Khudbaddii Jaalle Siyaad - 1969
IT
			<description>Runtii siyaad wuxuu ahaa geesiigii afrika taas waa mid aan la xaqiri karin  - Xuseen</description>
geesi soomaaliyeed
			<description>ilaahay hakuu naxariisto madaxweyne ka fiican aniga noloshayda maana arag laakiin wuxuu ka dhashey dad xasad ah oo nolosha isku quurun ileen soomaali buu ka dhashee waxay aheed bartuu mariyay inaan ka sii wadno asagana kursi dahab ah ku fariisino mar kuu dhintana si wacan u duugno ileen geerida kama celin karnee soomaaliyoo dhan gacmahana isqabsano waligeen - abdi guuleed</description>
rugcadaa waynaa oo somaalinimo jecel
			<description>ilaahay haunaxaristo,aniga umamalaynayo  nin lamid ah in uu soo maridoono qaaradan kunoolnahay,waxaan jeclaan lahaa in ay madaxda soomaaliyeed kudayato
 - yahya shabash</description>
MMI
			<description>WAXAN AMINSANAHAY RUN AHANTI WAAN ARAGNAY DOWLAD LA AAN DHIBKA EY LEEDAHAY IYO IN QURBO LAGU NOLAAADO DHIGA EY LEEDAHAY MARKA SO MAFICNO IN AAN KA WANTOONO OO AAN ISKU TANA SUULNO SI MARLAWAAD AAN QARAN NIMADEENI IYO WADANKEEN BURBURAY AAN DIB U DHISANO WAX EY ILATAHAY WAXI HADA KA DAMBEYO IN ANAN SI SOCONDONIN WAXI HOREY U SO DHACAY WAAYO WAAN ARAGNAY IN UU XUNYAHAY MARKA HADA WAXN LEYAAY SOMALIYEEY ANIGA RER HEBAL AH IYO ANIGAA REER HEBAL AH QARAN MA DISDEE AAN HAL MEEL XUMANTA IYO QABILKA AAN KA ISTAAGNO GACMO WADA JIR AYEY WAX KU QABSADAAAN  - ABWAAN SOMALIYEED </description>
University Student
			<description>Waxan nahay umada wanaaga neceb oo xumaanta jecel, waxa u ka sheekaynayay madaxweynihii umada somaliyed 1969, hada ayay inahaysataa, wadan keeni sharafta lahaana waan iska burburinay, 50 sanadood ka hor ayaan hogaaminaynay Africa hadana iyaga ayaa ina gumaysta, inaga ayaa gacmaheena ku keensanay oo is baabinay, Allah ha u naxariisto Maxamed Siyaads Barre, waxa u ahaa geesi mar somali ka dhashay oo aan dibna uga dhalanayn. - maxamed</description>
SHALAY WAA LA DHALLIILAYAY MAANTASE WAA LOO AAYAY
			<description>       Waxaa layaab ah, aadanaha iyo dhaciifnimadiis uu saacad walibaa ka maldahanyahay. Hadaynu ibnu aadan nahay waxaynu nahay dad fuqara ah kaliita dhinac waliba haday tahay maskax, aqoon ama aragti fog, oo lakaashan karayo. waxa maanta nahaysta dulinimada, magac-xumada, indha malaahawgan ba'an iyo in lahal mashaba, waxaan filayaa in ay noo horseeden, dad waxa magarata ah damiirka iyo caqliga saalim ka ahna mugdi ka galay. Waxaase nagaaray, umada in teeda kalena saameeyay, kuwaasi dabki ay huriyeen. waa hadal hore yiri: DABKUU MUNAAFIQ SHIDAA MU'MIN BAA KU GUBTA. Ilaahayna subxaanuhu wa tacala, waa kan inagu yiri sida tan : WAR KA BAQA FITNO, AANAN UN KALIYA KU EKAAN DOONIN INTII GARDARSATAY AMA GALABSATAY
           Jaale siyaad waxuu taray, am qabtayna ma ahan kuwo daah saaran ama cidi dabooli kartaa. balseinagaa ku gafnay walibo tahay marqaati madoonto. "WAR DUQI DOONA DUCANA UGU DARA" ayaa ahayd oraah uu ku nuux nuuxsaday, waa yeel caqli usaaxiib ah, ladhihi karana inay ka turjumaysay, afkaar badan oo ay in badani qabto. kadib markay soo if baxday wixi lagu jiroo dhan ba in ay ahaayeen borwaaqo iyo rayn rayn. marka loo eego gulufka colaadeed ee harqiyay, gayigii soomalaaliyeed ee waayo lo riyaaqay dibad iyo gudaba. Waxaanse oranayaa, danuub yari malihi waxaan gaysanayna, waxa lakoobi karaa ma ahan ay nu ale u cararno isuna dhiibno asagaa awoodiisu badan thay kana towbad keeno gafkaan galnay. Marxukaasna ilahay naxariistiisa haka waraabiyo . - Max'med sh daahir (kabayare)</description>
			<description>Marka hore waxan ale uga baryayaa in naxaristi jano ka warabiy jaale maxamed siyad umada somaliyed waxan oran laha inta wax garanaysa ha ku daydan marxunkas si loo hello umad fiyow  - Mahad abdi hassan</description>
Jaalle    SIYAAD     Ma dhiman ee waa Dhuuntey
			<description>Umadaad daryeeshaa dibada iyo gudhaba duco kuugu deeqdee allaha jasadeeda kaa siiyo.......
Afkeenii markii aad qortee awal la liidayay , dadkeenii idlaan lahaa sidaad ugu adeegaysey ......
iska dhaaf ee waxaa la hilmaami karin  ABAARTII DABA DHEER oo dad iyo duunyada dhulka dhigtey... waad ogaydeen ama maqasheen sidii uu ugu gurmadey iyadoo aan kaalmi shisheeye wax lagu gaarsiinayn oo ciidamadii qalabka sida iyo dadweynahaba ay ka qayb qaadanayeen. - Mohamed</description>
Ilaah ayaa ka abaal marin doona wixii uu soomaali u qabtay
			<description>Bal ilaah ayaan idinku dhaarshaye sow ciil u dhiman meyno wanaaggii uu ummadda u qabtay aabahii Soomaaliya oo aanu iska qubnay, ogaawoo isagu uu nooga digay. Af Qalaad aqoontu maahee waa qof walba inta eebe gashaa. Durduradii Fardwsa Allaha kaa waraabsho aabe siyaadow. - Maxamed</description>
Anqow isku dhufte asagaa u dhutiya ama Haddii oday taladiisa la qaadan lahaa dawaco ari ma cunteen.
			<description>Walaalayaal bal aan dhuuxno hadalkii ama khudbadii u horeysay ee uu akhriyey Madaxweynihii ummadda soomaaliyeed jaalle MARXUUN MOXAMED SIYAD BARE, Allaha u naxariistee,walaalayaal waxii uu ka hadlay  noogana digay ma nahaysataa dhammaanteen, qof jecel iyo qof neceba,soomaalidu waxay ku maahmaahdaa:qof kuu digay kuma dilin. - Xabaalsuge</description>
Duco
			<description>Alaha unaxariisto aabihii umada,amanduulihii umadaa.
Ilaahow unaxariiso boqorkii hore - Dr:Rashid Shiikh Maxmed (Danjire)</description>