bookmark
Email this
Hits: 20180
Comments
(10)

........
written by Runeberg , July 22, 2013
written by Runeberg , July 22, 2013
What a Truth Maanta iyo maalintii AUN Siyaad hogaanka qabtay
Dr.
written by A.F. Dualeh , November 10, 2013
written by A.F. Dualeh , November 10, 2013
Then a Somali nation led by a true son of her, a true nationalist, a TRUE Somali hero second to none!!!
Now a Somalia partitioned into small pockets each run by foreign agents, national traitors of worst mankind has ever seen let alone Somalia!
Under the present gang of looters and their predecessors of the last 22 Years, Somalia and its people have been transformed from being the Pride of Africa to the shame of mankind!!!
SOOMAALIYEY KACA!
SOOMAALIYEY KACA!
SOOMAALIYEY KACA!!!

...
written by Axmed Ibrahim Hargeysaawi , December 07, 2013
written by Axmed Ibrahim Hargeysaawi , December 07, 2013
@ninkii Dhoof Ku yimi baa Geeridu Dhibaysaa : Dhulka Saw anigu ma lihi, Dadka saw aniga ma lihi: Miyuu Calankayg Dhacayaa, miyuu magacaygu Dhuunta, miyaan Dhabankayga Doorsha, miyaa Dha'do laygu Qariyaa)...Ilaahayow Dhulkii iyo dadkii noo soo celi..... Abe Siyaadna naxriistu janandii....Heestan waxaan igu horyen ku maqlay Hargeysa... Markuu Ruushku inooga Hiiliyey Amhaar.....Dalkayga miyaa Dhalan Ragi..
Qaran Jabay
written by Aweys keynaan , January 12, 2014
written by Aweys keynaan , January 12, 2014
Ar ciil iyo murugo badanaa markay dhagaheyga ku soo dhacaan Heestaan Wadaniga ah, weliba aan dhageysanaayo aniga oo ku nool kuna ilma dhalay dal shisheeye oo kirishtaanimada u sii dheer tahay.....
Miyaa Qaxootinimo Nolol Moodaa?...Miyaa Ubadkeyga La Dhalan Rogaa? ....Miyaa Shisheeye Gacanta u Hoorsadaa?......Miyaa Baddayda La Dhuraa?.....Miyuu Taangiga Xabashida Wehel ii Noqdaa?
Sorry Dhulkii Hooyooy Walee Waa Ilmeeyaa Markaa Taariikhdaada Dib u Xasuusto.....Soomaaliya Qaran ama Gob jabtay Iga Dheh!

Mr
written by Jamal shiikhaal hargaysaawi , October 20, 2014
written by Jamal shiikhaal hargaysaawi , October 20, 2014
Nin kastoow wanaag ku xasuuso Aabe Siyaad marka aad tukato please waa haddii ina Soomaal lagu yidhaa oo cid kale ku abtirsan
...
written by ugaaska qarniga. , December 11, 2014
written by ugaaska qarniga. , December 11, 2014
soomaaliga runta ah ayaa leh wadanimadu ku dheerahay,kuna jirtaa dhamaaan xubnihiisa,sidaa darteed wali waxaan leenahay dal xor ah leh xuduud,madaxweyne,barlamaan iyo kunustutuushan la idmaday, soomaaliya soomaalibaa leh,
Hees wadani
written by Abdifatah abdullahi ahmed , December 15, 2014
written by Abdifatah abdullahi ahmed , December 15, 2014
Waan qiirooday anigo an waxbo ka arkin dowlada kacanka waxan jeclanlaha inan goobjooge ahado balse wa nasib o buruburki ban la kowsaday. Habar bay qaden kuwii weraray dowlada burbur ina baday hadi an aqon laha qabriyadooda wale wan gubi lahaa ciil badanaaaaaa
waa hubaal qofkasta oo damiir iyo iimaan islaan luhu in uu ilmaynahayo
gaar ahaan kuwii xaadirka ahaa markay heeshaasu dhacayeen.
Laakiin ogaada rag baa saas gaarsiiyay adinkuna rag baad tihiin ee ku xisaabtama.
hadaad ka sugtaan kuwaan hada arkayno walaahi meel fog baa laga dooni doonaa..
naftoo la huraa lagu gaari karaa.

< Prev | Next > |
---|