Ababkii Jaalle Maxamed Siyaad Barre iyo Kacaankii Oktoobar
Naxariistii ilaah ha geeyo abahii ummada
			<description>Waxaa calaamad u ahayd in uu xaqa  qeexo, in uu ka hadlo danyarta soomaaliyeed, in uu ku faano soomaalinimo, in uu ku xaragoodo hida iyo dhaqanka soomaaliyeed, in dhiiri galiyo kana mid dhigo gabdhaha soomaaliyeed sida rag oo kale, in uu xurmeeyo bartana odoyaasha dhaqanka soomaaliyeed, in uu xusuusto ragii iyo dumerkii u soo halgamay dalkeena isaga oo u eegin qabiil, in uu sineeysiiyo kuwa laga tiri badan yahay iyo kuwa tirada badan, in uu ku jeclaysiiyi\o ciideena iyo calankeena, in uu yeelin awaamiirta gumeysiga.
Waxaa uu ahaa hibo ilaahay usoo diray umada soomaaliyeed waxaa uu nageeyay cirka waase lagaranweynay Aabe Siyaad. TIME WILL TELL ONE OF THE GREATEST LEADER WE EVER HAD. MAY ALLAH BLESS AABO SIYAAD. WE MISSED HIM SO MUCH BUT WE WILL NOT FORGET YOU WHAT YOU HAVE DONE FOR US. THANK YOU - Salmaan cismaan</description>
Naayaa
			<description>Alaha u naxariisto maxamad siyaad barre waxaa uu ahaa nin aadya aad ugu hanweeyn sidi eey soomaliya ugaari laheey dunida meesha ugu weyn lakin meeysan u suurta gelin oo waxaa dhax da kaga soo dhacay wax ma garato  kuna dheeshay dadninadi iyo dalnimadiba ilaaheeyse waa noo dhali karyaa asigoo kale koleey soomaleyeey ale  kabarya  inaad heshaan sidii soo kale waad mahadsantihiin aruuri yaasha qoraalkaan maxamad siyaaad barane ilaaheey haka waraabiyo naxariistiiisa aaamiiiin aaaamiiiin aaaaamiiiin      - Taajiroow114@hotmail.com</description>
Somaliya wali waxaa ku nool dad m siyad oo kale ah iyo waliba qaar ka wanaagsan
			<description>Ma'ansha Allaah 
Allaah u naxariisto mohamed siyaad waxa uu ahaa halyey somaliyeed 
laakin waxaa muhiim ah in aan hadii aan aregnay taariiikhdiisa ku fakarno saan sidaa oo kale iyo si ka wanaagsanba dalkayaga ugu soo celin laheyn xornimadiisi iyo horimarkiisi - Caseyr ibnu cabdillaahi bin mohamed</description>
Nabadoon
			<description>siyaad bare wuxuu ahaa halyeey somaliyeed waxaan ku xusuustaa wax baxashadiisii bilaashka ahayd ilaahow godkaaga qabooji - Mohamed m Dheere</description>
wadani assala ayuu ahaa
			<description>allaha u naxariisto aabihii dalkuu ahaa somaliana taariikhda ay aduunyada kuleedahay ama lasheego waa 21kii uu wadanka xukumayay wixii ka horeeyayna waxba lama ahayn hadda waaba duni gadoontay ilaah ayaan ka baryeynaa sidaan beri ahaan jirnay - amina</description>
N/A
			<description>Naxariisti jano alaha siiye , ma ka dhalani kara Somali  shaqsi la mid aha ama u dhow, dad iyo dal iyo dowladba gadashis lama arag lama maqal, u duceeya oo ka duceesta duriyadiisi, dalkan isga taga duulkalan u doonenaye.
   - Barni</description>
Cabdinuur jaceylow
			<description>Allaah illahow u naxariso jaalle m/ siiyaad barre horumarka am hada ku taganahay waa kii un noogatagay - Caaqil nuur</description>
Muxiyadiin@hotmail.com
			<description>Allaha unaxariisto walahay waxan ku so barbaray hesti ahayd(gulwadaw siyad abihi garashada gayigayagaw) - Bookh</description>
riyaadh
			<description>SIYAAD BARRE ANIGU WAAN QAABILEY WAXAAN KU Q2AABILEY JAAMACADII UMMADAA SOMAALIYEED  OO SHAQAALE KA AHAA,INKASTOO AANAN ISKU QABIIL AHAYN,MARKA RUNTA LA SHEEGO WAX BADAN AYUU WADANKA U QABTAY  - markaawi</description>
			<description>waad  ku mahaadsan tahay walaal taariikhda aad ka hadashey waa wax jiro oon weli goob joog ka ahaa anigu waxan ku dhashey gobolka jubdda hoose kismaayo degmadiisu jamaame gobolkeyga keliya wuxuu ka qabtey kacaanka ilaah baa og ana waan ogahay .koow warshida sokorta mareereey .warshida caaga iyo kartoonka inkaas
.wirshida hilibka .warshida bariiska.soomaali faruut.iyo kuwa badan aan la soo koobikaran. ee max,ed siyaad barre alah u naxriisto jano alah geliyo mana u maleynaayo in ay soomaali heleeyso mid sidiisu camal. ee soomaali waa la iibsadey wax bilaa damiir baa somaliya gacantu u gashey laakin ilaah baa u maqan somali inshaa alaah aloow sideynii hore naagu soo celi umadeydu hadey dembi galeen ee cafi adaa qofuurul raxiim ah yaa alaah.aamiin. aamiin. qorey axmed saalax ,xaaji dheere. jamaame. - axmed salaax xaaji dheere jamaame.</description>
hogaami'yihii soomaaliyeed
			<description>Allaha u naxaruusto max'med siyaad barre  waxa uu Ahaa nin aan mar'na la ilaawi karin somalia na uu san soo mari doonin waayo kuwa hada jooga xayawaan wax ma'dhaamaan waa dad u'jeeda doolar kaliya ay'san ka fikirin umada soomaaliyeed iyo aayahooda!! Max'med siyaad barre alaha janadii firdow'so allaha ka'waraabiyo aamiin..... Somalia somali baa leh!  Somalia iyo mustaq'balka waa isumid!!   - c.qaadir calaamo</description>
			<description>ASC Walaalayaal. Ogaada Aabe Siyaad, Halyeeygii Umadda Soomaaliyeed aan horay u soo marin gadaalna aan wali laga heyn. Fadlan u duceeya wuu muteystaye. Intuu noolaa waxaa la yiri NOOLOOW MA DAALE hadda wuu dhintaye A.U.N u aqri Khulhuwallaha oo Allaah u bari please - Aadanow Cabdulle</description>
Nolosha sidedaba waa dareen ma umaleynayi nin ka fikrad fican iyo nin ka caqli badan ma. ...
			<description>Asc dhaman allaha maskaxdada kukordhiyo walal wadna kumahadsantahay inkasto nosogudbisay tariiqdii halgankii jalle maxamed siyad barre allaha unaxaristo waa abahen lawad oo naga tagay salan ayan usaray abaha somali katagay ilahey ha unaxaristo - Hassan ooley</description>
Mr
			<description>waxaan aad ugu faraxsanahay mar haddii maanta la xusay geesigii umadda soomaaliyeed u kacay 1969 si umadda xaqooda ugu soo celiyo ma ihi qof qabiil waxaan ahay wadani soomaaliyeed jecelna wanaagga umadiisa allaha u naxariisto madaxweynaheenii hore maxamed siyaad barre wuxuu ahaa geesi u kacay umadda soomaaliyeed una iftiiminayey dadkiisa horomar iyo barwaaqada iyo kheyraadka wadankiisa kana saaraayey jahliga una ifinayey cilmiyada kala duwan ee aduunka lagu barto.taasina wuxuu ku gaaraay kartidiisa iyo dhalinyaradii yaryaa ee golahii sare ee kacaanka oo iyaguna lagabtaagnaa hiiliyo hooba,waxaasa ka dambeeyey rag iyagu dhulkooda ku iibsanayo jagooyin iyo lacago yar ragii hore waakaa guushaas horumarka leh u keenay umadda soomaaliyeed iyagoo ka dhiidhiyey labadii dawladood ee musuqmaasuqa ku dhisaa iyo qabiilka,waxaan xusid mudaan dumarka soomaaliyeed kuwii hore iyo kuwa maantaba oo markasta u taaganbadbaadaa dadkooda iyo dhulkooda naftoodana u huraya waxaan idin leeyahay ragma jiro allaha idin badbaadiyo ee maanta badbaadiya dadkiina dalkiina allaha idnla garab galo Amiiiiiiiiiiiiiiiiiin
by Samoow khaldaan
 - Abdisamad Abdulahi khaldaan</description>
Rag iskuma jiree nin raguu ahaa 100%
			<description>Runtii waxaa xaqiiqo ah in maxamed siyaad uu ahaa nin karmeed dhabtii waxaa cadayn u ah taas in umadii uu hogaanka u hayay la isku keeni la yahay mida kale ee ka sii wayni waa dalalka dariska ah oo isku xaari jiray markuu s.g m.s.bare uu hadlo maantana maxaynu aragnaa haaaah haaah ...,.. Waxay ka dhigantahay lugtaneey nin waliba mar ku arag  - C/naasir jaamac jowhar </description>
Alaha unaxaristo marxuun maxamad siyaad bare
			<description>Aad iyo aad ayaad ugu mahadsantahay quralkan oo nasoo xasuusiyay aabaha soomaliye mada kale alaha geeyo janadi fardowso wa geesigii soomaaliyee ? Aamiin sida ogtihin ma uusan dagalamin marku aragyay jaahilada dalka inee qasaan rawaan qafna ma uusan ka dilin wuna ku mahadsanyahay hadane saad ogtihin jaahil nimadi ceediid heysay aya heeso somalidu badna ee intaan wax ogen alaha ha hanuniyo  allane hana siyo madaxweynihi hore cml - Hassan ahmed</description>
Masha,allah
			<description>walaal aad iyo aad ayan ugu mahad san tahay taariikhda aad sida saxda ah aad uqortay allah ha,kaaga abal mariyo. :NOTE[danka xumanta kuhaya m s barre waxan dhihi laha danbi ayad kaqadaysan ee iska dhafa.m s bare waa nin ibnu aadam ah inbnu aadamka neh qalad wuu gala marka inta aad xuman kashegi lahayd oo danbi kaa soogaari laha waxa kaaga roon adigo uduceya]  - A.maajid C.C.Q</description>
MANTAY WAA AUG,2011 WAXAGAN JOOGNA
			<description>WAXAN LEYAHAY JANADII FARDOWSA ALAHA HA KAA WARABIYO MAHAMED SIYAAD BARE AABE ILAHAY HA KUU NAXARIISTO BAAN LEEYAHAY WAXANA LEEYAHAY HA IS CAFISO SOMALI WAXANA AAN QABSANO MARKA WAXA NOO QABSOOMAYAAN WAAA MARKA QOFKII ILAA WALIGI DALKAAN U SOO DAGALAMAYAY OO CAALAMKA BARAY AANU KA DLBANO CAFISA OO AAN UDUCAYNO WAAD MAHADSAN TIHIN, NIN KII QORALKAAN SOO GALIYAYNA SIGAAR AH BNA UGU MAHADCELINAYAA 
 - AHMED CALI WARSAME CILMI</description>
exaskari
			<description>waan idin salaamayaa,wan idiin mahadinayaa,aniga iyo intii askari ahayd ayaa qiimaha waddanka,quruxdiisa iyo kacaanka barakaysan naqaan,sidaa daraadeed tashada soomaali oosoomali dhab ah oo sax ah sidii dhallinyaradii syl ay u tashatay noqda maantaad ka cilmi badan tihiin,fidno iyo beenta boggaga lagu soo qorayana joojiya,nin walba waxa uu qorayo,iyo waxa afkiisa ka soo baxayo ha laga fiirsadomarkaasba nabad la heli karaakacaanku wuxuu qabtay ninna ma inkiri karo,wuxuu galay iyo wuxuu guday, soomaali waa ogtahay ,waayo taarikhdu isma qariso.waadd mahadssantihiin - bulxanfiqi</description>
allaha unaxariisto geesigii halyaaygii somaliyeed sareeyo guuto maxamed siyaad barre
			<description>inkastoo aanan soo gaarin maalmihii iftiinka badnaa ee oo somaliya xukumayay allaha unaxariistee jaale maxamed siyaad bare hadana markaan aqriyay tariikhdiisa waxaan la ooyaaa xasuus waxaana  dareemaaa in aan  weynay geesi somaliyeey waxaan ilaah ka baryayaa in oo noo keeno kid lamid ah maxamed siyaad bare - ahmed omar osman </description>