You are here: Home Maqal Heeso 26 June - 1 July - 21 October
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Somali President Jaalle Maxamed Siyaad Barre

26 June - 1 July - 21 October

E-mail

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Share selected track on FacebookShare selected track on TwitterShare selected track on Google Plus

Comments (22)add
xaalada lagu jiro & tii la soo maray
written by wadani , October 21, 2009
dambigii laga galay ayaa na heysto
allaha u naxariisto
written by mohamed , December 18, 2009
Halyey la waayey waaye Siyaad, dadkoo wada jaahil ah ayuu wax u sheegooda ku xabeebsaday, tolow cid talentkiisii leh ma nooshahay?
...
written by aweys , January 22, 2010
waa run halyeey wuu ahaa dadkuna xilligaas waddani bey aheeyen oo wixii loo wsheegana wey qaadanayeen haddase bahallo ayey noqdeen iska daa saiyaad barre ee toban siyaad barrena somaliya maanta waxba kaama qaban karto
Macallin
written by Dahir Ahmed , February 14, 2010
Nin ka wadanisan oo Soomali ah inuu jiro u maleyn taa waxaa cadeyn karo nin kasto oo xilligiisii joogay wuu garan karaa wax qabadkii Maxamed Siyaaad Allah unaxariistee.
mr
written by shaakir , February 26, 2010
waxan ku dhashay hospital uu dhisay jaale mohamed siyaas bare waxan ku koray xamar bila ama if iyo akhiro hadba siduu qof u yaqaan waxan waxa ku bartay school mohamud harbi kuligoodna waxa dhisay jale mohamed jiyaad barre alaha u naxriistee waxa uu i qabtay wixii madax wayne muwadin u qaban jitray maanta waxa jooga kuwa caruurta laay ama cuna ilaah ha u naxariisto aabe jale mohmed siyaad barre
allow kuu naxariiso
written by cabdulaahi , March 08, 2010
maxamad siyaad bare wuxuu ahaa geesi ay wayday umadaha africa iyo carabta oo dhan
Shirkii Baqdaad iyo Jaalle Siyaad, Allaha u naxariisto
written by Mr. Al-akh Cabaas , June 14, 2010
Waxaan aad u xasuusnahay oo dadki wafdigaas ka mid ahaana ay maanta qaar badan
ay joogaan oo ay noolyihiin, markii la galay Madashadi Shirweynihi Carbeed ee ay
isygu yimaadeen Madxweynayasshii iyo Boqorradi Wadamada Carbeed, Markii
la soo garay Kaalintii Madaxweynihi Soomaaliya AUN , Mudane Jaalle Siyaad
oo uu Khudbadi iyo Magroofanki l;agu soo dhaweeyey in dhammaan Boqorradi iyo
Madaxweynayaashii Ururka Jaamacadda Carabta ay dhammmaatoo wada
joogsadeen oo ay sacab ku waasheen, iyada oo markaas Mid ka mid ah Madxweynayaashi Carbeedna
uu yidhi sidaan; HADII DALAKA CARBEED AY LA MID AHAAN LAHAYEEN JAALLE SIYAAD OO KALE
CARABI CAALAMKA MEEL WANAAGSAN BAY KAGA OOLLI LAHAYD.
jaalle Siyaad Madxweyne Caalamka ka heybaysto oo burji leh ayuu ahaa.
Marki laga maseyray Soomaaliya iyo Madxdeedi waagaas ayaa sidi Ina Cabdulle Xasan iyo
Axmed Gureey la isugu tagay dibad iyo gudaba, loona adeegsaday Jabhadaha Maanta aan
aragnay ee dad iyo dalba liqay, balse xataa badihi cunaya, isticmmarna la heshiiyey.
Waxaan ku soo gaabsanayaa hadalki uu ku khudbeeyey bilo ka hor Wasiirka Arrimaha dibadaa
ee daklka Kenya isaga oo la hadlayey Xildhibaanno ku sheegyada haatan jira, markuu caayey
oo quursaday waa magaalada Nairobi, ayuu ku soo gabagabeeyey hadalkiisa, war meesha
ka kaca oo mar kale Afrika iyo Caalamka ha idin ka maseeyro, oo uu ula jeeday waagi
Kacaanka iyo habadii JAALA SIYAAD, Ugu danbaynti waxaan Ilaah uga baryahayaa danbi
dhaaf iyo naxariis.
ilaahay uga baryayaa Jannada ugu sareysa
written by soomaali xalaalah ina siyaad waa Aabahay , November 13, 2010
WArwaa dhamaadey Oohin ayaa noo taalla alaha unaxaRIISTO

heestaan aad ayaan u jeclahay
written by Maxamed , January 02, 2011
Warsame salaan sare walaalo. Ilaah kheyr ha ku siiyo waad xafiday heybadii taariikhdii soomaaliya.
somali
written by nimco , June 08, 2011
walahi somali weyn wan salamayaa ilaah ha u naxariiisto jalle siyar bare nin culus u aha lakin somali waxey dhahday ninki bodbodkisa bato madax marodi ow ku istagyaa marka hada nin so jog laga wayo so jifo a laga hela maxamed hadi la diid jiraay hadaa haalaga xabxabiyo mana ficno shalayda lakin maxamed mid ka ficaan mase maxamed cml eh ilaah ha no sahlo amiin somalida hada madax adeg ay kentaay marki hore wax wa maqleysay dhibka jiro lakin hada mid kasto anaa amir eh ow kudha wan d adshay cml walahi aniga siyadneh ma arkin markan caqli laha ayado lakaa gurayo le arkaay walahi hada lakin waxan jeclahay in malin un arkayo dowlad insha alaah ilaah naxaristisa malaga qusto
ms
written by iman omar , June 27, 2011
manshalh ala ya rahma ilaahayow janada ka waraabi oo qabriga wasac kaaga dhig waxaa la is dhihi karaa markaan aragno tan maanta taal waxa uu ahaa aabe siyaad wadani jecelaa in uu umadaan hore u sii mariyo lakiin sidaas bay noqotay waxa yimi umad aan qaranimo qiimaheeda aqooooooooooon alhayow wadankeena nabad noogu soo celi amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin ya rabi nagana qaad dhibka na haysta
allo wadanka noo hagaaji
written by daljecel wadani , June 27, 2011
i love this song wanaaax ahay nin wadni jecel dalkiisa iyo dadkisa allo inoo hagaaji wadanka

shacab
written by Abdullahi Adan , July 10, 2011
waa taariikh luntay qofkii damiirleh ayaa dareema Qarinimo iyo dowladi waxay tahay.
xusus
written by a/rizak , July 22, 2011
illaahay ha unaxariisto wuxuu galab saday ayaan ilaa hadda lagaran
Amaanka
written by Mahmoud Jama , July 24, 2011
Waxaan ammaan gaar ah iyo mahad celin usoo jeedinayaa dadka boggan sammeeyey sameeyey oo geliyey juhdi xoogleh. waxay inoo xafideen taariikh iyo suugaan lumi lahayd. kheyr alla ha idin siiyo.

waxanan ku boorinayaa inaysan u ogolaana warxumq yaasha faaladooda iyo haddalada cayda ah ee ay dad badan caadeysteen.

alif shukur.
xusuus
written by a/rizak , August 15, 2011
alla ha unaxariisto aabo siyaad wuxuu ahaa halyay aan sinaba laguhilmaamikarin kaliya xusuuso wuxuu sameeyay luuqadda aqadmaanta kuhadashid

mr
written by hassan , September 02, 2011
alaha u naxariisto madaxweeyne qaran oo waxoow ahaa naga hayey dugaag badan oo maanta gadashada wadanka iyo dalaalnimo u kala ordaya
abdirahim
written by maalin cadde , October 20, 2011
Allaha u naxariisto Madaxwayneheenii qaranka soomaaliyeed Maxamed siyaad barre runtii waxa uu ahaa wadani dalkkisa iyo dadkiisa aad u jecel ...lkn hada waxa soo baxay danestayaal badan oo wadaniyada waxba ka garaneeyn runtii...lkn waxaan lenahay anaga illaahow wadankeena noo nabadeey oo sidiisii hore ku soo celi rabiyoow adigaa awodo taase ....amiin allahayoow.............
Ibnuhajir
written by Saaacid haaji , July 14, 2012
Asc dhamaan walaalaha wxn leeyahay allahaa unaxariista aabahii hore ee soomaliya mxa yelay waa nin wadani ah oo jcl dalka iyo dadkisa. Hada wxa soobaxay dadcaloshooda u shaqeestayaal ah mrka walalayaal ilaahay aanbarino in dalkena nabad uu noogasoceliyo insha allah. Dadka wxdba maleesaa in ay karajadhigeen dalkooda
Dalkiisa u dhashaw ee bbe ha kuu naxariisto
written by Diihaal! , December 09, 2012
Soomaaliyay ma waanaan geesi waddani ah noo harin?
Soomaaliyay rag ma jiro ee dumarka dalada dalka ha loo dhiibo!
Maxay idinla tahay? Siyaad geesi kale kama dambeen hadduu jirana wali waa mid koraya.
ceelbuur
written by somali , March 01, 2013
duqaas waa dhintay allaha unaxariisto waxaw ahaay nin muslim ah amaantiisa iyo caaydiisana layskuma raacsana
ee hada maxaa nootalaa dadkii waxaey noqdeen bahalo dadka cuna isaa min waa dhamaaday qabiil qabiilka kale wax u ogol majiro waa yaab

mude
written by A/hi boos , May 02, 2013
Asw ilaahay ha unaxariisto intii dhimatay,umadda soomaaliyeedna wanaag uhorseeday.
taariikhdu waa dhacdooyin kala duwan oo la'isukeenay,intii markaa joogtana ay markh
aati kayihiin.soomaaliya oo magac iyo mug siyaasadeed kulahayd aduunka,maamulkasta
wixii uu qabtayna ay qoran yihiin,laga soo bilaabo 1960kii,soomaaliya cidi kuma soo duulin,
daadna kuma soo rogman,cadow kaxoog badana kuma soo duulin,dalkii soomaaliyeed ma
bur-burin waxaa bur-buray oo baaba'ay waa dadkii soomaaliyeed oo nimcadii ay haysteen
ilaahay oogu shukrin waayay.wixii maamulka ka khaldamana ubaahnaa in laga saxo,waxay
umadii soomaaliyeed dhaxalsiisay magacxumada maanta meelwalbo taal,waxaa ugu dambe
yay in beesha caalamku ay fariin udiraan raga soomaaliyeed war dad muslimiin ah ayaad she
ganayseen haweenkiina ha kufsanina,bahdil meeshii ugu dambeeysay,ilaahayoow sharaftii
iyo wanaagii wadaniyadii wadaagii umada ka dhexeeyay iyo inbadanoo maqan soo celi aamiin
hogaan umadaan horseed unoqdo ugu hqreyso,.
Write comment
smaller | bigger

busy
 

Custom Search

www.somalimind.com

Buug Cusub / New Book