Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Comments
(40)

AAABE SIYAAD, MARKA HORE QABRIGA ALLAHA KUU NUURIYO, KA DIBNA GADAASHAA, WAX U EG
written by Dalmar , April 26, 2012
written by Dalmar , April 26, 2012
Aabbe siyaad in aad Hogaamiye suuban tahay Maantaanu Ogaanay.
written by Abdullahi Ifka , May 03, 2012
written by Abdullahi Ifka , May 03, 2012
Waxaan la ilmeeyay heesata tan qiirada iyo qiimahaba leh kuna xasuusineeyso heerka aynu joognay
iyo maanta sida anu nahay.waa kaaf iyo kala dheeri.Waxaa lagu murunsan yahay dastuur ay soo qorteen
dad aanba la aqoon waxa ay yahiin iyo meesha ay ka yimaadeen. waxaa la leeyay ninkii ajnabi ah ee
soomaaliya jooga shan sano waa muwaadhin .waligaa ma maqashay wadan ay taasi ka dhacday aduunka
oo aan soomaaliya ka aheen. Macnahu waxaa weeye waxaanu keeni 20.000,000 itoobiyaan iyo keenya
ah wadankana ayaagaba is kaleh. sheekadu waxaa ay bilaabatay 21 sano ka hor oo waaba diyaar.
waxaan u malayn in aan u darsanay Aabbe siyaad. wax buu naga haayay waxna wuu isku haayay, oo
soomaali meel kastooy joogto waxaan leeyahay aanu dimbi dhaaf waydisano macalinka kacaanka jaalle
Maxamed Siyaad Barre. Soomaaliya sharaf bay lahayd bal ila dhegeeyso heesta tan. adiga ayaaba fahmi
doona waxa aan ka hadlaayo. Soomaaliyeey hurdada ka kaca oo ka hadla dantiina iyio dan tiinaba.
maxaa noo dan ah. waxaan u dhaafaayaa soomaali oo dhan waxa ay ka tiraahdo. Guumeesi ma ogolin
Soomaali ha noolato, ha israacdo, ha xuroowdo.

WAA HEESTAAN UGU JECLAA HEESAHA.
written by Garaad Ciise Jaamac (CIISE-GABAY) , May 04, 2012
written by Garaad Ciise Jaamac (CIISE-GABAY) , May 04, 2012
Soomaliyoo idil kii sare uqaadoo, sinaanta iyo garsoorka kii nabada sugayoow, kasha iyo laabtaan kaa salaanay AABE SIYAAD SUBAXWALBA SAACADWALBA SAADIRKAAN KU BARINA SAMO INAAN KU WAARTO.(AAMIIN).
Walaalhi waan ooyay AABE SIYAAD ALLAHA UNAXARIISTO QABRIGIISA ALLAHA U NUURIYO.
Allaha ajar xasanaad ha ka siiyo , dhaqaaleyntii AGOONTA, waana lahubaa inuu helayo.
ALLAHA unaxariisto, MADAXWEYNE MAXAMED SIYAAD BARRE, DALKII IYO DADKII WAA KU TABEEN, Gadaashaa Soomaali waa kuu (OOYDAY), Dalkii iyo dadkii aad ADUUNKA RABTAY INAAN LA SINTO, MAANTAY IYAGAA UGU HOOSEEYA ADUUNKA, Allah qery hakaasiiyo adiga iyo Dhamaan madaxdii DOWLADA SOOMAALIYEED iyo intii WANAAG iyo CADAALAD KULA soo shaqeysay.
Aniga ahaan waxaan ka soo tagey DALKEYGII HOOYO 13-01-1991 maalin jimce ah saacaduna aheyd 8:00PM ilaa maantay oo ah 03-05-2012 maalin qamiis ah saacaduna tahay 8:00PM dib uma arag dalkeygii hooyo intaasna waxaan ku noolahay QURBO aan qiimo badanlaheyn.
1991-1993 waxaan ku noolaa KENYA 1993-2012 waxaan ku noolahay USA.
ALLAH MAHDLEH MACAANAA DOWLIDNIMO, WAXBARASHO LACAGLA'AAN, CAAFIMAAD LACAGLA'AAN NABAD INTABA IYO SHARAF WAXAAN KU HEYSANAY DOWLIDNIMO, Soomaaliya ALLAH u maqan NABSIGII LAGALAY AABE MAXAMED SIYAAD WAA NA HEYSATAA.

...
written by hassan89n@hotmail.com , May 06, 2012
written by hassan89n@hotmail.com , May 06, 2012
Waan jiriricoodaa markaan maqlo heestan,waxaan ku jiray ilmihii laga dubay heestan,waxaa nalooga duubay xaruntii ubaxa kacaanka oo ku taalay iskool jamaal cabdinaasir gadaashiisa,waxayna ahayd 1973 dii maalin galab ah,waxaa nalaka kexeeyey iskuul maxamuud xarbi ilmo aan ku jiro,waan lugaynay, waxaana na dhinacsocday niman fardo saaran, xataa gaari nalakuma qaadin,ujeedada heeskana markaas ma aqoon,laakiin waxaan ku faraxsanaaba meesha nala geeyey,waa ka xumahay inaan soo xasuusto,laakiin waxaan leeyahay alaha u naxariisto AABE SIYAAD,kuwii ku lahaa waa kaligii tashte ,ku dagaale Qabiil,Diin ku dagaale,Laaluush ku dagaale,Tigreegii aad ADIS gaysay 77 dii keene Muqdisho, ilaa iyo maantana marba meel ayey xaabada u gurtaan.alaha kuu naxariisto ayaa ku leeyahay.
mr Isak M. B
written by Qarranka1@hotmail.com , May 25, 2012
written by Qarranka1@hotmail.com , May 25, 2012
Soomaaliyeey,u duceeya,Aabihii umada in ilaahay janadii Fardawsa kawarabto.malaayiin soomaaliyeed,aqoon buusiiyay boqolaalkun dugsi sare ayuu kasaaray intoo kale jaamac umada oo lacag la aan ah ayuu siiyay .Bal maanta eega dalkeena aaway warshadihii beerihii iskaa wax uqabso bacaad celintii dhismihii hayaadkii iyo wasaaradihii .markaan tabar hayay talo mahayn ,hadoon talo hayana tabar hayo.
Asc dhamaan bahda bulshada webka iyo dhamaan umada islaamka ee soomaaliyeed oo soo booqaneysa webka xaqiiqdii dalkii gaf eynu ka galnay iyo madaxweynaheenii aynu ku tilmaanay kaligii taliyaha Ogow walaalayaal aduunka majirto cid meel walba ka fiican hadduu adiga wax ku siin waaye walaalahaa uu wax siiyay Allaha u naxariistee madaxweenaheena daacada uugu duceeya danbi dhaaf bal kawaran ninka aad leedihiin muwaadin ma aheen soomaliya iyo adduunkaba cariish kuma laheen Alle miyaadan ogeeninaha madaxweena ku meel gaaryadii ka danbeeyay in ay somaliya iyo dunida daafadeedada qasriyo ka dhisteen allow daalnaye talis daacada inoo sahal wiiqnaye wehel fiican noo sahal allow ma arki doonaa soomaaliyoo dowlad caadil ah leh waligeey dowlad somaaliyeed ma arkin ilaa hadda oon ah 23 jir magaceyga cadnaan haji yusuf yahay kuna nool jarmalka ciwaankeygana yahay cadnaanlove@live.com
...
written by maxamed c/qani maxamed , July 19, 2012
written by maxamed c/qani maxamed , July 19, 2012
aabbe siyaad wuxuu ahaa madaxweyne geesi ah allaha unnaxariisto
duco
written by cabdullahi , July 30, 2012
written by cabdullahi , July 30, 2012
allahayow u naxariiso madaxwaynihii umada soomaaliyeed allahayow qabrikiisa u waasici allahayow danbigiisa kacafi allahayow kadaashiis wadankii wuu fidnooway allahayow xasilooni noogu soocali aaaamin yaa rabi
Jaalle siyaad Allaha ku naxariisto runti waxaad naga haysay bahal balse wax magarato ayaa ku fahmi weysay jaalle siyaad hada soomaali wey isku dhax yaacday soomaaliya wey diiday inay is raacaan somaliya gawanimo wey diiday jaalle siyaad nabada naga suusay dagaalkii nagu zaa i day qabrigaaga Allaha ku waa siciyo u soo ducey soomaaliya inay is raacdo Aabaha soomaaliya waa adiga jaalle siyaad soomaaliya waxey noqotay bahal galeen dadka way is cunayaan Allahayow unaxariiso somaliya soomaaliya ha nolaato
ASC, salaan Yaa leh ama curiyey Ereyada Heestan, oo ka mid ahayd Heesihii ay dhalinta kacaanku qaadi jirtay , waxaan kale oo codsanaynaa heesaha Jadwalkan ku jira dhmaantood in aad xustaan mid kasta qofka leh erayada, heestii aydnaan aqooncida leh waa idinka caawinaynaa wixii karaankayaga ah
Jaalleyaal waad salaaman tihiin - Bulsho - Bile
Jaalleyaal waad salaaman tihiin - Bulsho - Bile
Ubaxa Kacaanka
written by Hibo , September 06, 2012
written by Hibo , September 06, 2012
Walaalayaaal ma dad ciyaalkii kacaanka ee kollejka baa meesha ku jira. Waa walaalahay aan mar walba doonddono ee ciddii maqasha ama aragtaay igala soo xiriira hibsam21@hotmail.com. Dhalinta san tarkee towraddennu ay habaysay baa idin salaamayee soo dhawaada. Guulwadow siyaad, aabihii samaa janadii Alle kaa waraabi. Aamiin
ilahaay haa oo naxristo siyad barre
written by Ahmed- Puntland , September 09, 2012
written by Ahmed- Puntland , September 09, 2012
iilhaay haa oo naaxristo wallah, Nin wadani aha buu aha
abihii dalka
written by ibrahim afgooye , September 13, 2012
written by ibrahim afgooye , September 13, 2012
geesi halyey ah ayuu ahaa siyaad bare ilaah waxaan ugabaryaa janadii fardoowsa ahayd ilaah inuu kawaraabiyo aabihiidalkow dawadaa cidmaharin waa lau soo dabagalay xumayaashii umada inaad xuntahay utusaayay ayaa markey dalka kaasaareen oo aad u dhalatay dib yagii iskucunay ileen awalba daldoon xukundoon ma ahayne waxay ahaayeen kuwadoonaayay dadka dhiigooda iney baneystaan wayna dhacday , laakin wax walboo dhacay waxaan umada soomaaliyeey ilaah ooga baryaa mid adiga kulamida ilaah inuu ukeeno oo umada xafido, aayatiinkoodana kafakara,
alii
written by abdikarim , December 10, 2012
written by abdikarim , December 10, 2012
xaqiiqdii waxad tahayd nin la tabay. aabe siyaad waxan ALLE kagabaryaya janatul firdowsa AAMIIN AAMIIN AAMIN
...
written by Junior , December 25, 2012
written by Junior , December 25, 2012
Siyad barre ilaah ha u raxmadee wuxuu ahaa nin wadankiisa iyo dadkiisa qalbiga ka jecel geesina ahaa, waa ninkii muddo aad u yar uu tacliinta iyo dhaqaalaha kor u qaaday, qofka soomaaliga uu sharaf weyn kaga taagnaa meel kasta uu aduunka ka joogo, waa ninkii gubay cudurka qabiilka oo ay noqotay in soomaalida meel kasta ay joogaan ay walaalo ku yihiin wadaninimada aynan aqoonin qabiilka uu ka dhashtay midka dhinaciisa degen ama isku iskuulka yihiin amaba isla shaqeeyaan, qofkii laga maqlana godka la gelin jirey.
DUCO
written by MRS QOTE , December 28, 2012
written by MRS QOTE , December 28, 2012
AABAHII DALKA DADKA CIIDDA IYO CALANKOOW CAWAAN HEYNAA NABSIGII LAGAA GALAY CADAWGAAD SOOMAALI KA SARE MARISAA SAAKA NOOTALIYA NARARTANA SIDII DAMEERIHII AMXAARO HUURO LEYBAA HABLIHII DHAMANKA AHAA HOOY UGU WADA JIRAAN GOBALADII DALKAA ROOG CAS LOOGU FIDIYAA AYDHISKIINA TARAN YAHAY SANKUDHUUDHIGAA SIDOO KALE SAY DOONAAN U DAAQA XUDUUDIHII MAGACA DHEERAAYE WAXAASE TAA KA SII DARAN TUUGAAD GACANTA BIRTA AH KU HEYSAYBAA DALAAL AHE alloow kuu naxariiso heybadii dalkoow qabriga kuu nuur haleygii ummadoow kuu dambi dhaaf aabahii ummadoow aamiin aaamiiin aaamiin.
Jaallesiyaad.com
written by Nura , January 01, 2013
written by Nura , January 01, 2013
Soomaali iyo soomaaliya ha loo dhiibo dhalintii kacaanka soomaaliyeed ee Jaalle siyaad soo koriyey kuna barbaarey welina sita mabdi-iisa, uuna uguna yeeri jirey ubadkiisa. Waad arki doontiin sidaan wax u qaban doonno.
...
written by a fataax abdulaahi ali qaloocoow aabeheena kacaanka , January 06, 2013
written by a fataax abdulaahi ali qaloocoow aabeheena kacaanka , January 06, 2013
ale ahu naxariisto madaxweenaheena mahamad siyaad bare aniga waxaan ka mid ahaa ubaxii kacaanka ee dagmada libaaxyada boondheere waxii dhacay walaahi waa wax aan la soo koobi karin ee ilaah hanoo naxariisto kuligeen
allaha u naxariisto aabe siyaad
written by naciima , January 18, 2013
written by naciima , January 18, 2013
aswrwb waxaan ahaa ubixii kacaanka ee degmada wardhiigley waxaan marqaati ka haya inaan asagoo kale nasoo marin loona darsadey
Vecchichio infermiere
written by Cali weyne , January 23, 2013
written by Cali weyne , January 23, 2013
Alle ha u naxariisto annagana ilaahey ha innaga dhaafo intii aan ka sheegney. lkn waxaan ogaaney inuu ahaa aabe qaran waxaana rajeynayaa inta kale iney kudeysadaan, ama kadaba dhawaadaan
Cali weyne
Cali weyne
ilaahow u naxariiso janadii fardowsa ka waraabi , ilaaheyna ha u naxariisto, wuxuu ahaa wadani geesi ah oo aan gacan ban, kuwa dalka naga burburiyey, ilaahey waxaan uga baryay in uu dhib la kulansiiyo.
...
written by carabeey , February 13, 2013
written by carabeey , February 13, 2013
aabe siyaad alaha kuu naxariisto waxaan kugu tilmaami karnaaa awliyo ilaah inoo so diray hadana ilaah inaga qaaday waxaa sinaan iyo garssor iyo somaalinimo u dabeesay subixi ey doqomada beenta sheegi jiray e daba dhilifka ahaa galeen xaruntii aad ugu fagiri jirtay umada somaliyed dhamaateed aabe siyaad janada ilaah ha kaa waraabiyo aaaaaaaamin
AABE SIYAAD
written by Ladan , February 26, 2013
written by Ladan , February 26, 2013
ANIGA AYAA HADA SADRIGA IYO LAABTA KAAGA SOODUCEEYEY.EE JANADII KUWAAR.
asc dhamaan umada soomaaliyed meelkasta ay joogaan waxan ahay arday kamid ahaa ardayda dhigan jirtay 8 maajo ooku yaalay degmadii yaaqshiid o hada laga dhigay xabaale run ahaantii waxaan ahaa birimo ama galaaska kowad waqtigii dagalada kadibna waxbarashadeydii halakeedii ayeey ku hartay aad ayaan ugu xumaaday iney taas igu dhacdo aabe siyaad waxaan leeyahay allaha unaxariisto qabrigiisana allaha unuuriyo wlhi aad ayaan uqiiroodaa markaan dhageysto heesaha kacaanka anigon aadna usii xasuusan hadana ooyaa markaan waaya waayo
sadriga iyo laabtaan kaa salaanee aabe siyaad , subax walba saacad walba saadirkaan u barinaa samo inaad ku waarto sareeye noo ahaano aabe siyaad
written by Dr Abdalla kawir , June 06, 2013
written by Dr Abdalla kawir , June 06, 2013
aabe siyaad ilaahaw u naxariiso ... waxaan sheego maaqaan walaahay ilin ayaan indhahayga ku soo istaagtay ...
aaabe siyaad
written by cabdullaahi muungaab , July 01, 2013
written by cabdullaahi muungaab , July 01, 2013
waa halyeey weyn wana la arkay boska u baneeyay waxi soo raacay alow kuu naxariiiso
Aabe Siyaad
written by Mursal Kamas , September 16, 2013
written by Mursal Kamas , September 16, 2013
Aabe Siyaad ilaahay naxariistii ha kaa waraabiye. Mar walba waa u duceeyaa maxamed siyaad
wadani
written by abujamaal , December 06, 2013
written by abujamaal , December 06, 2013
Runtii aniga waan ku jiray carurtan heestan qaadaysa walahi waa xasuustaa aad baan u yara markaan dhagaysto waan oyaa ilamaa iga so daaaata somaliya waxan ka imid 1980 wxa barasha la ii soo diray kadib markii aan dhamasty wax barashii somaliya ayaa ku noqday markaa anigoo layl sarkaal ah dagaalkii goldogob iyo balnbale ayan ku dhaawacmay hadana wxaan ka dawarsdaa wadaam yurub oo aan cayr qataa ciil weynaa
...
written by Abdi Warsame , December 26, 2013
written by Abdi Warsame , December 26, 2013
Wadani taariiq wax ku ool ah buu ka tagaa. Alaha u naxariisto aabe siyaad, labaatan iyo dhowr sano hadii wax ma garadku dalka iyo dadka burburinayeen, wixii aad dowladii aad hogaaminaysay ay ka tagtay bay wili naftu noogu jirtaa sida Afsoomaali qoran,aqoonta ay dadkii ila dada ahaa ay ku naaloonayaan maanta, dakadaha iyo airaborada soomaaliya, jidadka iyo buundooyink dalka badidooda, xurumaha iyo xafiisyada dawlada iyo sida soomaali in tii aad hogaaminayseen ay isugu kalsoonaatay inay wax walba qabsankaraan.
ALLOW KUU NAXARIISO hogaamiyaal dalka meesha ka qaadana ALlOW noo keen.
ALLOW KUU NAXARIISO hogaamiyaal dalka meesha ka qaadana ALlOW noo keen.
may 10, 2014
written by yusuf dubad , May 10, 2014
written by yusuf dubad , May 10, 2014
waan slamayaa dhaman shacabka smliyeed gaar
ahaan asxaabta halka kahadashay waxaan idhan karaa xaqiiq na ah siyaad haduu qaldanaa 24 sana kasoo wareegtew maxay wax uhagaagi la yihiin cidina kama jawaabi karto taaasi waxay caday nay saaaa inuuu G- MAXED SIYAAAD sax sanaaa

written by muna , September 09, 2014
written by muna , September 09, 2014
Aabe siyaad ilaahay ha naxariisto waxaan ahaa gabdhihii ubixii kacanka afgooye malgayaabo aabe shiyaad ookale inaa la helo may heesti aabahay waaa siyaad calanku was adeerkay ciidu was awowga soomalibanaha ubad sooo karate )heestii labaad waxayahayiddalka aabihiiso daronow siyaado dirci bulasha udaalo al deysayo ducawaali kugu soo duxade aadin baa mahadal dadalkan kacanka Baal ducyiyo wagarabadarjada Ku gaadho
alah yaraxma aabe siyaad
written by lii , September 10, 2014
written by lii , September 10, 2014
markan aqriyay coment yadiina wan ooyay wlahi alaah ku raaxamado aabe siyaad
illaahoow naxariistii janno kawaraabi madaxwaynihii ummada soomaaliyeed ee sharaffta badnaa
written by caalamiin , June 12, 2015
written by caalamiin , June 12, 2015
aad baan uga xumahay dhibaatada haysata dadka soomaaliyeed,maalin baana ilaahay ka rajaynayaa in aan ka baxno dhibaatada.saadirkaan baryeyna inaad janada ku waarto aabbe siyaad.
caruurtii kacaanka
written by ali , July 18, 2015
written by ali , July 18, 2015
fadhiga ka kaca ee dalkii hooyo aaway......gumaysi ayuu galay
ninkii badda kenya siiyay ayaa villa somalia fadhiya.....sharmarke ok...maxaa ka sugasaaa
mogadiscio ma aan aan jooga hadda.....waan ilmeenayaa marka aan ex
waxaa maqlasaa ex curuuba .. ex skola industriale.....ex akadeemia milatare....ex kuleejo kacaanka...ex...ex....wax kasta waa ex....waa arin khatar
wadankeena maanta badbaadi ama noo dhamaatay somaliweyn...ok

Waqtigaa Iga Hiiliyey
written by Aweys Keynaan , August 31, 2015
written by Aweys Keynaan , August 31, 2015
Markaan Dugsiga Sare dhameenayey anigoo 17 sanno jir ah ayaa waxaa ii muuqday mustaqbal wanaagsan iyo isku filnaansha dhan walba ah.
Laakiin hal mar ayaa seedaha la i gooyey markii la jaray tiirarkii ee ku taagneyd Qaranimada dalkeyga hooyo - Soomaaliya(bilowga dagaalka sokeeye), halkaasna waxaan ku waayey qiimaha saxda ee lahaan laheyd jiritaanka noloshayda,
Hadda anigoo da'deydu tahay meel dhexaad ayaan waxaan mudddo dhowr iyo labaatan sanno ah qaxooti(shisheeye) miskiin ah ku ahay Qurbaha.....

written by haliama kalsan , September 25, 2015
written by haliama kalsan , September 25, 2015
Alaha ha u naxsriisto Abe siyaad waxaa ahay ilmihii ku korey xarunta dhalinta kacaanka walaashey MUNA waxay i soo xasuusiye hees aan aad ugu faraxey markaad qaadey fadlan ii soo sheeg cinwaankaaga
waxaan u soo taagnaa dumistii wadankeena
written by m.m.m , June 27, 2017
written by m.m.m , June 27, 2017
Maxamed siyaad bare ilaahay haw naxariisto isaga iyo wixii muslin aba intaa marka la soo dhaafo maxamed siyaad qolo
gaar ah madax weyne uma ahay ee soomaali ayuu madaxweyne u ahaa
runtii waxaan ahaa tawradu markay dhalatay ayaan schoolka
bilaabay . Runtii aad baa loo jeclaystay isbedelkaa dhacay
rajo ayaa soo if baxday mudo 8 sano ku siman aan dhaafsiisnayn
wixii intaa ka danbeeyey wadanku hoos ayuu u socdey wax ka dhaca mooyee waxba
uma kordhey .. in wax kordhaan oo carqaladaha laga gudbo
waxaa u xil saarnaa dawladii markaa jirtey . Runtiina
way ku guul daraysatay inay wadankii ay badbaadiso shaqada
loo igmaday taasay ahay .. xirib iyo xeel iyo xoog iyo xodxodasho
miday tahayba xil saaran bay ahayd in wadanka badbaadiso
talo xumo iyo xirib daro ayay wadankii ku dumisey dadkiina
fooda isu gelisey .. waxaynu dhaxalnay wixii ay ka tagtay
ee meel kale laynoogama iman ee hadalka runta ka sheega

salaan qaaliya
written by Husssein allasaw , December 15, 2017
written by Husssein allasaw , December 15, 2017
Waxaan halkan ka salamayaa dhamaan gabdhihii xarunta dhalinta kacaanka afgoye aniga xusuusta sanadki1985 in aan ku Maray shaqadda qaranka xuruntaa kuma baryayaa walaalo fara badan fadumo yabaraw saynab salaad Zaki imo salaad lujaano Simon nuuneey carabo zahro taako maama cartoon warsame casiisoELZO heel alaw cumar bodily cabdulle abroone( canbara suns) intaa j ka dib inta dhimatayna allaha u naxariisto inta noolnaayagana allaha u naxariisto mar walba ilaah nha noo naxariisto waa walking hussein allasaw by
< Prev | Next > |
---|
iyo noolba Dalki la oran jiray XABAAL-NOOLEEY AYAA KA SOO HARAY.
Aabe Siyad, Gadaashaa, waxba lama hanbeyn, beelo dhan ayaa loo bixiyey looma ooyan, Dadki Soomaaliyeed
meel wqalba oo caalamka ka mid ah 1o qof ayaad ku arkaysaa oo ku dulleysan.
Gadaashaav dalki iyo ciiddi aad xannanayn jirtay qasin qub sunta lagu aaso ayaa loo badalay, kuwi aad nooga digi
jirtay, sodoo kalena Abwaannada Suugaanta Soomaaliyeed ay ku sheegi jireen ayaa dabadhilif ka noqday oo Sun
Dalkeenni Hooyo ku aasay..
Aabe Siyaad gadaashaa QARANDUMISYADI aad noohga digi jirtay ee Makasta oyo maatada caleen been ah oo qabiil ah u lulay ayaa maanta Boqol Madaxweyne iyo Calan gaar ah meel ka lushay, dalkiina waey kala qaybqaybiyeen, Gumeysi ayeyna gacanta noo galiyen.
Aabe Siyaad, rajciyaddi aad nooga digi jirtay, dalki waa dulleeyeeen.
Aabe Siyaad UBAXII SOOMAALIYEED EE KACAANKA ee codkaas quruxda badal lahaa ee Waxbarashada, Caafimaadka hoyga lahaa waxay noqdeen Agoon, maato intoodi badnaydna guryiohi iyo ISKOOLLADI aad u
dhistay dad ayaa bililiqaystay, bal wax kale iswka daayoo fIRINTIJEERKI mEYDKA LAGU DHAQI JIRAYee
Cusbitaalki DIGFEER rag ku sheeg Morryaan ah ayaa bililiqaystay.
Aabe Siyaad, Gadaashadaa Hooyadi Soomaaliyeed sida hadeerba aan ka dhageysnay Khudbadahaadi Qaaliga ahaa, ee aad Boqollaalka Dhaqtar u samaysay adiga iyo Xukumaddadi Kacaanka ahey wax kale iska dhaafe UMUSHI XAtaa waa la KUFSDAY, Allow aga qabo.
Ugu danbaynti Aabe Siyaad gadaashaa Mid qudha oo Madaxweyne noqda waa la waayey.
Aabe-Siyaad , Gadaashaa, si fiican baan u caqliyeysanay wixi aad noo sheegi jirtay runtoodi aragnay,laakiin waxaa nagu dhacday Markaan XOOG HAYEYNA TALO MA HAYNIN,HAATAN OON TAL HAYANA XOOG MA HAYO.
Ugu danbaynti Aabe Siyaad , Qabrigab Allaha kuu nuuriyo, SOOMAALIYA QABRIGA UGA SOO DUCEE.