You are here: Home Maqal Heeso Alif La Kordhabey - Kooxda Iftin
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Somali President Jaalle Maxamed Siyaad Barre

Alif La Kordhabey - Kooxda Iftin

E-mail

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Share selected track on FacebookShare selected track on TwitterShare selected track on Google Plus

 

Comments (18)add
hees qiimo badan
written by Mohamed Abdi , March 24, 2013
Waa hees aan aad u jeclahay.
blie
written by mulki , April 02, 2013
Waa hees aad iigu qimo badan aniga,aadna waa ugu farxsanahay inaa maqlo manto illaahayow cafi soomilyow idil adiga kaliya aa badbaaidin karo.
waa hees xasuus mudan waxan soo xasuustaa markii aan dhiganaayey dugsigii hoose dexe maxamuud xarbi 1981
written by khadar sh. mahamoud , June 22, 2013
waaa waqtigii somalida dal iyo dad ay ahaayeen

...
written by khadar sh. mahamoud , June 22, 2013
waa hees aad ugu maaxise xasuus qeema leh waayo waayo iyo ayaamihii

...
written by maxamed maxamood faarax jeerey , June 23, 2013
waa mid aan ilaawikara oo xasuusleh oo nawdataabanaysa kuligeen

qore jeeri 23/06/2013
written by maxamed maxamood faarax jeerey , June 23, 2013
waa hees qiimo leh kuligeenba sida aan udhannahay
...
written by Eng.Fahad , June 29, 2013
Ilaahoow U Nxariiso Maryan Cali Muudeey,,,Halyeyad Qaran....Heestaan Taariikhda ayay u Gashay waana lagu xasuusan doonaaa Tariikhda ...
Alif la kordhabay
written by Abdirisaaq Dabagoye (shoombe) , July 27, 2013
Ilaahow u naxariiso fanaanada qaranka
...
written by Ahmed Ugaas , March 22, 2014
Alloow kuunaxariiso Maryaney waa hees murti waxbarasho Leh waxan xasoostaa waxaan dib u xusuustay sideetamaadkii iyo Dugsigeygii hoose dhexe ee Jabuuti
...
written by Majos , March 25, 2014
Waxaan xasuustaa sida aan soomarnay AMA aan ahaan jirney ((((ilaahoow wadankeenii soomaaliyeed soohanuumi oo qalbigooda wadaninimo geli
aloo kuu naxariiso
written by yuusuf xabiib xasan , June 05, 2014
waa heesta aan ugu jeclahay waxayna i xasuusisaa beri samaadkii hoose dhexe banaadir
wadani
written by cabdinasir , July 01, 2014
waa hees aad iyo aad u qiimo qaayo badan xusuus badan mudan. nin kii soo gaadhey uun baa garanaaya. waxay kulmisey caqiidadeenii, dhaqankeenii iyo waxbarasho. waxaan mahad u celinayaa ciddii xil iska saartey ee soo ururisey heesahani

...
written by wadani sare saqaawadiin , September 12, 2014
waa salaaman tihiin dhamaan waa aduun aan soo noqoneeynin ee ilaahay wadankeenii hanooo dajiyo waa wax laga sheekeeyn doono maryan cali mudeey waa dareskeeygii xaqaad oo shibis ayaan ku wada dhalanay naxariistii jano ilaah haka waraabiyo

...
written by Ilaahow maryan naxariistii janada kawaraabi , May 01, 2015
Waaaaaan ka belay maraka qaaaaaaaaaarkoooooooood anigaaaaba qaaaaada ooooooo tunta
Midhaha iisoo saxa hadii aan qalday
written by Ladane , July 18, 2015
Ambo qaadka geediga
Sida awrta loo raro
Heesaha u gaarka ah
Waxa lagu aloosaa
Magac Eebaheen iyo
Addin iyo af wada jira

Alif la kor dhabay alif la hoos dhabay alif la goday
Aa alif alif la kor dhabay alif lagu reeb
Ii alif la hoos dhabay ya lagu reeb
Uu alif la goday woow lagu reeb

Shan tiir islaam waa
Jiritaanka Eebaheey
Igmad Maxamadkeenii
Oogidda salaad soon
Sakadoo la bixiyo
Xajkoo loo awoodaa

Alif la kor dhabay alif la hoos dhabay alif la goday
Aa alif alif la kor dhabay alif lagu reeb
Ii alif la hoos dhabay ya lagu reeb
Uu alif la goday woow lagu reeb

Waayaha adduunyada
Waxa lagu abaaraa
Aragtidu ku naaxdaa
Ku abyamay kas iyo maan
Ilayskii ka baxa iyo
Iftiin iyo aqoone

Alif la kor dhabay alif la hoos dhabay alif la goday
Aa alif alif la kor dhabay alif lagu reeb
Ii alif la hoos dhabay ya lagu reeb
Uu alif la goday woow lagu reeb


...
written by Osmans , September 08, 2015
Heesta waxa ku luuqeyn jirtay Maryan Muudey Ilaahay ha u naxariisto. Miraha heesta waxa leh abwaan Siciid Saalax

like no ather
written by mubo , March 29, 2016
Intaan heeso dhegeysanayey weligay maan arag mid la mida markaad ka eegto dhinac kasta waa mid dheelitiran waxaa waxa kasii daran siday wax barashada u dhiiri gelinayso weliba u fiirso abwaanku siduu midhaha u sameeyey
yaab
15
written by Zamzam abdikariim yuusuf , February 05, 2017
aaaad iyo aad ayaa ujeclhy inaa dhageesto ama aaan wax ka ogaado taariiqda somaaliya ilaahy waxaan ka paryayaaa inuu wadanka inoo hagaGo insha alllh
Write comment
smaller | bigger

busy
 

Custom Search