You are here: Home Maqal Heeso Carays Ciise Kaarshe - Kacaan
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Somali President Jaalle Maxamed Siyaad Barre

Carays Ciise Kaarshe - Kacaan

E-mail

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Share selected track on FacebookShare selected track on TwitterShare selected track on Google Plus

Comments (23)add
mr
written by a gutale , July 27, 2011
mr ciise waxa uu ahaa nin wadani ah ma aheey ku hada joogo iyo hogaamiyo kooxeed waxa uu ahaa nin dalkiisa jecel ka fog qabiil hadaan heli 1o toban asaga lamid ah wax badanbaa is badali lahaa ani masoo garin laakin waxbaan ka dhagaystay tariiqdiisa mana aqaan gobol uu udhashay ilaa iyo hada mana rabo inaan ogaado laakii n waan jeclahay waxaan ka loo jeclahay jen ibrahim roble warfaa oo ku magac dheeraa doonyaale oo ahaa wadani dhab ah qofkii raba tariqdisa haka aqristo wab sidyada ama google aniga halkaas aan ka helay mahadsanidiin
allaaya raxma
written by mahamoud , July 27, 2011
carayas ciise kaarshe waa mawadin sax ah waana dadka aan qabiilku diloon ee reer waamo
ilaahoow naXARIISTII KU SII
Careys Ciise/Allaha u naxariistu
written by osman Abshir mahamud , August 02, 2011
Carys Ciise Karshe wuxuu ahaa abwaan wadani oo u geryoodey isagoo doonaya midnamadii iyo xoriyadii Somaliyeed. Kala fiican nimanka maanta hogaanka Somalya haya iyo ragii noolaa xiligii Careys Ciise
ALLAH YAA RAXMA SIYAAD BARRE
written by abdirahman ssc boy , August 18, 2011
WALEE ASIGIIYOO KALE BAAN LA HELIN

...
written by hailma , September 16, 2011
careys ciise kaarshe/alaha u naxariisto

careys ciise wuxuu ahaa nin fikirdheer ama meel dheer wax ka arka ,wuxuu sheegey waa la arkey.
ms
written by kiin maxamed ali , September 28, 2011
ilahay how naxaristo maxamed siiyad bare somali waax bu uqabtay lakin weey burburiyen

halyeey
written by malyun , October 24, 2011
alayaraxmo ilaah waxaan ugu rajeeynayaa inuu janatul fartoowsa geeyo aamiin siyaad waxuu ahaa wadani aan soomali waligood yeelan ilaa hadana aanan qabin histori of somali waa ninka sameeyay waxa yara aan ku dhaq dhaqaano asaa inoo sameeyay ilaah waxaan ka rajeeynaa siyaadoo kale maba jiree mid un wax yar soo dhaweeyo in uu ilaah inoo soo diro
Naxaris nabad galo allah siyo halgamasha soomaliya gaar ahan 5ta golaha sare ee kacanki
written by C/risaq adan cali (duudishe) , November 08, 2011
Waxan ahay muwadin soomali run ahanti manta majiro jalle max'ed siyad bare oo kale wayo wadaninimada ma aho wax laiska dhigo blse waa wax loo dhasho wayo aniga D'a deyda waa 20sano jir waxana haya in badan oo kamid ah taarikhda soomaliya oo record ah siyad in ta uu xilka hayey waxuu soomali tusiyey in waxlaqabso karo blse haradigi xuma ayaa horay usiwadi wayey allahayo iga dhig kii noqda siyad camal manta waxan arka in somaliya aay heesato hanbadi uu siyad katagay majiro mid kursiga ku fadhistay siyad kabacdi iyo kahorba oo hal geed xitaa kutalalay somaliya shaqsigee ayaadonayo in uu dharemo in uu wadani dhab yahay iyo inkale waa iga talo aruuri inta aad yartahay taarikhda soomaaliya maqal iyo muqal (F.G) ha aruurin tarikhda qaldan oo manta dadka kala geysay hadad deysid waad limane adun iyo aaqiro wabilahi towfiq
Away Somalia
written by Ciil , November 24, 2011
Alla u naxaristee Carees Ciise was wadani. We miss him. Haddii uu noolan lahaa, wax badan ayuu naga badeli lahaa. Ilaahey janada ha ka waraabiyo.
I LOVE SOMALIA
written by KUS , November 24, 2011
WAXAAN JECLAAN LAHAA IN AAN ARKO SOMALIA OO NABAD AH WAAYO WAXAAN ARKAY DOWLAD LAANTA DHIBKEEYLEEDAHAY .....DADKEENA WAXAA DHAMEEYAY ABAAR IYO DIGAAL DHALANYARADII WAXEY NOQDEEN BURCAD BADEED MALIN WALBO WAXAAD MAQLI NIN SOMALI AH OO BURCAD BADEED AYAA XABSI DAAIN LAGUXUKUMAY ...ILAAHEY WAXLAMADHANO IN UU NABAD DALKEENA KADHIGO........LET'S MAKE DUCAA ...

allah waa karaa inuu siyaad oo kale soomaali siiyo si ay sharaftii u soo noqoto
written by cabdi jabuuti , January 17, 2012
allah janadda siiya maxamad siyaad barreh,aamiin aamiin allow waad kartaa inaad geesi u dhalisid soomaali.
Hogamiye
written by Bishaar ismacil sheikh , February 10, 2012
Allaah waa qaadir wax walba awood asaga ayaana koonkan aan ku nool nahay iska leh alle hogaamiye wanaagsan o diinta dadka ku haga ayaan waydiisanaynaa(amin)
written by naffis doom dunuub ay aabayaasheen galeen
written by abdalafaadil ali kawir , February 11, 2012
hohay hoh,siyaad siyaad ilaahayaw u naxariiso ,radiya alaahu canhu ,,,,,aaad baan u nasiib xumahay anigu soomalayay ,aabe siyaad oo nool iyo dalkoo dhisan lama kulmin ,waxaan dareemayaa calool xumo iyo murugo aad u wayn ,lkn rajada ilaahay kama quusan ,aabe siyaad baan sugayaa mar kale inuu somali soo celiyo,,,,, aaabaw siyaad ,aabay siyaad ,siyaado nool ethoepian moqdisho ma hawaysteen iyo meel u dhaw ,,,,,aabaw siyaad iska kaaya caffi waa nabsigii aan kaa galeen aabayaasheen iyo balan furkii ,aabaw aabaw siyaad ( wuu u qalmaa inaan aabaw dhaho yaan la ila yaabin soomaliwaynay ) radiyalaahu canhu wa ardaah
GUMEYSTAYAASHI IYHO DABADHILIFKI ,
written by By Dalmar , Holand , February 28, 2012
Dabadhilfki Maqaarka SAoomaalida ka ahaa ee waligoog Hiilka iyo gargaarka u ahaa, waxaad moodaa
inay tijaabooyin wadaan , Somaliyana ay qarka u saaran tahay ka dib 21 Sano oo bahgooyo iyo bahdilis
lagu sameeyey inay gALAAN gumeysi.

Shirkii London iyo kuwi ka horreeyey waxaa Caalamka loo tusayaa iyado garab laga helay dabadhilfka Soomaalida ah, in MarkhAati Ummadaha caalamka looga dhigo inay Somaliodu tahay Qaran fashilmay
mudana in la maamulo oo la gumaysto. Bal aynu aragno wixi nool waxa ku xiga.
QOOMNA ISKAMA BADLAAN,
written by Dalmar , March 20, 2012
Eebe--ALLAH, AYAA OURAANKA Kariimka ah ku sheegay sidaan= INNALLAAHA LAA YUQAYIRU
QOWMAN XATAA YUQAYORU MAA BI ANFUSIHIM, oo MacnAHEEDU TAHAY qolana ama Qoomna
ALLA MA BADALO ILLAA AY AYAGU ISBADALAAN.

Macnuhu, hadaan isbadal rabno Soomaaliyeey, waa inaan isbaddalnaa, xumaanta i9ska badalnaa, wanaag
isu badalnaa. Hadaan sidaas la helin dulliga waa lagu jiraya lagana bixi maayo.

WAA in la helo lana raaco Kitaabka ALLE.
...
written by Dalmar , August 31, 2012
ALLAHA U NAXARIISTO, WAXAA UU AHAA FILOOSUUF WADANIAH , MUSLIM AH ,SOMALI AH, WAANA AY ADAGTAHAY , WAYNA ADKAATAY NOOCIISA OO KALE TAYADA AMA KUWAALATIGA MASKAXEED IYO HAB GAAR AHAANEED EE ALLA KU GADALLADAYSTAY SUUGAANEED.NAXARIISTI JANNO ALLAHA KA WARAABIYO. HADDA MA DHAGAYSAN CODKLIISA EE XATAA WAAGI BARISAMAADKI IYO RADIYO MUQDISHO AYAAN KA DHAGEYSAN JIRAY. ALXAMDULILLAHA ASAGA IYO ANNAGABA JANNADA ALLAHA NAGA WSARAABSHO.
student
written by maxamad adan , November 03, 2012
masha alaah carays ciise wax uu ahaa nin wadani dhab ah oo istaagay kacaankii ala maxaan ahaan wadaniyaal dhab
Waxa jeclahay tariqda jaalle maxamed siyad bare
written by Cabdirisaq maxamud caddow , May 01, 2013
Muda 22 sano waxa ku jirnay dagalo sokeyo waxa aminsanaanilahaa hadey doladeena nojilahey waxaa kamid noqonilahey wadamada hormaray nasib daro maanta waxaa jognaa in aan korkena wax lagu cuna qandarasyo waxan aminsahay in ey jirin qirad somaliyeyd ninbo waxa udaran in uu dantisa garka ah inuu meyl marsodo
...
written by ugaas askari , July 16, 2013
ALAHA U NAXARIISTO SAAROWGEENII CAREYS CIISE KAARSHE
...
written by Dalmar , December 05, 2013
Careys Ciise Kaarshe, Alle wax kuma ahan ,laakiin tayada, nooca iyo quwaalatigi Alla yaraxma Abwaankaas mukhliska ahaa, filosoofka ahaa ilaa hadaa noociisa , codkiisa, suugaantiisa, lagumaq hayo gayiga soomaaliyeed.
Buisness
written by mohamed ismail , January 09, 2014
This was a President would never ever come back again
616090241
written by C/qadir xaji maxamed iidle , January 25, 2014
Allaha ha uwada naxaristo umadda islamka qasatan gesiyashi wadanka somaray hadan kashego hal iyo labo 1=jale maxamed siyad bare 2=janaral cedid 3=cares cise karshe 4=shekh maxamed c/lle xasan 5=axmed gurey iyo in badan o hada meshan lagu sogobi karin
...
written by Mustaf , April 22, 2014
Ilaah ha naxariisto jaalle siyaad Iyo carays Ciise karshe amiiin. Somaaliyay waxaa nalaga Rabaa ragii badali lahaa jaallayaashaas
Write comment
smaller | bigger

busy
 

Custom Search

Buug Cusub / New Book