waa buug taariiiqi ah
			<description>waa loo baahnaa buugaan , so loo ogaado runta , iyo dadka iska indho tiraaya xaqa , Pr, Siad BARRE ,, waxuu ahaa , madaxweyne ad adag oo goaan leh, caqlina leh , geesina ahaa, una gargaara dadka jilicsan , madaxana uga istaaga kibirlaha , waxuu ahaa nin jecel garta in la gooyo, ma jecleen qabyaalada , qofkii wax weeydiistana ma celin jirin qabiilkuu doono ha ahaado , dadkii uu u arko in aay ka horjeedaana madaxuu u laabi jirey si inta soo hartay u badbaadaan , mar la weeydiiyey , dowladnimo ? waxuu ku jawaabay ,,,, alaha u naxariistee,,,, Dowladnimo waa geed barwaaqo ah , oo ku baxa dhiiga dadka ,,, taasna waa run , waan ku raacsanahay , ,,,Kacaankuna waa tareen , marba meel ku reeba ninkii ka hara ee la socon waaya,,, alaha kuu naxariisto, waqtigiisii waxaa jirey , xero agoon , isbitaal lacag la,aan ah, waxbarasho lacag la,aan ah , qabiilkana wuu duugay intii tabartiisa ah , Siad barre ma aheyn qof ama shaqsi xun ee waa la xumeeyey , markii la weeydiiyey , inuu xukun jaceyl ugu dhegen yahay kursigana, ? waxuu ku jawaabay , Weli ma arko qof u bisal oo hogaamin kara umadaan wareersan , Hadalkaasna waan argnay oo waa la joogaa,,, . masoo koobi karo taariiqdiisii , Allaha u naxariisto , jnadii fardowsana alaha geeyo, qaldaadkii uu galayna ileyn waa baniaadame , allaha ka cafiyo ,, Aaamiin AAMIIN - osman mahamud mahamed lugayare,, ciiloow avisione</description>
			<description>Asc bacda salaam, akhiyaareey Buugaan ayaa rabi lahaa inaan gato. Waxaana jogaa Mareekan Marka waxaad igu caawisaan meesha laga helo - Abdikadir </description>
Shacab
			<description>waan soo dhawaynayaa sababtoo ah waa ninka kaliya ee wax ladaawankaro ama la aqrin karo umada ogatagay waana loobaahan yahay inbuugu qoero wanaagii waayeelkeena Alaha unaxariistee iyo wareerkii Duqa 2 dhinacba wax inuu kaqoro ayaan rajaynayaa ninka raga ahna wanaag iyo dhaliil waaleeyahay - ahmed dalhage</description>
ka ja waabida buuga aad qortay
			<description>ACWW.  walaalka buugaan qoray  ee da,da yar waan kuu hambalyeynayaa ee halkaa ka sii wad 
Hadaan u soo dago dulucda hadalkayga walaal buuga aad qortay wuxuu noqonayaa buug taariikheed
waana arin aad loogu farxo inaad noqotay qofkii ugu horeeyey ee qora taariikhdii halyeygii soomaaliyeed ee  mohamed sayaad bare oo ahaa madaxweyne caldaalad ahumadana u sinayd dalkiisa iyo dadkiisana jecel ahaana geesi aan libiqsan iskuna kalsoon kala saraytana aan ogalayn.
waxaa ka mid ahaa hadaladiisii hal qabsiga ahaa qofkasta oo wax qabta waxaa  sheegi. 
taariikhda iyo umada soomaaliyeed ee wax garadka ah cadaliyiinta ah ,maka  walaal buuga hala turjumo maxaa yeellay umada soomaali weeye , waxaa jira dad badan oo aan luuqada ingiriiska aqoon 
halka ka wad dadaalkaaga  - daacad</description>
Mahadnaq
			<description>Waxaan salaamayaa dhamaan ragii iku hawlay buugaan  qiimaha badan ,waxaan  hubaa  aniga oo, aan a
aqrisaan in uu lamid yahay buugaag tii laqoray halgamayaashii dalka lahaay,sida Axmed gureey ,Sayid maxamed cabdule hasan, SYL iyo kowo kale oo badan oo wadaniyiin ah. markaan u soo laabto maxamed siyaad bare allaha kawaraabiyo janadii fardoowso maxamed siyaad ma dhimanin waa nool yahay ee waxaa dhin tay nin kii aan taariiq dhaxal u ah dadka iyo dalka uga tagin kuwo badan yaa buugaag laga qoraa balse  dhadhan iyo qiimo malahan qoraal kooda. waxaana qiimo tiray  sideey u dhaqmayeen iyo waxeey adeeg sanayeenMaxamed Siyaad  wanaagiisa iyo waxa uu katagay waaxaan kufaano ilaa hada lagumasoo koobi karo  qar niyaal hada soo socda nin kuu ahaa iyo waxa ku dhex jiray gudihiisa marka waxaa loo baahan yahay wixii la soo shaqeeyay in ay boor ka iska jafaan meesha ka qaadaan soomaaliya ayaga oo taxadaraaya  caqli iyo cilmigii syaad bare idn baray ee nadiif ka ahaa ee wadaniga ahaa ee xaq dhoor ka ahaa ee dad jaceel ka ahaa ee  dar yeelka ahaa  maali walba waxaa  dhin ta nin kamid ah ragii lasoo shaqeeyay Maxamed siyaad bare ayagoo wax dhaxal ah reebin . waxaan leeyahay  raga aqoonta ciidamada leh iyo kuwa barafisoorada noqday in ay iskaa shadaan dalkana hasamatabixiyaan ayagoo is ticmaalaya wadadii Maxamed siyaad bare waa lahubaa in  uu dhumeen nin kii qaata wadadaas waana tan cad maanta  iftiinkeeda   waana idin saalamay dhamaan wadaniyiinta soo maali yeed  .
 - Nuuradiin maxamed  calsow (nur oday) 25-01-2012</description>
mahadsanid
			<description>salaama caleeykum umada soomaliyeed inta samaanta iyo wanaaga jecel kana fayoow cudurka weeyn ee qabyaalada ,bacdu sallaan waxaan rabaa in aan iraahdo qoraha iyo raga kale oo kala shaqeeyay inta promoted ka sameeysay aad baan idinkugu mahadnaqeeynaa shaqada wacan ee aad u qabateen shacabka soomaliyeed iyo anagoo awalba ka dharagsaneeyn  wadanimadii jaale siyaad iyo kacaankii uu hormuudka ka kahaa iftiinka aad noogu sii ifiseen taariiqda wacan ee uu nooga tagay allaha u naxariistee aabihii umada soomaliyee jaale MAXAMED SIYAAD BARRE.waxaa muqadas ah midnimda umada soomaliyeed meel walba oo ay joogaan , - maxamed yare</description>
mahadnaq
			<description>sxb      waxaa   lagu   farxikaraa  in   nin  yar    u    isku   xilqamay   qopritaanka   buuga    jaale   maxamed   siyad   bare     waa    arin  aad   ii   farxad   galisay    waxaanan    aad   u    jeclahay   in   aan    helo   o  aan    akhriyo     insha    allahu - Abdisalaam   dhagey   qodob  buraale</description>
			<description>Qoraha Buugan Waxaan leeyahay waad mahadsan tahay woyo maxamed siyad waxa uu galey waa wax aan qarsoomin iskuuladuu dhiseyna iyo heerka wax qabad ama wax barasho waa aan la ilaawi karin
anaa wax ku soo bartey kuna soo barbaarey malaha markaan maqlo magac somaaaliya waxaan is iraahdaa 
awey siyaad lakiin waa aduun allaha u naxariisto maxamed siyaad - Cabdulqaadir</description>
warixe
			<description>a-c dhamaan madaxda webka jaallesiyaad shaqaalaha waan wada salaamaxaa intaaaa kadib
runti siyaaad bare aniga ma aana arkin xukunkiisa ama wax qabadkiisa laakin waxa aan qirayaa
inuu ahaaa madaxweyne isaga oo kale ah aaan somaliya u dhalan doonin nasiib daro aniga 
waxa aan ka mid ahaaa caruurti ku goray muqdisho waxa aana in dhaha aan kala qaaday
ama aan wax gartay iyada oo cidkasto cidi eeydoonto iska dileeyso waxeey aragto
dhaceeyso dumarki aad doonto iska kuf saneyso hadana waxaas dhan oo dhacaayo danbi
kama aheen magaalada muqdisho wayoo majirin cid kugula xisaaab tameyso waxii aaad sameyso 
oo danbi ah waana taaas mida xalaal ka dhigtay in wax kasto eey iska caadi noqdaan
tankae aan qiraayo waxa eey tahay siyaad bare kadib waxaan arki jiray dad madaxweyne ah lkn waxa 
aaan is weydiin jiray madaxweyna yashaan iyaga lagama rabo miyaaa sida siyaad bare
in eey dadka wax u qabtaaan oo ey schoolada lacagta ah lacag la,aaan u badalaan
taaa aniga ayaaaba hadana iska qanciye oo waxa aan arkay indowladi dhanba eey ku shaqeyneyso
guryo ijaar ah iyada oo madax tooyadi qarankana eey muqdisho ku taal
waxa aan markasto aaan aaad uga xumadaa in qarnigii aan ku soo beganay uu ahaaa qarni aaad u mugdi ah sida dhanka amaanka wax barashada shaqada, waxii jiilki madaxweyne
siyaad bare ka dan beeye ku dhacay inta laguma soo goobi karo iyada oo waliba
dadki dowladaas maalinti eey ladagalamayeen eey la wanaag saneed laakn 
hada shalaay kajooga waxii eey filayeen waxaan aheen meesha uga soo baxay
waxa aan hadal keega aan ku soo afmerayaa allaaha u naxaristee xikmad hadal ah
 - abdi rashiid</description>
Hambalyo
			<description>Asc Waan salaamayaa Saaxiibka qoray buugga waana wax loo baahan yahay cid kasta oo wadanka wax u qabato in si soomaalinimo ah loo xuso. haddii aan dib idiin xusuusiyo waxaa ka mid ahaa hadaladii Madaxweynihii hore ee soomaaliya Allaha u naxariistee Jaalle Maxamed Siyaad Bare inuu yiri cidii wadankan waxa u qabatay waxaa xusi doono taariikhda waxaana wax ka qori doona soomaali xalaal ah oo ka run  sheegaya taariikhda saxda ah, waana hadal cajiiba sababtoo ah sadar muuqda su,aal ka dhan. - Abdirizak Ibrahim</description>
xildhibaan 
			<description>waa wax lagu farxo oo wanaagsan oo guulna u ah umada somaliyeed soo saraha buugani waa muwaadin istahilaa ixtaraam iyo qadarin mudan awaal tii u sareesa ee uu qaranka bixiyo madamaa uu isku taxalijiyay in uu ka soo saro buug  jaale maxamed siyaad bare alaha u naxariistee  xogahayahii guud ee xisbiga hantiwadaaga kacaanka somaliyeed dhamaan waxaan u rajeeyay umada qeer iyo wanaag by - xildhibaan osman bube yusuf roble</description>