You are here: Home Maqal Heeso Balanteenu Waa Shaqo - Hobolada Waaberi
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Somali President Jaalle Maxamed Siyaad Barre

Balanteenu Waa Shaqo - Hobolada Waaberi

E-mail

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Share selected track on FacebookShare selected track on TwitterShare selected track on Google Plus

Comments (4)add
Beeraha hala fasho
written by Mohamed Abdi , May 06, 2013
inta aan fadhi ku dirir iyo maxaa la yiri aan ku hayno haddaan siyaasadda ehelkeeda u deyno oo aan wax soosaar u jeesano waa horaan horumari laheyn laakiin mee dadkeedii?
siyaad bare.com
written by oorfane , May 18, 2013
heetaan waxaa alifay allaha u naxariistee MOHAMED NUUR SHAREECO EX JASUURA waxuu ahaa halyey wadni ah oo ka dhintay soomaali waxaa iga talo ah dadka soomaaliyeed ha iska dhaafaan qabiil waayo horumar laguma gaaro waxaa laga dhexlaa hoos u dhac iyo burbur dhinac walba ah waxaan lee yahay soomaali nabad ha lagu soo dabaalo dalkana yaan lakala goyn wa bilaahi towfiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiii
iiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiq
Dr.
written by magacayga waa Dr. Abas Nur , May 18, 2013
ALAAH AGTIISA DHIB KUMA AHA INAY INOO SOO NOQOTO DOWLAD LA MID AH TII ALAHA U NAXARIISTEE MUDANE AABE MAXAMED SIYAAD BARRE .
WAXBARASHO, CAAFIMAAD,WARSHADO,JIDAD,QORAALKA AFSOOMAALIGA,WAXAAN DHIHI KARAA RUUXII SOOMAALINIMO YAR QALBIGIISA KUJIRTO HA UDUCEEYO MUDANE AABE MAXAMED SIYAAD BARRE. BAL KAWARAMA MARKII UU AABE SIYAAD TAGAYAY BACAAD CELINTA SHALANBOOD OO BADIILKA DHANKIISA KA QABSANAAYAY LANA CUNTEEYNAAYAY DADKII MEESHA ISUGU YIMID OO GAWEETADIISA SOO QAADANAYAY, WAXAAS AYAA MADAXWEYNE LA YIRAAHDAA EE QABRIGIISA WAASAC ALAHA UGA DHIGO.AAMIIN.
Qeys from karachi
written by Abdifatah Hassan Abdullahi , March 12, 2014
ilaahey hanaga dhigo kuwii u ola oleeya xaqa iyo kuwii dib usoo ceshta quwadooda hore, somalaay aan ismaqalnoo oo aan isdhageysano amarkana aan qaadano wayo waa furaha an biri wax walbo kuqabsan laheyn..... Allow nabad nasii Viva somalia, salamullah dhamantiin somalaaay.
Write comment
smaller | bigger

busy
 

Custom Search

Jaalle Siyaad Book/Buug