You are here: Home Maqal Heeso Afrikaay Hurudooy - Magool
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Somali President Jaalle Maxamed Siyaad Barre

Afrikaay Hurudooy - Magool

E-mail

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Share selected track on FacebookShare selected track on TwitterShare selected track on Google Plus

Comments (7)add
...
written by mohamedosman , April 12, 2013
waa, arinfiican in aad hurdada kakiciso dad moog dalkii
businessman
written by hiiraan gentelman , July 07, 2013
masha,allaah heestaan taariikh ayeey kureebtay umada somaliyeed iyo africada madoow
waane hees aad uqaaliya markaad xigmada eryada ,aay kakoobantahay si wanaagsan udhegeeysato hadii,aadan afsoomaliga ka,aradneeyn waxaana alifay maskax caafimaad qabta raga wax ururiya sugaanta waxaan kacodsaneeynaa ineey soo raaciyaan abwaankii sameeyey anigu waxaan maqlay inuu ahaa nin askari x.d.s katirsana xiligaas oo reer jabuuti ahaa magaciisanalayiraahdo Cali gaab oo weli noo kuna nool jabuuti halsoo cadeyo hadi,uuyahay cali gaab iyo hadii ,uuninkale yahayba hitory ayuu sameeyey nin kasi waxaa kaloon ad ugu duceeyaa fanaanada ugu habooneeyd oo kuluuqeeysay illaaheey janadii haka waraabiyee xaliimo Khaliif magool illaaheey ha,unaxariisto Boqorada codka africa Aamiiiin marwalba
burtinle secendry school
written by maxamuud cabdi axmed , September 04, 2013
maansha alaah waa hees qiimo uleh umada somaliyeed iyo africaba ninkii damiir lehna dhiiga ku kicinaysa ilaahaw kuu naxariiso fanaanadii ku luuqaysa xaliimo khaliif magool iyo abwaankii alifayba
Employee
written by liberty , September 05, 2013
waa hees aad iyo add u fiican oo micno fiican leh
Mr
written by Gumeysidiid , October 09, 2013
barre was a benevalent dictator who advanced the lives of Somalis everywhere. The fault lies with the Somalis themselves, he revolutionised the masses to better themselves, only shortsighted ones who had an axe to grind have undermined him and bought the country to its knees
afrikooy
written by baashi , April 04, 2015
heestaan afrikooy hurudooy waxaa curiyay abwaankii abwaanada waa abwaankii hobalada waabari aa qaranka somaaliyed waa maxamud abdullahi sangub waxey kahadleysaa afrikoo dhan., waa waayo waayo heestaa waa fahmikaro ninkii af soomali garankaro
Heesta Afrikaay Hurudooy
written by Abdirahman mahomed , April 12, 2015

ASc, Heesta Afrikaay Hurudooy , waa Ereyadii AUN Ismaaciil Xirsi Farxaan , muusikada waxaa raaciyey Cabdi Cali Bacalwaan , waxaa Markii hore ku qaadi jirtey Saynab Xaaji Cali " Baxsan" waxaa markii Dambe qaadi Jirtey AUN , Xaliimo Khaliif "Magool", abwaan heesta Curiyey oo ah Ismaaciil xirsi faraxaan wuxuu ogolaaday in markii dambe la qaato codaka magool, waayo Baxsan wuxuu yidhi waxay u qaadaysaa si boobsiis ah oo daqiiqado yar ayey Heestu soconaysaa, Balse magool si degan ayey u qaadaysaa oo wakhti dheer ayey soconaynaysaa ; wuxuuna Aproved ku sameeyey codka Magool in uu raadiyow muqdisho ka baxo.
Write comment
smaller | bigger

busy
 

Custom Search