Waa loo dhashaa wadani - Hobolada Waaberi
Somali love
			<description>Aniga waxan ahay wil anan arag dowladimada macankeda  wayo waxan kuso koray bur bur indha waxan si galaqaday ayaho xabado socdan balse hada inkasto anjoga wadankale balse hesa wadaniga markan dhageyso ad ayan udamqada aniga wan jeclahay nabada majecli colada iyo qabilka somali waxan aminsanahay inetahay mid bale illahey waxan katuga inu mabad nasiso walo dhasha mise waleska dhiga wadani wa sual balse  manta Somalia. Nabad aye unahantay anaga hadan dhalin yar nahay nabada macankeda ma anan so arag ilahow Somalia. Mid ka dhig  jaale siyad una xariso wayo aniga wil dhalinyar ayan ahay ana so arag noloshi macaned waxana ley dhaha qadar yuusuf Xaraf  joga Italia wana idinsalama inti Somalia wana idinjeclahay Somalia love hanolato Somalia  - Qadar</description>
JANADII FARDOWSA ALLAHA KU GEEYO SIYAD BARE "BEST PRESIDENT" ON THE WORLD ONCE
			<description>WAXA AHAY GABAR SOMALIYED WAXA MADAWEYNAHEYNA HORE UGU DUCEYNA WAXUU 
NAGARSIYAY HORMAR SHARAF LEH, YACNI HOYADEY AQOON BEY LAHEYD WALIGEYD LACAG 
KUMA AYSAN DHIIIBIN WAX WALIBA FREE BEY AHAYEN IYADA AYA MANTA HEERKA JOOGO ISOO 
GARSIIDEY IYADANA WAXA GARSIYAY SHARFANE SIYAD BARE HADUUSAN ASI EHEN ANI MANTA 
JAHIL BA AHAN LAHA ILAHEY KASAKOW ALXAMDULILAH SIYAD SO LABAN MEYSID QEYR QABE 
ALLAHA INO SO KEENO - SIHAM AHMED RORAYE</description>
in the soon future
			<description>horta EEBBE  uun baa og say ku dan bayn somalia in ay nabad noqoto ayaanse ilaahay kabaryayaa lkn hadan waxbarto in tii kartidaydaa waa kaqayb qaadan doona dibu dhiska somalia/wadankayga 1 aad insha allah. oo waxa koobaad aan jecelahay inan qabto uu yahay inan lasheqeeyo wasaarada gaashaan dhiga weliba ciidamada cirka waa hadii dibloo aas aaso ciidamadii iyadoo ay wax macquulatahay in somalia ay dib u hanato insha alaah  iyo weliba shirikadii (SNA) ee u adeegi jirtay shacabka somaliyeed. - A, dhuux</description>
			<description>ilaahey waxaan uga baryaa jaale siyaad inuu janada geeyo danbigiisana cafiyo
amiin amiin, sababto ah wuxuu ahaa ninka kaliya ee soomaaliyeed oo wadi ah. 
waxaana ilaahey kabaryayaa kuwa hada jira ee madaxda sheeganaayo 
inuu ilaahey kadhigo sidiisa oo kale, waxaana kaxumahay marwalbo inaan
waqtiguu jaale siyaad joogay inaan jiray 6sano, anan nasiib uhelin inaan wadan keyga
ku kifaaxo, ama anan macaankiisa arkin, waxaana umada  soomaaliyeed urajeynaa guul iyo barwaaqo! - mrs</description>
maasha Alaah ilaahow wadenkeena nabada noogusooceli adigaa noosoocelinkaree Amiin
			<description>Asalaamacaleykum dhaman walaalahey soomaliyeed. Marka hore waxaa mahad leh ilaaheena nagadhigey dad muslimiin ah hadana Soomali nagadhigey alxamdulilaah.
ilaah Soomalinimadeenii iyo walaalnimadii  iyo isjecelkii naga dhaxeysey  hanoo sooceliyo hadan nahay dad danbi kagaley dadkooda dalkooda iyo diintoodaba Amiin 
wadaninimo waxaa dareemi kara iyo qiimaha eeyleydahay dadka qurbaha kunool oo ubaahan in ay kulaabtan wadankooda hadana aan kulaaban karain cabsiderteed iyo in ladilo oo ay dilaan dad walalahood ah oo isku diin ah iskudhaqan ah isku af ah hadana isku wadan ah, marka walaalaheen oo wadankii laoran jirey waa Soomaaliya kunool ilaah haku bedbaadiyo hana kakorqaado dhibka kuwa isku sheegayana soomalinimo oona dilaya walaalahood ilaah hasoo hanuuniyo hana tuso qiimaha ay leedahay wadanimada walalnimada iyo diinteena aan kuwada dhalaney oona kusoo barbaarney oona runta ah in ay kudhaqman Amiin Amiin quluubtoodana ilaah hakatirtiro waxa xun ee kujira oo kudiraaya walaalahood iyo wadankooda, Amiin Amiin
Waxaa mahad leh ilaah waxaana umahad celinayaa qofka kadanbeeyey in uu isku soo arooriyo xasuustaan kusaabsan marxuumkii dhintey Maxamed Siyaad barre ilaah Ha unaxariisto Amiin janadii fardowsana ilaah hageeyo amiin. Ma umaleenayi in mid asaga lamid ah in aan heleno laakin waxan ilah kabar yaaya in uu inoogu badalo mid kasiifiican amiin cuqubadan iska galneyna ilaah hanaga cafiyo Amiin.
Qofka beniaadanka magarto qofka ufiican inta uunool yahay laakin wuxuu ogaada marka uu kadhinto, marka shaleygana mafiicana sida diinteena ay sheg tey ee ilaah hanoogubedelo mid kawnagsana Siyaad kolley helimeeno siyaad mardanbee. - wadaniyad</description>
			<description>wlhi taasaan been ahayn wadani waa loo dhashaa ee laiskama dhig dhigo  - max;ed DUCAYSANE</description>
yaa wadani maanta ????????????
			<description>waxaan weydiinayaa somalida meel kastooy joogto maanta
ma waxaa wadni maanta kii dawladii soomaliyeed bur buri yey?
ma waxaa wadni kan wadankiisii ka tagey ee wadan shisheeya jooga?
ma waxaa wadni kan wali wadankii sii burburinaya dagaalka la taagan?
ma waxaa wadani kan indha ka dhowranaya waxa dhacaya ee waxba taraynin?
ma waxaa wadani kan cadawgii soomaaliyeed lasaaxiibey ee walaal moodey?
ma waxaa  wadni kan dhulkii kala googoo yey  ee yiri anaga waxaa nahay wadan kale?
Haddii aadan intaa midna aheyn  maxaad dhowran ood dhursugi ma dhaqaaqdid oo wadankaadii 
soo dhicisid. - warsame</description>
somali
			<description>walaal maumaleeynayo halyaay lamida inuu inodhalanaayo - aayaha dalkayga</description>
MR
			<description>SCWW, runtii  waa lama ilaawaan  ilaahay ha  u naxariisto  Madaxwaynaha   danbigiisana ilaahay  ha  dhaafo, waxaan  filayaa  qof  kastoo  necbaa  in uu maanta  jacelyahay,  bani  adamku khalad waa sameyaa , laakiin kuwan  cadawga wata maanta  ee madaxda isku sheegaya  ayaa  ka danbi  badan.
Ilaahay somaalida  sharafteedi  ha  u soo caliyo  iyo  dhaqanka  shareecada - saahid</description>
WADANI  WAA JAALLE SIYAAD IYO SAYID MUHAMMED ABDULLE HASSAN IYO ANIGA
			<description>FADLAN KU DHIMO DIINTAADA IYO QARONIMADAADA EE HAKU DHIMAN QABIIL IYO QURUN. KU DAYO AABE SIYAAD WAAN TABNAY EE ILLAH JANADA HAKUGU XAFIDO. AAMIIN AAMIIN. - ABDIRAZAQ </description>
waa loo dhashaa wadanii 
			<description>saxiib waa loo dhashaa wadanii  - deeeeeq</description>