Golaha tawraddee sare - Xasan Aadan Samatar
Abwaan
			<description>Garashoow iisheeg,
WAXA GURIGA AAN WADA GALONOEEY,GAASKA UGU DAARNAY,
OO AAN GAWAAN MEEL CID LA AH,GOOX U YURUURUROEEE,
OO AAN GABOOD LI 'I U NAHAY GARASHOOY IISHEEG,
 - Muuse Xuseen Mataan</description>
			<description>as/clkm ah ah ilmo igama imaan mudo 20 yeer maanta ha hor ciil colool xumo waxaan soo xusuustay wax badan masoobi karo,
 - c/qadir carone</description>
			<description>Waxaan ku bilaabayaa marka hore, ilaahay ha u naxariisto Madaxweynihii ugu horeeyey oo dalkeena SOOMAALIYA u yeelay SUMCAD, SHARAF,HORUMAR,ISDHEXGAL,ISJECLAAN, IWM. Ilaahay ha naxariisto Jaalle MAHAMED SIYAAD BARRE. Walaahey, in aan dhaarto ma jecli, hase yeeshee 22 sano aan ku noolahay dalka dibadiisa iyo somaaliya waxaan aragney in aan Madaxweyne Somaaliya soo maridoon oo la mid noqonkara Mohamed Siyaad Barre in uusan jirin, jiri dooni ama Gabar somaaliyeed aysan Dhali doonin. Qadarta ilaahey kuma darin. Waxaan waxbarashada aan bilaabey waqtigii kacaanka, waxaana jamaacada somaaliya ka baxay waqtigii kacaanka. Waqtigii kacaanka wuxuu ahaa kii ay somaaliddu xasuusan doonto wanaagiisa iyo horumarkii xowliga lahaa. Haddii wixii somaalia dhacey aysan dhicin somaaliya waxay ka hormarilahay dhamaan dowladaha dariska ah. shidaal laga soo saaro baanu arki lahayn. Haddaba waxaan dhibtaas keenay waanu naqaan inteena goob joog ka ahayd dhibtii ka dhacdey. Heestaan markasta aan dhaqeysto aad baan u ooyaa, markaas baa caruurteydu tirahdaa aabbe maxaad u ooyasaa. Markaas baan ugu jawaabey wanaagii somaalya iyo hadda isda ay tahay. Xasan adan samatar, ilaahay ha ku cafiyo adiaga, codkaaga iyo murtidii heesta qiimaha badan ay leedahy. Walaalayaa xaabo ayeye noqdoon somaalidda maanta saldano ddonka ama madax noqoto, mid AMXAAR, KENYAANT IIYO JABUUTIYAAN DHULKA KEENEY. - Eng.Abdullahi Egal</description>
wadni
			<description>waw xasan adam samtar waxaa dhaho ma aqaano best citizen alow somalida saas cml ka dhig viva samatar - ccd</description>
Wixii kaa maqan baa la raadiyaa 
			<description>walaahi this hees touches deeply, waxayna ka hadlaysaa waxa tagay, waxa jooga iyo waxa soo socda laakiin waa hadii in wax la soxo diyaar looyahay xigmadii soomaaliyeedna waxay ku dhamaatay in qurbaha social laga qaato kuwa dalkii  joogana xal aan xabadka ahayn ma hayaan, very sory God bless us. - Gabadh soomaaliyeed </description>
ardey
			<description>asclkm jaaleyaal dhamaantiin gaar ahaan bahda webka waad mahadsantihiin  xusuustaan qiirada leh aad walaalaha somaliyeed usoo  xuleysaan inkastoo aan lasoo koobi kareyn , intaas kadib suaal walaalyalow maxaa heesahaan qiirada leh loogu soo bandhigi layahey tv yada idaacadaha webka soomaaliyeed couz dadka wadanimo yaa galeyso iyo qiiro iney dalkooda iyo dadkoodaba jeclaadaan sababtoo tahey somalideena wxaan luminey  wadayadi iyo inaad dalkaan iyo dawladaanba  adiga aad leedahey adigoo ah somali yeynaan fiirinin qofkaan reer hebelow buu yahey . marka qabyaaladu aduun iyo aaqiraba  waxba kuma galeneyso  walaahi danbi uun baa kaa soo gaari .jaaleyaal wadankeena ilaahey hana jecleysiiyo iyo dadkeenabo aaamiin aamiin. thx - yaaska </description>
written by farah  somali  , october  21 , 2012
			<description>ninkas dalka somali mar xukumijiray  runti waxalagu shegi kara  geesi, wadani dalkisa dhisay , cadowna kaladagalamay  mid gajo, mid aqondaro  , waxawna kudadalay  isukeenista iyo midnimada dalkisa ,lakin lagayaba dadbadani sikale  inay waxulamuqatay
 - waxaw aha nin lagaranahayo  waxaw rabo</description>
dooowlo
			<description>waqtigaan sidaan ahayn iyo maanta ilaahay waa awoodaa inuu sideenii nagu soo celiyo allow siyaad barre u danbi dhaaf una naxariiso janadiina ka waraabi asiga iyo intii muslinba ah - idiris</description>
			<description>waa hees qiiro leh aad iyo aad u weyn macnaheeda qof  fahmaana uu yar yahay siiba dhalinta maanta waxba kama fahmaan in fahantaana wey yar tahay sababtana waxaa dhihi karaa ma dhageystaan amaba ma xiiseeyaan hadii ay dhacdo in ay dhageystaana waxay u dhageystaan waa hees ee iska dhageyso laakiin waxaa dhihi karaa fikirkooda ayaa yar,
aniga dhankeeyga aad ayaan u jeclahay heestaan in kastoo aan ka tirsanahay dhalinta maanta hadana waan jeclahay waxaa u sabab ah ugu horeeyn waxay ka hadleysaa arimo ku saabsan waano & dhiiri gelin oo leysku dhiiri gelinayo wax wada qabsi. waxaa kaloo u sabab ah waxaan jeclaha heesaha uu ku luuqeeyo al - fanaan XASAN AADAN SAMATAR (BAASHI) wuxuuna ku jiraa booska koowaad (1aad) ee fanaaniinta aan taageero sidaas darteed ayaan u dhageystaa heestaas.
waxaan aad u jecelahay heesaha wadaniga ah dhamaantood waxaana rajeynayaa in dadkeyga & dalkeyga israaco sidii hore in kastoo aanan arkin ama aan la kulmin waqtigii macaanaa ee la soo maray hadana markaa maqlo dad ka sheekeynaya ama aan dhageysto heesaha wadaniga ah waan qiiroodaa maxaad u noolaan weyday waqtigaasna niyadeyda ayey soo gashaa. balse waxaan rajeynayaa hada sidaas & si kasii fiican inuu ILAAH nooga dhigo.
                             AAMIIN .........    AAMIIN.........   AAMIIN........ - Cali Maxamed Sh. Ibraahim</description>
dhallintii kacaanka
			<description> waxaan dugsiga dhexe iyo kan sare ugabaxay  dhallintii kacanka lafoole  heesta si gaar ah ayeey  iitaabaneysaa aniga maadaama  aan canshuurtii dalkeyga wax kusoo bartay hada qwaxaan kunoolahay qeadanka  Sweden.Haddii allah  iiqadaro  inaan dalkeyga  xil  kaqabto qwaa igaballan  inaan soomaali ukala eexan  insha  allaah
b - maxamuud</description>
AAWEY SOMALI
			<description>LAXANKA IYO CODKA XASAN KASOKOW WAXA I DAMQAY DULUCDA HEESTA. WAXAN KU DHASHAY KUNA NOOLAHAY HARGEISA. SOOMAALIDU WAY ISKU DHACDAY EE MAY KALA DHIMAN. WAXAN ILAAHAY KARAJAYNAYAA IN UMMADII SOMALIYEED MAR LABAAD LA ARKO IYAGA OO MIDDA OO SHARAF IYO CALANKEEDII KUWADA HOOS NOOL - Dualeh</description>
WAXAN DAREMEYA SID SOMALI AY MID U AHEED
			<description>IN KASTO AN SO GARIN LKN WAXA I MUUQATA IN HADI AAN SI WADI LAHEN DOWLADNIMADA MANTA MEEL FIICAN AAN JOOGI LAHEN O DHIBKAN IYO KALA DAADSANANTAN  IYO SHARAF DARADA AN KA BAD BAADI LAHEN ILAHAW WIXI SABAB U AHA ADA XISAABTODA IYO INTI LAGU LAYAY LA XISABTAMI KARO ANAGANA NAGA SAAR AAMIN 
 AFKAAGA CAANO LAGU QABEY XASANOW EEDIN - IBRAHIM</description>
			<description>Nice tune - Kacaanka we missed u aabayaaal .
 - Ubaxii kacaanka</description>
			<description>Anigo ah hoyo somaliye hada waxa aha dadki u abe siyad wax baray waxa dagna dagmada wabari waxa dhameyay schol sare e dugsigi raage ugas marka ka baxay dugsigi sare waxa bilaway jamacadi lafole ano sanad ki kowad marayo aya burburki dhcy waxa waxku bartay lacag la.an hada waxa ku suganahay muqdisho waxa tagay dalal badan wankuso nolan wayay waxa arki jirnay madax weyne marku safar ka yimada an wadoyinka kusugna si an ugu sacbina asne nasalama o gacanta no hatiyo noqosla mararka qar garigo inta noga so dago naqadi jiray xaqiqdi hadane marku imanay dhaman wala xera wadoyinka magalada walagu gumesan african ad af aqona kuhor tagan shaqa lagama lahan xayirada dadka saran wa nasib alow unaxarisa abahena - Sahra ali axmad</description>
waligay ima soo marin saanoo kale 
			<description>ilaahay nin  siyaad bare oo kale ilaahay soomaaliya ha u keeno waxii wanaag la soo marey waaba la soomareye  hadana waxii xumaan la samayn karo waa la sameeyay  aloow soomaali muwaadin maxamed siyaadoo kale ha siiyo si uu isugu keeno dadkaan bahaloobay 
 - xuseen cali waasuge</description>
maamulkii jaamacada umada ee soomaaliya
			<description>alaha u naxariistu sareeya gaas maxamed siyaad bare madxwaynii hore ee umada soomaaliya  sooalii alaha u gargaaro towfiiqdana alha  nagu hagaajijo waa guul dariyo ciil ku gubatay maradu ayuu abawaan xasan aadan samatar wa bilaho tofiiq   london uk - sheikh mohamud mohamed</description>
London
			<description>Waxaan tacsi u dirayaa qarankii soomaaliyeed uu burbur 1991, waxaan leehay kuwa hada wadankii jooga Ilhaayah ha garan siiyo qiimaha u wadanku leeyahay - J. Nur</description>
SARKAAL SARE OO SOMALI REER JABUUTI AH
			<description>EBBOW waqtigi ookale Somali u keen. Somalia di kacanka waxay reer jabuuti no ahayd wehel iyo gashan.
Maanta waxan geeska Africa ku nahay madi aan walaal lahayn. Walalahayagi somliyeed way washeen Illahow aqliga uso celi. - CADAAWE</description>
allow u naxariiso
			<description>ASCWW;
Aad iyo aad ayey u mahadsanyihiin walaalaha fikiray in ay webkaan sameeyaan muwaadiniinta Soomaaliyeedna ay xusiisiyaan Madaxweynihii dalka Max'ed Siyaad Barre allaha u naxariisto, mana filaayo Madaxweyne isagoo kale ah inuu dalka soo mari doono - Muwaadin xaq ah</description>
www.jaallesiyaad
			<description>mahad naq march/19/2012...................................................................................................................SOOMALIA ....................Waxay cadaynaysaa in ay dhalan yarta soomaliyed ay hada in dhiibeen si ay hadana nabad u helan laakiin waxan leeyahay aan nabada ka qeeb qaadano si aan ugu taanadno wad u jeedan fanan ka wadaniga ah dhiragalinayo dadka ku soodulay dalka somalia aan ku dayano ninkaa aana diiri galino ciidanka soomaliyeed  - maxamed yuusuf dacar </description>