Comments
(18)
taariikh malahayn soomaaliya ka hor kacaankii uu hogaa minayay alaha u naxariistee madaxwaynihii hore ee jaalle m.siyaad.bare
written by c/risaaq macalin aadan ,,,,sharoonge , August 04, 2009
written by c/risaaq macalin aadan ,,,,sharoonge , August 04, 2009
marka laga hadlo xaqiiqda taariikhda soomaaliya waxay noqonaysaa mid aan la ilaawi karin halgankii gobanima doonka soomaaliya ee ay umada soomaaliyeed kula dirireen gumaystihii iyo dowlada dariska ee ethiopia oo ay uga dhiidhiyeen gumaysi diid iyo inay tahay midnimada umada soomaaliyeed mid muqadas ah oo aan laga tagi karin ayadoo ay sidaa tahay ayaa waxaa wadan ka qabtay alaha u naxariistee madax weynihii ugu horeeyay ee soomaaliya aadan c/dulle cismaan & aadan c/dulle cusmaan oo xili yar isku badalay haynta xilka madaxweyne nimo ee wadanka soomaaliya aya doo markaasi xukuumadahaasi aanay wadankaba hayn waqti badan oo aan lagu mira dhalin karin hasa yeeshee waxaa xukunkii qabtay marxuum alaha u naxariistee m,s,bare oo xukunka ku qabtay si cinqilaab ama afgambi milatari isagoo markaa ka mid ahaa ragii ugu cad cadaa ciidamada qalabka siday ee soomaaliya oo waliba gumaysiga ula diriri jiray si siyaasad iyo awood askari nimo ah ayadoo ay sidaa tahay ayaa wadanka waxaa uu bilaabay is badal siyaasadeed ka biloow sanadii 1960kii oo uu dhashay kacaankii barakaysnaa oo hogaaminayay marxuum maxamad siyaad bare oo wadanka u horseeday isbadal siyaasadeed iyo dhqaale oo soo maray heerar kala duduwan oo waliba keenay is jacal iyo wada noolaasho dhax marta umada soomaaliyeed
Somalia - Shalay iyo Maanta...
written by Samaale , August 09, 2009
written by Samaale , August 09, 2009
Waxaa hubaal ah in Soomaaliya ay ahayd wadan heybad iyo karaamad ku dhex leh wadamada Afrika iyo guud ahaan aduunka. Xilligii kacaanka Soomaaliya waxay gacan ballaaran ka geysatay xorminamada qowmiyado badan oo Afrika ka mid ah, waxayna taas calaamad iyo astaan aan la dhayalsan karin u ahayd sida maamulka Soomaaliya uu uga hormaray dhanka Siyaasada, Dhaqaalaha iyo Militariga. Hoggaanka xilligaas jirey wuxuu ku celceliyay waqti fara badan in loo baahan in ay Afrika isku tashato oo ay kaalinteeda qaadato iyadoo ka fogaanaysa khilaafaadka ay abuurayaan gumeystayaan iyo kuwa u adeega haddaanay taas dhicina wuxuu maamulka uga digey in ay dhici doonaan musiibooyin ku habsada dhamaan shacbiga qaarada, taas oo maanta ay marag ma doonte tahay in qaaradu ay la ciilciileyso culeysyo siyaasadeed iyo kuwa amaan.
Waxaan rajeynayaa in ay soo bixi doonaan madax cusub oo hogaanka u qabta wadanka, kana saarana dhibaka lagu jiro ee shacbigeena halaagay mudada 20 sano ee lasoo dhaafay. Ilaahay ha ina garadsiiyo waxa danta shacabka iyo wadanka ku jiro.

we mis aabo siyaad
written by hani ubax kacaan ka , November 06, 2009
written by hani ubax kacaan ka , November 06, 2009
waan idin salamey
waxaan is waydiiya maalin walaba dadka somali ahi ma saan baay ku ahaan jireen dalkood wadankooda mise aabo Siyaad ba qasbayey?
Ilaahey naxariis ha na dhex dhiga. I believe we are the most selfish people in the world break record

wadani dhab ah
written by mahamed abdulaahi sugoow , July 16, 2010
written by mahamed abdulaahi sugoow , July 16, 2010
mudane max,ed siyaad waxaa uu ahaa qof la oran karo waa halka nin oo wadani somalia ah tasoo aad moodo dhamaan somalida kaleeto ineyn laheyn dalka ,, sa horay ayaa loo dhahay aadane lagama eed beelo ,, waxaana oaran karayaa in markuu geeriyooday eey aasantay somalia
aan ooyee albaabka ii xira
written by wiil murugeysan , July 18, 2010
written by wiil murugeysan , July 18, 2010
qaar ka mid ah shacabka soomaaliyeed ayaa ah kuwo xataa haddii jannada la geeyo kuugu jawaabaaya jannada la buunbuuniyey sidaan may u taalay, marka dhambaalka heestaan ximbaarsan tahay waa run waxaad doonto oo wanaag iyo horumar ah shacabka u sameey koley la weyn maayo dad kaa maseero oo ku mucaarado....heestaan waxaa la sameeyey waaggii cabdulaahi yuusuf uu sameeyey jabhaddii SSDF qiyaastiii 30meeyo sanno ka hor....maantana waxaan guranaa mirahii qaraarnaa oo ay noo abuureen cabdulaahi, c/raxmaan tuur caydiid iyo dugaaga kalee ka dambeeyeyba, siyaadow allaha waaxidka aan kaaga baryaa inuu kuu naxariisto
cape town
written by ahmednoor , July 22, 2010
written by ahmednoor , July 22, 2010
waa barnaash aad u wanaagsan waxuu wax tar u leeyahay somalida oo dhan gaar ahaan dadka aan dowladnimada aan arkkin sida aniga oo kale waad ku mahadsan yihiin dhamaan inti soo diyaarisay iyo intii kala qeyb gashay
Heesta Dad bay meeli bugtaa
written by Abndirahaman Mahomed , September 24, 2010
written by Abndirahaman Mahomed , September 24, 2010
ASC, Salaan kadib Heestan wadaniga ah ee ee kor ku xusan waxaa Ereyadeeda Sameeyey Abwaan Meecaad Miigane " Maacaleesh"
Soomaalida Yeeysan Weligeed Hilmaamin Ineey kala gartaan xumaanta iyo wanaaga.
written by axmed ciil la jiif. , October 18, 2010
written by axmed ciil la jiif. , October 18, 2010
Marka hore allaha u naxariisto muwaadinka keliya oo aan maanta ka xasuusanno dadka soomaali sheegto waayo shawsiyadiisa iyo tan madaxweeynenimo waa mid aan lala mid dhigi karin nin soomaali ah oo maanta nool, ee mar kale allaha u naxariisto madaxweynaheenii soomaaliya, aamiin, aamiin, aamiin,
Tan kale waxaan u mahad celinaaa dadka aad isugu xilsaaray ineey soo uruuriyaan intaan oo macluumaad ah oo maanta aan hubo in qofkiiba damiir leh oo xasuustaa uu ooynaayo ee ilaahoow naga dhig dad dadnimadooda garta oona mar walba qabiil meel iska dhigo oo dan guud fiiriyo. aamiin
Rajada allahana lagama quusto laakiin waxaa nagu dheeraaday darxumada haddaan soomaali nahay. ee ilaahoow danbiyadeena noo wad dhaaf ummaddan dar xumadu haaysatana u soo gargaar oo talada ugu dhiib kuwooda caqliga iyo waddaniyadda iyo dadnimada soomaaliyeed eey ku weeyntahay una saaxiibka ah, aamiin, aamiin ,aamiin, yaa allaah.

OKTOOBAREEY WAA LAGUU DARSADAY
written by By dalmar , October 20, 2010
written by By dalmar , October 20, 2010
Maanta oo kale ama bishaan oktoobar oo kale shacabka soomalida ah inta waxgaradka
ah ama iimaanka suuban leh, waxay u asheyd maalin farxadeed, maalin ay ku soo dhaweeyaan
caasimadi markaas ugu nabadgalyada fiican , uguna bilicsan caasimadaha Afrika, Mdaxweynayaal
kala duwan iyo Wufuud Qaran.
Waxaa la furi jiray Mashaariicf wax ku ool ah, dugsiyo, jaamacado, wadooyin, Warshado.iyo
mashaariic kala duwan. Waxay dhageysan jireen khudbadihi dhaxlgalka ahaa , ee abwaanimada iyo codkarnimada ahaa ee Halyeygi Wadaniga ahaa Macallinki Kacaanka, Aabihi ummada soomaaliyeed
Jaalle A.U.NAXARIISTEE, Mudane Sarreeye Gaas Maxamad Siyaadc Barre.
Waxaa garab taagnaa oo mashaariicda la daadihinayey Mudane S.guud Maxamed Ali samatar,
S.gaas Xuseen kulmiye Afrax, A.U.N, mUDANE Amed saleban, Mudane Maxamed Sh. Osmaan,
A.UN, Mudane Maxamuud Geelle yuusuf.
Laakiin maanta oo kale waxaa ka nixi jiray oo ay geeri ju aheyd kuwa noo horseeday buburka
iyo dhiigga daadanaya maanta oo afkooda ay ka sheegteen kuna faaneen inay horseedeen ,
laakiin waa ay ku khasaareen, aakhiro iyo aduunba. dalki la oran jiray JAMHUURIYADDA
DIMUQRAADIGA SOOMAALIYEED, waxay ka digigeen gobollo hoos yimaado
xabashida sida Somalilandm puntland iyo kuwo kale.
Eebow waad arasgtaaye Soomali ka qabo cadwga.

wanaagii aan soo marnay
written by cadoow cali , January 11, 2011
written by cadoow cali , January 11, 2011
waxaan shaki ku jirin inaan soo marnay nolol iyo nabad macaankeed mahadeedana waxaa leh allaha weyn ee sareeya kadib waxaan hadana ugu mahadineynaa allaha u naxariistee madaxweynihii umada soomaaliyeed maxamed siyaad bare oo runtii na gaarsiiyay heer ku xusan taariikhaha aduunka qaasatan kuwa africa maantase waxaa nasiib daro ah in aan wanaagii aan ku ridnay bohol xun oo aan maalin joogtaba dhiiga dadka lagu qubeysto subxaanalaah waa arin mucjiso ah ee daaimow adigay waxbaba daah kaa saarneyne kuwa dilaaya dakoo duminaaya dalkooda ALLOOW DIL AMA DOORI AMA DIINTA WAX KA TU
...
written by smali , January 29, 2011
written by smali , January 29, 2011
walaahi waa wax lala qiroodo ilaaheey naxariis hasiiyo jaale siyaad waayo waxaan camarakaa ayuu hortagnaa bal manatay waxaan marayno & waxa uuhormar sameeyay qof damiirleh wax uu isku eegi karo m,ahan
MR
written by omar ali siyaad , March 09, 2011
written by omar ali siyaad , March 09, 2011
waaaw wax baa ka dhacay runti maanta waa joogaan dadkaas dhulka bi inaaye wuu joogaa waa in aan iska bixino boogi ku taale ha inaga baxo loomaba baahnee ha inaga baxo
JAALE SIYAAD ALAHA U NAXARIISTO
written by ARONE , April 01, 2011
written by ARONE , April 01, 2011
uga horeyn waxaan salaamayaa ninka sameeyay webkan iyo dhamaan umada soomaaliyeed ee ka fog cuqdada qabiilka.hadaan usoo noqdo qoraalkeyga.jaale wuu u naxariisan jiray qofkii ama gobalkii ama degmadii tabar daran.wuuna karbaashi jiray,qofkii ama janankii iswaalana xabsigaa qol yar loga cabari jiray.waa kuwaas kuwa hada wadanka qasay qaarna dhinteen qaarna saxariir ku nool yihiin
las canood
written by scc , April 06, 2011
written by scc , April 06, 2011
Ilahay janadi fardowso haka warabiyo maxamed siyaad. Abehi somaliya Somali kamadambeyn
waxyaabahii uu nooga digay ayaan ku jirnaa maanta
written by gurhan , April 21, 2011
written by gurhan , April 21, 2011
Qofkasta oo wax garad ahaa waa u muuqatay waxa jaale siyaad nooga digayay kumana aanu waano qaadan,taasi waxa ay cadaynaysaa in soomalida wax garadku ku yaryahay,hagaamiye lamidana namasoo mari doon
s.africa
written by abdikadir ruush , July 05, 2011
written by abdikadir ruush , July 05, 2011
dhammaan dadka ku bixiyey dadaalka intaan la eg waad mahad san tihiin walaalayal,intaas kadib jaalle maxamed siyaad barre jannadii fardowsa alle ha ka waraabiyo soomaalina alle ha u keeno mid jaalle siyaad la mid ah ama ka fiican maba u maleeynaayi in la helaayee. aaaaaaaaamiiiiiiiiiiiiiiiiin,aaaaaaaaaaaaaaaamiiiiiiiii
iiiiiin,aaaaaaaaaaaaaaaaaamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin.
iiiiiin,aaaaaaaaaaaaaaaaaamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin.
mr
written by hassan , September 02, 2011
written by hassan , September 02, 2011
alaha u naxariisto qabrigana ha u waasiciyo janadiisana ha ka waraabsho mudane mohamed siyad bare
madaxweynihii umada somaliyeed kaasoo ahaa halgamaa weeyn oo markii la tilmaamo ku dhaganaa la dagalanka kuwa dalaalada ah ee rabay in eey gataan dalkeena kuwaasoo manta aragno seey u gadeen dhiigii iyo lafihii umada

| < Prev | Next > |
|---|

Hadeerna waynu aragnaa maanta waxa dalkeenii hooyo ka'socda ilaahay waxaynu uga baryaynaa inuu dhibta ka'saaro dadka collaada iyo dhibka lagu wado inuuka qaboojiyo dalkeena iyo dadkeenana ilaahay ugu badalo nabad ,naxariis,iyo barwaaqo ilaahow naga aqbal(Amiin.................)