You are here: Home Maqal Heeso Allow Bilicsan iyo Barwaaqo - Hobolada Waaberi
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Somali President Jaalle Maxamed Siyaad Barre

Allow Bilicsan iyo Barwaaqo - Hobolada Waaberi

E-mail

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Share selected track on FacebookShare selected track on TwitterShare selected track on Google Plus

Comments (5)add
Dhamaan ururinta heesaha: Shaqo Wanaagsan (Good Job)
written by C/raxmaan S. , October 26, 2014
Jaalle Maxamed Ibraahim,
Shaqo aad iyo aad u fiican ayaad qabatay, haka daallin. Ololihii horumarinta Reer Miya anigu Form Four ee dugsiga Sare ayaan ahaa, marka ma aanan aadin laakiin waan jeclaa in aan aado waayo taariikh aan hore loo awoodin in la sameeyo ayaa bilaabatay. Waana xuduuda u dhaxaysay Kacaanka iyo dawladihii ka horeeyay iyo xataa waxii ka danbeeyay. Please keep it and thank you very much.
siyaad
written by ayaan , July 20, 2015
alayaraxma walaahi waxay sheegaanba hasheegen waxkudhaama lawa alayaa raxma baaba siyaad alaya raxma
Abaal nin garashale baa loo galaa
written by Mohamaed Farah , August 11, 2015
Soomaalidu waa afka malab ,uurkana mariid . bal inaanay garasho iyo gallad midna lahayn ,soomaalidu iyadoo islaam sheegata oo aan jahli dartii saxarada iska dhiqin,gaajana hooygeeda ahayd ,qab iyo kibir iyo isqaadqaad ma daysee, Allah haw naxariistee Maxamed Siyaad Barre , Ilaahay baa somaali ku cawilay ,nasri buu ahaa loo soo diray wayna garan waayeen,sababtoo ah iyadoo u adeegayaashii isticmaarkii iyo dibitaati mooyee,dadka kale aan cidi ka qadayn ,dawkaddii markaa jirtayna ninka wax uga baahdaxilligaas waxaa la dacaamin jirey ( lagu xaabin jirey ) inta caarkiisa ah ,naagtiisa ,gabdhihiisa iyo hablihiisaba . Dhinaca siyaasadda ,soomaalidu xeerka ay ku dhaqanto ee 4.5-ka waa tii samaysay ee shacabka kala qaybisay. Siyaad Barre bal inuu nasri u ahaa soomaali micna yar ,markuu xukunka dalka qabsaday saxal iyo wahab baa ka kacay nolol iyo horumarna markaasaa ugu hur ahayd ,wallaahay maydka la aaso ayaa kafan lagala bixi jiray waxla'aan darteed.Siyaad Barre macallin bulshada loo soo diray buu ahaa,waxbuu baray ,indhuhuu u furay aasay somaali ku kibirtay. Siyaad Ilaahay lagama xigo ,maxaa loogu afgobaadsanayaa culimuu diley ,culimada diinta haddii wacdiga ay sheegayaan siyaasad iyo gacan hoose ku jirto waa la dilayaa maahee ,in la waso ayay istaahil ku yihiin. Waxaanse soomkaalida kibraysa u sheegayaa inay mar dhaw xaqiiqada la tusidoono ,waxaana Ilaahay xukunka u dhiibayaa mid soomaalida ashaadda u qabanaya ,
oo Ilaahayna karaamo iyo awood siiyey inshaa Allaah rabbi waa idin tusi karaaa. Wallaaha baan ku dhaartee ,hadalkaasi waa run.Ilaahayna waa ogyahay. somaalidu Siyaad bay caydiisa barataye ,wallaahay kabteey aaway baa ka dhacaysa xilli dhaw soomaaliya ee abshir dhaha.

Ustaad
written by Barre , October 08, 2015
walaalayaal, tani waa hees aad u qiima badan, waxayna i xusuusinaysaa O.H.R.M. waagii loo baxay inkasta oo aan waagaas yaraa, haddana waxaan xusuustaa aabbahay oo ka qayb galaya barashada qorista farta SOOMAALIGA taas oo aan maanta wax ku qoranno. waxay ahayd shaqo wanaagsan oo dawladdu qabatay.
Somali
written by Ibrahim , September 22, 2021
Dayarta dalka halodayo mamulkeda
Write comment
smaller | bigger

busy
 
Custom Search