Jaalle Siyaad Gumeysiga - 1970
Ma maantuu ogaa waxa dhacaya oo loo sii sheegay?
			<description>Ilaahow dambigaaga iyo kii waalidkaa 100 fac cafi. Ehlu kheyr insha allaah, waxaan markhaati ka ahay inuu muwaadin dhab ah ahaa oo xalaal ah. Ilaahow Jaalle  M S Barre u naxariiso, Soomaalina dantooda garawsii. - Mohamed Abdi</description>
aduuno
			<description>Ilin aya iga imado marka an maqlo hadalada naxariistii jana allaha ka warabiyo 
 waxa uu ahaa geesi wadani ah somaliyana waxa manta haysta wa cuqubadii ay 
   ka galeen ilahay ha ina siyo dowlad cadalad ah amiiiiiiiiiiiiiiiiiiin amiiiiiiiiiiiiin  - ahmed</description>
			<description>ala yaa somali hayn doona ileen ninkii geesiga oo hay waa ka geeriyoday maxamed siyaad alaayarama wuxuu ahaa wadani geesi ah oo dalka horumar gaarsiyay waligeen nasoo marimayo madaxweyne kan oo kala alaha unaxriisto aabosiyaad ,
 - mahad</description>
CIILBADANAA
			<description>ILAAOW UNA XARIISO ALLA XILIGAN HADII UUNOOLAN LAHAA MAXAA HORMAR GAARI LAHAYN ILAAHOW UNA XARIISO - SAKARIYE</description>
			<description>GUMEYSI WUU JOOGAA LACAGTIISII FARAHA BADNEYDNA WUU HAYSTAA    KUWO INTAA YAR  
  EEGAYANA WAY JIRAAN. CAJIIB   ALLA SIDUU U ASIIBAY  WAXA MEESHA YAALA  - soomaali</description>
good speech
			<description>what a powerful speech. - maxed</description>
Qudbad qiimo badan
			<description>Waxaan filayaa qof kasta oo soomaali ah in hadii uu og yahay waxa soo socday uu qaadan lahaa qudbadaan aan ku tilmaami karo mid aan dib danbe inoo soo marayn.   Waxaa yaab leh sida uu u tilmaamay waxa maanta taagan oo ah in hubka la isugu kaaya dhiibay nalana kala gadayo Ethiopia oo ah cadowga ugu wayn ee soomaaliya leedahay qof kasta oo soomali ahna uusan kugu diiday hadii aad ka wada hadashaan in maanta aan gacanta ugu jirno oo wixii ay rabto ay ka samaysatay wadankeena uuna melez ka yiri baarlamaanka ethiopia soomaaliya anigaa madaxwayne, ra'iisul wasaare iyo afhayeen baarlamaan ka ah dad soomaali ahna aya leeyihiin anigaa saan ah anigaa hebel ka fiican ama qabiil hebel ka fiican. Ugu danbayntii ninkii nin ka fiicanow waa lagu arki doonaa ee allow yaa ku dhaha yaysan kugu dhicin (anaa didiyoo dalkii ka eryee xaggee soomaali u doonaa)
 - D M hashi</description>