Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Bookmark
Email this
Hits: 17925
Comments
(6)

Somalinimo
written by Guulwade , January 03, 2014
written by Guulwade , January 03, 2014
i love this song and i love this website. nooloow siyaad nooloow! noolaada kuwa siyaad jecl!
MARKII WADANKEYNU UU AHAY NABAD
written by FAISAL CABDI MOHAMED MAXAMUUD BOOL , January 19, 2014
written by FAISAL CABDI MOHAMED MAXAMUUD BOOL , January 19, 2014
Run ahantii, waa ka xumuhay sidii ay wadaynkeenu noqatay. Maanta dowlada federalka (qabiilka), wexey tahay dowlad daciifsan oo amisom hogaamiso, yacni caasimada umuda soomaaliyed magaalada Muqdisho waxay hayso ciidamad ka tirsan ugunda ah, ceeb caleyk. Waxaan ka codsanaa umuda soomaaliyeed iney islahadlaan markaas na iney dib u heshiyaan , sidii ilmaheenu beri wada shaqeyaan danta dalka iyo dadka. Berigii kacaanka, waxyaala oo xun wa dacey sida xasuuga, xiridka dadka wax galabsan iyo diilka oo dowladuu ka mas'uul a ahaa laakin waxyaala oo fara badan wa ka bara karnaa Jaale Siyaad iyo dowlada kacaanka sidii ay dhiseen maamulka goboleedka iyo so u dagaaleen musuqmaasuuq iyo qabiilka.
xoogsade
written by c/caziz , March 11, 2014
written by c/caziz , March 11, 2014
waa xasuus aan la hilmaamin runti mar beynu ahey soomali wada jirto iinsha allaah weysonoqon doonta noolow inta jecel somali nimo run waa hees ilma kaa keeneyso hadi aad aad ufahanto mahadsanid
...
written by aabha soomaaliyees , August 25, 2014
written by aabha soomaaliyees , August 25, 2014
waan aaminsanahay in ay soo laabaneyso wadaninimo waarta iyo awood sareysa oon afrka oo idil ku maamulno iyo caqli. Adunku waa shaag wareega tanina waxey noo noqoneysaa tariiq iyo cashir lama ilawaan aanan mardambee sameyn doonin wax walabana xag alle ayey ka qorantaha waxeynu dhoorna amaba sugnaa waa walaaltinimo waarta wadaninimo waarta barwaaqo waarta iyo sareen admiga tan ugu sareysay isha allah waan garidonaa fack qabiil waanan aasi donaa waxa hoos noo riday waa qabiilka. iyo adyaal masxadood qabiil iyo aan daxaleysa muwadinin dhab ayaa soo bixdoonta fiiifa somaliaaaaaaaaaaaaaaaaaaa
XUSUUSIN
written by Mudane Sooyaal , August 25, 2017
written by Mudane Sooyaal , August 25, 2017
Bahda Jaalle Siyaad waa run Faadumo Cali Jaamac (Nakruuma) ayaa heestaan marki ugu horeysay heestaan qaadey 1966 Nakruuma kadib xili ay Faadumo fanka ka baxdey sida aad ogtihiin ayaa heeska waxaa dib u qaadey Haboon Cabdullahi 1970 marka labaduba Radiyow Muqdisho weey kujiraan hase yeeshee markan waa Haboon ee maaha Faadumo sidaas haloo ogaado.
< Prev | Next > |
---|