Bookmark
Email this
Hits: 5578
Comments
(15)
...
written by mulki , July 11, 2009
written by mulki , July 11, 2009
waa xasuustii ugu qiimaha badaned allaah u naxristo siyaad bare
ninkii turuqyada adakaa Talaabo xumaa beddely.
written by Naaleeye Maydhane , July 13, 2009
written by Naaleeye Maydhane , July 13, 2009
Maxamed Syaad barre wuxuu ahaa shaqsi qiimo badan oo waddani ah.
wixii uu qabtey maantaa la gartey. kuwii beenta ku bur-buriyey Soomaaliya maanta baa runtii ka hortimid oo meel ay u dhaqaaqaan garan la'yihiin.
Soomaali kama horeyn Siyaad kamana danbeyn, markii uu xukunku uu qabtay gaajo bay Soomaaliya ahayd lacag iyo Barwaaqo kama horeyn Siyad. gaajo iyo bur-bur wuxuu bilowdey markii wax magaratadu ku soo duushey qarankii ayna bur-buriyeen noloshii sharaftii iyo jidhitaankii Ummaada Soomaaliyeed.
Heesahaan waxaa lagu xusuustaa sidii bulshda loo wacyi gelin jiery oo loogu tilmaami jirey dantooda.
kuwa aaminsan qabiilka oo raba in ay beddelaan Maxamed siyaad barre waa guul dareysanayaan. kuwa raba in ay madax noqdaan xoolaha dadkana dhacaan waa guul dareysanyaan.
Ninka maxda raba in uu noqdo waa in uusan tuug noqon sidii Maxamed siayaad barre oo kale.

wadani
written by xaji , November 12, 2009
written by xaji , November 12, 2009
maxamed siyaad alle ha u naxariisto wuxuu ahaa wadani naftiisa kajecel
dadkiisa iyo dalkiisa somalia guul iyo gobonimay gaartay intuu xukunka
u haayay jaalle siyaad.
dadkiisa iyo dalkiisa somalia guul iyo gobonimay gaartay intuu xukunka
u haayay jaalle siyaad.
geesi god galay
written by mohamed , December 18, 2009
written by mohamed , December 18, 2009
Runtu waxay tahay geesi inuu ahaa awalba waa la ogaa laakiin waxaa is weydiin leh qoladii xukunka ku haysatay maxaa ka wada dhigay isma dhaanto wadankaa sidaa u kaday maantay uu yahay?
geesi waddani ah
written by farrow , March 01, 2010
written by farrow , March 01, 2010
jaalle siyaad wuxuu ahaa waddani geesi ah jecel dadkiisa iyo dalkiisa, majirto arrin caddeysa in jaalle siyaad uu nacbanaa dadkiisa.
taariikh luntay oo aan leheen soo laabasho fudud
written by mohamed amiin , April 06, 2010
written by mohamed amiin , April 06, 2010
taariikh luntay oo aan leheen soo laabasho fudud
somalida waxay tiraahdaa waxii daado dabadooda waa lagu dadaalaahebal eeg waxii la ahaan jiray iyo waxa haddda la yahay yaa sidaan na gaarsiiyay yaase wali u heelan in sidaan la sii ahaado
somalida waxay tiraahdaa waxii daado dabadooda waa lagu dadaalaahebal eeg waxii la ahaan jiray iyo waxa haddda la yahay yaa sidaan na gaarsiiyay yaase wali u heelan in sidaan la sii ahaado
taariikh luntay aloow noo soo celi wadankeenii quruda badnaa
written by xaawo taako , April 07, 2010
written by xaawo taako , April 07, 2010
alaow ka qabo bahalada hadba kuabood boodaaya, written by xaawo qadhabo
ala ha unaxariist o aabo siyaad waxaan ka mid ahaan jiray ardaydii uu nada salaaxi jiray
written by xaawo taako , April 07, 2010
written by xaawo taako , April 07, 2010
waxaan ugu heesi jirnay .hanti wadaaga suuban kii usahan ahaayoo. siwayn noogu beeraw.soomaalioo idil kii sare uqaadow ,walloow waayo waayo ayaan soo xusuustee aloo wadankeenii noo nabad noqdaa
soomaali dhab ah
written by abdirizaq , June 09, 2010
written by abdirizaq , June 09, 2010
ilaaahay naxariistii jano hasiiyo aabba ummadda soomaaliyeed ee dhabta ah,maantana kuwii uu hortaagnaa ayaa fursad u helay inay dadka kala qaybiyaan ,dakana kala qaybiyaan ilaahay uma naxariistee kuwa hada dhiiga dadka ku shubtay quraaradaha ee u iibgeeya kuwa--------? ilaahay baanu ka baryaynaa hogaan wanaagsan,oo sidii maxamed siyaad barre oo kale ah ,waxaanu u sheegaynaa arinta kuwa jecel soomaalinimada ,20sano kabadan ayaa ummaddu baabasan tahay------------------?
maxamed siyaad bare aloow u naxariiso soomaali dhabuu ahaa
written by ifiya , July 13, 2010
written by ifiya , July 13, 2010
ilaahoow unaxariiso daenbigiisana dhaaf waa haduu lahaa madax weyne kama danbeyn dawladna warkeeda daa ilaahoo soomaali u sahal cafis haweydiisteen denbigii ayka galeen m. siyaad bare
WAXQABAD XASUUS MUDAN
written by JAMA , November 24, 2010
written by JAMA , November 24, 2010
WAXBARASHO BILAASH AH DUGSI HOOSE ILAA JAAMACAD.
ISKAA WAX U QABSO.
WARSHADAYN
IYO QARAN SOOMAALIYEED OO HAYBAD LEH.
WAA WAX AAN DIB LOO ARKI DOONIN.
ISKAA WAX U QABSO.
WARSHADAYN
IYO QARAN SOOMAALIYEED OO HAYBAD LEH.
WAA WAX AAN DIB LOO ARKI DOONIN.
Allaha naxariistii Janno haka waraabiyo
written by Mohamed , November 29, 2010
written by Mohamed , November 29, 2010
AABIHII WADANKA AABIHII UMMADDA ......WAR MA HAYSAAN QOF INTUU QABTEY WADANKA U QABATEY...... IN AAD WAX U DHINTAAN MA AHEE........WADANI AAN TAARIIKHDA ILOOBI DOONIN ......
...
written by Maxamed , January 02, 2011
written by Maxamed , January 02, 2011
Waa taa heestuu ugu jeclaa Maxamed Siyaad suugaanta soomalida ma aheyn kuwii lagu amaaneyey. Mar ay BBcdu wareysatay ayaa la weydiiyey tee ugu jeceshahay heesha wadaniga iyo kuwa kacaanka markasuu heestaa uu qaaday, Allaha u naxariisto Mudane Siyaad
qurbo joog
written by nuur daalacay , February 20, 2011
written by nuur daalacay , February 20, 2011
alla ha unaxariisto maxamad siyaad barr isku qabiil ma ihin oo anigu waxaan u dhashay waqooyi galbeed laakiin inuu halyey ahaa cidkastaa qiraysa maanta illaahay naxariistii janno ha geeyo amiin aamiin aamiin
Guulihii kacaanka iyo caruurtii kacaanka
written by 14-feebaraayo , November 22, 2011
written by 14-feebaraayo , November 22, 2011
Waagii hore ee heesahan aan ka maqli jiray raadiyo muqdisho hadana idaacadda waxaan ka maqli jiray qadka cagaaran ee beyruut markaas ayaan nixi jiray waxaan ku fekeri jiray sidee magaalo kaliya qad cagaaran oo kala qeybiya u yeelan kartaa hadana waxaan iska dhaadhicin jiray in lubnaan ay qowmiyado kala diin ah ayna dhici karto inay sidaas u kala qeybsamaan hadana marar qaar waxaan is weydiin jiray muqdisho sidaas oo kale mar uun may noqotaa waxaan isku qancin in muqdisho aysan u kala qeybsanayn shiico,kiristaan iyo suni aysana dhici karin inay muqdisho yeelato qad cagaaran balse waagaas marna kuma fekerin oo maan aqoonin qabiil oo marna kuma fekerin in muqdisho ay yeelan doonto qad cagaaran oo qabiilo u kala qeybsan balse waxaan is weydiin jiray waagaas haddii ay dhcado in muqdisho qad cagaaran u qeybsanto maxaa dhici doona? runtii waxaa ii soo bixi jiray in xaalku uusan wanaagsanaan doonin oo ay wax dhici doonaan. Hadana waxaan maqli jiray haddaan reer muqdisho jabhado ka soo dagaalaya howdka, waxaan iska dhaaadhicin jiray dad ay timuhu ku baxeen oo duurka ku jira oo cidiyo dhaadheer oo baahala noqday hadday maqaalada muqdisho soo galaan sidee xaalku noqon doonaa? sidoo kale fikraddii aan ka qabay iyana ma fiicneen waxaan ku duceysan jiray Allow mar uun ha ila kulmin, balse arimahaasi oo dhan way nagu dul yimaadeen waxaan shaahid ka noqday muqdisho oo yeelatay qad cagaaran oo aan xitaa leysku gudbi karin waxaan kaloo aragnay jabhado aan waxba kala garin oo hadalkooda ah inay qorey kuugu soo taagaan uun iyo weliba dadkii howdka ku jiray baahalaha noqday oo har cad Muqdisho soo galay waagaas ayaana iigu danbeysay.
Fiiro gaar ah
Waxaan ka mid ahaa dhaliyaradii muqdisho ku dhashay ku barbaaray oo dugsiyadii kacaanka wax ka baran jiray sanadihii todobaatameeyadii ilaa sagaashanaadkii gaar ahaan dugsigii hoose dhexe ee 14-ka feebraayo oo ku yiil degmada shibis ee magaalada muqdisho gobolka banaadir.
Allow u naxariiso Jaalle Siyaad, Aabihii kacaanka.

| < Prev | Next > |
|---|