Kaalintii Jaalle Siyaad Ka Qaatay Wadajirka Afrika
20012 
			<description>alaha unaxariisto danbigiisana alaha dhaafo Maxamed siyaad bare waa halyayki taarikhda 
ani ahaan ma arag soomalia oo nabad ah
lkn waan qiiroodaa markan maqlo kacaanki dawladi barakeysnayd iyo barwaaqadi soomalia tariq la aqriyana waxan ujacekey taariiqada jaale siyaad  - ayax </description>
Muwadinkii somalia
			<description>Allaha u naxariisto madaxweenihii somaliyaee aan nasiibka u yeelan in an dhasho waqtigiisi lkin nasiib xuma xuma  ma arag dowlad waxuu ahaay abe somaliyed gaarsiiyane sharaf hor mar lkin walagu casiye lkin inti wax garada kuma ilaawayaan ilaaj janadii firdoosa haka warabio - Xasan xaji</description>
			<description>runtii aabihii umada somaliyeed waa halyaay maghac sharafleh kuleh umada soomaaliyeed iyo africaba allaha kuu naxariisto runtii somalia wey kutebtay  soomaaliyeed tashada maanta maanta maanta maalin weyne maanta  - lafaha23@hotmail.com</description>
Dhagaqaal1@hotmail.com
			<description>Al'laha u na xaris te jalle maxamed siyad bare ma arag dowladow madaxda ka ahana ma arag la kin mar kan aqriya tariq disa il'lah wax la ma ahan inu ka o kale sidisa nin u fican in u na siyo al'low somali faraj qayir qabo u fur aaaaaammmmiiiin - Hersi honesti</description>
muwaadin soomalyeed oo dalkiisa iyo dakiisa jecel
			<description>allaha u naxariisto maxamed siyaad barre, ninkasta ha iska haddlo,taariikhda ayaa xusin - yaasiin aadan rooble</description>
Ilaahay janadii fardawsa ha ka waraabiyo
			<description>waxaan ilaahay uga baryayna inuu janadii fardawsa ka waraabiyo geesigii somaaliyeed madaxwaynihii dhabta ahaa ee jamhuuriyada dimoqradiga somalia
sharafta iyo sumcada somaaliyeed waxa run ah inuu kor u qaaday madaxwayne mu waadin ah oo ka danbeeyayna somaaliya ma uusoo  marin.
ilaahay waxaan ka rajaynaynaa inuu  mid la mida oo sharafta somaliyeed soo celiya noo keeno - Abdirahman Abdilahi (Abu_kaysar)</description>
ilaahey hakuu naxariisto madaxweyne
			<description>waxan ahay 25 jir aan waligiis somalia oo degan arag.  lkn waxaan aaminsanahay in ow ahaa  nin sharaf u yelay wadanka aan kudhashay ee somaliya ilaahey naxariis hasiiyo - bohar</description>
ilaah haku naxriisto siyaad bare
			<description>asc siyaad bare waxaa eheed madax weeynii somaliya ebid hormarka garsiyey ugu badnaay mana lagu ilabaayo janadi fardoowso ilaheey haka warabiyo...afrikeeey abaal maledihinsomaliya awaalke ni gashay maanta inaa iska indho xirtaan sooomadan garina lakina micna malahan...somalideeyna anaga isku filan...malinteey noqoto waaa istaagi dona  - Abdirisaq</description>
SECTION MANAGER
			<description>ALLAH HA U NAXARIISTEE JAALE SIYAAD WAA NAGA DHINTAY TAARIIKHNA SOMAALIYA WAA U REEBAY LAKIN TAARIIKHDII IYO SHARAFTII KUWO AAN DAMIR WADANI-NIMO KU JIRIN AYAA KU TUNTAY MAR EY AHAATABA JAALE SIYAAD SI SHARAF LEH UMADDA SOOMAALIYEED WAA UWADA XUSI DOONTAA ANAGOO MIDEYSAN KUNA FAANEYNA SHARAFTA IYO HORUMARKA AAN GAARNEY EE AH IN AAN SUMCADII AAN ADDUNKA KU LAHEYN EE AABE SIYAAD NOO BILAABAY SOO CESHANAY INSHA ALLAH  - MAXAMED CADE</description>
Allaha unaxariisto
			<description>Allaha unaxariistee waxa uu ahaa aabihii umada soomaaliyeed iyo qaarad weynta africa.  Ladagaalankii kacaanka umad weynta africa waxa aay halkaa ku waayeen dal iyo aabihii maamuli jiray. Illaah waxa aan kabaryayaa in uu umada soomaaliyeed dhibka kaqaado in sha allaahu.    - Cxa</description>