You are here: Home Maqal Heeso Afrikaay Hurudooy - Saynab Xaaji Cali Baxsan
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Somali President Jaalle Maxamed Siyaad Barre

Afrikaay Hurudooy - Saynab Xaaji Cali Baxsan

E-mail

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Share selected track on FacebookShare selected track on TwitterShare selected track on Google Plus

Comments (5)add
...
written by ciise adan jimale , April 10, 2013
wan ka xumahay nasiib daradii ka dan baysay siyaad bare
...
written by bashiir maxamed , April 30, 2013
waa qaran jab inagau dhacay waayaha aduun ka iyo waayo waayo weeye



...
written by ABDIRAHMAN MAHOMED , May 03, 2013
Heestani waa Ereyadii AUN , Abwaan Ismaaciil xirsi farxaan , ka mid ahaa Abwaanada soomaaliyeed kuwa ugu hakl abuurka wanaagsan
...
written by Dalma , May 15, 2013
Waa dhab in Qaran jab nagu dhacay, Dalki iyo Dadkina gacanta loo galiyey Kuwo doqomo ah oo
habow ah.
Waa dhab in Soomaalida dalkeedii Rag dabadhilif ah ay beecsanayaan.
Waa dhabin Kacaanki 21 Oktoobar uu dalka iyo dadkaba cadowga ka hureynayey, maanta dalki uu noqday raq cid walba gees ka cunayso.
Mr
written by Hassan , March 17, 2015
Qaran jabka waxaa u sabab ahaa kacaanka oo dalka iyo dadkaba u horseeday eex qabyaalad jahli diin la dagaalan, anshax xumo , boob hanti qaran, xadgudub, waxay arrintu ku dambaysay in dagaal sokeeye dalka uu ka dhaco oo ilaa maanta dalka uu xasili la,yahay taasi oo ahayd mirihii kacaanku beeray oo maanta la guranayo?

Write comment
smaller | bigger

busy
 

Custom Search