You are here: Home Maqal Heeso B T J - Hobolada Waaberi
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Somali President Jaalle Maxamed Siyaad Barre

B T J - Hobolada Waaberi

E-mail

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Share selected track on FacebookShare selected track on TwitterShare selected track on Google Plus

Comments (4)add
Mr
written by Jamal shiikhaal , October 20, 2014
Ama jecloow ama necboow Walee Somali kama dambayn
ALLOW KUU NAXARIISO
written by ALI SOMALI WAQOOYO GABLEED HARGEYSA , March 11, 2015
QARAN IYO DAWLADNIMO SOOMALIYEED BAAN AHEYN MAANTA WAXAAN NAHEY
QARAN LA,AAN IYO GOBOLEYSI IYO QABIIL AAN MEELA SAL KU LAHEYN

Talo iyo Tabarba waa la haysatay wax qabad dhab aha baa ka kacaanku sameeyey.
written by Majabe Tahriib , July 24, 2016
waxaan ka mid ahaa ardiadii waax baraysey Dadka somaliyeed oo reer Miyiga iyo Reer magaalkaaba ahaa, Waqtigaas dadka Soomaalyeed isku niyad bay ahayeen , waxay hayssteen hogaamiye waddani ah oo leh aragti dheer ,kuna fakarayey horumarinta dadkiisa iyo dalkiisa. wax barashada waxa garab socday dhismaha dhammaan qaybaha kala duwan ee dalka, waxaa la dhisay Ciidankii ugu xoogga badnaa Afrika, waxaa la xoreeyey dhulalkii Soomaaliyeed French Somaaliland Jabuuti Soomaali Galbeed iyo weliba in aysaan waqti qaadateen in la xoreeyo NFD. waxaa kor loo qaaday dhaqaalihii waddanka waxaa kor loo qaaday niyadda iyo kalsoonida Ummaadda sooaaliyeed. waxaa la simaay dadka soomaaliyeed oo waxaa la la dagaalamay qabyaaldda iyo kal saraynta. waxaa la mabnuucay Midgaan ,tumaal, yaxara iyo addon. waxaa kor loo qaaday xuquuqdii Dumarka waxaana la dhisaya ururka Haweenaka Soomaaliyeed si ay u hor mariyaan nolosha aas aasiga ah ee Dumarka. waxa kor loo qaaday qiimaha dadka iyo dalka Soomaaliyeed. waxaa Kacaankku dhisay Xeryo lagu xanaaneeyo caruurta Agoonta ah iyo kuwa ka dhashay qoysaska liita. waxaa Kacaankii bada baadshay 200,000 oo qof oo ay ku dhacday aaabr xun oo baaabi,say xoolahoodii dadkaas oo u badnaa Dadka Somaliyeed ee ku noolaa Gobolada waqooyiga. waxaa kaacaanka aan ku xusuustaa barnaamijyadii iskaa wax u qabso oo al dhisay in ka badan 1000 Dugsiyi sare iyo dhexe waqti yar gudohood. waxaaa kacaanku khasab ka dhiagay Waxbarshada aas aasiga ah, waxaa la dhisay Jaamicado aan horay u jirin. waxaa la dhisay ururo shaqaale uroro dhallinyaaro iyo sikaashato. Kacaanku wuxuu ahaa mid uu horkacyo nin aragti wacaan leh oo geesi ah garanya macnaha dolwadnimo. Kacaanku wuxuu nooleeyey Taariikhii halgamayaashii Soomaaliyeed waxaa lagu xusuustaa Taalooyinkii Axmed Gurey, Sayid Maxamed cabdulle xasan, Xaawo taako iyo Dhagaxtuur iyo SYL. Kuwaas oo maanat lag dhiagay wax aan jirin. waxann u baahanahay in Soomaali dib isgu soo noqoto oo aan helnno hoggaamiye l amahdiyo . ma rabnno mid dqon ah oo fulay ah sidakuwa taariikhdu xusi doonto.
Comunity Wellfare
written by Nur Salad Abdi , October 09, 2016
Awal Ra'iis wa aakhir Ra'iis Madaxweyne Maxamed Siyad Barre (NAXARIISTI JANADDA ALLE HA KA WARAABIYO)
Write comment
smaller | bigger

busy
 

Custom Search