You are here: Home Maqal Heeso Awoodayadaan garanay - Hobolada Waaberi
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Somali President Jaalle Maxamed Siyaad Barre

Awoodayadaan garanay - Hobolada Waaberi

E-mail

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Share selected track on FacebookShare selected track on TwitterShare selected track on Google Plus

Comments (9)add
badal775@h0tmail.com
written by badal , April 18, 2013
walle runta lama jeclee sidaas ayaa xaqiiqo ah

sports group
written by abdiaziz , April 21, 2013
xaqiiqdi weeye runtii xiliggan sida eeyy sheegayan ayaan eheen hormar waxbarasho difaac iyo xaga horumarka intaba ilaahoow wadadaas oo aan lagugu caasin nagu soo ceeli aamiin

thanks guys keep postin dis waayo waayo
Abdikadir26@hotmail.com
written by magaa waa Abdiqaadir , May 03, 2013
mashaallaah our singer it is nice lovely song to us may ALLAAH give us good heath nice land

Ilaah ha soo cesho dawladnimadii
written by Mohamed Abdi , May 06, 2013
Waan ilmeeyey, ilaahow ducada naga aqbal oo noo soo celi dawladnimadii.
Waqti iska dheh
written by Dalmar , May 15, 2013
Waa u Nasiib xumo dhallinta Aabayaalkooda ay Qarankii sharafta lahaa ku baddaleen Qaranka ugu
nasiibka daran dunida aynu maanta ku noolnahay.
Waa u nasiib darro dhallinta iyo dadweynaha Soomaaliyeed kuwi Qranka dumiyey Warshadihiisi dalal
kale ka gatay, Noloshi wacneydna nolol xun ku badalay in haddana lagu abaalmariyey inay dalka Madax ka noqdaan, sida Mdaxweynayaashi inta dalka burburiyey hadan kol un Madxwehyne i dhaha lagu raacaey.
Waa nabsi la galay, lana gurtay mirihiisa Madaxdi Somaliya dhisay sida Generaal Samatar, Xuseen Kulmiye, iyo Jaale Siyaad, inay dalka dibadiisa lagu qasbay inay ku noolaadaan , kuna geeriyoodaan
Hoogaamiye Kooxeedyo dalki Soomaaliyeed ee Jannafda ahaana cadaab ku badalay Qabyaalad darteed lagu doortay. Ugu danbayntii Shacabku ha u dulqaato waa taasoo mirihi nabsiga aad guranaysaan, dalki gudihiisa aad isku qalaysdaan, Badaha caalamka aad ku dhamaanaysaan yaxaasku idin ka dhargay, Nolol laga samray.
Hadal.badan danbaa dhaanta
written by Maax , August 19, 2013
Adeero wa salaamantihi.bacda salan waxan idin leeyahay dadwaladii ina siyaad wax qabad iyo horuumar .ugu wayn .wuxu aha dadkii oodhfanaha ahaa{garuucdii} uu korin jiray dee ma ku wii baa lawaaye meel lagu koriyo
written by okay august 27. 2013
written by mr wanagkashaqe , August 27, 2013
wadmahadsantihin aad iyo aad bahda websadka waxaanleyahay dadka somaliyeed qabiil aragnay qaran anradino halaraco madaxwene hassan sheehk marku dhamado qofki kursiraba hatartamo sisaxa waxaana lagugarikara inaan kawadashsqeyno nabada dalkana dhisno wakas fakarkaygu
Yaasalaam.
written by Mohamed Roble , November 16, 2013
Mashaa Allaah wallaahi waa ereyo aad u qiimo iyo macaan badan Allahayoow run inooga yeel, wallaahi waxad moodaa inay kaducaysanayeen haatan waxa taagan iyo wixii soo dhacay, War heedhaha maad soo daysaan heesahaan iyo kuwa lamidka ah si ay ooga faaidaystaan umadaan la isku imtixaamay.
Runtii aad iyo aad baad umahadsantihiin sidaad ukaydiseen taariikhdii SOOMAALIYA.
Yaa Allaah aamiin
WALAALKA SOOMAALIYEED EE QORAY ARAGTIDA KORE EE AH YAASALAAM
written by Dalmar , February 22, 2014
Walaalkaygow aragtidaada waa aragti xalaal ah, laakiin GUMAYSTAYAASHA Ina neceb ma oggola Murtida, heesaha iyo qoraallada Waddaniga, sida ay diintaada ay u neceb yihiin ayey u neceb yihiin W
Write comment
smaller | bigger

busy
 

Custom Search