Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Bookmark
Email this
Hits: 8831
Comments
(5)

Afkiina caana lagu qabay
written by Mohamed Abdi , March 24, 2013
written by Mohamed Abdi , March 24, 2013
Dardaaran waayeel ku taliyey, damiirku muxuu i yiri si daacad ah ugu adeeg. Ilaahow soomaali tusi wanaagga dawladnimo. Dawladnimo soo noqo kaalaay kaalay ayaan ku daray.
...
written by Dalmar , December 04, 2013
written by Dalmar , December 04, 2013
Soomaaliyey hadaad tabaysaan Dawladnimo Abwaannada iyo waxgaradka jecel Soomaalinimadana qadarinaysaan, bal xasuusu sida Hoggaankii KACAANKII 21 OKTOBAR, Under the best leadership ever for Somaliya. Sidoo kale xasuusoo Abwaannada Soomaaliyeed oo aan la tirin karin, Suldaan Timacadde Gabaygiisi taariikhiga ahaa .DUGSI Ma leh qabyaaladi waxay dumiso mooyaane, .
BAL dib u dhageyso Abawaannadi waaweynaa sid aAbdi Muxumad Aamiin, Sangub, Yamyam ,Musdafa sh.Careys Ciise Kaarshe, Iyuo Hobolladi naftoodi , iyo waqtigoodi qaaliga ahaa galiyey baraarujinta Ummaddaan. Laakiin dheg jalaq looma siinin. Mireheedina waanu guranaeynaa.

< Prev | Next > |
---|